Wajigey dhugataa u yaaal sheekh anigu wllhey isma faaninayey kariba gabdh sxb nahay la joogey wllhey ninkeedu wu I shukansadey waliba wu iga Hari wayey ila aan ku iri wllhey heblaan ku sheegayaa markiibu iga haray marka raga soomaliyeedna ma qajilaan naaguhuna ma qajilaan uf
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo maya hooyo xaaji wanagsan alle ugu deeqaan ahay alle ha I dayee adigana mid wanagsan alle hakugu deeqo adigana nin wanagsan alle haka dhigo
Asc hadala qaar aa ku hadleesid ka taxadir inta aa leedahay waxaan saxaa waallkeey muslim, soo qaado qisooyinka dadka isku dhaweenaayo gabar saaxiibteen eh waa wax laga naxo oo laga fiican yahay & xataa mid aan aqoonin bur burka guri dhisan ayaa wax kasto ka ween Allaah ka baqa guryaheena & caruurteenaba wee u dhibaateesan yihiin dadka diinta inee bartaan waxa ee ogashahay & waxa ee reebeeso lee ku filan dadka , inti la soo fariisto saan aa dhacday & saan umadeena waxee u baahantay in diinta si xaq loo barto bas xad gudub ma jiraayo.
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Jaz Allah Kheyr
جزاك الله خير يا شيخ أحمد اليماني
Waxa fiicaan ina la qarso nicimada ilahay ku siyay 🙏
Scw ❤scw kamaadudiin dudaan 😢
🥺 🥺 ..... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Ragga damac iyo dacar kama dhamaatey asalmucaleykum walaal ahmed yamani ❤🎉❤ManshaAllah ❤❤❤mahadsenid
M.a sheekh alle haku barakeeyo
Salalahu caleyhi wasalam ❤
Maashaa Allah
Cajiib waaye shukran shiikh
❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
Subxaanalaah
Baga lala guursaday
Wajigey dhugataa u yaaal sheekh anigu wllhey isma faaninayey kariba gabdh sxb nahay la joogey wllhey ninkeedu wu I shukansadey waliba wu iga Hari wayey ila aan ku iri wllhey heblaan ku sheegayaa markiibu iga haray marka raga soomaliyeedna ma qajilaan naaguhuna ma qajilaan uf
Hada ma madax banaan tahay, Aniga iyo adigu aan is shukaansanee 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo hhhhh
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo maya hooyo xaaji wanagsan alle ugu deeqaan ahay alle ha I dayee adigana mid wanagsan alle hakugu deeqo adigana nin wanagsan alle haka dhigo
@@XafsaMaxamuud-pd3dk Aamin, ukhtii waa kula kaftamayay baraha bulshada in aan ka kaluumaysto ilahay baan ka magan galay
❤
Asc hadala qaar aa ku hadleesid ka taxadir inta aa leedahay waxaan saxaa waallkeey muslim, soo qaado qisooyinka dadka isku dhaweenaayo gabar saaxiibteen eh waa wax laga naxo oo laga fiican yahay & xataa mid aan aqoonin bur burka guri dhisan ayaa wax kasto ka ween Allaah ka baqa guryaheena & caruurteenaba wee u dhibaateesan yihiin dadka diinta inee bartaan waxa ee ogashahay & waxa ee reebeeso lee ku filan dadka , inti la soo fariisto saan aa dhacday & saan umadeena waxee u baahantay in diinta si xaq loo barto bas xad gudub ma jiraayo.
Naa tan la gursaday ma tahay inte kuso xanuntay samiyey 😂
Lawa naag sikasto saxibo uyihin nin kuma heshiyan
Ninkas aniga wa fasixi laha cil cil sa maku jiri karaa
Baga lala guursaday
❤❤❤