MUXAADARO CUSUB 2019 | Dhalinta & cilmiga - Sh Mustafe xaaji ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2018
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    ruclips.net/user/SheekhMustafe...

Комментарии • 292

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 лет назад +27

    Ilaahy balaaqo ayuu ku siiyey cilmi iyo sida u wanaagsan ee wax loo sheegi karo 💯💖💯💯 sheekh mustafe xaaji

  • @amaalxikma2917
    @amaalxikma2917 5 лет назад +76

    wakhti walboo jaanis hayo waxan jeclahy Inaan weheshado muxaadaroyinkaga iyo Dhiirigalintaada

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 5 лет назад +29

    Hadii aftahanimo aqoon faylasuuf-nimo iyo udadajinta fahanka si hoose allah aya ku maneystay

  • @naaniyare5992
    @naaniyare5992 5 лет назад +104

    Sheikha tartiis igu xushmeya
    Like ii sar
    ♥♥♥👍👍👍👍👍

    • @redwaanacadey8933
      @redwaanacadey8933 5 лет назад +3

      😄🙈🙈mid ayan ku dhahaya qof sharafleh bat tahay ee like noloshada ha siinin allah haku sharfe noloshada yusan hojin llike

    • @alisaid1143
      @alisaid1143 5 лет назад +3

      Hmm walee kuuma aan saarin waayo waxbaba ma aad soo qorine maxaa like laguu saari.Soo qor hadal wacan oo aad kaga hadlayso muuqaalkaan saas ayaad like kuheli.

    • @khadiijayousuf1820
      @khadiijayousuf1820 5 лет назад

      Naani Yare wall like ta maxad ku fashan yaabnaye

    • @ayaninabeautycooking1687
      @ayaninabeautycooking1687 5 лет назад

      nani subscribe iso dheh wllo

    • @ayaninabeautycooking1687
      @ayaninabeautycooking1687 5 лет назад

      @@redwaanacadey8933 walashey subscribe iso dheh jasakalah uqti

  • @hoodoadan6127
    @hoodoadan6127 5 лет назад +55

    Masha allah shekh mustafe alle cimriga haku dhereeyo

  • @izmailabdulle1882
    @izmailabdulle1882 5 лет назад +12

    MzhAllh sheikh mustafa Xaaji Ismaail Allaha kaa Abaal Mariyo sida wngzn Aad muslimiinta waxa fiicn Ugusheegtay Anakane Allaha Ngadhigo Kuwa KuWaano Qaato Allahuma Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 5 лет назад +8

    Wa shiekha kaliya ee ana ka dalin inaa ubukoodo dhagysigiisa mahane
    Ilahay muxuu cilmi iyo xigmad aqoon ku shubay Alahu Akabar ilaahow☝️ shiekh mustafe cml noo badi asgana cimri dheer no siiiAllhuma ameeen🤲🤲🤲🤲🤲🤲rabi hoygada janadii fardowsa kayeel amiin

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 5 лет назад +4

    sh,Mustafa iyo Culimada Somaliyeed ALLE ha barakayo

  • @sahaljamac8417
    @sahaljamac8417 5 лет назад +8

    Mnsha allah shiikh mustafe ilahay cilmiga iyo cimrigaba hawdheereyo
    Illahay na janatul fardawsa al Aclaa hanugu kulmiyoH

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 5 лет назад +17

    ما شاءالله شيخ مصطفى حاج إسماعيل
    جزاك الله خيرا 💖

  • @kaysesalebanomar1273
    @kaysesalebanomar1273 5 лет назад +6

    Masha allah shiekh mustafe muxadirooyinkiisa ayaan weheshadaa alle miisanka xasanadka hakuu saaro

  • @muktarmustafnoor1870
    @muktarmustafnoor1870 5 лет назад +11

    sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Alle dartiisan u jclahay Alle Waxaan ugubarinaya inuu janada ku awaal mariyo iyo Dhamaantena Insha Allh

  • @farxiyoismaaciil5636
    @farxiyoismaaciil5636 3 года назад +2

    Alle haku barakeyo labada darodba aad ayan ujeclhy waqtiga aan wax barashada aado mhe badana waan jeclhy dhagysigaga badana dhalintu way ka hesha wanadada ana dhalint a aya kamid ahy kugu xiran 💜❤❤💥💖💖

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 5 лет назад +3

    Masha allah sheekh mustafe xaaji ismaacil haarun walahi caqliyan iyo fikriyanba uu ii badalay aad baan u jecelahay mixaadarooyinkiisa

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 5 лет назад +4

    Ilaahay cimri dheer caafimaad iyo janatul fardowsa haysu kukadaro adiga waalidkaa ehelkaaga oo dhan xafidulah sheikh mustafe markasta aan dhegaysto waxbadan ayaan kafaa iidaa kaalin culus ayaad ugu jirtaa bulshada somaliyeed

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed9855 5 лет назад +9

    Alle haku dhowro
    Sheekh Mustafe Aduun io Aakhiraba.♥😍🙋

  • @calisuldan8335
    @calisuldan8335 5 лет назад +6

    Masha Allah. Allow sh mustafe nodaa amiiin Alx

  • @somaliunion8293
    @somaliunion8293 5 лет назад +18

    Sh mustafe inta jecel like isaara fadlan subscribe saaxiibayaal

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 5 лет назад +14

    Salallahu caleyhi wasallam❤
    Salallahu caleyhi wasallam❤
    Salallahu caleyhi wasallam❤

  • @aasiyashiine7975
    @aasiyashiine7975 5 лет назад +4

    Masha Allah sheekh musdafe alle hakaa jazaai siiyo

  • @drnajisuudi4921
    @drnajisuudi4921 5 лет назад +16

    Allaha kudhoowro sh mustafa cimrigaaga haraago

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 5 лет назад +16

    Wcs Wrxmatullhi Wabarakahu alx Ustaad wax badan ayn kaa bartay alx,ilaahy ha ii barakeeyo cilmikaas,kabaddanna waan kaa sugaa insha allh.ustaad Adigana ilhy haku xifdiyo,Cimri barakeysan ilhy hakuugu maneysto.insha Allh jazaakallh qeyrn

  • @hiboibrahim5484
    @hiboibrahim5484 5 лет назад +2

    maasha Allah Rabi wuxu kugu manaystay balaqo cilmi caqli Alle cimriga haku barakeeyo Jannatu fardarwsa Aamin sh mustafe xaji ismaciil

  • @muhiimdagan920
    @muhiimdagan920 5 лет назад +7

    Allah wuxuu dusheena ku waajib yeelay afar mas'alo
    ١) العلم،وهو معرفة الله ومعرفة نبيه ومعرفة دين الإسلام
    Cilmiga, taaso ah inan Alle barano, Rasuulkiisa barano iyo diinteena inan barano ee Al Islaam
    ٢) العمل به
    Inad ku camal fasho kuna dhaqanto waxad baratay
    ٣) الدعوة إليه
    Dadka inad uugu yeerto diinta, waxaana ka mid ah inad dadka farto wanaaga kana reebto xumaanta
    ٤) الصبر علي الأذي فيه
    Inad usabarto dhibka kaaso gaarayo dacwadaas
    أللهم علمنا ما ينفعنا،ونفعنا بما علمتنا وزدنا علماً ينفعنا

  • @aminahassan5688
    @aminahassan5688 5 лет назад +6

    Masha Allaah jazakallaahu Khayr sheikh Mustafe.

  • @khadiijayousuf1820
    @khadiijayousuf1820 5 лет назад +3

    Masha Allah ilahayow sheekhena noo daa ayaamo

  • @user-lm9wv3sh6s
    @user-lm9wv3sh6s 5 лет назад +5

    الله يحفطك شيخ مصطفى وجزاء الله خيرا في الدنيا والاخرة

  • @Ebra.him26
    @Ebra.him26 5 лет назад +4

    Masha Allah sheikh mustafa Allah hakuxifdiyo Aakhiro iyo aduun ba❤

  • @zadekhocky4221
    @zadekhocky4221 5 лет назад +1

    Alla ha inagu anfaco kalimaadkaasi sheekh noogu ducee cilmi nafica ☺😊😊

  • @alinamuktar3519
    @alinamuktar3519 5 лет назад +2

    Manshallah muxadaro qiimo badan jazakallahu kheryan jaza

  • @rashkaboy1380
    @rashkaboy1380 5 лет назад +3

    Masha allah jaza kalah khayr jazaa allah sheekheena sheekh musdhafa haji ismacil harun alah kuunaxariiso

  • @abshirxuseen411
    @abshirxuseen411 5 лет назад +2

    maasha allah sh: mustafe xaaji ismaaciil alle ha kaa abaalmariyo

  • @anwarmaxamuud2216
    @anwarmaxamuud2216 5 лет назад +1

    sheekh jazaaka allaah aad baan ugu xidhnahay muxaadaraadka sheekha wax badan kaa bedelayaan

  • @mohameddeck1076
    @mohameddeck1076 5 лет назад +2

    man Sha Allah sheikh Mustafa cilmi dankasto ilah kugumaneste eyo balaqo wx fxnsis umada... jazakalahu kher sheikh dar ale kujclye

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 5 лет назад +6

    Ma sha Allah
    Sheikh Mustafe Ilahay hanarakeyo Allah dartiis aynu jecelahay!Cilmigisa Rabi hau barakeyo Inaga hainagu anfaco.
    Waxan ka yabay Kuwa Dislikes👎🏽 Saray Tolow ma wayna kala aqoonin Mise Waa qar jiran ! Subxanallah Ilahay xaqa haina wafajiyo.amiin ya Allah

  • @fatimadagan334
    @fatimadagan334 5 лет назад +3

    M.a Allh hakuxifdiyo shikh mistafe

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 5 лет назад +10

    Sheikuna fadiil Allah yaxfidka

  • @amounnour715
    @amounnour715 5 лет назад +1

    Ilhy aduun iyo akhiraba haku barakeyo
    Aftanimo iyo balaaqo ayaa alle kugu manaystey Jazakalahu khyr❤

  • @nimcoahmed2191
    @nimcoahmed2191 5 лет назад +2

    Masha allaaaah sheekh mustafa allaha ku barakeeyo allaha nagu anfaco

  • @naciima6215
    @naciima6215 5 лет назад +8

    Jasakalaha khayran zhiikh 💐👑

  • @liibaanwaasuge
    @liibaanwaasuge 5 лет назад +16

    Masha Allah waa muuxaadaro ciwaan qurxubadan leh

  • @mohamoudaliaden9544
    @mohamoudaliaden9544 5 лет назад +4

    Mchaa allaah muxaadiro qiimo u leh dhalinta samadka Alle ha noo kaa xafido😙

  • @shukrihappy9506
    @shukrihappy9506 5 лет назад +1

    Mansha allah sheekh mustafe allah ha ku xifdiyo

  • @shaangeaweys3019
    @shaangeaweys3019 5 лет назад +6

    Sheekh mustafe ale haku xifdiyo

  • @nuurxusein1829
    @nuurxusein1829 5 лет назад +2

    waan ku salamay shiiq mustafa alle haku xafido

  • @xaafidmaxamed3819
    @xaafidmaxamed3819 5 лет назад +6

    Alle hku dhawro shekh mustafa ❤❤

  • @zakariaabdirahman2940
    @zakariaabdirahman2940 5 лет назад +4

    Sheekh mastafa alle haku. Xifdiyo

  • @zackmhidig362
    @zackmhidig362 5 лет назад +2

    Machallah alle haku barakeyo sheikh, markasta cilmibad no faideysa alle haka abal-Mariyo .

  • @inspiretech3864
    @inspiretech3864 3 года назад

    Waa muxaadaro ka dhalin yaro ahaan inoo noqon karto dhiiri gelin, waano, iyo rajo badan♥️♥️

  • @axmedessa8343
    @axmedessa8343 5 лет назад

    ALLE ha barakeeyo sh.mustafe x,ismaaciil

  • @boramarealestate
    @boramarealestate 5 лет назад +7

    Ilaahay hakaa abaaliyo sh. Mustafa

  • @muslimineastafrica8969
    @muslimineastafrica8969 5 лет назад +1

    mansha allah sh mustafe alle ha ku barakeeyo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 лет назад +2

    Maanshaa Allah sheekh Mustafe. Waxaad noosoo gudbisey muxaqdaro muhiima.

  • @omerozil4337
    @omerozil4337 5 лет назад +4

    Masha Allah sheekh mustafe jasakalah khayr

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 5 лет назад +2

    ILAAHAY khayr haku siiyo

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 5 лет назад

    Mashallah Sh.Mustafa Cilmiga, Caqliga iyo Cafimadkaba Allah kula Xabaal geeyo. Dhalintana Allah noo hedeeyo.

  • @amaalxikma2917
    @amaalxikma2917 5 лет назад +1

    mansha allaa sheekh mustafe shekan kuxindhahay alle haku barakeeyo labada darodba

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 5 лет назад +1

    Alle Cimri dher haku siyo sheikh Mostafa Haji Ismail 💖❤💪🙏

  • @addoontiialle5019
    @addoontiialle5019 5 лет назад

    maasha ALLAAh sheeqoow aad baan uga farxaa muxaadarooyinkaaga qeeyr ALOOW kuugu badan waxaan ALLE weeydiisanaayaa janada inan ku kuluno yaa RABB aamiin

  • @redwan_ahmed
    @redwan_ahmed 5 лет назад +3

    Sheikh an tagero
    Sheikh mustafe
    Alle haku xiftiyo akhiiii

  • @apdalehkawdan8437
    @apdalehkawdan8437 5 лет назад +1

    masha allah sh mustafe alle cilmiga iyo aqoontaba ha kuu barakeeyo

  • @cabdulaahicabduhaab5796
    @cabdulaahicabduhaab5796 5 лет назад

    Cumri dheer alle hasiyo shiikha amiin aamiin aamiin

  • @samiraaaden6929
    @samiraaaden6929 5 лет назад +3

    Allah ku dhowro sh mustafa❤️❤️

  • @abdallaahmedabdirizack2372
    @abdallaahmedabdirizack2372 5 лет назад +2

    alle haku dhawro sh.mustafe

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 лет назад +1

    Ilhaaaw sh mustafe naarta ka xoreee janada ugu bishaaaareee

  • @nasemdahry4928
    @nasemdahry4928 5 лет назад

    Maashallah, Sh. Mustafa xaji Allaha ka abal mariyo adun&Akhiro.

  • @maryanruunmohamed5819
    @maryanruunmohamed5819 5 лет назад

    Mansha allah illahow sheikh ciimri dheer oo cibada subaan iyo cafimaad sii Amin.

  • @mustafmohamed9465
    @mustafmohamed9465 3 года назад

    Ilahay Cimriga, Cilmiga iyo Cafimadka Haku Barakeeyo Janatul firdowsa adiga iyo ehelka haka warabiyo. Best Motivition speaker Dhiirigeliye sh mustafe.

  • @umaymakosaar4079
    @umaymakosaar4079 5 лет назад +1

    ماشاءالله فضيلة شيخ مصظفی جزاك الله خيرأ

  • @ayaanleiid8142
    @ayaanleiid8142 5 лет назад

    Jazakalaahu khyr sheikh mustafe
    Ilaahayna waxaan ka baryayaa iiinuu naga yeelo kuwii ka faaidaysta waqtigooda dhalinyaranimo

  • @mustaphaabdirizak742
    @mustaphaabdirizak742 5 лет назад +2

    ما شاء الله جزاك الله شيخنا الحبيب مصظفى بارك الله.

  • @alinouraabi4470
    @alinouraabi4470 5 лет назад

    sheikh mustafe mnsha alllah
    alle cimriga iyo caafimaadka hakuu dheereeyo waxad tusaale u tahay dhalinta islaamka ah

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 5 лет назад +1

    Mash'allah Baraka'Allah fik ya Cheikh

  • @egnhamsechanalyoutubeegnha1622
    @egnhamsechanalyoutubeegnha1622 5 лет назад

    Alle ha inagu anfaco
    Muxadaradka u ino tafsiray shekh mustafe xaji ismacil ilahy darti ayan Ku jeclahy

  • @axmedziyar1136
    @axmedziyar1136 5 лет назад +1

    Masha allah sh mustage allah tartiis ayaan isaga jeclahay

  • @siciidaxmedabokor143
    @siciidaxmedabokor143 5 лет назад

    maansha allaah sheekh mustafe xaaji ismaciil haaruun baaraka llaahu

  • @xaawoxasankuuloow3697
    @xaawoxasankuuloow3697 5 лет назад

    maasha Allaah tabaaraka Llaah sheekh Mustafa Allaha ku xafido jasaaka llaah kheer Allaha kuu saa.idoyo cilmigaaga

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 5 лет назад

    Maashaaa alaaaah aqoonta alaha kuusiyaadiyo waanoo faaa iidaysay naarta alaaah hakaa xoreeyo jisaaakalaaah jana yaarab🙌🏼👌🏼

  • @eng.mascuudabdirahmaan552
    @eng.mascuudabdirahmaan552 5 лет назад

    manshalaaah sheekh musfate alle ajar ha ka siiyo muxaadaro qiimo leh

  • @ibraahimsaid2344
    @ibraahimsaid2344 5 лет назад

    jazaaka allahu kheyr sheikh mustafe xaaji ismaciil haruun

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 5 лет назад

    Masha allah allah hano xifdiyo Sheikha iyo dhamaan culimada oo dhami

  • @nimomamin3937
    @nimomamin3937 5 лет назад +2

    Masha allaah jazakalaahil kheeyr sheik🙏

  • @adamali-mq1sz
    @adamali-mq1sz 5 лет назад +1

    Masha Allah shiekh ilaah haku barakeyo

  • @ibrahimomar4852
    @ibrahimomar4852 5 лет назад

    Sheikhoow ilaahay cilmiga hakuu ziyaadiyo

  • @mowliidfacebookoffical1930
    @mowliidfacebookoffical1930 5 лет назад +5

    shiiq mustafoow alle dartiis ayaan kuku jeclahay wlhi

  • @khadarkeyow2363
    @khadarkeyow2363 5 лет назад +7

    Masha Allah sheekh mustfe

  • @qaliahmed7863
    @qaliahmed7863 4 года назад

    Sheqeyna Allahu ku xifdiyo, waqtiga aad noo hurtidna badelkeeda Allah ku siyo 🌺🌺🌺

  • @AbwaanAlcadaala
    @AbwaanAlcadaala 5 лет назад

    Maansha Allah Sheik mustafe ALLE haku Xifdiyo

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 лет назад +1

    Sheikh Mustafa Alle Ha Barakeeyo

  • @cqadarckariim3057
    @cqadarckariim3057 5 лет назад +1

    masaha Allah sheeqeena aloo noo daaa aamin aamin aamin

  • @ahmedsaidbracr7200
    @ahmedsaidbracr7200 5 лет назад

    Masha allah sheekh mustafe allaha caqliga u barakeeyo

  • @hibohussein2874
    @hibohussein2874 5 лет назад

    Alehakaa abaalmariyo kheyrka aad nagushubtay danbigaaga iyo kawaalidkaana alehadhaafo kuwii janada kukuma ilaahey hanaga dhigo aamiin

  • @zalmoziman5985
    @zalmoziman5985 5 лет назад

    ما شاء الله شيخ مستفى ربي يحفظك 👐

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 5 лет назад

    Jizakallah khyr
    sheikh mustafe
    ilhy haku xiftiyo

  • @abdallahtechnology8334
    @abdallahtechnology8334 5 лет назад

    Mansha allaah sheeq alle hanookaa xifdiyo

  • @tayasiryamani5857
    @tayasiryamani5857 2 года назад +1

    Msh allah shikh mustafe allahu yubaarik

  • @abshirmohamedadam5070
    @abshirmohamedadam5070 5 лет назад

    m.a Allah haka awal mariyo shekh musdhafa

  • @guledz3980
    @guledz3980 5 лет назад +1

    Macha Allah Sh Mustafe jazakumalahu khayran

  • @ismahanjamamohamoud3130
    @ismahanjamamohamoud3130 5 лет назад

    Manshalaah ilahay haa kaabalmariyo shikh mustafe

  • @jamafrance2597
    @jamafrance2597 5 лет назад

    Jazakallah kheyr Sheekh mustafa 👋