Deg Deg: DFS oo jawaab kulul ka bixisay Hubka Itoobiya soo gelisay Somaliya & Digniin ay ka bixisay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 5

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Час назад +1

    ADEER XASAN COLAADA UU SOOMAALIYA KA DHEX WADO AYAA KALIFAY IN LAYES DIFAACO. KALA QAYBIYAHA SOOMAALI WAA XASAN. ALLAAH XASAN HA NAGA SOO GAARO AAMIN.

  • @KaamilYuusuf-e2h
    @KaamilYuusuf-e2h 50 минут назад

    Puntland guul

  • @Michealfot
    @Michealfot 2 часа назад

    Ethiopia yaa la eedeynin ee duligaan Somalida meel ha looga soo jeesto

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 Час назад

    Somalia dowlad kama jirto waxaa lagu tilmaami karaa budcad qowleysato ah hubkii hore usoo gelayey maa go,aan laga soo saaro kii bilaabay waxan ayaa maanta cabanayo xamar lee ubootee ileyn meel kale ma xukuntide

  • @abdisouleiman8269
    @abdisouleiman8269 2 часа назад

    Ithiopiya aan dhino.... Ithiopiya waa mid ha nolaato ❤. Soomaaliya dowlad kama jirto waa mafia calaamkuna waa la socda 😊.