Inta aragta inuu mulkiilaha shirkada asli maydi fadhiyo barkhad jibriil replay soo gala ama liketa ku muujiya aragtidiina hada waa inta garanaysaa ninkaa
Reer burco heesta waad keenteen axyaa xubeydi inkastoo aan bilan ku ogaa codka lkn xamse sidan maan moodayn keep going asxaab igu qaaliya wlhy dhamaan burco waan u hiloobay😥😥ilaahey nabad haygu celiyo
Qofka qoraalkan qoray wax badan kamuu fiirsan qaladaad badan baa ku jira mida kale qoraalku habraaca suugaanta uu ka fogyahay waxad arkaysaa meel joogsi ah oo uu odhaah kale ku daray fadlan sida dib ugu noqo oo qaladaadka ka saar *MAHADSANID*
Musbaax maxamed musbaax saado Ali ayeeyday waa habar yonis Maxay u wareerday somaliland barigi habar yonis manta 2019 bay baraarugeene wagi duurna wadi garabdagbayd weerarday dowladi siyaad bare dimir laf ba ku jirda aun saado Ali habar yonis waxay ka wayday salama siyaasada ee madaxnimo wadi weererday jeegaanta yado waxba reeban dimir laf ba ku jirda
😂😂😂😂😂😂😂😂 Walahi billahi ruun baad sheegtay lakiin huu aanad lahayn. Kuma asturo marki ladoono baa lagaala. Baxayaa qadaadwayn waan Kala soo baxay huugeeni ay ku asturnayn. Nacala ku yaal qadaadwayn
*xasuustiii* *MUUSE QALINLE IYO SAADO CALI WARSAME(AHU)* *waa heesta aan ugu jecelahay ee ay wada qaadan labadii hobol alle naxatiistii ha ka waraabiyo labadoodaba*
inay saado keentay daaye xataa may soo dhawayn malaha saado codkeedaba ayanad aqoone ku noqo oo soo dhagayso , anyway isku day fiican bay sameeyeen mana noqon karaan qalinle iyo saado ee waa bilan iyo xamse oo isku day fiican sameeyay keep going baan leenahay.
Wa gudafadihii daha gaas kooxdu wadan jiray kala wada qabka xuma ma gadhaan xidigaha geeska inkastoon xidigaha ku kacsanahay hadana ,a xaqiro talent kooda waxan way dhaman wacadala mid kama qateen gudafadan waliba hadan alla ka baqayo yarkas puntalnd qalinle cod leh
Wlhi WaD iska Ci’day LaxeY. Nacayb Ayaa Ka Buuxa. Mida kale yaad kala wada xidigaha geeska iyo Daxay band. Waa Laba nino wllo o kale. Mrka caqli ku dar mrka aad hadlayso. Ha iska neefsane.
hlkaa wiilka in siciid qalinle la galiyo ayay ahyd isagaa udhawaynkara inkastoo qalinle cidkiisi meesha fog ka imnyay an lakeeni karin hesta heesaha aun labadoodiba
Heestaan anoo yar oo markaa madaxa soo qaaday ayaan Ku dhageeysan jiray Baladweyne. Xitaaa waxaan xasuustaa habeeyn aan ka qaaday ideecadii hiiraan. Oo uu daadihinayay cawke Yare.Baladweyne meeshii aan kusoo qaatay noolashaydii intii oogu qurux badneeyd oo ahayd 10 iyo ilaa 16 jir🙌🙌🙌😍😍
*WALAHAY BILAHAY HEESTA waxay u qaadeen si heer sare ah musicadana waxa loo tumay si cajiib ah oo mar la arag ah YAA SALAAM* 👏👏👏❤❤❤
InstaBlaster
Hhhhhh soodhagayso original keedii heesta meel hakaga dhicine
Umaan dhalan weydee
Waa dhibaatadiisee 💙
Hadaad dhaaya leedahay 👀
Imisan maryaha dhigay
Kudhaqaaqat qaawani 🚶♀️
Dhintayooon dhib loo arag 😢😧
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love
Xasuuustii
Saaro Cali iyo Qalinle.
Gbdhu halkeedi ayay dhigtay heesta oo saado ayaaba la moodayaaa lkn wiilka waaa la waaalay meelna ugama dhawa codki qalinle
Heestan waxaa qaadi jiray Muse Ismacil Qalinle iyo Saado Cali. Ilahay ha unaxariisto Qalanle Aamiin
Oo maxaa ukalla reebtay labada fanaan labaduba waa dhinteene yaab
Alla ha unaxariisto iyana ma qabyaalad bay gashay waa caqliga iidoorka
Hhhhhh hakalareebin bro
Caqliga iidoor wakaa war uwada ducee ama aamus 😄😂😅
Kooxdan dayax band fananita yaryare xulka Ah ee mustaqbalka leh ayay urusata hore u socda daha gas iyo teamkisa
Walaahi xamse.. Xasuustii qalinle codkiisii waa keenay waa na soo xasuusiyey... Bilan iyo xamze thanks
Waxaan dawaday 22/04/2023-----oo ramadaan soo gashay 😂😂like ku qabo hadad iGa danbayzo
Fankii Oo Dad Ah keep Going
_Uma dhalanin wayde
_Waa dhibaatadisee
_Hadaad dhaago leedahy
_Imisaa maryaha dhigay
_Ku dhaqaaqay qaawani
_Dhintayo dib loo arag👏
Please qoralka xeesta soo dhameystir
moha ahmet hadan dhugo saman leh iyo dhola ka qosalkayga kula sodhawan lahaa ishu kadhargaysaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@@munahassan7406 ma hubtaa
Guess not lol kol hadii aanay soo jawaabin
Allaha Weyni Ha U Naxtiisto
Qalinle Iyo Saado
Dhamaan Dadka Muslinka Ah Geeriyooday
Inta aragta inuu mulkiilaha shirkada asli maydi fadhiyo barkhad jibriil replay soo gala ama liketa ku muujiya aragtidiina hada waa inta garanaysaa ninkaa
Reer burco heesta waad keenteen axyaa xubeydi inkastoo aan bilan ku ogaa codka lkn xamse sidan maan moodayn keep going asxaab igu qaaliya wlhy dhamaan burco waan u hiloobay😥😥ilaahey nabad haygu celiyo
Hobolada dada yar aad ban utageera ilaahay haydin gaadhsiiyo halkay kuwii hore gaadheen aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Iga dhabaqday xaajee
Siduu aniga ii dhibay
Jacayl iila dhaadhacay
Mzha ALAH bilan adan intii ila argty inay heesta inay lake3nty
Saado cali codkeedi wax keeni karaa majiraan
Maalin salaasa 17 12 2019 wadanka österich gaar ahaan tirol gaar ahaan westendorf ayaan ku dhegaysanayaa abaara 16:30 pm galabnimo waa hees qiimo leh xasuustii qalinle iyo saaado iyana meesheedii bay dhigeen asal
Warda happy jecliyaa joogeeda iyo jamaalkeeda 😘😘😘
Www cadi maha hestana bilan cod macan tahya ku jeclyhaya fanad ugu cod macan atahya
Masha alaa ilaahow fanaanintaya cimrigooda dheere and ban ugu faraxsanay wlhy
Alle hw naxariistoh saado Ali wsrsame
They have actually done justice for this song ❤️
good talent hore usocda Soo nooleeya fanka GAAR ahaan heesahii hore
Hakikaaaa ni wimbo mzurii sanaaaa
#Saado Cali
Dharab dhoon sidaan Ahay
Dhaqaaq joogsi iyo taah
Dhulka Cago Ma Saaree
Dhamacdii Jacaylkaa igu
Wadda Dhamaatoo Dhoomihii
Kalgacalkaa ii Saaran Dheegoo
Soo Dhaami Leeyahay idihii
Kaliil Dhalay Naylaha umaan
Dhigin Dhitadiina Maan lulin
Dhadhab Caashaq Weeyaan
Ka Dhurraa Xareedee U maan
Dhalanin Waydee Waa dhibaatadiise
Hadaad Dhaayo leedahay imisaa
Maryaha dhigay Ku dhaqaaqay
Qaawani dhintayoo dib loo arag
#Qalinle
Dheel dheelka Caashaqa Mid dhalaana
Aragtee Odaygii dhalaa yidhi dhunkaal
Waan Waraabshaa Tiro dhabba kasiiyaa
Kama hooyo dhaxantee kii dhego adaygee
Dhinac Mara Wanaagee dhankaleena ka
Eegoo kii dhego nuglaadee ka sii dhukanaaya
Dhanaan Caano geeliyo dhay baan waraabsha
Hadduu yahay ka iidhigay warqadda
La dhaygagay tuke Dhuuni raaciyo gor gor
Dhabar ma saareen oo kuula dhaqaaqeen
#Saado
Dhaxaan ku sugayoon dhigihii galoolkiyo
Aslanaayay dhiishee dhoodimeer sidaa tahay
Markaad Qabatay meel dheer u dhuyaashay
Oomane dhiriqow jacaylkii sowtii dhuuxa lay
Shubay haddaan samaantiyo dhoola ka qosolkaygiyo dheehashada kalgacalka leh
Kuula soo dhowaado ishu kaa dhergaysa dhanbaal iyo fariiniyo warkii ku dhameeye
Adiguna ku dhiiroo wixii dhacay ilownee
Iidhiib gacmaha oo Inna soo dhaqaaji
#Qalinle
Iga dhabaqday Xaajee Siduu aniga ii dhigay
Jacayl iila dhaadhacay u dhaawacay naftaydii
Waxan dhabaqsadaa weli dacartii
Dhegwaynoo dhadhamaha ka doontee
Isku dhoon kol ay tahay iga dhaari hadhacoo
Waxan dhinaca saaraa dhuyuciyo sarmaantoo
Dhallinyarana dhan dhaamiyoo ciil Habro
Dhagax ku laayoo aakhiro la dhaadhici anigu
Dhadhaab culus ii saaray dhabarkee hadda
Sow ma dheeliyin W/Q Gaagaale
Qofka qoraalkan qoray wax badan kamuu fiirsan qaladaad badan baa ku jira mida kale qoraalku habraaca suugaanta uu ka fogyahay waxad arkaysaa meel joogsi ah oo uu odhaah kale ku daray fadlan sida dib ugu noqo oo qaladaadka ka saar *MAHADSANID*
Aun saado Ali warsame iyo qalinle waxay ahayen ilmaabdi run ah labo walaala kala dhalay Waa soo dhawaysan heesdan xooga lakin saado Ali iyo qaline Cid keeni karda maleh cododkoode macaanaa
Haaaayay oo tumaa dhashaay saado cali
Musbaax maxamed musbaax saado Ali ayeeyday waa habar yonis Maxay u wareerday somaliland barigi habar yonis manta 2019 bay baraarugeene wagi duurna wadi garabdagbayd weerarday dowladi siyaad bare dimir laf ba ku jirda aun saado Ali habar yonis waxay ka wayday salama siyaasada ee madaxnimo wadi weererday jeegaanta yado waxba reeban dimir laf ba ku jirda
@@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 waxas aad akhridaay miid kamaan fahamiin dawuladan ad sheegayiso iyo saado cali and muse ismacil qalinle ma dusha iska saray?
Waxaan salamaya gabadhan heesta ku xaragootay iyo musishiilaha oo teenbada si fiican u raacay
Waa ku tuuga like isaar hadaa duriyadii Burco tahay
Prl Love U
Ha na caayin tuug ma nihin hadaan reer burco nahay maxaanu kaa xadnay walal
Prl Love U Hush Like Beele
Uma dhalin waydee Adaan kaaga go,ay dheefe
Haddaad dhaaya leedahay cishqiga iguma dhaafteene
Sidii neef dhukaan Qaba waxaa sida tan ii dhuubay
Dhafooraduna ay ila goteen dhudi daraadaaye
Dhankaad iga xigtaa sow Qalbigu Huuno dhugan maayo
Abwaan jeego
Wlhi si fcnbay ugu dhaweeyeen dawanaya 2020
Heestaa yuusuf ceegaagbay ku wacnayd lkn wAA MSH Alllh
Xusustii qaline and Saado Ali inta Heesaha qaramiga u Xiisty
Wooow bilin bilan wan kuu xiisay wlhi koox shidan bedel xidigii Bay Bay
Qadaad Wayntu Marakay Waxaaas Dawdaan Ayay Xasuusanyn Midnimo Dhimatay 😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣. Been Maaha wlhi. Caloosha Taagan.
Midnimo xili ay aheed wax waqti la siiyo lkn hada Waaan idhinka Aaamusay Shalay soo ma imaaana maaantane waad imaahaysaan Sxb
Sxb reer Sland ayaa shiday xamar iyo midnimadaba hadana waa la arkaa!!
😂😂😂😂😂😂😂😂 Walahi billahi ruun baad sheegtay lakiin huu aanad lahayn. Kuma asturo marki ladoono baa lagaala. Baxayaa qadaadwayn waan Kala soo baxay huugeeni ay ku asturnayn. Nacala ku yaal qadaadwayn
Nacas
Dhiriqooy jacaylkii sawtii dhuuxa lay shubay by saado cali
Hoyg fanka💯
Iadaaa ciYaarta Fanaaanadii OO DhamaYs ah
Hore usoco sxbkay xamze Quruz
SOMALILAND 🎤🎷🎺🎷🎸🥁🎤🎻🥁🎻🥁🎸🎷🎺🎹❤💚❤💚👏👏👏👏👏👏🌷🌷🌷🌷😍😍
*Uman dhalin waydii*
*Waa dhibatadiisee*
*Hadaad dhaayo leedahay*
*Ismaa maryaha dhigay (haween)*
*Ku dhaqaaqay qaawani*
*Dhintayo dhib loo arag!*
dhintay oon dibloo arag
Wllhi hees macaan waaye RuntiiH
*xasuustiii*
*MUUSE QALINLE IYO SAADO CALI WARSAME(AHU)*
*waa heesta aan ugu jecelahay ee ay wada qaadan labadii hobol alle naxatiistii ha ka waraabiyo labadoodaba*
Mohammed Jaamac
Amiin Amiin Ilaahay ha u naxariisto iyaga iyo fanaaniintti waaweneed ee dhintay
Gabadhu heesta barteedii ayey dhigtay lakin wiilku lamu keenin waayo Qalanle codkiisa wax keeni karaa ma jirto
Boqor Gorgor
Qalinle oo kale ma jiri doono
ma saado ali ayaya so dhowyn kartaa
inay saado keentay daaye xataa may soo dhawayn malaha saado codkeedaba ayanad aqoone ku noqo oo soo dhagayso , anyway isku day fiican bay sameeyeen mana noqon karaan qalinle iyo saado ee waa bilan iyo xamse oo isku day fiican sameeyay keep going baan leenahay.
Saado cali codkeedii wax keeni karaa majiro
Ali Muniir Officiall saadi cali alah ya raxmi 🥰 lkn bilan saado cali codkeeda way keentay waliba aad iyo aad ❤️
Axyaa xasuus Saado cali and qalinle
Absulutin walhi
La.fananin isheshay
War aroskeyga waaa inan show adin kaga qabtaa
Uma dhalanin wayde
Waa dhibatadiise
Hadad dhaayo leedahay
Imisa maryaha dhigay
Ku dhaqaaqay qaawani
Dhintay oo dib loo aragy
Cod aye haysa qoftan
Iyo Fanaaniin cod kar ah 👍
Imisaa maryaha dhigay HAWEEN no haahahaaa 🤔🤔🤔🤔
gbdhu heesta halkeday dhigtay Run Ahaantii
Dheel ka caashaqa nace heesta
hadaad dhaayo leedahy imisaa maryaha dhigay dhintay oon dib lao arag
Waaaaaaaaaaaaaw duriyada
Ma sha allah
Wa gudafadihii daha gaas kooxdu wadan jiray kala wada qabka xuma ma gadhaan xidigaha geeska inkastoon xidigaha ku kacsanahay hadana ,a xaqiro talent kooda waxan way dhaman wacadala mid kama qateen gudafadan waliba hadan alla ka baqayo yarkas puntalnd qalinle cod leh
Wlhi WaD iska Ci’day LaxeY. Nacayb Ayaa Ka Buuxa. Mida kale yaad kala wada xidigaha geeska iyo Daxay band. Waa Laba nino wllo o kale. Mrka caqli ku dar mrka aad hadlayso. Ha iska neefsane.
wad iska hadashay nio
Nacas
Bilana cod kudhamdaya
Mid dhalaana aragte odaygii dhalaa yimii
Xamse waan iska taageera amar Alle
Xaasha waaheestaasi
Dhintayo dib loo arag💝💝
I love this song 💝
And I love u ❤️
Heestaan afarta page oo qoraal ah yaaa iga caawin Kara . Aad ban u taageraa miraheduna ima kala cada
Halla Halla
Heesta heesa erytay
Beautiful
Hamse qurux iyo bilan Adan Aadan halkeeday dhigeen heestsa
Heesta saciid qaliinle iyo gabadha ku ficna iney isla qadan sbb wiilka heesta ma keniin lkn gabadha wey shitay
Waxaan haboon Inaad Xustaan Heesta Cidii lahayd oo aad qortaan Xusuustii AHN Muuse Ismaaciil Qalinle Iyo Sa'ado Cali Warsame
Heesta Mageecudan wuxuu ahaa "Dhaaxaan"
Sowkuwaa xusay ee ay kuqorantahayba ma caamo.ayaad tahay indhahaaga fur
halkeedibaad dhigtey ceeshcalaa hees
Xamse cabdulahyi jaamc Cali batiyo bilan qurux
Hunguridhubuq the one and only
Xataa heska ereyadiisa way qaldeen lkn dhiale aynu dhegaysano
Imisaa ila aragtay markuu wiilku heesta bilaabayo isagoon makarafoonka afka saarin inuu codkiisu bilaabmayo axyaa playback
Lamuujiyay
Yuusuf ceegaag ayey ku fiicnayd
Xidigaha burco noolaada
😘😘😍😍
Cammi heesti saado waad ku ciyaartey oodo kale soo jiido
Maansha Allah hees iyo cod
Axax heestiit
Axyaa cod hore_ usucoda wlalaya
laba Fanaan oo aan aad u taageero hees iyo bar weeye
👍👌👌👌👍😉🥰
💗👄💗💗❤💘💚
Eesh calaa heeeeeees
Heesta waa lagaga cod mcn yahay
Xataa masoo dhowayn heestan labo lajan baa qaaday oo hibada fanka ilaahay siiyey kuwana play back iyo mixer bay isugu dareen warbal heesaha maanta aragnaye kuwii hore hanaga kufsanina
Saado cali warsame iyo muse Ismail qalinle
Allah yarxam fil jannah😪
fanka bililiqada halaga daayo heesta dambi ba laga galay
Bilan Iyo xamse Codka Fanka loogu talagalay
Inantaa aan garan laa waa hunguri dhubaq
Haa gabadhi soraan lajili jirtay
ILAAHAY HA U NAXARIISTO SAADO CALI WARSAME
Waxan dhabaqsadaa weli
Dacartii dhegweynoo
Maaha waxan dhaatimaa.
Aad bay u dedaaleen.
Cabdiqaadir Qalinle
Erayadan Naga Micney Eraydan
Dadka Danbe Garan Mayaane
Heesta waxaa leh abahii jaceeylka maxamed cali kariye iyo jaceylkii shankaron axmed sagal
Ala maxaa heeso aan kala dhicin meesha socda
Dheel dheelka caashaqa
Mid dhalaanba aragtaye
Odaygii dhalaa yimi
Ismaaciil muuse qalile iyo Saadi Cali Warsame alle haw naxariisto Fananiin qaran bay ahayeen
Isma Ogee wey isugu Timid runTiii
Wll, but the àawwàwa
aw
FadLan waLaaL ✔𝙎𝙐𝘽𝙎𝘾𝙍𝙄𝘽𝙀 iisaar aDoo RaaLiYaa ✔𝐒𝐀𝐀𝐋𝐈𝐌 𝐒𝐈𝐃𝐈𝐈𝐐
Tageer0 aYaan Kuu HaYaa
MαHαԃʂαɳιԃ🌹🌹🌹
Xamse iyo bilan afkina caano lagu qabay
hlkaa wiilka in siciid qalinle la galiyo ayay ahyd
isagaa udhawaynkara inkastoo qalinle cidkiisi meesha fog ka imnyay an lakeeni karin
hesta heesaha aun labadoodiba
Ax ax ax ax ax ax
Heesta na dhex qaday
Azhpta subscribe isara please hadad
Afsoomali ku hadasho subscribe ban wadhka uaala nacala shaydanku yaal kuyaaciya
Axyaa sawt bilan xmse
#Somaliland iyo #Somalibantuu inta Cirka iyo Dhulku isku Jiraan Ayay Isku Jiraan #Somalibantuu Waxa U Fanaana #Balbalaadhka iyo #Mursal_Falada_Gaan Faladagaan Oo aan Caqli iyo Xikmadtoona lahayn oo #000000 Ah ilaahay Muu Simin #Somaliland iyo #Somalibantuu Aqoon iyo Xigmadna Muu Wada Gelin Reer #Somaliland IL iyo Cawriba ilaahaay idinka hay
Beenaale cuqdadi dishay
Cgdadi mificn somali wasomali
Umadhalanin weydee