OOMAAR BARBAR FT SAFIYO TUSMO MY LOVE NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • EARAYADA NAGEEYE XIRSI
    LAXANKA ABDI MUDALIB CIISE
    MUSIC BY BBARDAD
    XUQUUQDA MUUQAALKA OOMAAR

Комментарии • 167

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +28

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭Hadad doonayso La kulanka Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏

  • @hawomursal243
    @hawomursal243 2 года назад +25

    Allah Heestu macaanaa laxanka , heesta , musikada , Ereyada inaba Caadi ma aha 🥰🥰❤️❤️😘😘

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 года назад +32

    Ma garanyo qofka akhrin doona fariintan balse waxaan alle ku waydiinayaa inuu kusiiyo Farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha 💧🧊🌊💧🌿🌿🌿🌿faldan wll isoo booqo

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 года назад +75

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️☝️

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid Месяц назад +3

    Alle hano caafiyo wilkeni iyo fanankeni omaar😢

  • @user-zg9hc9wf9q
    @user-zg9hc9wf9q 7 месяцев назад +16

    Inta daawanysa 2024 like

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 5 дней назад

    Safiyo tusmo rer xaramka shiqal waye gudabirsi ❤❤❤❤ song brother cafimad alaha ku siyo brother Omar

  • @Caliibraahincali
    @Caliibraahincali 8 дней назад +2

    Daka daawan doona 2100
    Iisoo duceeya

  • @abdikafibarreibrahim636
    @abdikafibarreibrahim636 2 года назад +6

    Markanoo kale gaalada waxay dhahaan an other level heesta anshaxeeda iyo muuqaalka inaba caadi ma aha codkaa kasii daran🥰

  • @abdirizaghersi5538
    @abdirizaghersi5538 2 года назад +13

    Erayada 100%
    Codadka 100%
    Laxanka 100%
    Musiga 100%
    Muuqaalka 100%.
    Cajiib cajiib

    • @kingkcali1047
      @kingkcali1047 2 года назад

      I like it keep up apti Iyo habayr💋🥰🥰🥰

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 года назад +6

    oomaar barbar iyo maamo safiya tusmo karamo iyo sharaf
    labo fanaan aan tagero🥰🥰❤💯👍

  • @suhuurcabdilaahi2506
    @suhuurcabdilaahi2506 2 года назад +5

    Top song 👏 Omar/ safiya ereyada Abwaan Nageeye cajiib👏

  • @asiyaali1351
    @asiyaali1351 2 года назад +4

    Cabdi cajuun ka qariya xamdi naqa inbtigeed tusmo ❤wayadan heeso ma dhegaysan

  • @ahmedduale5702
    @ahmedduale5702 2 года назад +5

    Heesku waaba Dhul Gariir
    Labo Fanaan oo kala dhinic iyo Abwaankodi Abwaan Negeeye C.Xirsi

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 Год назад +1

      nageeye Cali xirsi maaha waa Abwaan xirsi waa Abwaan Reer Laascaanood ah Oo da'yar waa abwaanka Heesta yartii Taleex leh

  • @Amir_ffm252
    @Amir_ffm252 2 года назад +4

    Woww Abwaanka erayadan Sameeyay eesh Calaa ❤️❤️❤️❤️🙌🎉👍😴

  • @Somaligirl2011
    @Somaligirl2011 2 года назад +7

    CAADI MAAHA HEESTAN🥰!

  • @Fartunos5
    @Fartunos5 2 года назад +3

    Woof another level this song 🎵 safiyo Tusmo iyo Oomar bar bar ❤❤❤❤❤

  • @osmanhassan580
    @osmanhassan580 2 года назад +3

    Heestu waa iga gadan tahay Barbar iyo Tusmo 🥰🥰🥰

  • @beerlula6221
    @beerlula6221 2 года назад +5

    Best song of the year😮👌👈

  • @fugasima658
    @fugasima658 Год назад +3

    Safia hore u soco qaliya dhemaan🌹🌹🌹👍👍❤❤❤❤

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 года назад +3

    Hees waay dhaaftay taniiy magaca kle halo bixiyo🎵🎼🔊🎶

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 Год назад +3

    Abwaan Nageeye Xirsi 🎉Hambalyo Abwaan Heeso Dhaxal galaa Hawada kusoo Fasaxday ✅ Runtii Abwaan da‘yar x-jaamalaaye Laascaanood baatahay Hore usoco

  • @amranaragzanofficial9203
    @amranaragzanofficial9203 2 года назад +3

    My love xulkii ragawaan heley❤❤

  • @faraxabdi97
    @faraxabdi97 2 года назад +2

    maasha allah gobtiba isheshy idin jecleya adn ahy rer borama

  • @BreakTime184
    @BreakTime184 3 месяца назад +1

    Hees io badh🎉

  • @haboondaahir483
    @haboondaahir483 2 года назад +2

    Ayy❤ehelkiyo xigaalku xanteeni hele xirmo ubaxa hoo iga gudoon💯

  • @asmamaxamed5021
    @asmamaxamed5021 Год назад +1

    tani hees way dhaafta edo safiya tusmo❣

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤mubaarak❤❤❤❤❤

  • @istarabdirizaq1643
    @istarabdirizaq1643 Год назад

    Masha alaah abti oomar barbar iyo habo mcn safiyo tusmo www🥰💯❣🙈💫

  • @abdirizaghersi5538
    @abdirizaghersi5538 2 года назад +2

    Boqol jeer ayaan ku ceshadey.
    Ku xasilay in aan kula joogo

  • @ayuunageeye1056
    @ayuunageeye1056 2 года назад +3

    Yaa salaam heestan dadkeegiibaan udhiibay

  • @hamdafandhe5774
    @hamdafandhe5774 Год назад +1

    heees waaa dhaafty tan mcn weye❤️❤️❣️

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 года назад +2

    Waaw the best 👌 song 🎵 👌 ❤️ ♥️ 🙌 💕

  • @abdihakimfargab1107
    @abdihakimfargab1107 8 дней назад

    Keep going saxip from Mandera

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 8 дней назад

    *OMAAR NACABKAGA HA U JABIN* ❤

  • @dhuuhmohamud7148
    @dhuuhmohamud7148 Год назад +1

    Waa hees wacan iyo labo fanaan oo aan ixtiraamo

  • @natashaabdirahman7376
    @natashaabdirahman7376 2 года назад +2

    Ayyy hestaan wey iga gadanthy aydah dhan waa toop😘✅✅❤❤❤

  • @liibanbushawiboy1827
    @liibanbushawiboy1827 Месяц назад +1

    Ilahow inaderkay caafi 😢

  • @hawomursal243
    @hawomursal243 2 года назад +1

    Waan ka helay heestni goor waliba waan Daawada xisaab maleh

  • @botubonsa2764
    @botubonsa2764 2 года назад +1

    Wow very nice song keep it up bro👌

  • @CabdiqaadirMaxamuud-r8z
    @CabdiqaadirMaxamuud-r8z 7 месяцев назад +1

    Mashaal ❤😮😢😮😮😮

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 4 месяца назад

    Horta waa iyagoo gacmaha is heystee ma wiilkeedii baa mise AYEEYO u tahey hadaba hadeyna inta midna aheyn maama Tusmo waxan u heystey iney intaan ka xikmad badneyd waayo heesta ey heeseyso baaba danbi ugu filneyd inkastoo ey si marwo ku jirto anshaxa u ilaalineysey laakiin hada waxey ka dheereysey caruurta AYEEYO u aheyd ficil ka dhici lahaa oo laga waanin lahaa hadey AYEEYO la timaado sidee loo wajahaa?
    AYEEYO ilaahey u toobad keen hadii aan khaldamey oo leedahey waa xaajigeyga waxan ku leeyahey mabruuk cafis iyo masaamax
    Wabilaahi tawfiiq

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Год назад +1

    SUBXANALLAH ALLAH ha soo hanuuniyo

  • @ahmedmohamedhassan6702
    @ahmedmohamedhassan6702 Год назад +1

    Masha allaha codmacan kartoleh sojidosholeh

  • @GunthanJama
    @GunthanJama 7 месяцев назад

    Wooow best hees Safia best fanan walaahi❤

  • @abdiosman8840
    @abdiosman8840 Год назад

    The one only legend omaar iyo maamo safiyo tusmo

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 2 года назад

    Barbar iyo Reer Edmonton ba waan salaamayaa❤

  • @AhmedMohamed-qh4je
    @AhmedMohamed-qh4je 19 дней назад

    Heesta inta kali aan ka jaclahay..AhAAHA.
    Omaar iyo tusmo waa ciyaalka hore…

  • @Anisasaid-bv8nb
    @Anisasaid-bv8nb 7 месяцев назад +1

    War heestan caadi Maaha tan anaa one million views garsinaya 🎉❤😅

  • @xamiidoofficial3475
    @xamiidoofficial3475 2 года назад

    Aniga love i haayo isoduceye in ilahay isahlo 😍😍😍😍

  • @fugasima658
    @fugasima658 Год назад +2

    2 legend 🧢🧢🧢🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍

  • @daauudibraahim9281
    @daauudibraahim9281 2 года назад

    Aha aha aha kuciyaadhay caadiya weeyaan cajuun ka qariya heestan

  • @Jamac_Qooryare
    @Jamac_Qooryare Год назад

    Heer Sare Wllhi Anshaxa heesta waa mid soo jiidasho leh

  • @axlaamsiciid7487
    @axlaamsiciid7487 Год назад

    ku HamdiyaY ina kuLa jooGo♥

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 2 года назад

    Jah erayadu wacnaa
    Anoo qofkan rabay helay
    Ayaad moodaa inay curisay

  • @caamir6094
    @caamir6094 2 года назад +1

    Tusmo maamo qaali ah

  • @ahmedcagaf5437
    @ahmedcagaf5437 2 года назад

    libaaha waa ka haynaa guuleysta

  • @aliaden6258
    @aliaden6258 2 года назад +1

    Waaaw masha allh

  • @AmalYusuf-z7b
    @AmalYusuf-z7b 5 дней назад

    Omarow❤

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Год назад

    Asma Saban wa fanaanad kugu ficnaan lahayd adiga iyo heestaba way soo bixi lahad absolutely

  • @CaishoMohamed-y2x
    @CaishoMohamed-y2x Месяц назад

    Omaar yailahafashiya😢

  • @nimcomohamed6200
    @nimcomohamed6200 2 года назад +1

    Safiy tusmo farxd ku nolow abdika

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 года назад

    Mashallah safiya tuma inaadeertay

  • @MunaMowlidabdi
    @MunaMowlidabdi 2 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Suad239
    @Suad239 Год назад +1

    Top🥰🥰🥰

  • @umuayman757
    @umuayman757 Месяц назад

    HI oomaar ❤❤

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 2 года назад +1

    Two legend

  • @MohamoudIbraahin-ye1hg
    @MohamoudIbraahin-ye1hg Год назад +2

    Mashalaa❤❤❤❤

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 4 месяца назад

    Inta og heestani inay qarxi doonto ❤

  • @shiibleeytube
    @shiibleeytube 2 года назад +7

    Legend is back again 😍😍

  • @SleepyHorseRacer-rc6ee
    @SleepyHorseRacer-rc6ee 5 месяцев назад

    Hees mcn

  • @ahneduk51
    @ahneduk51 2 года назад +1

    Omar bar bar

  • @CabdiqaadirMaxamuud-r8z
    @CabdiqaadirMaxamuud-r8z 7 месяцев назад

    Mashaal ❤

  • @cabdishakuur7367
    @cabdishakuur7367 2 года назад

    Best alfanan Omar Barbara ♥️♥️♥️

  • @abshirmurtisoor2877
    @abshirmurtisoor2877 2 года назад

    Anigu adiga lee kusalamay barbarooow wixii kale yeelkeeed e

  • @SleepyHorseRacer-rc6ee
    @SleepyHorseRacer-rc6ee 5 месяцев назад

    Oomaar nin wayn

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 2 года назад +1

    Waaw ❤ 🥰💐

  • @asmacali111
    @asmacali111 2 года назад +1

    Waw cod macan

  • @Deerahena
    @Deerahena 2 года назад +1

    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Heesta 100%
    Waxaa lagama qaban karo
    Plaes binka igu qabo hadal ii jeedin lagenow❤🔥

  • @najmayoonis5020
    @najmayoonis5020 2 года назад +1

    Jawi qurxoon

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад

    As. Yartaanaa tanaaa shamsooos cadceeddumaroo qiimobadan murwodumaroo yariisEEy ooridumaroo tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo qatrooseey qiimobadan dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay

  • @sahraqudeef1496
    @sahraqudeef1496 2 года назад +2

    Safiya sharaf🥰🥰

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 2 года назад

    Cabdi cajuun ka qariya

  • @wadadyarecomedy3171
    @wadadyarecomedy3171 2 года назад +1

    Videoga ma sumsung ba lagu duubay 😂

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Год назад

    Mansha allaah

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Год назад

    Hooyada waad dhibtay dadaa ama cimrigaa ayay fanaanimo ku bilowday duqda safiya tusmo heesti cabdi qays ayay ku so baxday geeluba naqdoogliyo nugaal wuu ku darara

  • @tripleadhalo7911
    @tripleadhalo7911 2 года назад +1

    Sharma boy sooqabo anaa huba channel kan waa kala kacin ninkaas burhaantisu wattaa

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 Год назад

    Masha Allah

  • @icare4624
    @icare4624 2 года назад +1

    “SOOMAALI”
    Soomaali dadkiisa
    Damqashada nabarada
    La dareema xumadoo
    Dajiya colaadahaa
    Iyo qaskaa daashay
    Soomaali kii duree
    Doorkiisa yaraaysta
    Dabinadaa dhigiyoo
    Diwaanka aarsigaan
    Magacaaga ku duugi
    Gobta duliga diidee
    Dirkaa soomaaliyeed
    Dhiigooga dahabkaa
    Liid’naanta ii diidi iyo
    Dulli in aan aqbalee
    Soomaali dagaalada
    Dirirtiis wacantahay
    Taariikhda lagu darso
    Gumaaysi lagu dayin
    Quruumo dagaalama
    Soomaali dedaaloo
    Xooliisaa daryeela
    u diraa dibadahoo
    Noqqda digtoorradii
    Dabargooya gaajada
    Soomaali daroonada
    Gantaalaha durduriya
    Difaacooga dajiyoo
    Degenaansho dunida
    ku dabaala nabadaa
    Soomaali damiinada
    Dalka dumiya diidoo
    Danyarta iyo daciifka
    Xaqoodooda u dooda
    Dalacsiiya khabiirada
    Soomaali dedaalka
    Dadkiisa u horseeda
    Cudurada dilaaga ah
    Cimilada dayoowday
    Daaweeya dhibaatada
    Soomaali diiradiisa
    Duldhiga aqoontaa
    Dareersha cilmigaa
    Dunnidan daashayba
    Raadkiisa dabagalii
    Soomaali dar’yeelka
    Deeqsi ku suntaysan
    Duunyadiisa kuu hurii
    Farxada kula dareemi
    Shanta dahabka loodaa
    By
    Abdi Suldan (Caawiye)

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 2 года назад

    Khatar Hestan

  • @anissaelmimoussa7779
    @anissaelmimoussa7779 Год назад

    Hees cajiib ah

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 2 года назад

    Aha ahaa maxaa laga wadaa

  • @qorsom4gdata964
    @qorsom4gdata964 Год назад

    Kii boqolka halaad ka bixiyayna aaway

  • @hamdafandhe5774
    @hamdafandhe5774 Год назад

    wwwww heees io badh weye

  • @bilanabass1479
    @bilanabass1479 2 года назад

    Habo safiya mcn

  • @user-mp1iy8cz9r
    @user-mp1iy8cz9r 6 месяцев назад +2

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @susaanmaxamed3715
      @susaanmaxamed3715 5 месяцев назад

      Hees maa m.a dhehee iga celmi badnidaaa😂

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 2 года назад +1

    Gobtii baa is heshay

  • @faadumoyusuf-ck2qq
    @faadumoyusuf-ck2qq 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 2 года назад

    two artists

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Год назад

    Heesta ma odaygeedii bay u qaaday tusmooy hadaad ina abtigaa c/dillaahi qaaday way naga gadantahay