Qaali Ladan | Sacdiyo Siman | Mohamed Bibshe | too beezaani | Galmudug | Hess cusub 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Fadlan subscribe saar hda ku cusub tahy channel kaan

Комментарии • 99

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz 3 года назад +60

    Hambalyo, walaalaha galmudug farxad ku noolaada i'm from hargeisa somaliland ❤❤❤

  • @idontcareaboutyourfeelings1972
    @idontcareaboutyourfeelings1972 3 года назад +58

    Galkaceyo!!!! Galmudug dhulka habargidir sacaad!!! My blood 🩸💉

  • @maxamedxuseen4055
    @maxamedxuseen4055 3 года назад +44

    Galmudug wan wadana hadanu reer sheekh isaxaaq nahay I am cidagale sandaladiya

  • @abdullahiahmedxiin4653
    @abdullahiahmedxiin4653 3 года назад +31

    Labada mamul ee walalaha ah ee galmudug iyo puntland waa inaad heeso wadajiro usoo wada qadaan👍👍👍

  • @abdullahimohamed7926
    @abdullahimohamed7926 3 года назад +71

    Habargidir sacad siciid hadaad tahay farta taag ❤️

  • @TheMadFarah
    @TheMadFarah 3 года назад +74

    I'm Og. I love Habar Gidir! We've been with them in 1991! Long live my people! ❤️❤️❤️

    • @ilaalyare6017
      @ilaalyare6017 3 года назад +1

      0

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 2 года назад +1

      ogadeen gii hore xirika iyo walanimada waa ogyihin hg waa qabilka kaliya onlf toos u tagersana rasas baa rashin ku dhex qarin jiranay see xabashidu u arag onlf darteda ayaa xabashi ayeey zenawi uga watay cuqaal oo u ku jiro ugaaska cayr 2 bil u xirnayeen ogadeen weligee. wanu garab tagneen marki cadawgi xabashida dhibatemayeen inta wax garadka ah waa og yihiin xaqiiqdaan

    • @TheMadFarah
      @TheMadFarah 2 года назад

      @@mkhmahamud2394 ❤️❤️❤️

    • @ridwaanraaxo435
      @ridwaanraaxo435 2 года назад +3

      Og 🤝 hg. Long live all somalis

    • @TheMadFarah
      @TheMadFarah 2 года назад

      @@ridwaanraaxo435 ❤️

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 3 месяца назад +3

    Qaali ladan🥺cod qurxana masha allh magoosha Nool❤️Hambalyo shacabkii Galmudug🩸💚🤍💙

  • @saabir3667
    @saabir3667 3 года назад +28

    Hambalyo galmudug abidkiin jira big love from somaliland hargeisa

    • @Nika_kit800
      @Nika_kit800 3 года назад +3

      🥰🥰🥰 walaha Somaliland guuul

    • @saabir3667
      @saabir3667 3 года назад +2

      @@Nika_kit800 ❤

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 3 года назад +20

    Qaali ladan cod Ilahay siiyay caadi ma aha Masha Allah lakin hada way ka baxday fanka

  • @sucaadmoha8407
    @sucaadmoha8407 2 года назад +5

    Kun jeer sanad guuro wacan galmudug 💙🤍💚from marexan ree diini 💯💪❤

  • @maxamedxuseen4055
    @maxamedxuseen4055 3 года назад +7

    Xeraale iyo magalo direed ha laygu salamo from hargaysa rer sheekh isaxaaaq

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 года назад +17

    Hamplyo dadkeygii reer galmudug😘❤

    • @Arafodore
      @Arafodore 3 года назад

      Sanad guuro wanagsan sister, Galmudug all the way.❤️❤️❤️🩸

  • @aishaali6448
    @aishaali6448 2 года назад +6

    Kunjeer sanad wacan Abtiyaal 🩸 Galmudug ❤️

    • @farhanbadmah748
      @farhanbadmah748 2 года назад +2

      We love you Abti❤️💔💐🙏💘

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 2 года назад +2

    Xornimo meel lagu gam'aa
    Guriga dhaqankiyo hidaha
    gobtuna meesha ay dagtaa
    Iyo gacal wada dhashiyoo
    Kun jeer sanad guuro wacan galmudug
    Sanadku waa 2022

  • @oskaali3746
    @oskaali3746 2 года назад +7

    Dhashii h.g 🤺💪🦁👊

  • @najiibxiir9586
    @najiibxiir9586 3 года назад +11

    Mashaa allaaah viva galmudug wan jeclahay wana ka dhashay

  • @abdirisaqdhahir6830
    @abdirisaqdhahir6830 2 года назад +4

    Waw wa xaqiqo inay tahay dhul gobeed ilahay ha dhawro nabad iyo guul

  • @cadaaweyare8277
    @cadaaweyare8277 11 месяцев назад +4

    Golihii sharaf kiyo hogaanka
    Gob aan kala sooc kajirin
    Dadkana gabigood usiman
    Galmudug waa lagu yaqaan
    Xornimo meel lagu gam aay
    gurigii dhaqankiyo hidaha
    Gobtuna Mesha ay dag taay
    Iyo Gacal wada dhashiyo
    Kun jeer sanad guuro wacan
    14 kii August lagaaray maanta lagaray
    Waa markii galmudug lataagay
    Sanadk guura deedi weeye
    Hambalyo shacabkii galmudug
    Gabdhaha ugu shidan dalkena
    Misna Gaariyo hagaag san
    Oo aan waligood lagaa rin
    Galmudug waa lagu yaqaan
    Dhulkoo gesiyaal difaacan
    Oo aan ganbanoo baqayn
    Halkii lagu garan ogaa
    suldaan garta looga haray
    .kunjeer sanad guuro wacan
    14 kii August lagaray manta lagaray
    Waa markii galmudug lataagay
    Sanadk guura deedi weeye
    Hambalyo shacabkii galmudug
    Sxbkay Abwaan Axmad Cabdulahi Dhajac
    Guulayso

    • @SaynabCqadir-s5s
      @SaynabCqadir-s5s 2 месяца назад +1

      Big man 👨 laandheere Nin
      Galmudug nimadu ku wayn thy baa tahay

    • @CadaaweYareAaden
      @CadaaweYareAaden Месяц назад

      ​@user-rr2uw2ce2t
      Thanks laandheere sanad kadib 14 August 2024🤚

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 Год назад +1

    🎉-
    14 agusta lagaray manta lagaray 🫶❤ Manto kale Baraxley iyo Bandiiradley bey iga heesa iyo Garabla iyo Xiindheere my Abtiyal Sacad and Duduble Ya iga Nasib bdn 🌹❤️

  • @Arafodore
    @Arafodore 3 года назад +13

    Hambalyo to my fellow Galmudug peoples.❤️❤️❤️

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 3 года назад +7

    Hamblyo reer Galmudug ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xasancali1298
    @xasancali1298 Год назад +1

    Masha.allaah galmudug dhulkiieyga beeray

  • @FahmoAsluub-yb1fd
    @FahmoAsluub-yb1fd Месяц назад

    I can,t wait 14 aug 2024❤💯

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 3 года назад +7

    Dadka wax gooya oo dhan iyo gabdhaha ugu fcn gayiga soomalia ayaa kasoo jeeda galmudug dhamanteed

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 3 года назад +9

    Gobal dhulkeeyga gobaladiisa ka mid ah iyo sanadguuradoodii hambalyo 14 October hambalyo galmudug 🇸🇴

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 года назад +1

    14 Augusta 2022/ waa malinteena manta intii so booqatay heestan macaan✌🏽🦁💪

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 Год назад +1

    Galmudug 🇱🇺 guleysta gesiyada gayigena
    Saaxo cabudwaaq balanbal dhusa mareeb

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 месяца назад +1

      calanka Galmudug kaas maahe soo baro😁waxey calankan aad la wareegeyso

  • @leyloyusuf1275
    @leyloyusuf1275 2 года назад +4

    Heestan xili kastaa soo booqda my dhiiga ❤❤❤❤❤❤💋💋💋

  • @dahirmowled4956
    @dahirmowled4956 3 года назад +4

    Qali ladan wlshei fan waa dhaafay waxeeda sido kale siman kama aanan tegin❤

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 3 года назад +8

    Qaaliladan fanka weey ka baxdee heesaheeda daaya

  • @rayaanfarah5330
    @rayaanfarah5330 3 года назад +8

    M.a heesta kalakczan waayo ❤❤❤

  • @mohamedharawe2875
    @mohamedharawe2875 3 года назад +4

    Mashalah guul iyo gobanimo galmudugnimo

  • @شهابالمتحمس-غ4ع
    @شهابالمتحمس-غ4ع 3 года назад +6

    KON JEER SANAD GUURO WACAN

    • @adnoqueen2710
      @adnoqueen2710 3 года назад

      Kun jeer sanadguura wacan galmudug

  • @geedigaming9160
    @geedigaming9160 3 года назад +4

    Masha allah galmudug

  • @sucaadofaarax7495
    @sucaadofaarax7495 3 года назад +8

    wlhi ku haystaa

  • @bishaarcali3563
    @bishaarcali3563 2 года назад +1

    Sanad guura wacan Galmudug 🥰

  • @zakiazonda648
    @zakiazonda648 2 года назад +1

    Amazing video viva galmudug

  • @abdimoalim6733
    @abdimoalim6733 3 года назад +4

    Hmplyo dadki la iga beery reer Galmudug🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman9288 Год назад

    Somalia goormay mid noqonisaa oo calamadaan qashinka lagu dari doono😢😊

  • @mohamedabdi9045
    @mohamedabdi9045 3 года назад +2

    Galmudug guul

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Год назад

    Maash Allaaha wan sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 3 года назад +2

    Malinba magalada miya logeesi wa yaabe one Somalia is the best

  • @cabdiwaliaxmed5716
    @cabdiwaliaxmed5716 3 года назад +4

    Hambalyo hambalyo

  • @nimcasheikhcaagane-bz7ee
    @nimcasheikhcaagane-bz7ee 11 месяцев назад

    👍🙏🙏🙏🙏👍👍❤❤❤

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 года назад +1

    Hambalyo dadkeyga Galmudug💙🤍💚
    Happy 14 August 16th galmudug anniversary.
    2 yr ay channelka ku jirto
    111K Views 2.3K likes👍 bay mareysaa heestaan xiligaan.
    Sun, 14/Aug/2022 PM 9:41 PM

  • @raaxoxasan4167
    @raaxoxasan4167 3 года назад +1

    Maashaallaah walalhal💅👌💅👍👎💛💛💛💚💚💚💓

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 3 года назад +2

    Woooow alaah yaa cisag

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 года назад +1

    Hambalyo dadkeyga Galmudug💙🤍💚
    Happy 14 August 16th galmudug anniversary.
    2 yr ay channelka ku jirto
    112K Views 2.3K likes👍 bay mareysaa heestaan xiligaan.
    Sun, 14/Aug/2022 10:54 PM

  • @TaakulYare
    @TaakulYare 2 месяца назад

  • @abdisalamabdullahi1142
    @abdisalamabdullahi1142 Год назад

    I like this song wlh ❤❤

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 года назад +4

    Mahadsanidiin

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 года назад +1

    Hambalyo galmudug

  • @sayadcali1810
    @sayadcali1810 Год назад

    The best❤❤

  • @mascuudahmed5787
    @mascuudahmed5787 3 года назад +1

    Qali ladan fananad fanad dhaaftay

  • @sakicagane
    @sakicagane Год назад

    1:42

  • @quruxdiiooqofa7191
    @quruxdiiooqofa7191 2 года назад +1

    Hamplyo dadkeygii hg nimo

  • @aminoali3848
    @aminoali3848 3 года назад +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hiboali9394
    @hiboali9394 Год назад

    🎉❤ Galmudug 14 Aug 💙💚🤍

  • @hodanabdirahman5540
    @hodanabdirahman5540 2 года назад +6

    Manshallah 💙💙🇦🇽🇹🇷

  • @xuseenxirsi8029
    @xuseenxirsi8029 3 года назад +1

    M.a

  • @mohamedcabdiraxmaan5720
    @mohamedcabdiraxmaan5720 2 года назад

    Hooyo

  • @mr_abdiwahidibrahim3485
    @mr_abdiwahidibrahim3485 3 года назад +2

    KKK.guul.galmudug

  • @nuunecade5338
    @nuunecade5338 Год назад

    😂😂😂

  • @xasanxirsixuseenxirsi7434
    @xasanxirsixuseenxirsi7434 3 года назад

    Gg

  • @maryanruun5208
    @maryanruun5208 2 года назад

    7

  • @cusmanmaxamedcabdimustaf423
    @cusmanmaxamedcabdimustaf423 3 года назад

    0