DEGDEG CEERIGAABO DAGAALKII CUSLAADAY 10 KUN CIIDAMO MUUSE BIIXI ITOOBIYA KA KEENSADAY,SIR CULUS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 73

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 14 дней назад +3

    Guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC 🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎

  • @MaxamedAhmed-u6r
    @MaxamedAhmed-u6r 14 дней назад +5

    Sas ssc. Khatumo Guul iyo gobonimo. Reer Aabahey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 14 дней назад +5

    ciidanka ssc khaatumo guul iyo gobonimo cerigaabo gacanta ilaahay haitiina hasoo geliya oo hayeelina in argagixada snm xabsi korkafuran kuhaysto daaroodka ceerigaabo

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 14 дней назад +7

    May Allah make peaceful inshallah

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e 14 дней назад +2

    Harti viva hawshiina qabsada guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 14 дней назад +4

    Xasbiyallah wa nimcal wakiil wakiil illahow shartan Ka qooji umadda deriska ah oo xidid iyo xigaalada

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 14 дней назад +2

    Subxaanallaah. Wiilow shar sheeg hanoqonin. Hadda waa laheshiiyey Alxamdulillaah. Ninkii heshiiskaas jabiya ayaan Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxaan kabaryeynaa inuu Masiibu kurido. Isku dirka dhaaf adiga waxa dhimanaya waa wiil Muslim ☪️ ah oo Soomaaliyeed.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 14 дней назад

      Hashis wa fican yahay lakin shacab side magafe lo haysto heshis mahan magalada kama mixi kartan dil canshur bixin

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 14 дней назад

    SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS guul SSS ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👑🕋🕋

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 дней назад +5

    Ciidamada SSC khaatumo guul guul xaqabaa ku dagaalaneyesan guushana idinka iskalehe ee ja aamininan nabada iidooro❤️💪🏇🏿🇸🇴🇸🇴🏇🏿❤️💪

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 14 дней назад +1

    SSC guul iyo gobinimo Hub cusub wa lo bahan yahay

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 14 дней назад +1

    Somali meesha lagu xisaabindoono maalinta qiyaamo Allow haijoojinin . Xasbunallah wa nicmal wakiil

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 14 дней назад +1

    Waa beeen

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 14 дней назад +3

    Lafta Nagaa. Yusra Nagaa

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 14 дней назад

    Hada way mashxaradayan dhul aanay lahayn ayey doonayan iidoor afdhogor muuse juudan muuse oromo muuse biixi dhalinyarta waxa uu rabaa inuu xaabo ka dhigo oo aan Hal dhalinyar ah Somaliland lagu arkin oo la tirtiro marka hada dumarka iyo muuse oromo way wada faraxsanyihiin oohin iyo ba,ayey ayaa ku xigta insha Allah guuuul guuuul guuuul ciidamada xaq udirirka SSC guuuul guuuul guuuul khaatuma State off somaliya guuuul guuuul guuuul insha Allah way jabayaan iidoor iyo amxaarada iyo oromada ay wataan insha Allah SNM way jabayaan jabkii hore jab ka daran iyo hoog ayaa ku dhici insha Allah aamiin yarabii

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 14 дней назад

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI karaan.

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 14 дней назад

    Ilaahayow muuse oromo iyo SNM iyo shar wadayaasha dagaal oogayasha iidoor masiibo degdeg ah kuwada rid aamiin yarabii ikaahayow umada somaliyed ee walaalaha ee muslimiinta ah kala qabooji oo heshiis waara kala dhex dhig oo bogooda burcad isku Mari allahuma aamiin yarabii

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 14 дней назад +1

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 14 дней назад +3

    Wa cadada Muse bixi bari Habar awal iyu u diri marku dadka laynayo
    Galbeed marku laynayo wuxu u dira Habar jeclo 😂

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 14 дней назад +1

    Waxas wa caruur xaabo laga dhigayo waxa balan ah inan maxbuus danbe laascano la keenayn kuwa xalay laha Nabad wlhi wad caqli xuntihiin

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 14 дней назад +2

    Assalaama Alaikum
    Caduun adeerow maxaad mashquul ugu tahay doorashadooda
    Miyaad kala jeceshay iidoor
    Maxaa kaa galay hadduu qabto iyo haddaanu qaban
    Maalin walba wakhtiga Waxaad ku lumisaa doorashadooda ignore them

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 14 дней назад

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 14 дней назад +1

    WAX NAGAMA GELIN MUSE IYO CIIDANKIISA😂. INDUNKU NABADA KU EKAADA😊

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 14 дней назад +2

    Maxaa sun ah xabad futada ka geliya iidoorka

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 14 дней назад

    Ilaahay ka cabso malaa iig ayaa saarN

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 14 дней назад +1

    WIXII DHACAY WAA DHACEEN. MUSE BIXI HA U JIXINJIXININA. CER8GAABO NABAD HA LOOGU DADAALO.

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 14 дней назад

    Sxb AAD IYO AAD anagaa nidhahnee oo somaliland ah ee aduu ma Somaliland ayaad kudayanaysaa

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 14 дней назад

    Xaji muuse biixi cabdi nabadgelyu ku baqey dadka wada degan erer cerigabo fidmada waxa wada dhulbahante iyo qardonaya in dhulbahante ay is dhafiyan

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 14 дней назад

    INTA UUW KEENAY MUUSE BIIXI EE ASKARTA AH HALA DUBO XABADDA HALA LAQSIIYO

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 14 дней назад +1

    Kkkkkk weligoodba way mashxaradi jireen naagaha isaaq hadhoowna iyagoo barooranaya baraha bulshada bay soo istaagaan mashxaradaas baroor baa ka dambayn doonta suga maalin dhaw

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 12 дней назад

    Saw itoobiya maaha waxbaarya alool ma dhaamaan 15 sano ka hor ayaan soo marnay itoobiya

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 14 дней назад

    Warsangeli Kuma dhegeysanayo Harti qaybiye

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 14 дней назад

    Waryaa sir la'aanta iyo caacda jooji adaaba utimaamaya halkay dagi lahaayeen

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 14 дней назад +1

    Adeer rasaas bullet broof la yiraahdo ma jirto.
    Ee waxaa jirta rasaas. la yiraahdo
    Rupper bullet.
    Bullet broof waa jaakadda birta ah ee xabadka lagu xirto rasaastuna aanay karin.

  • @abobasement346
    @abobasement346 14 дней назад

    Allah nabadu wanagsan waxan ogahay waxaa so socdah dhulbahantow idor waa isku mid kuwah u so wadoh museh oromoh Ali harti bah ku filan

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 14 дней назад

    Waxaana aad uxiisaynayaan ciidamada ssc khaatumo inay helaan habar awal dagaalka soo gasha soosoco siraadeey lana socda dhulbahante waa laf kamida habar jecli oo kale ama mid harxejisa

  • @CabdiQatro
    @CabdiQatro 14 дней назад

    Muuse laydin karaac muusay kaga dhegtay midkastoo af biijo lihiba muuse leyahy garxajiskan aad

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 14 дней назад

    Waxaas wax lagu farxo maha Illaahey dadkaan dhexdooda ha isku maslaxo

  • @KaltunAbdirahman-f1c
    @KaltunAbdirahman-f1c 14 дней назад

    Somaliyeey nabada ilaasha

  • @user-oc3xv6ku2k
    @user-oc3xv6ku2k 14 дней назад

    War hooy wiilashaaas yaan la layn

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 14 дней назад

    Ciidanka itobiyo ayuu wataa muse xuduuda ayaay jogaa dagaalka intu ka bilaaba naaya

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 14 дней назад

    Nabad baa lagu baaqay dhamaan ba aan u wada ducayno

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 14 дней назад

    Garxajis g36 waa sodan iyo lex arada waaye afufayaan huwan iyaga iyo habr jeclo iyo cidanki qarank xarka isku xeejiya

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 дней назад +1

    Garxejisi waa jilicisan muusa juudan baa gumeyeseta😏

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 дней назад +1

    Waxaasi waxabo tari maayan waayo garadaro baya wadaan gardaraalina guu mahelo😏

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 14 дней назад

    Ciidankaa wax micno ah oo ay leeyihiin majirto waa ciidan 2 bilood lagu soo baray gaardiska wax khibrad dagaal oo ay leeyihiin majirto tiro mooyee tayo maleh RRU ciidamo ka tababar wanaagsan majirin maantana hal askeri ah kama noola raggi cunayna waa jooggaan

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 14 дней назад

    Asc,Walaal miyayan,cusmaan maxamuud Habal la mid ahayn, sow Kursiga iyaga ma laha soda Habar Awal.

  • @Hodansacad
    @Hodansacad 14 дней назад

    Waain sidii goojacade loogala somali diidka

  • @bareh8122
    @bareh8122 14 дней назад

    Baq baq baq cabaadka yaraysta sxb

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 14 дней назад +1

    War iidoor waa iidooree ,raga hala iska celiyo,habrahooda iyo intooda kaleba dhegta dhiiga haloo daro

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 14 дней назад

    Waan sooqaqaban doonaa insha allaah

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 14 дней назад

    SIILKA HOOYADAA U SHEEG QARAC DABOOLE .FUTADA LAGA WASO

  • @ya3746
    @ya3746 14 дней назад

    Iidoorba ma gaaran
    10.kun sheeko miyaa

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 14 дней назад

    Reer Marqaan land, waxeey ku fiican yihiin DHIMASHADA ma jecla.

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 14 дней назад

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 12 дней назад

    Bal waxaanu keeno aan aragno dhulbahate hadii aan la yaabin waa la ogaan

  • @shacbaanahmed-v7y
    @shacbaanahmed-v7y 14 дней назад +1

    Wiil yar oo VIEWS raadinaya ayaad tahay adeer qof intuu cararay xabbad dad iska dhuftey oo GARXAJIS ogyahay ama u midoobay ma jiro ee ilaahay ka xishood oo waxani waa FITNO ee afkaaga kantarool

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 14 дней назад

    ADEER WAXBA HAYS XIIJIN CEERIGAABO INSHAA'AKLAAHU DAGAAL KA DHICIN MAAYO BOOWE BELO MAJIDHO,WAXAA LA YAABA WAXA MAJEERTEEN CEERIGAABO DAGAALKA ULA DOONAAYO GAALKACAYANA AANU U OGGOLAYN IN QASHIR LAGA DHEX RIDO?DADKA DEGA SANAAGSE MIYAANEY CAQLIGIINNA OO KALE LAHAYN ?HAWSHAASI WEY DHAMMAATAY DADKII RABEY INEY SANAAG BURBURIYAAN AMA GALBEED HAKA YIMAADEEN AMA KOONFURE WAA LAGA DIIDEY OO WAXAA LAGU YIDHI ADEER SHEEKA KALE KEENA !!!!!!!

  • @QalasadHibo
    @QalasadHibo 13 дней назад

    No iidoor

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 14 дней назад

    Weynu Edbinaynaa wlhy

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 14 дней назад

    isaaq waa mid qudha sida daarooba umidaysan

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 14 дней назад

    Markiiba ciidan ayuu lasoo oday

  • @MmmhgGdjkkkvc-ym9wb
    @MmmhgGdjkkkvc-ym9wb 14 дней назад

    Naarà vuuf weeyee ku ogaada

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 14 дней назад

    Faysal Bootaan oo Shacabka Laascaanood 8 bilood madaafiic la dhacayay markii ay Dhulbahante qabteen intii ay macawis iyo shaal u gadeen bay guri weyn geeyeen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 14 дней назад

      Halka 2007 markii Dhulbahante ay Ciidamadii Isaaq soo hor kaceen oo Laascaanood ku wareejiyeen ay rag reer Puntland ah dhabarka ka wada toogteen.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 14 дней назад

    KKKKKKKK
    HYOONIS DEGANKODA WHY UGU OGLAADEEN DADKA XARSHIN KAYIMI WAAYO ISAAQ WAANO ISAAQ

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 14 дней назад

    malaha waa runtaa kkkk kkkk kkkk?

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 14 дней назад

    Been badan Axadkan Hadu jiro Nin Madaxweyne Noqda iney Reerkiisu Ciidanka Uu Badan Karan Wakase Mey Noqdan Ciidanka Ugu Badan Somaliya Reerka Uu Ka dhashay Xasan Shiikh Maxeyse Daar,ood unoqon Wayen Marku Farmajo Madaxweyne Noqday beenlow Shekadas Mindha Somaliland iyo Butland Ayaa Laga Yaqanaa

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 14 дней назад

    😂😂😂 mrkad isaaq la hadlayso jilib jiliba ula dagalaantan sheegaysa markiina Harti xitaa dhulbahante way kula yaraty😂😂 iidoor iyo harti waa u dagaal dhe ama meesha iska bax ana jufo yar malinba Harti u bixi mayaane waxano fulaynima iska dhaafa nii

  • @khadramahamed8034
    @khadramahamed8034 14 дней назад

    Beenaale ayadtahay,uhubso waxaad kuhadleyso, wixii kajoogey harti gobolada waqooyi daamaha aydegaan ayey usoowareegen halkasey nabad kuheleen

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 14 дней назад

    Taasaan been aheyn nabada muuse iyo kooxdiisa ayey ka go daa sababta muuse dagaalka u bilaabey markii waqtigii doorashada soo dhawaatey maxay tahay qof walba oo caqli leh waa ka dharegsan yahay muusana nabad dan uguma jirto waa doorasho ka carar kursiga ayuu rabaa inuu iska sii fadhiyo reerkaan garxajisna ciyaarta muuse ciyaarayo ma fahansana nabad iyo colaad midna gacantooda kuma jirto.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 14 дней назад +1

    Welkom 🤗 Darwiish