Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Haa wllhi wan granayaba mid softi wererada Ku shekeya 😢😢 ilahy
Sanaag walahi waa dhacan yihiin ..Macdanta waa laga guurta.Waxna loo ma qabato 😢
Siyaasiyiinteenu waxaa maba oga waxaa
waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi jazaakumullahu kheyran jazaa wll qaali sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Arday baratay waanu haynaa oo professional ah lkin dawlad maal gelisa baynaan hayn
illahaya ha no badiya wadanken rabina dhibka ha naga dula khada ma la shaqesaya wiilashen Cilamiga soo barataya ayiga waxa walaba ogan lahayen
Sulaymaanoow adiga iyo Dulmi Diid dawlada in aad baraarujisaan iyo in aad wax u sheegtaan idiinma yara,laakiin ruux in uu wax arko rabin wax lama tusi koro.
Sax
English maxaa waaye af somali Maa kaa dhumay
War ninkani meeshan ma canaanta soomaali iyo dawladooda ayuu ufurtay mise in uu wixii warar caalamka iyo dalka uga waramaa wuxu hal hays u lee yahay warar tira beel ah waxayse noqotay canaan tiro beel ah war wax kabadal dhaqankan
Csw.csw csw❤❤❤
Haa wllhi wan granayaba mid softi wererada
Ku shekeya 😢😢 ilahy
Sanaag walahi waa dhacan yihiin ..
Macdanta waa laga guurta.
Waxna loo ma qabato 😢
Siyaasiyiinteenu waxaa maba oga waxaa
waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi jazaakumullahu kheyran jazaa wll qaali sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Arday baratay waanu haynaa oo professional ah lkin dawlad maal gelisa baynaan hayn
illahaya ha no badiya wadanken rabina dhibka ha naga dula khada ma la shaqesaya wiilashen Cilamiga soo barataya ayiga waxa walaba ogan lahayen
Sulaymaanoow adiga iyo Dulmi Diid dawlada in aad baraarujisaan iyo in aad wax u sheegtaan idiinma yara,
laakiin ruux in uu wax arko rabin
wax lama tusi koro.