Waa sax arintaa madaxwaynuhu ku soo celiyey sidii ay labadaa wasaaradood ahayeen wasaarada Dib u dajinta waa muhiim wanna MRRR sax weeyi so Celina wasaradasi good talabaad wasaarada wasarada diyaaradaha iyo nadaarada waa muhiim in la soo celiyo waligeedba waxay ahayeen wasaarado markaa waa sax so celintaasi
Waxadhacay caawa ooy bishu tahay 15 12 2024 iwasaaradii kaluumaysiga qayb kamida laka xidhay oo ladoonayo in dad laga iibiyo ee haga gaadho illaa baritoole waana war xaqaaqa

MRRR minstery and minstery of Aviation is back mansha allaah well done mr president
Waa sax arintaa madaxwaynuhu ku soo celiyey sidii ay labadaa wasaaradood ahayeen wasaarada Dib u dajinta waa muhiim wanna MRRR sax weeyi so Celina wasaradasi good talabaad wasaarada wasarada diyaaradaha iyo nadaarada waa muhiim in la soo celiyo waligeedba waxay ahayeen wasaarado markaa waa sax so celintaasi
Waxadhacay caawa ooy bishu tahay 15 12 2024 iwasaaradii kaluumaysiga qayb kamida laka xidhay oo ladoonayo in dad laga iibiyo ee haga gaadho illaa baritoole waana war xaqaaqa
Waa dawlad wada huruda kana muxuu ahaa hurda?. Afhayeen qof dhiiran baa laga dhigi jirey.
😂😂😂😂😂hodhodho
Yaaa ware muuse usheq muuse sabaya
Wasarada gudaha dasturka ayay ku taala wuuna jabiyay
Somaliland Waxa Dastuuri ah Waa Wasaaradda CADDAALADDA oo Kaliya imikaba Barta Shicib iyo Dawladba, Waxa Kale oo Dhanmi Dastuurka Kuma Qorna Waa la Wada Bedeli Karaa Waa la isku Dari Karaa Waa La kala Qaybin Karaa Markaa horta Dastuurka soo Barta Madaxweynahan Cusubina Dusha ayuu ka Wada Xiftisan yahay Dastuurka iyo Xeerarka oo Shan iyo Toban Sanno ayuu ku soo Shaqaynayay
yaab maxu aha calanka buluga ah ee ag yaala msdax wsyne ciro
Neefow waa calankii belayska
Waar edebtina xune soo barta sida eax loo caarido af dheer ba meel walba la taagantine
Xisbi mucaarid ihi ma jiro dalka oo mdxwnaha u tilmaama inuu xeerkii dalka ku tuntay. Xisbiga KAAH wuxuuba wasiiro ku leeyahay xukuumadda oo maaha mucaarid. Kulmiyana wuu bakhtiyey! Inta Kaahin guddoomiye ka yahay Kulmiye, wuxuu kulmiye ahaanayaa Mayd ku jira tallaagad