Dhulbahante Kunka Sanno Ee Soo Socda Inaan Col Ahaano Ayaa La Doonayaa,ciddanka Maddanigga .........

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 27

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 месяца назад

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 месяца назад

    Maasha Allah ina Saleebaan wayne viva Ciro iyo XIRSI Gaab

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 3 месяца назад

    Good 👍

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 месяца назад

    “Ciidan madaniya”😂
    Habar Maxbuus! 😊
    Dawlo mataqaaniin! Let the professionals lead you. Or die!

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 месяца назад

    Muuse biixi caqli dalka ku wado maleh cidka qabatana maleh hadal xaqiiq ah 😂😂😂😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 месяца назад

    Ina Saleebaan wayne Lodon ayuu ku yar Xanuunsaday
    Tolow ma xanuunkii ayaa wax u dhigay?😢🧐🧐🫣 ma haduu wadani doontay ⛔️

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 3 месяца назад

    Libaax libaax dhalay oon runta ka waaban weeye ninkani.
    Siyaasad xummada dadka iyo dalka lagu maamulay baa waxay sababtay cadaawad dadyow farabadan oo oodwadaag iyo ehel dhab ah ahaa .
    Arrinta soolna insha allaahu nabad bay ku dambeyn doontaa ,collaad kastoo dhacdana nabad baa ka dambeyn .

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 3 месяца назад

    Qofka somaliga ah marka ilakaha laga daadiyo oo itaalkiisa latuso ayuu miyirsadaa . Maxaa inoo diidey qofku intuu nabad qabo inuu caqligisu shaqeeyo oo dulmiga kafogaado. Odeygani waa odeygi ku caanbaxey yaaloo hanjabaya maxaa keeney inu manta miyirsado oo dhulka cadi ufadhiisto.

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 3 месяца назад +2

    Odayaashan lacagta qaadanaya yaa inaga qabta ninyahow. Cirro baaqatay dhe

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Ciro caanyo ma dooran lahayd

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 3 месяца назад

      ​@@TogdheerBurco-x3pHaa C/raxmaan Cirro waan dooranaynaa. Muuse- xayraan ma cidbaa ku hadhay, saw kaas Axmed Saleebaan weyne oo u dambeeyey uu iskaga cararay!!!!

  • @abdirahmantama8859
    @abdirahmantama8859 3 месяца назад

    Fule dhulbahante ayuu ka baqayaa

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад +1

    Wadani waa hirgalay ee muuse hadhoco

  • @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
    @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 3 месяца назад

    Balwuxuu siyaasi kusheegayo eega 😅😅😅

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 3 месяца назад +1

    Ball.waxaa eega ma ciidanka madaniga ee caynabo jooga Solomadaw ah ciidanka reer yoonis iyo iyo cali bare ayuu Solomadaw ku sheeegaya

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 3 месяца назад

      Huuno yaasmiin aduu maxaad ukala qaadi habarjeclo dee waa runtii adigu adeerkaa Handaraab runta u sheeg habarjeclo colaad diyaar uma aha

    • @jakey2424
      @jakey2424 3 месяца назад

      ​@@walaalahadaarudacwa8120Dhulbahante ayaad ka baqaysaan. Waa la ogaaday in aad baqaysaan. Muuse waa geesi. Dhulbahante iska celiya. Waad baqaysaan.

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 3 месяца назад

      Odeygan dhirbaxadii kudhacdey malinki goojacade ayaa keentey inuu miyirsado oo hurdada katooso iyo maawelo . 33 sano ayaad qaran sheeganeysen been ah idinko qabiil ah manta hadii aad ciidan beeleedyo nafbideen waa alle mahadi . Ilaa goormaa been la idin sheegi 30 sano . Kuwa hogaanka idin haya cawligini iyo sharaftini ayey qawiyeen.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 месяца назад

    Shalay iyo maanta 😂😂

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 месяца назад

    Odayga maxaa qaaday miyuu waashay hadalkiisi shalay ayuu waxa msaxaya,ma hada ayuu waalan yahay mise shalay ?.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 месяца назад

    Astakhfirulah siyasadeey xal qado

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 3 месяца назад

    Somalida walaalnimadeeda Ninkii Raba inuu wax ka qoro Haka bilaabo. Sheekhaal,Ogaden,Gaadsan
    AMA H/jeclo iyo Dhulbahante. Hadii intaas la soo babdhigo, waxay wax katari doontaa qabyaalada xalka loo la yahay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 месяца назад

    Dhab ka hadal xukumadda muuse biixi qiyaali ku jirtaa doorasho diyaar uma aha kursi jaceeyl arin xumo

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 месяца назад

    WAX WAL O U SHALAY MAAGAYAY AYU MANTA AMAANAYA MARKA 85 JIRKANI MA SHALAY AYU QALDANA MISE MAANTA.....ANIGA WAXAY ILA TAHAY INU ASAASAQAY

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 месяца назад

    Asaasaq Nacdal