Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Alla yaa cizak waxaan ku marqaamayaa cawoy thy 25/10/2023 murti waa tii hore
Ayyy Heestaan inaba cadi maha, waa mid ka mid ah hesaha ugu shidan ee uu Xasan Aadan Samatar qaaday.
Hestan caawa ayaan ku marqaamayaa runtii ❤18/11/24 samatar long life
Sebidii yaraydeeWaxa saaka joogiyoWaxa soo socdee maqanKala socotay guudkeeRabigay sakhirayeeySermaweydo curatiyoHeshay saba wanaagooSaxalkiyo abaartiyoSaxarkii ka saarteeLoo wada sinnaayeeyCawshii la sugayeeXoolaha sirtoodubaUu ku wada sinnaayeeSubax wada dhaleeneeCaanaha la saydhshaaySagaaloodkii dirirkeeRabbiyow na siisayeNa salaamad yeeliyoSamir lagu ducaystiyoLagu seexanaayee.Kuma sahashanaayee Saxarlay jidhkaygaaySeedda iyo dhiiggayHaddaan sugo abaalkanaAdaa iga samaysteeRabbi haysku keen simo.Sannadkii cusaybibaSool iyo dhibaatiyoSado iyo wanaagiyoSacaadadii nasiibkay Aniga uu i siiyaaySuuraddiyo hannaankanaTii haween u sidateeSamada iyo aradkabaLaga wada salaamayLaga saabay xumaheeLaga saamaxaayaayAlle samir ma moogeeIimaan saxeexeeyGeeridu sal weeyeeSawjaddii rasuulkay Saaxiib la noqoteeMaantaa la saaqmeeSuurtu ay dhawaaqdonaDad jidkii siraadaadSareecawga duushooJannadii la seexshaayKuma sahashanaayee Saxarlay jidhkaygaaySeedda iyo dhiiggayHaddaan sugo abaalkanaAdaa iga samaysteeRabbi haysku keen simo.Soomaal afkeennaaSaadaal wanaagiyoBishii lagu sifayn jireySubax waa iftiimiyoSida waaberiseeyQalbigeeda saafiyaSoddonkeedi rabadaanNuskeedii ka soonteeDunuub laga sigeeyeeSunnihii geleysaay.Saqda dhex cadceeddaaDayaxaa sagaalka ahSiinaysey nuurkeeLagu wada soconaayiyoSuuraddii xiddigahaaySabarka iyo dhabarkaaHadduu kaaga dhaco saxarAan la socon karayniyoBiyuhuu qarkay sigayNebi khadar la siiyaayKuma sahashanaayee Saxarlay jidhkaygaaySeedda iyo dhiiggayHaddaan sugo abaalkanaAdaa iga samaysteeRabbi haysku keen simo.Dhegaysi wacan
Thank you walaalo qoraalka heesta appreciate
Ax yaa hees waxan dhagaysanayaa 28/2/2024 Saacadu waa 9:30 hapeenimoHadaan sugo abaalkana adaa iga samystee rabi haygu kaa simo❤
Axya xasan heestan hees ka shidan ma jirto , xooga yar oo danbi ah baa ku jira.
Hawshii maha ee waa #cawshii waa bil ay xooluhu dhalaan
kuma sahashanaayee saxarley jidhkaygana seeda iyo dhiigaa hadaan sugo abaalkaa adaa iga sameystee rabi heysku keensimo sanadkiii
Sebidii yaraydeeWaxaa saakay jogiyo Waxaa soo socodee mqanKala socotay guudkeRabigay sakhirayeeySermaweydo curatiyoHeshay saba wanaagooSaxarkiyo abaartiyo
Heestan waxaan ku soo xasuusan doona zxpkay maxamed
Aashito boy waa ku slmy
HEES XUSID MUDAN.
Sacda dii nasid i love sacda❤❤
I love you our language
Ax ax yaaa hees
cajiib❤
Cashii la sugayee Xoolaha sidkooduba U ku wada sinaayee Subax wada dhaleenee Caanaha la saydhaay..
Àashito wiil marqaan 2024
19/12/2023 2:44 haddaan sugo abaalkana adaa iga isamaystaye rabbi maysku keen simay 😢
Heestan wxn mu murqaamaya cawa o ay tahy 21/1/2025 saacaduna waa 3:30 habeenimo wxn U so laaban doona hadii aan noolaado anO Qof wayn ah
Qoraalka heestan sax miyaa aniga wan yabee
Xasan baashi jiroo joog noolooe salaan sare muqdishoo kasga soo direyas
Hees murtileh 29 1 2024
Heestu gabadh yaroo uu abwaanku dhaly oo uu jeclaa buu u sameeyey dadku waxay u haystaan hees jacayl laba ruux oo waaweyn ah sidaa ula socda
heestan waxa alifay cabdi qays waa faadumo rasuul cida u amaantas u hibeyay
Muu alifin cabdi qays ee waxaa alifay xasan geney walal
Midna maaha waxaa leh nin Qori Gubtay la yidhaa
Best song 2 ,3,mar,2024
I love sacda deroy
Kabanka waa goobe
28.1.2024
Alhamdulilah hada qoraalkayga dib u akhriyey❤❤❤❤
❤
❤❤❤
7:54 Seydh sooryp waa bariiseed.
Hadaan sugo abaalkana Adaa iga sameystaye Rabi haysku keen simo ❤👌
Xoolaha sedkooduba uu ku wada sinnaayee weeyaan
Xasan aadan samatar
Ninka gacantiisu kabanka waxaas oo oohin ah kaga keenayi waa kee? Waxaan sheego garan maye, Cajaa’ib.
Waa goobe zxp kabkan nuucaan ah ayaanba aqaaan
Mahubo Lakn Waxan Filayaa Da uud Cali masxaf inuu yahay kabanka ugu Badan tumay
Daud
Kariye miyaa?
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
biyuhu qar qay sigay ee khadar lasiiyaay maxaa lawadaa fadlan iisheega
Biyuhuu Qarnayn sigay ee khadar la siyaay Waa Dul Qarnayn.
Sod
Ab iyo ab kamankaaba idilay
❤aashito boy 143 page follow dheh thanks all my friends RUclips ❤
Maxamad musuko
Alla yaa cizak waxaan ku marqaamayaa cawoy thy 25/10/2023 murti waa tii hore
Ayyy Heestaan inaba cadi maha, waa mid ka mid ah hesaha ugu shidan ee uu Xasan Aadan Samatar qaaday.
Hestan caawa ayaan ku marqaamayaa runtii ❤18/11/24 samatar long life
Sebidii yaraydee
Waxa saaka joogiyo
Waxa soo socdee maqan
Kala socotay guudkee
Rabigay sakhirayeey
Sermaweydo curatiyo
Heshay saba wanaagoo
Saxalkiyo abaartiyo
Saxarkii ka saartee
Loo wada sinnaayeey
Cawshii la sugayee
Xoolaha sirtooduba
Uu ku wada sinnaayee
Subax wada dhaleenee
Caanaha la saydhshaay
Sagaaloodkii dirirkee
Rabbiyow na siisaye
Na salaamad yeeliyo
Samir lagu ducaystiyo
Lagu seexanaayee.
Kuma sahashanaayee
Saxarlay jidhkaygaay
Seedda iyo dhiiggay
Haddaan sugo abaalkana
Adaa iga samaystee
Rabbi haysku keen simo.
Sannadkii cusaybiba
Sool iyo dhibaatiyo
Sado iyo wanaagiyo
Sacaadadii nasiibkay
Aniga uu i siiyaay
Suuraddiyo hannaankana
Tii haween u sidatee
Samada iyo aradkaba
Laga wada salaamay
Laga saabay xumahee
Laga saamaxaayaay
Alle samir ma moogee
Iimaan saxeexeey
Geeridu sal weeyee
Sawjaddii rasuulkay
Saaxiib la noqotee
Maantaa la saaqmee
Suurtu ay dhawaaqdona
Dad jidkii siraadaad
Sareecawga duushoo
Jannadii la seexshaay
Kuma sahashanaayee
Saxarlay jidhkaygaay
Seedda iyo dhiiggay
Haddaan sugo abaalkana
Adaa iga samaystee
Rabbi haysku keen simo.
Soomaal afkeennaa
Saadaal wanaagiyo
Bishii lagu sifayn jirey
Subax waa iftiimiyo
Sida waaberiseey
Qalbigeeda saafiya
Soddonkeedi rabadaan
Nuskeedii ka soontee
Dunuub laga sigeeyee
Sunnihii geleysaay.
Saqda dhex cadceeddaa
Dayaxaa sagaalka ah
Siinaysey nuurkee
Lagu wada soconaayiyo
Suuraddii xiddigahaay
Sabarka iyo dhabarkaa
Hadduu kaaga dhaco saxar
Aan la socon karayniyo
Biyuhuu qarkay sigay
Nebi khadar la siiyaay
Kuma sahashanaayee
Saxarlay jidhkaygaay
Seedda iyo dhiiggay
Haddaan sugo abaalkana
Adaa iga samaystee
Rabbi haysku keen simo.
Dhegaysi wacan
Thank you walaalo qoraalka heesta appreciate
Ax yaa hees waxan dhagaysanayaa 28/2/2024
Saacadu waa 9:30 hapeenimo
Hadaan sugo abaalkana adaa iga samystee rabi haygu kaa simo❤
Axya xasan heestan hees ka shidan ma jirto , xooga yar oo danbi ah baa ku jira.
Hawshii maha ee waa #cawshii waa bil ay xooluhu dhalaan
kuma sahashanaayee saxarley
jidhkaygana seeda iyo dhiigaa
hadaan sugo abaalkaa adaa iga
sameystee rabi heysku keensimo
sanadkiii
Sebidii yaraydee
Waxaa saakay jogiyo
Waxaa soo socodee mqan
Kala socotay guudke
Rabigay sakhirayeey
Sermaweydo curatiyo
Heshay saba wanaagoo
Saxarkiyo abaartiyo
Heestan waxaan ku soo xasuusan doona zxpkay maxamed
Aashito boy waa ku slmy
HEES XUSID MUDAN.
Sacda dii nasid i love sacda❤❤
I love you our language
Ax ax yaaa hees
cajiib❤
Cashii la sugayee
Xoolaha sidkooduba
U ku wada sinaayee
Subax wada dhaleenee
Caanaha la saydhaay..
Àashito wiil marqaan 2024
19/12/2023 2:44 haddaan sugo abaalkana adaa iga isamaystaye rabbi maysku keen simay 😢
Heestan wxn mu murqaamaya cawa o ay tahy 21/1/2025 saacaduna waa 3:30 habeenimo
wxn U so laaban doona hadii aan noolaado
anO Qof wayn ah
Qoraalka heestan sax miyaa aniga wan yabee
Xasan baashi jiroo joog noolooe salaan sare muqdishoo kasga soo direyas
Hees murtileh 29 1 2024
Heestu gabadh yaroo uu abwaanku dhaly oo uu jeclaa buu u sameeyey dadku waxay u haystaan hees jacayl laba ruux oo waaweyn ah sidaa ula socda
heestan waxa alifay cabdi qays waa faadumo rasuul cida u amaantas u hibeyay
Muu alifin cabdi qays ee waxaa alifay xasan geney walal
Midna maaha waxaa leh nin Qori Gubtay la yidhaa
Best song 2 ,3,mar,2024
I love sacda deroy
Kabanka waa goobe
28.1.2024
Alhamdulilah hada qoraalkayga dib u akhriyey❤❤❤❤
❤
❤❤❤
7:54 Seydh sooryp waa bariiseed.
Hadaan sugo abaalkana Adaa iga sameystaye
Rabi haysku keen simo ❤👌
Xoolaha sedkooduba uu ku wada sinnaayee weeyaan
Xasan aadan samatar
Ninka gacantiisu kabanka waxaas oo oohin ah kaga keenayi waa kee?
Waxaan sheego garan maye, Cajaa’ib.
Waa goobe zxp kabkan nuucaan ah ayaanba aqaaan
Mahubo Lakn Waxan Filayaa Da uud Cali masxaf inuu yahay kabanka ugu Badan tumay
Daud
Kariye miyaa?
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
biyuhu qar qay sigay ee khadar lasiiyaay maxaa lawadaa fadlan iisheega
Biyuhuu Qarnayn sigay ee khadar la siyaay
Waa Dul Qarnayn.
Sod
Ab iyo ab kamankaaba idilay
❤aashito boy 143 page follow dheh thanks all my friends RUclips ❤
Maxamad musuko
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
Qaranka jamhuuriyadda somaliland