KASHIFAAD:- KUWA SHEEGTAY IN AY YIHIIN ODAYAASHA BEESHA COWLYAHAN EE KA BEEN ABUURAY AXMED MADOOBE..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 дек 2024

Комментарии • 46

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 11 часов назад +1

    guul jublaaan inshaaaalh❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 22 часа назад +1

    Alxaqiiiiiiiiqa ALXAQIIIIIIIIIIQA ALXAQIIIIIIIIIIQA ALXAQIIIIIIIIIIQA ❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 23 часа назад +4

    Jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumoCismaan-w8x
    @FadumoCismaan-w8x 22 часа назад +2

    Guul jublaan inshaaalh ❤❤❤❤

  • @hibosaid6244
    @hibosaid6244 23 часа назад +5

    dulinimo weenaa. Mareexaan baa ahmad daarotnimo ku difaacayo cowliyahana 20 dollar. idaacado uso fariisten. waa lakala gobsanyahay walaahi. salaamaat

    • @Mrrred2023
      @Mrrred2023 22 часа назад +1

      Waa sheegad waxan jaljecel a😊yey ueg yihiin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 16 часов назад +1

    A.Balwaan Marxumka Xamza Munafaqa Dalka dadka wada xarashtay HSM anaga dan noo ma haayan,A.Balwaan muhimadda Ahmed Aan ogga bahanay Besha Aulayahan iyo.dadka jubalaand ee sharfay 14sano oo.hore iyo.maantaba wali Hogaminta Mamulka u dhiibay waa in Dalka maqan oo.hatta degamo.beshisa Reer Ugas koshin eey degto,Qoqaani Tabta Hawina kombolosh Jore oo Raas kamponi.iyo Badhadha inta eey iskujiraan Balwaan aad fahneyso Adeerkay muddo 3 bilowd waa in uu cidamada ATMiS kuwa Darawishta kuwa DFS ee iyaga aan fashilkii Raskamponi diideyn Sida Taliyihii Danab ee joogay Abdille Birole kuwa Afmadow kuwa Kismayo ee CXD Qeyta 43aad waxaa karabna in Gobolka Maqan ee jubada dhexe uu xoreyo.

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g День назад +2

    Jubaland guul sayidka guul

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 16 часов назад +1

    A.Balwaan Ahmed Madoobe Adigoo ah wadani Somali.ah Ahmed waxaad fartaa in uu uu u dhaqaaqo xoreynta Gobolka jubalada Dhexe,HSM iyo Hamze Warkooda meel aan iskadhigno.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День назад +4

    kkkkkk marxuunkii iyo xabaalobqote waa waasheen

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g День назад +2

    C.laahow guulayso nin yahaw waad mahadsan tahay

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 23 часа назад +2

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 18 часов назад

    Sax weeye. Sax weeye cabdulahi balwaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 23 часа назад +2

    Cawliyahan ma metelaan odayaasha cawliyahan ,afhayeenka beesha cawliyahan ,waa Cumar xiireey,Ugaaska guud ee beesha cawliyahana waa HUSSEIN UGAAS, marka kuwan ma metelaan ee waa calooshood u shaqaystayaal waaye

  • @RahmadeeqMohamed2221
    @RahmadeeqMohamed2221 День назад +3

    Cabdulahi balwan waad mahadsantahay walal sida fican eed ugahadasho arimaha jubalad cawlyahana ha iskaqabtaan odayaasha qaldan

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 23 часа назад +2

    Ala idin ceebeey mawadankoodii ayey siisteen shilimaad yar

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 23 часа назад +2

    Maya ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @MaslaxCali-w4b
    @MaslaxCali-w4b 23 часа назад +2

    Balawaanow maxamed dhaahiye ma ahan

    • @MaslaxCali-w4b
      @MaslaxCali-w4b 23 часа назад

      Cabdulaahi bare aya ladhaha . Waa musharaxiinta cawlayahan ma ahan

  • @aminaameen6144
    @aminaameen6144 23 часа назад +1

    Mohamed Daahiye waa Kenyan
    Waligiis Somalia Ma asking
    Ceeb badanaa

  • @dahabohussein
    @dahabohussein 22 часа назад +1

    Balwano daheye waa tajir weyo 😂😂

  • @MaxamedIsmaaciil-d3g
    @MaxamedIsmaaciil-d3g 23 часа назад +1

    Balwaanow xamse bax istiqaaladii buu dhiibay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 День назад +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed wa geesi libax landheere ah oo barida dhulka ugu dhufdey ceebta adunka ba ku dhacday odeyashi 10doller lo q abiyey laga so aruriyey gamka barakac yasha muqdisho oo shegayan colyahann wey fashil man odeygi 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza shurshurki horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil wey jaban

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 23 часа назад +1

    Odayaal maahee waa wax ba,ay nin soori qaaday waa nin seefi qaaday uuuuuuf dhuunta kurtun kudhufta

  • @Remember1977
    @Remember1977 День назад +1

    Ma 30 dollar mise 30 kun? 😂😂 Bisinka Ana odayada waan ka hadal siin oo waliba waan ka buraanbursiin intaan min 100 dollar siiyo waaba raqiis.

  • @bby6
    @bby6 23 часа назад +1

    Maya cowliyahan ma matali karan brother

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 День назад +1

    Mahamed daahoye markuu farmaajo la dagaalamayay jubaland waa tuu isaga iyo wafdi kenya ka socda xamar tagay buu hormuud u ahaa ee nin qadiyad ku hadlaya ma ahan ee waa nin lacag ku raadsadaa

  • @alimuhidiin7132
    @alimuhidiin7132 16 часов назад

    ADIGU MA COLYAHAN BAATAHAY

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 23 часа назад

    Xamsa ayaa soo adegsaday Cowyahan.

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 20 часов назад

    Cowlyahan suldaan qorane ayaa ugu sareeya suldaan qorane wuxuu taageeray jubaland waxan waa odayaal qaaqlayaal ah oo doonaya inay xasan munaafaq lacag ka cunaan oo kaliya odayaashan qaaqlayasha ah waa sida abaabul oo kale wax macno ah malaha cid ay odayaal u yihiin ma jirto

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 19 часов назад

    Wanaagsan

  • @baderiMahamed
    @baderiMahamed 23 часа назад

    Balwano odayashan wa niman lacag lasiyey cawlyahan ma matalan

  • @abdmohamud1776
    @abdmohamud1776 21 час назад

    Ahmed madowe pualo wuu xoren wayeyey

  • @fowsiamohamedali7724
    @fowsiamohamedali7724 17 часов назад

    Xassan dhiiqo waa waashay mardhaw waxaad sugtaan raysalwasaare Cawlyahan ah inu magacaawo oo xamze marxuun ku badalo😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 23 часа назад

    UGAASKA CAWLIYAHAN WAA HUSSEIN UGAAS ,kuwana ma metelaan cawliyahan talada cawliyahana tuugtan kama go,odo ,jubaland guul

  • @abdmohamud1776
    @abdmohamud1776 21 час назад

    Colyahen pualo inlaxoreyo ayaa udan ah

  • @Abdimahat-qx1ok
    @Abdimahat-qx1ok 22 часа назад

    Nika.wa.kenyan.wa.ninki.barlaman.kenya.dadab

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 22 часа назад

    War ninkan waa nin sharfle san ogaan jiry waa Dr m hahiye amii lagu been abuuranaya

  • @baderiMahamed
    @baderiMahamed 23 часа назад

    War balwano cawlyahan iyo dawlada xasan shek isma yaqanin hadi ay maxamed suber ahanlahay sax lakin cawlyahan maxey ku qaban dawlada xasan shek

  • @LeeQasim
    @LeeQasim 22 часа назад

    Afqudhunle

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube 23 часа назад

    imanka Ale ka qat warya ilen wahan o kale aya noshegta afka ilahey ku qawey warya ilahey ka cabso maha jirta malin u afkan hatlikarin mideda kale kadah bah besha darot iyo besha ogaden qacin bat tahayeh hadi at afhumadan si wado walahi tilabo ayan ka qadena hadi at kadah bihi weyso siyasada Rer ka mideda kale ya cayn karta adi adaba tageresa dalimki Ahmed aha

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube 23 часа назад

    Warya Mahan rawa inat ogato Mohamed dahiye ma aho siyasi habiye hadat aqantey cayda siyasinta habiye kuma ogolaneyno inat caydo siyasi besha darot ah walahi tilabo aya laga wadi mel walbo at jogtit horey ba lo yiri shimbir duldul badan af diji ayey ku socdah is ilalih o ogow Mohamed dahiye inu la dashe team kazo wa ini tilabo laga qada

  • @abdimohamed2345
    @abdimohamed2345 21 час назад

    Odoyaashaas halkee deegaan u ah jubaland mise meelkale ma kilinka ayey degenyihiin mise nfd kuwan malahayga jubaland maaha hhhhhhhhhhhhhh

  • @doone9873
    @doone9873 День назад

    Benta jooji tuug benlow ah aya tahay walahi walahi walahi