Silsiladii Gayaan Qaybtii 37aad iyo Abwaan Abdikhadar Miyir OO Gabay Miisaankiisa Wata lasoo galay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии • 69

  • @ayaanmaxamed918
    @ayaanmaxamed918 3 года назад +1

    Mansha alaah afkaga cano geel lagu qabey guuul geesiyadi la iga berey ogaadeen absame

  • @LONGESTCOMMENTGETSPIN
    @LONGESTCOMMENTGETSPIN 3 года назад +1

    ninkasa ugu gabay fiican rer ayeyday nolada from isaq woman

  • @luulabdi2448
    @luulabdi2448 3 года назад +1

    Manshaaa Allah sax huno💯 Dumashi 🥰 aniga halka io Garissa Ayan welcome kaleyahay

  • @KsaKsa-vd6pc
    @KsaKsa-vd6pc 3 года назад +1

    Masha aallaa niinkii larabay haduun buu yimi awal walaga xishoonaya gacalga 👍👍👍👍👍👍👍

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 3 года назад

    Masha Allah geeraarku sifican
    balowada

  • @qamanmusdaffarah715
    @qamanmusdaffarah715 3 года назад +1

    waa inaaa anigana kasiidaaya wabaygii igu beeraaaa

  • @nimaoibrahim4757
    @nimaoibrahim4757 3 года назад +1

    Mansha alaah afkaga Cano laguqabay wll

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 3 года назад +3

    Absame❤❤❤❤

  • @deeqamashalaah5972
    @deeqamashalaah5972 3 года назад +1

    Haye

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 3 года назад +4

    Waxad ogataan inantan in ogadeen dhalay abtiyaal fiicana dhaleen inabtigeedna cashaq dhexmaray.

    • @khaliifcamaji4508
      @khaliifcamaji4508 3 года назад

      Roda waad mahadsantahay waan dareemay mar hore balse raga gabayga daahinaya waxaan ka maqan hubsiinadii hadii aad garanayso gabayga raadi oo u sheeg gabadha abtiyaasheed iyo xiriirkii dhexmaray iyada walaalaheed miseinana guriceel gaalkacyo iyo gawaan hobyo godan baan ka soo ganaynaa gataalo gabay ah

    • @rodahassan929
      @rodahassan929 3 года назад

      Asc

    • @rodahassan929
      @rodahassan929 3 года назад

      @@khaliifcamaji4508 guurkii markuu gayaankii kategay xataa dadkiiba isbedelay dadkan caytamayee aynu garan la nahay magaca iyo qabiilka inala wata. Waxa dhalay oromo iyo dad aynaan kala guursan jirin waxay dhaleen garanwaa miidhan oo yaqaan sida somalida loo caayo ileen siidh kalaa inasoo galauye

    • @Raho339
      @Raho339 3 года назад +1

      @@khaliifcamaji4508 kkk Miskiinow Labadan Reer Waa Laba Reer oo Isdhaley oo Inan io Abtigiiya,ee Adigu Isbaarooyin,Kaagii,Ku,ekoow ok

    • @khaliifcamaji4508
      @khaliifcamaji4508 3 года назад

      Walaale yeynaan meel cidlaa iska eedayn ma orankaro waxaad ku qososhay

  • @mohameddahir4147
    @mohameddahir4147 3 года назад

    Asc abasame iyo dhashiisa in la aflagadey si dad ban ama toos ah Gobta ay ka dhalay badra waa Gunimo taasi ha la ogaado.
    Tan kale beesha ay ka dhalatay bedra haday haday xumaha gabay ku tebiyaan ka danqasho iyo ka hadal malahan waayo beshaasi wa sodog iyo sodon iyo seedi gebi ahaan toodba

  • @dhaqanehor3498
    @dhaqanehor3498 3 года назад +3

    Wax laga gudbay oo raali galin ka baxday inaad inaad dib u gocota sax ma ahan

  • @نورهمجرشي-م5ذ
    @نورهمجرشي-م5ذ 3 года назад

    Waa gabyaa saxa yaqaana macnaha gabyaaga

  • @qamanmusdaffarah715
    @qamanmusdaffarah715 3 года назад +4

    Naa aan wiil ogaadeen kuursan Wali gurigeedi mahelin

    • @Raho339
      @Raho339 3 года назад

      YaaSaLaam ❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕🙏

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 3 года назад

      Waayo dadku ma wada ogaadeenbaa

    • @Raho339
      @Raho339 3 года назад

      Maansha Allaah Viva Ogaadeen❤️Badane Allaa Igabeerey Beeshii Aan Jeclaa Balaayo Alloow Kahay Beellweyta Ogaadeen Absame Kuumade Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiiin ILaahayoow Aaaaaamiii Yaaa Rabi☝️
      One Love❤️BeeLweYta Kuumade❤️

  • @cabdishahmi8182
    @cabdishahmi8182 3 года назад +1

    Asc

  • @نورهمجرشي-م5ذ
    @نورهمجرشي-م5ذ 3 года назад

    Abwaan abdikhadar Masha Allah

  • @abdihayirashid2767
    @abdihayirashid2767 3 года назад +1

    Ogaaden. Aftahanimo lagumagaaadho. Taas. Ogaaada

  • @showromar5993
    @showromar5993 3 года назад

    Mashallah

  • @إستاهلعبد
    @إستاهلعبد 3 года назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @kawsar23abdi75
    @kawsar23abdi75 3 года назад +1

    Masha Allah illahay haku walalkay

  • @mohameddahir4147
    @mohameddahir4147 3 года назад

    Abwaanki 1aad e Garasho gaabka geedka ku xiray sidaan Qabo

  • @abdirizakmahamud3517
    @abdirizakmahamud3517 3 года назад +1

    Thanks

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 3 года назад

    Khaliif mahad salid walaal

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 3 года назад

    Reer shiqisaxaag iyo ogadeen waa in ay dhaqankoodii soo ceshaan dhaqan guurbaa idinku dhacaye waxad guursateen dad aydaan dhaqan wadagin. Xataa dadkii waa gabgabtee awalna idinkaa somali quruxda uqaadi jiray labadiinan reer

  • @KsaKsa-vd6pc
    @KsaKsa-vd6pc 3 года назад

    Marlabaad haday hadlan ninkan haloogu yeedho ciyaalka

  • @cabdidheere4481
    @cabdidheere4481 3 года назад

    Cabdi dhere

  • @maryanmagan4953
    @maryanmagan4953 3 года назад +1

    Fariid

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948 3 года назад

    Ku so dhowow dhashii absame dumaashi

  • @princeabdirahman426
    @princeabdirahman426 3 года назад

    Mansha Allah lkn. Markuu Abawaan cashir budul inkadhiciyay wiilkii gabay a guulgulay iyo gaftaka gayista ucashir udhigay kaligi maxad ucadar dadeen

  • @qamanmusdaffarah715
    @qamanmusdaffarah715 3 года назад +3

    Waleee isaaq meel ayuu saaray ninkaan
    waa midgo isaaqu aan nasab ahayn wakuwaas dumarkoodii kasoocarareen ee gobta usoogalay

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 3 года назад +2

      Oo hadaad gob tahay maad ka hoos baxdid gumaysiga soomali adiga uun ba ku hadhay gacan gumaysi, maxaadse u guursan in gun ah gabadhii sa?

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 года назад

      qamaanoow Adiga iyo isma dhaantaan isaguye gocor yohow liitaa ka Aamus Aadmiga,, adiga iyo isaguba gunbaad tihiin maanka beeshee gacalka noo daaya, gugii horaad tihiin iyo kuwii ka guuray samehee gacalka iyo xigaalka hayga didin please,, gabayga samahaa lagu raadiyaa, nabaddaa lagu daajiyaa, dadkaa loogu hiishaaye laguma ciil baxoo ceeb laguma raadsho, gadaafad lama xanbaartoo waa gabayga ceebtiisa,,,

    • @abdialielmi8209
      @abdialielmi8209 3 года назад +2

      Adigu ogaden matihid hadalkagan ka gartaay isaaq iyo ogaden waxa ka dhexeya wa waxayna wadagina somalida kale odhaan nin ad ku kalsontahay un bad ku fogataa bowe

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 года назад +1

      @@nuhliban4375 gumaysiga so kuwan lagu wada hoos jiro iidoor sakhraansan ba tahay
      Gashaamo daroooor wajaaale Xarshin
      Ma Ruuush ma gumaysata so ethiopia ma gumaysato mise ogaden ba dega
      Wartan iyo hargaysa gacan ethiopia ka maqnen looxow

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 года назад

      Dadka lama caayo wa ceeb

  • @safiyaiuula5006
    @safiyaiuula5006 3 года назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💓