Wax AQRIS Dhamaantiis | QAACIDADAAN u Isticmaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Muuqaalkaan waxaan kaga hadlidoona Wax aqrinta horta macnadeedu waa maxey?
    Waxyaabaha aan aqrino iyo sababaha aan u aqrino.
    Muhiimada wax aqrinta iyo weliba Qaacido kaa caawindoonta sida aad ugu guuleysankartid wax aqriska.
    Muuqaalki hore ee wax aqrinta: 👇
    • Sida ugu fiican ee wax...
    Waxaan rajeynayaa in aad waxbadan ka faaiidi doontid.
    Daawasho wanaagsan.
    Waxaad igalasoo xiriirikartaa:
    Facebook: / dr-adnan-abdallah-2904...
    Instagram: I'm on Instagram as @adnan_dr2. Install the app to follow my photos and videos. www.instagram....

Комментарии • 109

  • @dr.mariyaomar1524
    @dr.mariyaomar1524 4 года назад +9

    Thanks my mataan kay ga🥰 well done Allah ajar kasiiyo waxa utagan tahay mar walbo sida ugu fa ideen lehed walaalaha somaliyed wax uun mar walbo.

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 года назад +3

      Garab istaaga aad isiisay ayaa horay ii riixeyso marwalba xabiibti.
      Allah ku xifdiyo ❤.

  • @fatimanoromar6205
    @fatimanoromar6205 4 года назад +14

    Masha Allah dr adnan shukran dr sida wanagsan aad noogu soo gudbisay wax aqriska iyo faiida uu layahy keep going 👌💯

  • @samiiramahad1688
    @samiiramahad1688 2 года назад

    Inmasta oo anan hore u la kulmin chanalkaga xaqiiq si nidaamsan ayaad u so jedisay topigag masha alah wx ayaan ka korodhsay bro

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 2 года назад

    Sanad ka hor ayaad soo dhigatay lkin anigu maanta ayaan furasad u helay aadna waxna uga faaiiday thanks wll

  • @AG-xq9pc
    @AG-xq9pc 4 года назад +2

    Maasha alaaaah dre Adnaan
    Keep going
    Wad ku mahadsan tahay sida wcn ad noguso gudbineyso

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 года назад +1

      Adaa mudan bro Abdullahi Gaabshe.
      Waan kaaga Mahadcelinayaa dhiirigelintaada qiimaha badan.

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 3 года назад +2

    Masha allah maclin adnan wxan ku dhahaa noo soo badi casharada wax aqrista

  • @naimafarah5060
    @naimafarah5060 4 года назад +1

    Sidaa wax badan noogu faideyneyso ilahay hakula garab galo👌👌

  • @4166Ama
    @4166Ama 2 года назад

    Mahadsanid Dr waxbadan ayaad naga cawisay ilahy ha kucawiyo

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 года назад

    Dr wad mahadsantahay ilaahay hakuxafido wax badan ayan kafaa'iiday anigu waxan ahay qof saacado dhaadheer wax akhriya inta aan fahmo runti way yartahay wax badan aya casharkan igabaxay 👍🌹

  • @naciimonayruus5857
    @naciimonayruus5857 4 года назад +1

    Msha allllh aaad aaan wax badn ugu faaidey vediogan iyo kii horeba aad baad umhdsnthy dr adnaan

  • @barwaaqosulaymaani1353
    @barwaaqosulaymaani1353 3 года назад +1

    Wan ka faaidaa muuqaaladaada wllky halkaa kaga hay😍never give up

  • @alihussein921
    @alihussein921 4 года назад +1

    Mashalah dr adnan aaad iyo aad wax badan kaa fiidaysany wax badan iga cabiyay 👏👏

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 года назад +1

      Farxad ayey nootahay walal, Allah kugu guuleyo hadafkaaga.
      Mahadsanid Ali Hussein.

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid 4 года назад +2

    Thanks My Senior Doctor Allah Keep You Boss 🙏❤

  • @medicaleducation1493
    @medicaleducation1493 4 года назад +2

    Thnk U

  • @abdihamidmohamed2523
    @abdihamidmohamed2523 4 года назад +2

    Aad Baan uga Helay Vedio clipkaan. Mahadsanid Dr

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 года назад +1

      Farxad weyn ayey nootahay Dr.
      Adaa mudan. Fikradahaaga waa inoo muhiim marwalba Abdihamid Suldan.

  • @amalhonest2052
    @amalhonest2052 4 года назад +1

    Shukrn Dr sidaa waxwlpo nooku soo kudbinysid Dr 👏🏻😊

  • @Laabjano
    @Laabjano 3 года назад

    Thnks dr adnan xaqiqatan wadada wan sohena allha nagu geleyo dhamnena

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320
    @halima-sacdiyaabdirahmaan9320 4 года назад +4

    ما شاءالله يااخي الكريم الله يحفظك

  • @IsraMuuse-nd5fh
    @IsraMuuse-nd5fh 4 месяца назад

    جزاك الله خيرا

  • @cabduqaadircadaawe846
    @cabduqaadircadaawe846 4 года назад

    Maasha Allah Dr adnan Aad baan kuu salaamaya sdoo kle wn kaaga mhdcelinayaa sda wcan ee noola talisid Thanks

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 года назад

      Waan kaa qaaday salaanta, mid lamid ahna iga gudoon.
      U welcome bro Cabduqaadir.

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 4 года назад +1

    Aad bad umahadsantahay dr waxa cad in qof waliba waxa uu aqryo uu yahay marwaliba uu qofka wax badan aqriyo ayuu wax badan fahmaa marwliba uu qofka wax badan fahmana waxa saraukaca qiyamkiisa

  • @boulhanaliboulhan4798
    @boulhanaliboulhan4798 2 года назад +2

    elmi ahmed Ibrahim

  • @cilmifaarax8260
    @cilmifaarax8260 2 года назад +1

    𝐓𝐧𝐤𝐬 𝐳𝐱𝐛 𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐚𝐧𝐨

  • @hamdihassan7795
    @hamdihassan7795 4 года назад +3

    Thank wall

  • @farhiaelmi745
    @farhiaelmi745 3 года назад +2

    مشاءالله تبارك الله يحفظكم الله 😇😇😇👍👍

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 4 года назад +1

    Legend well done ,muuqaal waxgal ah.

  • @soomane5828
    @soomane5828 2 года назад

    Mzha allh dr

  • @saidabduqadir6374
    @saidabduqadir6374 4 года назад +2

    Dr Adnan waxaad iishegtaa
    Sida ugufcn we lagunoqonkaro
    Dactor dhamaystiran
    please iisoo jawab
    Dre

    • @Jacob-bb3tl
      @Jacob-bb3tl 3 года назад

      Kkk dee kaliya dadaalkaaga iyo aqoontaada weeye.

    • @drsaiidbarahow6529
      @drsaiidbarahow6529 2 года назад

      Saxwaayo intaa Juhdibixiso waayo Dr koow majeceshahay Waxa aad baraneyso, Fahamto, taxliiliso , Dadaal joogta ah Without caajis Every day waa inaad ku sugnaataa Life time

  • @cabduqaadircadaawe846
    @cabduqaadircadaawe846 4 года назад +1

    Dr Adnan Sxp aan ku daydo in bdan

  • @AG-xq9pc
    @AG-xq9pc 4 года назад +2

    Thnx Alot dr Adnaan

  • @saddamtourismsomaliland1976
    @saddamtourismsomaliland1976 4 года назад

    Walaal. Alle haku garabgalo mahadsanid

  • @cabduqaadircadaawe846
    @cabduqaadircadaawe846 4 года назад +1

    Guuleyso mr wlba I.a

  • @ubaxbashi1621
    @ubaxbashi1621 3 года назад

    Masha Allah dr kawaran dhanka xifdiska

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 3 года назад +1

    Jazakalah ustad

  • @jamaachasan9067
    @jamaachasan9067 4 года назад +1

    Thnkz Dr adNaaN

  • @mahamudsaliim4145
    @mahamudsaliim4145 4 года назад +1

    Masha allah dr mahadsanid

  • @sumayahaniahmed9078
    @sumayahaniahmed9078 4 года назад +1

    Masha allaah dr mahsanid❤💯🙏🙏

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 Год назад

    asalaama calaykum drs seeloo aqriyaa medicine ka qof xooga English ku adagyahay

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Год назад +1

      Wcs walaal iska dhis Englishka inta aad sanadaha bilowga ah aad kujirtid

  • @butheinahussein5965
    @butheinahussein5965 4 года назад +1

    Shukran dr adnan 👏

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid 4 года назад

    Wllkey Muuqaalka Xiga Inoo Soo Da Daji
    Waa Inoo Muhiim Wlhi 🙏🙏

  • @drabdirizakdalmar582
    @drabdirizakdalmar582 4 года назад +1

    Jazakalhu kheyran dr🥰🙏

  • @Hassan-fm8sz
    @Hassan-fm8sz 4 года назад +1

    Dr thanks ka soo hadal sidaad luuqada englisha u diyaarinaysid arday ahaan medical srudents yacni

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  4 года назад +2

      Mowduuc muhiim ah waaye, insha Allah waan kasoo hadlidoona.

    • @Jacob-bb3tl
      @Jacob-bb3tl 3 года назад

      Mawduucan dr. Wali waan kaa sugaynaa.

  • @muusemaxamuud3228
    @muusemaxamuud3228 Год назад

    Thanks wlll

  • @abdishakuurfaarax3973
    @abdishakuurfaarax3973 3 года назад

    Waxan ubaahanay caafimaadka in aan barto weliba neersinka

  • @salmonura413
    @salmonura413 2 года назад

    Allow Ku dhoor

  • @xaawoluul6263
    @xaawoluul6263 4 года назад +1

    Masha Allah ,shukran

  • @Maandeeq672
    @Maandeeq672 Год назад

    Mahdsanid bare

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 Год назад

    dr waxaan ahay dadka waxbadan wax aqari ilaa 4,5,6 lkn aan soo koobikarin ama qulaa sayn karin wuxuu aqriyey fahankiina ku adkaanayo waxan ahay ardayad dhigata medicine drs maxaad igula talinaysa talo ayaa karaba please isoo jawaab

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Год назад

      Walaal qeybta playlist ee kanaalkeena gal daawo koorsada wax aqrinta.
      Xog fiican oo kaa caawindoonta cabashadaada ayaad kaheleysaa insha Allah

  • @suubanbkr1579
    @suubanbkr1579 4 года назад +1

    Masha allah doctor 👍👍👍

  • @jirdefanax4269
    @jirdefanax4269 4 года назад

    Mahadsanid masuul

  • @arwaaxfiidow6027
    @arwaaxfiidow6027 4 года назад +1

    thnks Dr adnaan

  • @ikraamdahir1631
    @ikraamdahir1631 4 года назад

    Mahadsanid Dr.adnan

  • @aididmuhudin399
    @aididmuhudin399 4 года назад

    Mashaa ALLAAH dr adnan mahadsanid

  • @hanisheeq75
    @hanisheeq75 4 года назад

    waa mahadsantahay Dr Adnaan

  • @sciidkmkm1km3
    @sciidkmkm1km3 2 года назад

    thanks my bro

  • @AhmedHassan-yi1lb
    @AhmedHassan-yi1lb 4 года назад +1

    Mashaa allah❤dr👍

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 2 года назад

    thank you wll

  • @xaawomaxamed7645
    @xaawomaxamed7645 3 года назад

    Thanks Dr

  • @maxamedcilmi9960
    @maxamedcilmi9960 4 года назад

    dr aad ayaad umahadsantahay sida aad nooga faa idaysid

  • @sihaansalaadrooblerooble2254
    @sihaansalaadrooblerooble2254 4 года назад +1

    m.llh thks dr

  • @nadiircabdullahi750
    @nadiircabdullahi750 4 года назад +1

    Masha allah pro

  • @muhanadmohamedabdi2273
    @muhanadmohamedabdi2273 4 года назад

    Mahadsanid Dr

  • @kaafiyaakaafiyaa265
    @kaafiyaakaafiyaa265 3 года назад

    Aad baad umahadsanthy mashalh

  • @naimafarah5060
    @naimafarah5060 4 года назад

    Dr جزاك الله

  • @kalthumchannel5148
    @kalthumchannel5148 4 года назад

    M.a keep going

  • @canabweydow5584
    @canabweydow5584 4 года назад

    Horo usoco macalin

  • @bukhaaribinuabass98
    @bukhaaribinuabass98 Год назад

    M,a

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 2 года назад

    Danke 🙏

  • @abdikarimmusse791
    @abdikarimmusse791 3 года назад

    Mahadsanid d.r waxaan jeclahy inaan xidhiidh kula sameeyo
    Waxaan ahey ardey ku jira sanadkii koowaad ee jamacadda mahadsanid
    0634913337 whats app....

  • @masmalhasan2583
    @masmalhasan2583 4 года назад +1

    Thanks brather