Mashruuca Badbaadada Qiyaamuhu Waa Mashquur Shakhsi ah Sheekh Axmed iid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔
    / baraarugmedia

Комментарии • 6

  • @abdiasiisali8739
    @abdiasiisali8739 2 месяца назад +2

    Jazakalahu kheyr

  • @ClxaafidAcademy
    @ClxaafidAcademy 2 месяца назад +2

    جزاك الله خير ❤

  • @sakariyeibrahindaahir1911
    @sakariyeibrahindaahir1911 2 месяца назад

    Kazaa kalaaah

  • @abdiasiisali8739
    @abdiasiisali8739 2 месяца назад +1

    War ilahey kabaqa o culimada aflagadada kadaya

  • @SamowadegeneraltradingSamowade
    @SamowadegeneraltradingSamowade 2 месяца назад +1

    Adaga ka kow ah kuwa muslamiinta galaysiiya caruurta fikiradaha khaldan u dhiiba galaysiiya culumada wa weyn sunaha ku adag galaysinaya caruurta isoo dhiiba masalada tagfiirka dadka lagu galaysiinayo aamin san qofkii ka mid aheen jameecadada salafayiintu ama.jadiidyada aheen in sunahi ia baxeen qofkaa tageeraya ururada dumuqadiyadu leh dhulka lagu wanaajinaya dhulka wa waxa lagu fasahadinayo dhulka halka ururkaagu danahiisa ka dhex arko urur diinmeedyada kale afladeeyo leeday qofkii jameeco sameeya waa gaaloobay sunahii ka baxay hadii aan idhahno urur kheyr ka shaqeeya kitaabka quraanka iyo sunaha in sare loo.qaado.dadka la gaadhsiinyo leh leh wa galoobeen ma aynu galoobnay hadaan idhaahno kheyrka iska kaaashanaye masjidka iyo machadada dhiso Shekh dib isku naqo alle ka cabsiga ka yar waxanad ku hawlantay kala qub qubka islaamka suniga ah adagoo caruurta wax barto faraya in meel kale culumo kalw waxna ka soo baran karin lala manhaj tahiin ma kaase kitaabka sunaha ilahay kala laba kitaaba waxa doonaysa in caruurta shandad madow u dhiibta hadii.is yarahdo culumada kalw wax ka soo dhigo shandada madow kala fur waxa lagu oranaya waxbaa ka khaldan ma hagagsanid dhalinyaro manhaj imaka laysku soo gabada si lock layinku xidho qof quful qof u nool hadii is yaraahdo sheekh dirir ama sheekh mustafe ama shakh umal wax ka dhigo waxa lagu odhanaya ma hagagsanid waxba siya cadaabka ilahay wa daranyay ya la noqan culumo binu israiiil.

    • @GuxayeGarmaqate
      @GuxayeGarmaqate 2 месяца назад

      Wllkayow ka fiirso waxad qoreyso ama ku hadleyso waayo waa qoratada dul sudha wlhida