JAMAC YARE HEESTII HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAGA HOOYO 2018 XAFLADII 1 LUULYO IN LONDON

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 47

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 4 года назад +11

    Heestan somali oodhan 5somali dhamantood waxay galisa Emotional wllhida 😭😭😭😭

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 3 года назад

      Heesta waxa iska leh reer Somaliland. Inta kale waa copy.

  • @princeeshidaayocadey5923
    @princeeshidaayocadey5923 6 лет назад +8

    Jamac yare masha Allah Dad kama muuqato wlh
    Xasan heees👌

  • @ackkaahiye5573
    @ackkaahiye5573 3 года назад +2

    Calanku waa hibo ciidaadu waa hodan waa hees qiiro leh alow wadanka inoo hagaaji 2021 waan daalnaye

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +2

    Reer Ssc Dhulkiina Illaashada Laba Cadowgiina Garowe Iyo Hargeysa

  • @aminaabbas446
    @aminaabbas446 5 лет назад +5

    Masha Allah haybad waxaa kuledahay dhulkaka hooyo been ma ahntaas allow anaka oonabd qabna nageey wlhi wan uxiisay muqdisho

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 года назад +3

    legend Jama Dhoodi Elmi _|🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 3 года назад +5

    jamac dhoodi abdi jamac yare Darwiish dhaba wadani ah 💙🗯🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maykalelmi1289
    @maykalelmi1289 4 года назад +6

    Kiin jamac Abaheed dhal Darawiish

  • @iliasdulken3465
    @iliasdulken3465 6 лет назад +3

    MaschAllah wa runti dhulkaga hooyo wa lamahuraa . ALLAW NAGARANSI. NABADANA NOSO CELI

  • @nishacadey2804
    @nishacadey2804 5 лет назад +5

    Jamac yare well done nice song allah ku hesto 💐💐💐

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 5 лет назад +4

    Mashallah gull wadanitadu maaha wax leyska yeelyeelo gulleysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐅🇸🇴💖💪🐅🇸🇴🌷🇸🇴🌷💖🇸🇴💖💪🇸🇴💖💪🐅🇸🇴💖💪🐅🇸🇴🇸🇴💖💪🐅🇸🇴🇸🇴💖💞🇸🇴💞💪💖🇸🇴🐅👍💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐅🐅🐅🐅🥇🥇🥇🥇cawaale caadsare babo cadawgaa ha jabee🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🥰🥰💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 лет назад +1

      Somali Dhalada subscib dhac dhac ii sii ana waan kuu saaraa thanks

    • @somalidhalada1960
      @somalidhalada1960 5 лет назад

      @@yusragabow 😁😁😁igu halee inaan dhac dhac ku siiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞☝️soomalia ha noolato1👈💪💪

  • @ahmedcabdiwali9936
    @ahmedcabdiwali9936 2 года назад +1

    Big legend alfanaan jaamac yare

  • @ashaaliashaali1936
    @ashaaliashaali1936 2 года назад +1

    waw kiin abahed waa nin yar in iyadu curadii reerka thy umalayn

  • @mushtaaqmandeeq5223
    @mushtaaqmandeeq5223 6 лет назад +15

    Wwwww mansha allaah heybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo illaahow dhulka hooyo nabad nooga dhig

  • @weedhibnuweedh9146
    @weedhibnuweedh9146 5 лет назад +4

    Maansha allah wadaniyad dhab ah

  • @fatimatahran5416
    @fatimatahran5416 4 года назад +2

    Tiirka kin jamac ku tiirsato weye jamc yare

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 5 лет назад +1

    Masha Allaah beautiful lovely song

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 года назад +1

    Qiiro qiiro😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cadeyare8258
    @cadeyare8258 Год назад

    Hi

  • @abdirashiidmohamed7270
    @abdirashiidmohamed7270 5 лет назад +1

    Markan dhageystaba wn qiiroda wllhi

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  6 лет назад +4

    asxaabta waa mahadsantihiin noolaada
    asxaabteyda durdurfilm@gmailcom subscribe ii saara fadlan waa youtube ka cusub ee filimaanta aan sogalin doono

  • @wariscadow1532
    @wariscadow1532 4 года назад +1

    Jecliyaa soomaali oo wada joigto iyo cawaaloo ba banaaya

  • @abdulsalamdaud3639
    @abdulsalamdaud3639 Год назад +1

    Marka hees waddaniya loo qaado qiiro iyo caadifad bay idin gelisaa waana la oydaan! Balse mid idinka mida oo in yar oo waddaniyadi ku jirto ma lihidin! Qabyaaladdaa wax walba idinkala weyn, xataa diinta!! Markaa qiirada beenta, somaliyeey, joojiya oo toosa.

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 5 лет назад +3

    Kiin jamac abahid miyaa

  • @Amow-Ev
    @Amow-Ev 5 лет назад +2

    Intiina kale maanshaalaah lkn kan xun ee timaha dabtey iska dhexsaara

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 3 года назад

    🇸🇴❤🙏

  • @Hillyeh
    @Hillyeh Год назад

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🏾🙏🏾🙏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @habibafarah8586
    @habibafarah8586 5 лет назад

    Armuunye ahaa

  • @lamiizamahamuud9548
    @lamiizamahamuud9548 6 лет назад

    www mash alllh

  • @maxamedkhadar9244
    @maxamedkhadar9244 5 лет назад +1

    ninka timaha dabtay maa gabadb baa

    • @neymarjr8516
      @neymarjr8516 4 года назад

      Ilahy baa qofka judge gareya ee adi fadhiso

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 4 года назад +1

    ninka timaha dheer calan ki somalia huwan aduunyo

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 4 года назад +1

      farxiyo fiyore muxuu uu xirnaan waayey ma taqaan horta, adigoon qofka aqoon uu lahayn ha ku degdegin dadka, he’s my brother

    • @abdullahiosmanahmed1163
      @abdullahiosmanahmed1163 3 года назад

      @@nickmic3728 qirada kamuqato wa wadani dhab ah maxa kugu mashquliyaya