Jamhuuriyad bixineysa Dhalasho iyo dhul lacag la'aan ah | Waa Yurub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Wuxuu muuqaalkaan ku saabsan yahay labo dhul oo midna dhaco Yurub midna dhaco Africa islamarkaana cid leh aysan jirin.
    Fadlan nagu soo biir oo Subscribe gareey Channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir: nolol121212@gmail.com

Комментарии • 172

  • @shirhaanmaxamed1842
    @shirhaanmaxamed1842 5 лет назад +4

    beelo waaye dhulka iyo dhalasho isku hel waa very good intee lagala xiriiraa bal isheega somaalaay

  • @kubaayomedia
    @kubaayomedia 4 года назад +5

    Sxb codka iyo caqligaba alle hakuu barakeeye nooga soo waran shantii soomaliyeed halkay ku danbeeyen

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 5 лет назад +7

    Aad baad umahadsntahy wll warbixinahaaga wan ku kalsonahay allahy haku sharfo

  • @jeego6157
    @jeego6157 5 лет назад +21

    Somalinimda iga badan 😍😍

  • @aishatakar993
    @aishatakar993 5 лет назад +2

    Asc walalo Waxan ka cdsanyaa Waddanka Qatar Barnaamijka waa barnamij aan jeclahy in aan marksta aan dhagsto oo dawado...

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 лет назад +8

    Keep going bro 💯

  • @japrahassan8410
    @japrahassan8410 5 лет назад +3

    First man like dhac igu sii🤣😂👌

  • @carafaadcabdijabaar9167
    @carafaadcabdijabaar9167 5 лет назад +2

    Number one like you

  • @yaxyalmuslimyaxyalmuslim7482
    @yaxyalmuslimyaxyalmuslim7482 5 лет назад +1

    Adeer dhul hodan ah ayaan leenahay mxaan ku faleynaa labo xuduud dhexdood

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 5 лет назад +1

    Mahadsanid tanaad

  • @abdidaahirofficiall6916
    @abdidaahirofficiall6916 5 лет назад

    Tanaad best Chanel

  • @Ozla252
    @Ozla252 5 лет назад +2

    Tanaad keep going mar walbo waan kugu xiranahay

  • @cawilcali1267
    @cawilcali1267 5 лет назад +1

    Tanaad wll hor u soco

  • @ahmettdihno1490
    @ahmettdihno1490 5 лет назад +1

    Plz meshaaas xaqiqo miyaa intaysan somalida dhulka ku habsan aan ugu hormaree

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 5 лет назад +9

    Ee dad aan ogahay arintaan maka warqanaam walahi waa fursad qaali wadada maka al mukarama sidaan qarax iskaga fiirinaayay waan daalay xagee u maraa sxbow !

  • @amiinwali8877
    @amiinwali8877 5 лет назад +22

    Imisa ayaa jecel inay 5 tii soomaaliyed isku timaado?

  • @abdow4104
    @abdow4104 5 лет назад

    Mahadsanid wlkey ☝️👍🖐🇸🇴✊

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 5 лет назад +3

    Sxb Argentine ama Spain I noo soo diyaar xaqeeqo ku saabsan

  • @xasanxajicabdi5678
    @xasanxajicabdi5678 5 лет назад +1

    Zxp dalkas yar ee laybarland ayn rabaa inaan tago ee ma jira qof i caawin karaa?

    • @mohacolompian6639
      @mohacolompian6639 5 лет назад

      Haa wllo anigaba jooga hadaad ilaso xiriireysidna numberkeyga whatasapka kusoqora

    • @xasanxajicabdi5678
      @xasanxajicabdi5678 5 лет назад

      Ok zxp iso qor numberkaga aniga aya kulaso xidhiidhiye

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 4 года назад

      Haye adiga sxb xage joogtaa Xasan

  • @maxamedyare2254
    @maxamedyare2254 4 года назад

    Tanaad fadlan noosogali dalk norwey bilgum Pakistan iraq

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 5 лет назад +1

    Bro waxaad macluumaad kasoo diyaarisaa dalka Brunei

  • @mohamedabdi505
    @mohamedabdi505 5 лет назад +2

    Wllo waxd wax nooga soo diyarisaa dalka Seychelles

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 5 лет назад +55

    Inader maxad noogu sheegtay ileen somalidu qalbigay qoxoonti kayihiine mad ka baqayn inay u guuran liberland😂

    • @samsamkhadar1820
      @samsamkhadar1820 5 лет назад +2

      Hhhhhhhhiga qoslisey tollhi hhhhh

    • @suldaanmohamedosman1592
      @suldaanmohamedosman1592 5 лет назад +2

      Hhhhh hhhhh haddan isdiwan gliyey hhhh

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 5 лет назад +5

      Wlhi waaa ku fikirayay inaan codsado jinsiyada Liberland intan Video ga daawanayay 🤣🤣
      Kolay Somali igaga siii horaysaaan arki

    • @abshiroabdullahi3948
      @abshiroabdullahi3948 5 лет назад +2

      ana codsan rabe inted wilka nogu dire abwe mel kasto noga so waran

    • @user-vf7sj8gi9x
      @user-vf7sj8gi9x 5 лет назад +3

      Hhhhhh beenta ma ahan wlhi dhalashada germay ayan heysta wlhi hami ayaba iga galay dhulkas

  • @abdiqaniomargaas886
    @abdiqaniomargaas886 5 лет назад +1

    Wll waxad igu cawisa qaabka loo dalban karo iyo links lagala xidhiidhi karo

  • @juleibibade
    @juleibibade 5 лет назад

    Hadi aan rabo ina dhalsho ka qaato dalka halke ayn kala xidhidhaana maleyihin websate ama link an ka helo information farbdn

  • @mariosalus2779
    @mariosalus2779 5 лет назад +3

    Dadka udhashay rer galbeedka wa dad aan naftooda oogu kalsoon hal nin ba raba in uu dowlad dhisto inagana mid dhisan ban kari lanhy in aan hagajisano ilhayow dadkyga isjclysii way isneceb yihiin ee 😥

  • @kingibraaz6682
    @kingibraaz6682 5 лет назад +1

    Thanks brother

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 5 лет назад

    Dal an la aqon sanen maxan ka faidaya dhalashadisa

  • @ajdigireey2804
    @ajdigireey2804 5 лет назад +1

    Keep going

  • @xigashomedia8576
    @xigashomedia8576 5 лет назад +8

    Adinko mahadsan waxan idinka codsana inta coment aragto in subscribe igu cawisaan mahadsandiin haley cawiyo 🙏🙏🙏

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 5 лет назад +9

    Gobolka Taiwan ee china Ah
    macluumaad ka soo diyaar🙏🙏
    Taiwan, repulic of china

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 5 лет назад

    Ninku indha adaga 😀

  • @mohamadosmaankuulofarxadaw389
    @mohamadosmaankuulofarxadaw389 5 лет назад

    Wayaab waxa dhul lesku dilaya ma dhul anlalahay ma jiro

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 лет назад +4

    War wll waxaad noso diyarisa dalka Italiy tarikhdiiisa😏😀

  • @abshiroabdullahi3948
    @abshiroabdullahi3948 5 лет назад +1

    bir dhawil hda gabadh ba u sharaxan e war naga so sii walal

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 4 года назад +1

    NabarLALs. 🇭🇷iyo see biya

  • @ayubkey9935
    @ayubkey9935 3 года назад

    legend Bahamas maclumad kaken is 🙏

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 лет назад

    American Ahaa? Kaasishaqo kumaleh
    Dhulka Masar Iyo Suudan.

  • @siciidjamac9496
    @siciidjamac9496 5 лет назад +1

    Cajiib Wye sxpow aduunka waxkasta wad arkaysa dhame cumar eisman

  • @ayatullahmohamettfardallea445
    @ayatullahmohamettfardallea445 5 лет назад +21

    Waxad Noosoo diyaarisa wl wadanka Brunei waa markii saddexaad Aan kaa codsado

    • @sucadonursucadonur3142
      @sucadonursucadonur3142 5 лет назад

      Wow Waa marki ugylu horesay aan arka. Qof sidaan uga helay ugahely

    • @Tanaad
      @Tanaad  5 лет назад +7

      Maxamed sxb channels soomaali ah ayaa warbixino ka diyaariyeen fadlan search gareey,badanaa waxaa raadinaa dal aysan Channel Soomaali uusan ka hadlin waadna ku mahadsan tahay sida aad ugu xiran tahay Channel-ka.

    • @goolaangodgal3157
      @goolaangodgal3157 5 лет назад

      @@Tanaad China inooga soo diyaari wadankaa ayaa isha lagu hayaaye

    • @ayuubismail3615
      @ayuubismail3615 5 лет назад

      @@Tanaad mahadsanid zhp,

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 лет назад

      @@goolaangodgal3157 Taiwan, china

  • @abdirahmaanakramak1544
    @abdirahmaanakramak1544 5 лет назад +1

    Noogasoodiyaari maduuc meeraha Pluto adigoo Mahsan

  • @abdiqanimohamed9
    @abdiqanimohamed9 5 лет назад +1

    Markad vidoe so gelineso kanalkada wax macquul ah so geli thanks

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 лет назад +13

    Tanaad wllo adigu mxd utagi weyday dhulkaad dhalashda bixinayo ileen waad awoodaye😂😂😂

  • @cabdalacawad2195
    @cabdalacawad2195 5 лет назад

    mahdsanid

  • @MaxamedCabdi-m6m
    @MaxamedCabdi-m6m 22 дня назад

    Sxp in badan ku sugayaa😢

  • @generalsifeye5177
    @generalsifeye5177 5 лет назад

    wadanka u shegayo wllhi baahida taalo illh ayaa og e somalidana ku hayan yaa nasiiyo yaa nageyo balo war wadankiina imaansada o joga asaa sharaf ku ledihiin jooga

  • @anascismaan9302
    @anascismaan9302 5 лет назад

    waad mahad santihiin Tanaad

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 5 лет назад

    War hadaad meel ii hesheen

  • @yaacqubcismacil
    @yaacqubcismacil 4 месяца назад

    Waw

  • @MohamedHassan-nc4wy
    @MohamedHassan-nc4wy 5 лет назад

    Waa inaan ladbadah dhalshada wadankas

  • @dayahlion3635
    @dayahlion3635 5 лет назад +1

    7 km ma Hal qof baa guri kadhisanaaya oo degaaya mise waa wadan
    Mise waxaad ula jeedaa 70,000 km

  • @suhaybxuseen1032
    @suhaybxuseen1032 5 лет назад

    waad sooturjuntay zxp

  • @cabduqadirali1850
    @cabduqadirali1850 3 года назад

    Armaan noqdaa qofkii u horeeyay e Somali ah oo daga una guura

  • @zakyinternational5218
    @zakyinternational5218 5 лет назад +1

    Anigu waxan kaa codsan lahaa inaad warbixin nooga soo diyaarisaa dalka koonfur galbeed ee soomaaliya waxan jeclaa inan arko maruun inkastooy afka ayku hadlaan aan la aqoon

  • @SportsNews641
    @SportsNews641 5 лет назад

    Tana background music pls

  • @kikokhadar7920
    @kikokhadar7920 4 года назад

    Markan maqlay waa dhul sharci bixinayo hore hore dhagaha u tagay

  • @amakaag2670
    @amakaag2670 5 лет назад +1

    Haddii aad u baahan tahy muuqaalo maad iyo xikmad ah fadlan subscribe dheh

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 года назад +1

    Dhulkayga Hooyo ayaan jeclahay

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 года назад +2

    Waar eynu uu YaacneH Xgee WeyeH😂🤣

  • @mumtaswarsme2121
    @mumtaswarsme2121 4 года назад

    Somaali ma dal badaan dhashadaa anig iga dalb uguure

  • @yaacqubcismacil
    @yaacqubcismacil 4 месяца назад

    Waawanag arinkaa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 месяцев назад +1

    Dhulkaas wa in degdeg somalidu u degamaysa

  • @culusowofficials8884
    @culusowofficials8884 5 лет назад

    Ar anaa rabo in aan dago dhulkas o an dhalasho qato

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 3 года назад

    Doqonsanaa kuwaan

  • @shukriahmed5879
    @shukriahmed5879 5 лет назад +6

    War anaa rabo jinsayadiisa ee yaa ikeeyo somaliyaan kabixilayaay balayada qabyalada badan iyo qaraxa

  • @kinghcm559
    @kinghcm559 5 лет назад

    All waar sideen udalbadaa

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 5 лет назад +1

    Fadlan China ama Japan inoo ga soo diyaari warbixin

  • @nazer4644
    @nazer4644 5 лет назад +2

    taxane nooga dhig barnamijyada wll #TANAAD
    MHADSANID

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 5 лет назад +1

    Ana codsanaya

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +2

    Dhibta inagu dhacday maxay Tahay somaliyey Ee hanki inaga jabisay Intaad dhul shisheeye Soo bandhigayso oo aanad isir ulahay maad dhulkeena hooyo soo bandhigtid
    Tuducii hadraawi baan xasuustay adoon boon ka sheekayn amase paris barashada dhulkaga horta Laga bogtaayo beryo laysku hawla

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 лет назад

    Gaalo iyagalee dhibkakeena hadana dhulkaqaata kkkk

  • @ismawiilqaran2207
    @ismawiilqaran2207 4 года назад

    Sxbow ila tali noh liberland ma dalbadaa nio meshan dhib wayn ku qabaa ani bar ubax daganahy sxbow xmr jogta ku badaty marka dal shisheeye in aan ado waan ka cabsadaa marka sidee talaa sxbow

  • @mohamedqadar4489
    @mohamedqadar4489 3 года назад

    Xagee lagala xariiraa

  • @mhmedissam844
    @mhmedissam844 4 года назад

    Sxb musigan xage ka lentay

  • @shaataahood7552
    @shaataahood7552 5 лет назад

    aan codsadee xagee ka radiyaa

  • @barwaaqo.officialofficial1540
    @barwaaqo.officialofficial1540 5 лет назад

    Somalia badan ha la geeyo

  • @abdullahidhanaan1966
    @abdullahidhanaan1966 5 лет назад

    M.a sxp taxane kadhig

  • @Dooro-Dooro-3491
    @Dooro-Dooro-3491 5 лет назад +1

    Tanaad waa hormariyaha Bulshada

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 5 лет назад

    Sory belgam iska dhiibay sharcina mahesto

  • @saylacxasandagaari4511
    @saylacxasandagaari4511 5 лет назад

    urugway noo soo diyaari

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 5 лет назад +2

    Viva Liberland and somaliland

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 5 лет назад

    War hadaad wadankaygii soo hesheen laybar land miyad dhahdeen

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 5 лет назад +3

    Wadan kasta oon la Aqonsaneyn muxu Erayga Land gadal loga raciya

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 5 лет назад

    CAJIIB CAJIIB CAJIIIB WYE SXPOW MARKASA WAN DAWADA KANALKAN KOBCIYAHA IYO KABAHA OGAALKA WAN KUTAAGERA

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 лет назад

    Eberland ban maqli jirey hada liberland

  • @fartuunabdulahi1848
    @fartuunabdulahi1848 5 лет назад +1

    Ar ya igeeya hadiiba amni ku jooga waan degi laha😂😂😂😂

    • @Siraajmedia1
      @Siraajmedia1 5 лет назад

      😂😂
      Fartuun abaayo Subscribe isaar

    • @xasanxajicabdi5678
      @xasanxajicabdi5678 5 лет назад

      Inamari wll labadeenu aan tagnee 😃

    • @salimjuber4168
      @salimjuber4168 4 года назад

      Dhalashada liber land 100$ayaa kaa xigto 😂😂

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 лет назад +1

    Niman yohow dhulkaas Hawiyaha haloomusafiriyo wey inadhibeen nimankuye Dowladd ayaan usamaynaynaa Hawiyeland ayanu ugu bixinayna dalka mar hanoga tagaan hhhhhhhhhh hhhhh war waan kaftamayaa nimanka wa iska dhib yar yihiin

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 4 года назад

    🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♀️🏃‍♀️ 🤪🤣👀👌

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 3 года назад

    Anah wxd iga dhigtah ninka labaad ee liberland AQoon san

  • @qadarkaffi6274
    @qadarkaffi6274 5 лет назад +1

    Waar anagh tagayne xgeH looh maraYh nio

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 5 лет назад

    War ninka Wadanka magacawday halke kala xiriraa an jinsiyada weydostee

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 лет назад

      Lieberland, waa wadan hoose
      oo ku yaala yurub

  • @studiohindi4981
    @studiohindi4981 5 лет назад +1

    Mahad sanid SHP

  • @xanaancadey7467
    @xanaancadey7467 5 лет назад

    Seeeen ku tagi karaaa wadankaas

  • @axmedhumbul8210
    @axmedhumbul8210 5 лет назад

    Nagusoo waal

  • @colaadnuurxasan4508
    @colaadnuurxasan4508 3 года назад

    Noo wada dalkaas

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 4 года назад

    🇪🇬 🍽️

  • @alixasan4725
    @alixasan4725 5 лет назад

    Waa arin la yab leh qof kaliya oo leh dhuleh kagii kkkkkkk

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 лет назад +2

    Balayo ku dagty dheh wabiga kuso butaci ugu danbayn😂😂😂😂😂

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 5 лет назад

      @jeeri khan 😂😂😂maxa igaynayq wll naftayda ma nicin wli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kadidjayonis883
    @kadidjayonis883 5 лет назад

    hunoo tharikhda dalkena somalia wax noga sowaran

  • @amiinosman9623
    @amiinosman9623 5 лет назад +1

    War halka igeeya

    • @Siraajmedia1
      @Siraajmedia1 5 лет назад

      Amiin sxb Subscribe isaar wall