2025-01-11 Xasan Sheekh, magaca aan wadaagno ee Abgaal ama Hawiye, god buu ku riday, siddoo kalena dalkii Soomaaliya la oran jirayna god buu ku riday. Xasan Sheekh, Allaha naga qabto! 😢Hurdadii Waan ka tegay, wel welka Soomaaliya iyo Soomaalida, dhibka kusoo socda iga haya darteed😢 Hawiyow, Xasan Sheekh naga qabta. Xasan Sheekh waa Itoobiyaan, ama waa sixran yahay, labada ayeey mid tahay! Soomaaliweyn oo dhan ma la sixray? War Xasan Sheekh, ka qabta dalka! Wallaahi, haddii aan awoodo godka Jilacow ayaan dhigi lahaa Xasan Sheekh. Maxaad u fadhidaan baarlamaanka xildhibaanow, haddii aadan u shaqeeynayn, dalka, dadka iyo diinta? Xildhibaanno, Xasan Sheekh hala rido! Wadanka Soomaaliya in uu soo galo yaan loo oggolaanin. 😢Xasan Sheekh, dalkii wuu gatay😢 Xildhibaanno, Xasan Sheekh hala rido! Wadanka Soomaaliya in uu soo galo yaan loo oggolaanin. 😢Xasan Sheekh, dalkii wuu gatay😢 Hala rido, Xasan Sheekh! Hawiyow, Xasan Sheekh naga qabta. Xasan Sheekh waa Itoobiyaan, ama waa sixran yahay, labada ayeey mid tahay! Soomaaliweyn oo dhan ma la sixray? War Xasan Sheekh, ka qabta dalka, Wallaahi, haddii aan awoodo godka Jilacow ayaan dhigi lahaa Xasan Sheekh. Maxaad u fadhidaan baarlamaanka xildhibaanow, haddii aadan u shaqeeynayn, dalka, dadka iyo diinta? Xasan Sheekh, magaca aan wadaagno ee Abgaal ama Hawiye, god buu ku riday, siddoo kalena dalkii Soomaaliya la oran jirayna god buu ku riday. Xasan Sheekh, Allaha naga qabto! 😢Hurdadii Waan ka tegay, wel welka Soomaaliya iyo Soomaalida, dhibka kusoo socda iga haya darteed😢 😢’’Qabyo ninkeedaa dhameystira’’ ayuu yiri, Xasan Sheekh. Qabyada u dhinayd ma waxay aheyd, in uu Soomaaliya ka iibiyo Itoobiya😢? Soomaaliweyn, ha is difaacdo. Haddii kale, halba mar ayaa la cuni doonaa!
ABI A. QOSOLKA BEENTA AH EE XASAN SHEKH WAA YAQAAN😂. MANA UU AAMINAYO XASAN OO JIRJIROOLE AH😂. WAANA KA HOREEYA, WAANA KA DAMBEEYAA😂. WAX KASTUU KA SAXEEXANAYAA
Xasan dhiiqo. Waa Asal Ma Doorshe. Waxba kama aha Somaliya ETHIOPIA Ayaa Xukunta Somaliya. Abey Ahmad ayaana Madaxweyne ka ah. Waxuu yahay ma jirto. Xasan dhiiqo Waa ASAL Ma Doorshe. Ha ku Kadsoomina.
Wuxuu diidanaa in ay Ethiopia iyo somaliland heshiis gaara an ee Mar walba niyad kama ahayn ee wuxuu rabey in isaga laga hadlo hungurigu wuxuu ka hayaa inuu shidaalka bililiqaysto
Wariyaasha ma xusuustooda ayaa xun mise waa aqoon la,aantooda ayaa liidata xasan sow ma aha nin galbeedka u qiray in ay itooboya leedahay isaga oo jooga jigjiga horay usiiyay
Inkasta aan waxba laga ogaan karin dowlad sireedka xasan waxyaabaha ay dowladaha kawada halaan hadana waxay noqon kartaa raaligelin bahdilkii lagu sameeyey kal hore
Waar sixir ma jire,waa khaainu wadan ee hala tuuro,maxkamadna hala saaro,gurguurte beentu jilayay ma run baad modeen.somaliyeey difaaca dalkiina u diyaar noqda.
Asc saxib abbiy ahmed manta wuxuu noqdey halyeyga geska Africa runtii abbaal bu ino galey wuxu somaliya ka bed baadiyey in dalka argagixisada lagu warejiyo wayo dalka wuxu qarka usaarnaa in masar iyo Al shabab ka khawarij ta ah la waregan dalal reer galbeed UK iyo UAE iyo USA waxay rabeen in sidii afganistan iyo suuriya oo kale lagu warejiyo argagixisada somaliya taas waxaa diidey oo meel laga maro lawayey waa abbiy ahmed guul iyo gobanimo 🎉
Mahadsenid weriye. Sawirka aad ku daabacday barnaamijkaaga wuxuu muujinayaa jaceylka aad u qabtid madaxweynaha Soomaaliya. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan Sheekh waa in dhanka caafimaadka maskaxda la baadho
War Hassan qabuure faagte damiir iyo dadnimo midna maleh brother wax sixir ah majirto a Hassan munaafaq wa qof ad ujilicsan runti
2025-01-11
Xasan Sheekh, magaca aan wadaagno ee Abgaal ama Hawiye, god buu ku riday, siddoo kalena dalkii Soomaaliya la oran jirayna god buu ku riday.
Xasan Sheekh, Allaha naga qabto!
😢Hurdadii Waan ka tegay, wel welka Soomaaliya iyo Soomaalida, dhibka kusoo socda iga haya darteed😢
Hawiyow, Xasan Sheekh naga qabta.
Xasan Sheekh waa Itoobiyaan, ama waa sixran yahay, labada ayeey mid tahay!
Soomaaliweyn oo dhan ma la sixray?
War Xasan Sheekh, ka qabta dalka!
Wallaahi, haddii aan awoodo godka Jilacow ayaan dhigi lahaa Xasan Sheekh.
Maxaad u fadhidaan baarlamaanka xildhibaanow, haddii aadan u shaqeeynayn, dalka, dadka iyo diinta?
Xildhibaanno, Xasan Sheekh hala rido!
Wadanka Soomaaliya in uu soo galo yaan loo oggolaanin.
😢Xasan Sheekh, dalkii wuu gatay😢
Xildhibaanno, Xasan Sheekh hala rido!
Wadanka Soomaaliya in uu soo galo yaan loo oggolaanin.
😢Xasan Sheekh, dalkii wuu gatay😢
Hala rido, Xasan Sheekh!
Hawiyow, Xasan Sheekh naga qabta.
Xasan Sheekh waa Itoobiyaan, ama waa sixran yahay, labada ayeey mid tahay!
Soomaaliweyn oo dhan ma la sixray?
War Xasan Sheekh, ka qabta dalka,
Wallaahi, haddii aan awoodo godka Jilacow ayaan dhigi lahaa Xasan Sheekh.
Maxaad u fadhidaan baarlamaanka xildhibaanow, haddii aadan u shaqeeynayn, dalka, dadka iyo diinta?
Xasan Sheekh, magaca aan wadaagno ee Abgaal ama Hawiye, god buu ku riday, siddoo kalena dalkii Soomaaliya la oran jirayna god buu ku riday.
Xasan Sheekh, Allaha naga qabto!
😢Hurdadii Waan ka tegay, wel welka Soomaaliya iyo Soomaalida, dhibka kusoo socda iga haya darteed😢
😢’’Qabyo ninkeedaa dhameystira’’ ayuu yiri, Xasan Sheekh. Qabyada u dhinayd ma waxay aheyd, in uu Soomaaliya ka iibiyo Itoobiya😢?
Soomaaliweyn, ha is difaacdo.
Haddii kale, halba mar ayaa la cuni doonaa!
ABI A. QOSOLKA BEENTA AH EE XASAN SHEKH WAA YAQAAN😂. MANA UU AAMINAYO XASAN OO JIRJIROOLE AH😂. WAANA KA HOREEYA, WAANA KA DAMBEEYAA😂. WAX KASTUU KA SAXEEXANAYAA
HIHI BADAWGII XASAN BAAHANE INDHA SARCAAD BAA LOO DIYAARIYEY😂. WAAKAA WAX KASTA UU SAXEEXAYO😂
Riyo waa tanio kale
Mwn mastaahilo xasan sixiroole waa beentiisii xasan mooryaan sida loo galaye War sixirka aad sheegayeso asagaaba geele kula taliyeye in uu wadanka ku qabsadaye abii atuuu gurigiisa jiiifaahcaawaxasantuug😮😅😅😅😊😊
Fal maa ahe rag matihin uf warya.
Xasan dhiiqo. Waa Asal Ma Doorshe. Waxba kama aha Somaliya ETHIOPIA Ayaa Xukunta Somaliya. Abey Ahmad ayaana Madaxweyne ka ah. Waxuu yahay ma jirto. Xasan dhiiqo Waa ASAL Ma Doorshe. Ha ku Kadsoomina.
doqoney dabkaa ba' , waa doqon, nacas ah.
Wale i u sixir la waregayo
Wuxuu diidanaa in ay Ethiopia iyo somaliland heshiis gaara an ee Mar walba niyad kama ahayn ee wuxuu rabey in isaga laga hadlo hungurigu wuxuu ka hayaa inuu shidaalka bililiqaysto
😂😂😂
HIHI XASAN BAAHANE INDHA SARCAAD BAA LOO DIYAARIYEY😂. WAAKAA WAX KASTA UU SAXEEXAYO😂
Wariyaasha ma xusuustooda ayaa xun mise waa aqoon la,aantooda ayaa liidata xasan sow ma aha nin galbeedka u qiray in ay itooboya leedahay isaga oo jooga jigjiga horay usiiyay
xasan waxuu kaloo ka xumaday ladagalanka argagaxisida
Kuligiin waxaad naarta ugelaysaan inaad ka adkaataa somaliland, dawlad gaara oo qaaliya ayey leedahay waxba kama bedeli kartaan
Inkasta aan waxba laga ogaan karin dowlad sireedka xasan waxyaabaha ay dowladaha kawada halaan hadana waxay noqon kartaa raaligelin bahdilkii lagu sameeyey kal hore
Faal maaha xasan asagaa lacag siiyay abii in sidaas loosodhaweyo. Bangiyadii itopia oo eber ah ayuu lacag lacag siiyay abii. Xasan waxuu waxaas u. Sameyay xumaatada axmed islaan ee jupaland xasan lacagtii somaali ya ayuukubixiyay
Waar sixir ma jire,waa khaainu wadan ee hala tuuro,maxkamadna hala saaro,gurguurte beentu jilayay ma run baad modeen.somaliyeey difaaca dalkiina u diyaar noqda.
Sixirna maheline waa midgaan dhilo ah oo in gaalo wasto keliya unool