farxiya fiska cilmi lyrics 2013.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 502

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 4 года назад +191

    Ha u caroon waqtiga 2021 hadad ila dawaneyso o ad uso xiistay love dhac kusii ismuji😅😂😄😃👊👊🙈🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @maxamedibraahim4853
    @maxamedibraahim4853 3 года назад +199

    Hadi ad hada dawaneyso walipa ad so radisay like dhac ku si 😂😂

  • @shabmohamed8204
    @shabmohamed8204 3 года назад +15

    Abwaan dhaglas iyo fanaanadeenii fiska oo ku luuqaynaysa noolaada inbadan waa hees xikmadi ku dheehan tahay, fahmaya uun baa garani macnaha ula jeedka. Respect

  • @HaramcadMedia
    @HaramcadMedia 8 месяцев назад +8

    Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/5/2024 ayaa daawanooyaa waliba anigoo soo search gareeyey 😢
    Old is gold 🥇 👉 2:11 Cayayaanka duulee cidi aaney arag iyo.......

  • @Cabdiraxman_Aarka
    @Cabdiraxman_Aarka 8 месяцев назад +11

    Hadii aad 2024 dawanayso ama waxi ka dambeya Aadka so raadisay Qoralkaygana aragto ducada haila dhaafin inan dhintaba dhici karte🎉

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Год назад +16

    Waxaan ahay wiil Dhoof ka Jecel waxaan nafta ku samir siya heskan Ha U caroon waqtiga iyo calaf waxad ku waydoo plis isoo duceya walaheyga somaliyeed in uu allah halkan tiig sanayo uu ii calfo i.a waa maqrib allah ducadiina ii aqbal ayn rajeyna 4:00 🕓 glb nimo 2023 / maanta malin aan ka wacanahy i.a 😭😭😭🫀😰

    • @barwaaqomaxamuud7635
      @barwaaqomaxamuud7635 Год назад +1

      Ilahy riyadaada haku rumeeyo

    • @CiilowYare-dt7if
      @CiilowYare-dt7if Год назад

      @@barwaaqomaxamuud7635 aamin

    • @Wll_Ali
      @Wll_Ali 9 месяцев назад

      Walal wadanakada ka shaqeeso 😢 wax Ku dhaamo heli mayside

  • @ahmedwali1246
    @ahmedwali1246 3 года назад +27

    heestani aad baay igu qaali tahay farxiya fiska fanaananad jirtaa meshaad joogto ilahaay haa ku go sharfo aad baad nogu weyntahay ❤️🦁

  • @zakiyare7683
    @zakiyare7683 Год назад +12

    "Adon cashirka dintiyo cabsidii Illah/Allah wadan, ama caalim wayn noqon ha'u oran cariiqsiga cadaab midad kugalaysiyo,
    Hacadaadin ruxaan kaagalin colaadoo".❤️

  • @isxaaqcismaan5066
    @isxaaqcismaan5066 2 года назад +8

    After 1 month ayaan dhagay sanayaa markasta heestan waa soo booqdaa xasuuso gaara bay ii Lee dahay taas aan ku soo xasuusto markaan dhagaysanay 22/22022 saacada 12:00maalin taariikhdu isku aadan tahay never give up💪💔

  • @abdellahajji8664
    @abdellahajji8664 Год назад +8

    Waan xasuustaa Waa heestii iigu horeeysay ee an dhagaysto waayahayga xitaa waan la dhuuman jiray markaan dhagaysano si aysan waalidku ii arkin, 2013 illaa imika oo 2023 dhagaysigeeda kama daalo
    Xasuus iyo qiiro galaa markaan dhagaysanayo ❤❤😢😊

  • @suadhibaaq7256
    @suadhibaaq7256 2 года назад +6

    6:43subaxnimo turki ismir 2022 malin anan dhayasan ma jirto wxn alle ka rajayany inan hamigayaga gadho🥺🥺

  • @cawilmaraweyne7537
    @cawilmaraweyne7537 2 года назад +14

    Heestaan Xasuus taariiqi ah igu leedahy wlh.. hees laga xiisa dhici Kara ma ahan 2022 march dawaanayaa... Old is gold infact 💌💌

  • @nimcoabdi6606
    @nimcoabdi6606 Год назад +8

    2023/12/14/ /10:27/ malin khamisa haw cadhoon wakhtiga iyo calaf waxad ku waaydo naftdiyey halka aad is dhigtay iyo halka ay hooyada kula rabty 😢Yaarbi 🤲😭

    • @Zack.Mohhamett
      @Zack.Mohhamett Год назад

      21/12/2023 maalin khamiisa😢 6:41 cadaabi ruuxan kaa gayin colaado😮😢 best song and hard time

    • @ImhhdjBfbdi
      @ImhhdjBfbdi 2 месяца назад +1

      Sorry walshy ❤❤❤

  • @isxaaqcismaan5066
    @isxaaqcismaan5066 3 года назад +18

    20/1/2022 sacaada 12:20 ilaahow hamigayga ii ifudeede never give up💔💔💔alone 😔

  • @KheirAlasa-lj1vq
    @KheirAlasa-lj1vq Год назад +27

    Someone watching 2024

    • @khayremooris3197
      @khayremooris3197 9 месяцев назад +3

      Yes i'm broken 😢 no sleep no happy no work no study no anything

    • @omarhussein4101
      @omarhussein4101 9 месяцев назад

      ​@@khayremooris3197maxaa KU heley wlaal adkaarta badi jimco waaye waa kuso duceynaa 26 04 24 insha Allah Kheyr

    • @JaamacMaxamud-o6j
      @JaamacMaxamud-o6j 8 месяцев назад

      ❤❤​@@khayremooris3197

    • @macaantocismaaneml
      @macaantocismaaneml 7 месяцев назад

      8o😅

    • @Rageedi-yt6vh
      @Rageedi-yt6vh 6 месяцев назад

      Walaahi aniga aa walalaheey Soomaaliyed ba ciirbtiiray in Minnesota 😢 2024

  • @aslipella6391
    @aslipella6391 3 года назад +39

    Cilmi io wax barashiyw carurnimo wax kaa lumay
    Ha U Caron waqtiga io calaf waxad ku weydo 😢🙋‍♀️😭

    • @nabiilabashiir5842
      @nabiilabashiir5842 3 года назад +7

      😥😥 Ha ujoojin waayaha abaayo himiladaada kadhabee kula mid ayan ahaan jiray sis hadana kartideeda geed walbo kufulaa haduu mar waqti kalumay still waad hestaa chance kale aad kubadasho mar adunyadaba hakatagin adoo kugu taganthay waxa jaceleed oo adan kadhabeen

    • @Libaan99
      @Libaan99 2 года назад +1

      @@nabiilabashiir5842 very true 👍 👌 👏

  • @abdinasirjeylani247
    @abdinasirjeylani247 5 лет назад +39

    2020 ka hadaa so boqatay farts tag

  • @apaazhasan5201
    @apaazhasan5201 2 года назад +29

    Yaa daawanaya ka dib Guushii xulka somalia U-17 CECAFA 🤩
    Congratulations entire somali nation its history victory
    #Champions

  • @BistooladBistoolad
    @BistooladBistoolad 5 месяцев назад +2

    18/8/2024😢 5:05 hbnimo ama salaadda subax agteeda😢
    Waqtiga iyo waayaha baa ikeenay😭💔

  • @muwaahipmohamed8467
    @muwaahipmohamed8467 11 месяцев назад +11

    2024 still song😭

  • @CabdalleBilemohamed
    @CabdalleBilemohamed Год назад +2

    Hees xasuus gaara iguleh 13 ilaa 2024 baan dhegeysanayaa waa hesaan abaal wayn uhayo eraya kamida heestaan waxay iga badbadiyeen jahilnimo xili aan dhalin yara ahaa marna waa zxp safara badan ilagalay marna nolol adkataan nafta kuma weliyaa
    Haw caroon wakhtiga iyo
    Calaf waxaad ku waydaa😢

  • @XAMDIMOHAMEDALI-c3e
    @XAMDIMOHAMEDALI-c3e 10 месяцев назад +2

    1.bisha 3xaad 22024 dhagesanayaa aniga iyo walalahey iga yaryar❤❤❤❤❤❤❤❤xasuus

  • @MohamethHusien
    @MohamethHusien 5 месяцев назад +5

    Yaa ila daawanaya 10 sano kadib 😢

  • @cabdiraxmanarpe1146
    @cabdiraxmanarpe1146 8 месяцев назад +16

    2024 😢yaa ila dhagaysan

  • @MalikaSulthan-x3m
    @MalikaSulthan-x3m 6 месяцев назад +2

    Haw caroon wakhtiga 2024😢😢waxa rajayna 2025 inay ihagaago😢😊😊

  • @abdiweliissack4920
    @abdiweliissack4920 Год назад +48

    After 10 years who’s watching 😢

  • @RaqiyaMohamoud
    @RaqiyaMohamoud 6 месяцев назад +3

    Heestan dareen gaara ayay ii igu leeday 💔💔😭

  • @Rayankhaliif
    @Rayankhaliif Год назад +2

    21/1/2024 2:29 ha ucaroon waqtiga iyo calaf waxad ku weydo malin un waxn rajena ina wax walpo aan ka bogsado insha allha allha ha i rumeyo riyadeyda 💔🥲🤲

  • @najaxnashaad7956
    @najaxnashaad7956 7 месяцев назад +2

    Waxan soo boqday 9 bisha jun 2024 waligay intaan noola ma arag malmahan maalmo iiga xanunkulul dunida korkeeda waalaygu ciilay waxan rajaynaya inaa maalinka aarsado dunidan😢😢😥

  • @xasanfaaraxsiyaad2123
    @xasanfaaraxsiyaad2123 3 года назад +4

    Hees iyo bar xigmadi oo music lasaaray 9/9/2021 23:20 daqiiqo haben nimo muqdisho cadeey gaar ahan juungale

  • @HanahMaxamed-o3f
    @HanahMaxamed-o3f Год назад +2

    Bls isoo duceeya dad waynaha qoralkan hada aragto bls isoo ducee😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 Год назад +4

    Sanadkii nolashayda balka madow galiyay 2020😢 ila maanta oo an wali ka kaban 2023 nolashayda ma ilawii karo ilaa intan nolahy HAW CARON WAKHTIGIYO CALAAF WAXAD KU WAYDO 😮

  • @z.creater8002
    @z.creater8002 11 месяцев назад +4

    After 10 years who's watching 😢 legends only 🎉❤

  • @moohaartube1659
    @moohaartube1659 3 года назад +39

    Best song and best singer
    27/8/20121 this song never gets old🤟

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 лет назад +17

    2019ka😚😚😚😚😚😚😚😚
    Yaa iLa daawanayo........😚
    Farta Taag.........😚😚

  • @qosolwanaag1436
    @qosolwanaag1436 2 года назад +5

    ayadoo 3 ayadoo 3 bari kahor ly fury soo raadiyy murug dareemaaa😭

    • @samemediads3662
      @samemediads3662 2 года назад +1

      Allaha kaa saaro murugada farxadna ha kugu badalo

    • @isxaaqcismaan5066
      @isxaaqcismaan5066 2 года назад

      Alone 💔 amuuraha alle ha kuu sahlo

  • @AliHassan-th4hw
    @AliHassan-th4hw 2 года назад +3

    Waxan ogaday in uu Jacelka uu calafka ka weyn yahay 22:52 Habeenimo sanadka 13 Jun 2022💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @CyberLx
      @CyberLx 2 года назад +1

      Calaf wax la dhaho ma jiro.

  • @mohamed_esmail547
    @mohamed_esmail547 3 года назад +6

    Waan ooyay wllhi

  • @Mariamohaomer
    @Mariamohaomer Год назад +5

    2024 dadka ila dhageysan dona setihin😂

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 Год назад +2

    Heesta abwaan faylasuufaa sameeyey cajiib❤❤❤2024😢

  • @dahirabiib2886
    @dahirabiib2886 3 года назад +3

    Wxaankunoolay caasimada Somaliand hargeisa caday waxaan daawanayaa 2/12/2021

  • @aribhaibaiamdhsfcdt3908
    @aribhaibaiamdhsfcdt3908 3 года назад +10

    2021 ayaan soo xasuustay heestan

  • @hassanabdiyussuf8706
    @hassanabdiyussuf8706 8 лет назад +30

    qofka lyricska nooga dhigay, mahadsanid

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 3 года назад +11

    *2021😭💔🖤😳💯🔄*
    Hees qofwlba taabaneso walle😭

  • @_s8895
    @_s8895 4 года назад +16

    2021 yaa so booqday
    Fiska🥰

  • @kulmiye12yare91
    @kulmiye12yare91 10 месяцев назад

    Cilmi iyo wax Barashiyo caruurnimo wax kaa lumay waxaan daawanaya 22:10 habeen axad soo gelayso 03/03/2024

  • @Abdihakimabdikadirabdi
    @Abdihakimabdikadirabdi 5 месяцев назад +1

    Aduunka lagama yaabaa in 2027 uu gaaro adiga daawan doono 2026 like isaar hadaa 2026 aragtid qoraalkeygaan I.a

  • @anisamuqtaar
    @anisamuqtaar 2 месяца назад +1

    Hestan mar hore ido haf ah melaha ka arki jire balse waligey halkan kamaso radin cawa ka hor ilahow qalpiga oo qawoji nolsha shaqalanimada ah iga sar waku dalay ina cid u shaqeyo agon walidekada nolahy ahy rabow nolal tan qurux badan isii 25/b10 2024 sacd 7:14 pm haben sabdi ah xasus bu ii ahan dona qorolkan hada nolol qurxon helo😢💔

  • @DaadirHusseinRoorow
    @DaadirHusseinRoorow 2 года назад +10

    This is a gem in Somali history

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 4 года назад +6

    *waqti maqli jiray ma dhawa walee after 7sano amazing 🤩*

  • @sayidkaxaafada6701
    @sayidkaxaafada6701 Год назад +2

    Ha cadaadin ruuxan
    Ka gayin colaado🙏
    Fiska❤️❤️❤️

  • @mariadiamond8971
    @mariadiamond8971 2 года назад +6

    Ya dhageysanayo sideydoo kle waliba murugo iyo niyad jab heyso 2022/6/5july😭💔💔

  • @bilecalimaxamed1229
    @bilecalimaxamed1229 Год назад

    7:35 subax nimo Somalia 🇸🇴 gaar ahn kaxda 🤧🤧🤧

  • @khadrahussein459
    @khadrahussein459 11 лет назад +23

    Love and virgin is hardest to find these days.

  • @Khadarmuxumed1
    @Khadarmuxumed1 11 месяцев назад +3

    10 sano kadib yaa dhagaysanaya heestan aadka umacaan badan.

  • @AhmedhasaanHiliwle
    @AhmedhasaanHiliwle 9 месяцев назад +2

    Wan salaamayaa inta daawaneysa iga dib 13/4/2024

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 8 месяцев назад +1

    Watching may second 🥈 😭

  • @aminaheibe3749
    @aminaheibe3749 7 лет назад +12

    Wlle murti ku duugan heesta 😭😭

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 10 месяцев назад +2

    Ciirsi ruuxa kuu xiga haku noqon cadowgii ciribtiray wlalalkii 😢 8/3/2024

  • @KH-jl3hz
    @KH-jl3hz 3 года назад +25

    Hahaha... Comments kiina yaan xooga akhriyey. Runti Somalida badankood wa dad iska cawaan ah, xita aan aqoon u laheyn luqadooda hooya. Badankood somalida heesaha wey iska dhageystan waxbana maka fahmaan, like how and why?!! Dadyahow afkiina barta anigaba waxan ku koray Kenya ku dhigtay school Kiswahili iyo English, tho rerkeyga asal ka imaadeen Jigjiga oy wax iga cawiyeen hadana aniga afka Somaliga badankiisa is baray, gabaygaan akhriyo ama heestan kahelo anigon fiirin qoraalkeeda yaan fahma bilaaw ilaa dhamaad so guys be better😎
    I see dad dhahayo heesta wa siyasad ama wax kale, sidan ku ogaa markey heesta so baxeysay waxey aheyd jawaab uu abwaanka usameyey Fiska marey isku xumayeen hanuniye hees ey hooyadis sameysay oy leedahay gabar diin leh baan kugu ogahay camal, and that's why miraha heesta ey uga mid yihiin markey dhaheyso "Adoon cashirka diintiyo, cabsidii Ilaah wadan, ama caliim weyn noqon, ha u oran ciriqsiga cadaab midaad ku galeyso..."
    Anyway Hees jawaab/slap back ah midan iyo Garaadlay Falis yaan ugu jeclahay waayo labadaba murti ayaa ku dheehan 😉✌

    • @samemediads3662
      @samemediads3662 2 года назад +2

      4 sano ayaan raadinayey macnaha saxda ah ee heesta walina si dhameystiran uma helin walow aad wax yar aad kasharaxday 🙏

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r Год назад

      ​@@samemediads3662Waa Sidaas

    • @sadammahamuud
      @sadammahamuud 7 дней назад

      Legend bad tahay walll inkastoybad na canantay inti hore 😂❤ meel walbo ad joogto ficnan ku jog aniga xata qurbaha ayan joga mar walba waxa mudnanta siya af somaliga wayo wa luuqadi hooyo ❤😊

  • @RamloAbdirisaq
    @RamloAbdirisaq 8 месяцев назад +4

    After 11years 😭👋

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 года назад +13

    Ciirsi ruuxa ku xiga
    Haku noqonin cadawgii
    Cidhib tiray walaalkii😢💔

  • @fanprojfilmsproduction194
    @fanprojfilmsproduction194 Год назад +1

    Heeskaasi waa iga gadanyahy aniga ❤🎉😊

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 10 месяцев назад +2

    After 13 year's who's watching 😢😭🤚

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 4 года назад +5

    20/3/2020
    Jalalaq specially qoryaale ani iyo ina habadeey oo ari raacnay Bey inoo shidneyd.
    Cawa ban ku arkay statues wan so raadiyay alla ya ii ciliyo jawigu macaanaaya oo erayadu itaaban ogaa😔waqti tagay tiigsi male

    • @apdirahmanhajii2768
      @apdirahmanhajii2768 4 года назад

      Xasuuso qurxoon.
      😊nabad ku waar sxb

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 4 года назад +1

      @@apdirahmanhajii2768 sidokle wlle❤❤

    • @nimcosiciid3761
      @nimcosiciid3761 18 дней назад

      Xasuuuus qoryaale hda inteejoogtaa inahabreedkaa se mawada hadashaan

  • @abdalatilabsade1696
    @abdalatilabsade1696 3 года назад +7

    24 March! 2021 ! Sacada! 14 ! 42 ! Galbnimo! Hees xasus leh ♥️✌

  • @mohamed_esmail547
    @mohamed_esmail547 3 года назад +4

    Waan ooyay walaahi

  • @AasiyoMaxamedabuukar
    @AasiyoMaxamedabuukar 5 месяцев назад

    aniga qalbiga ayuu iga dhaawacay💔
    aniga inuu qalbi iyo jabiyo muuqalmay
    😢
    muxuu nolosheeda mugdi uga dhigay💔😭

  • @SalaadoAhmed-jd1tz
    @SalaadoAhmed-jd1tz 11 месяцев назад +1

    Caruur niimo wax ka dhumay😊

  • @brokylucky8139
    @brokylucky8139 2 месяца назад

    Ha cadhadhin ruxan kaa gayin coladho 😢😢 Wa halka manta ilmaadherta ay ishumeyso😢

  • @ismailali2128
    @ismailali2128 17 дней назад +1

    Waxaan dib udaawaday 1.2.2025
    Ha u cadhoon wakhtigiyo calaf waxaad ku wayday
    Aaabo alaha ku naxariisto nolol adag iyo rafaad adag oo uu nagu soo koriyay markii aan ka baxnay ana shaqo helay ee aan ku idhi aabo dhar isku jooga kusoo tolayaa
    Ee la mitiriyay aabo aabo dharkii ma xidhin oo tii xaqa ahayd ayaa itimiday ilaa hada boorsadayda ayuu ku jiraa aabo alaha qalbiga iqoobijyo

    • @sadammahamuud
      @sadammahamuud 7 дней назад

      Run ahanti markan qorlakagan aqriyay dhaman wan is badalay ad ayan kula dareemay xanuunka walll allah ha u naxariisto Aabo jantul firdawsa ayan ugu duceynha idinkana samir iyo iman wall 😢😭

  • @babamaahir5354
    @babamaahir5354 Год назад +1

    markey xalada ha ku jexjeexan hestan ba laiska shita 2023 💯

  • @suldaanomaxamuud336
    @suldaanomaxamuud336 Год назад +1

    3/8/2023 habeen 9:28 sacada haku noqon cadowgi cirib tiray walaalki😢

  • @amran5495
    @amran5495 2 года назад +4

    Haw cadhoon wakhtiga Hadid had dhagaysanayso 2022 farta taag.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Год назад +2

    Back to the childhood memories 😢⚘️🙏😊

  • @AasiyoMaxamedabuukar
    @AasiyoMaxamedabuukar 5 месяцев назад

    anigoo jacayl siiyay anigoo farxad siiyey anigoo naxariisi😢

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 года назад +1

    Cisi ruuxa kuu xiga ha ku noqonin cadowgii cidhib tiray wllkii
    still 2022

  • @kalidhasan-oi6qo
    @kalidhasan-oi6qo 6 месяцев назад +3

    2024.7.18 july hdad ila dawanayso like

  • @carlogamer--9
    @carlogamer--9 Год назад

    Hestan wan maqli jiray lkn manta iyado dhames tiran dawady 21/12/2023 haben jimco 8:24😢

  • @harushaabdullahi7283
    @harushaabdullahi7283 3 года назад +6

    2022 hada firsato legend batehe 😂😂

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 2 года назад +3

    Somalia Midnimadeedu Waa Muqadas🇸🇴

  • @sihaamali
    @sihaamali 11 лет назад +6

    Caadi mahan heesta fiska is the best singer

  • @dalbargeedi2278
    @dalbargeedi2278 2 года назад +2

    Heestan waxaan dhegeysanayaa maanto taariikhdu tahay 16 may 2022 oo doorashadii laga helay farmaajo, ka dib markaan tiktoka ku arkay. Murugo iyo xanuun badanaa, ilaahow dalkaagii ban ku amaansaday

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 2 года назад +1

    20/12/2022 5:00 tii galabnimo
    Hargeisa
    Cilmi 📚

  • @lailaabdullahi6632
    @lailaabdullahi6632 5 лет назад +5

    2014 tii ayaan addis ababa ku dhagaysan jiray xasuusna way igu leeday heestani

    • @mohameddakanemuhamud7671
      @mohameddakanemuhamud7671 4 года назад

      2014 ayan kudhageysanay Nairobi hadane muqdisho kudhageysani haya ... Waleen aduun

    • @ctoday114
      @ctoday114 4 года назад +2

      Isku meel ba kudhageysany lailla ana addis Ababa kudhagaysanayey 2014 cwa ku arkay qof statuskisa RUclips usogalay ina dawado

    • @Xeerta-Liido
      @Xeerta-Liido 4 года назад +1

      Aniga 214 ethiobia ku dhageysan jiray maxa iso waci waysay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Jiiroow
    @Jiiroow 3 года назад +2

    2021 liketa igu qabta heesta wa so radiye kk

  • @ismailhariye1403
    @ismailhariye1403 Год назад +3

    12.12.2023 am here watching😢

  • @ahmedayaanle5068
    @ahmedayaanle5068 11 месяцев назад +1

    Still listening 19/02/2024😊
    Day Monday
    Hees xusus igu leh 🎉

  • @MohamedJaamac-wc3kp
    @MohamedJaamac-wc3kp 5 месяцев назад +1

    Heeben salaasa soo galayso 2:30 saacadu tahay
    Taarikhdu 30 July yaa ila dhegaysanaya

  • @Honbp
    @Honbp 5 лет назад +4

    tan iyo 2013kii Heestaan waan daawanayaaa
    wey iga gadan tahay.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Год назад

    Nice heesaha aan dhagaysigooda necbahay bay kmid tahay blo ku dagtay

  • @shukraanhassen4363
    @shukraanhassen4363 2 года назад +2

    ha u caroon wakhtiga iyo calaf waxad ku waydo😭😭😭

  • @KhadraXusen-x5u
    @KhadraXusen-x5u Год назад +1

    11years after inta qalpi ku jecelty is moojiya😂20/12/2023

  • @kakaadimatopeni7850
    @kakaadimatopeni7850 Год назад +1

    After 11years who’s watching 😢❤

  • @nasirmoali
    @nasirmoali 3 года назад +2

    2 december 2021 baan dawanayaaa 16:40

  • @INa_muze
    @INa_muze 5 месяцев назад

    Dadka heesaha qiiro ahaan ay u dhagestaan anneh midi iga Hor imaato ee aan ka Helo aa so Raadiyaa😁
    Comntyda wa wda qiiro anne ma fhmaayo wxy ku saabsnthy heesta mxa wye dhibta iheesata wllyaal maan somaali eheen ani💔😭😭

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 2 года назад +1

    Heesta 2013 kismaayo ku dhagysan jiray anon fahmayn lkn hda si zx ufhmy
    Xuzuzo waayo tagay shalay lee ahayd marki lahaa heestan way cusub tahay hadan 9years kso wareegty adun orod mana dareemayno
    2022/2/26 21:56

  • @MahadNuur-u2d
    @MahadNuur-u2d 11 месяцев назад

    Old is gold still watching 2024😢❤ love dhac ku sii😊

  • @AasiyoMaxamedabuukar
    @AasiyoMaxamedabuukar 5 месяцев назад

    aniga aada ayay xanuujiyay laakiin isaga farxada ayaan u rajaynaya😢

  • @Ramaaag
    @Ramaaag 4 года назад +11

    Ha u cadhoonin waqtiga iyo calaf waxaad ku weydo😭😭😭