Waxan Sameynaa Oodkac Ama Muqmad By Qamar Bint Amiir 👑

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 141

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 5 лет назад +9

    Ar qamar iigeeya 😍😍😍😍😍😍

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 5 лет назад +2

    Masha Allaah Abaya Allayafidkum adiga Iyo caruutada Iyo Saygaaga

  • @somalimanintheworld1849
    @somalimanintheworld1849 5 лет назад +2

    يعطيك العافيه
    Maanshaallah clip yar iyo faa'iido badan oo si qurux badan aad uhabeesay iyo hadal wanaagsan ukhtii ilaahay haku sharfo mahadsanid أحبك في الله

  • @amiirahabdi2565
    @amiirahabdi2565 5 лет назад +2

    Mashallah qamar quruxey wlhi hadaa video yadaada hore fiirsanaaye xasuus cml allah ii kaa xafido😍😘😍😍😍💘💘💘💘❤❤❤❤❤

  • @kowtharachannel6078
    @kowtharachannel6078 5 лет назад +3

    mashallah abyo cafimaad ku cuna xbbt adi iyo caruurta 😍😍😍😍👌👌👌

  • @aishaaminamahmud1969
    @aishaaminamahmud1969 5 лет назад +2

    Mashaa allah waa quruxbadan yahay👍gacmahaga ilahey haku xifdiyo cadey

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan5677 5 лет назад +2

    Hal qaado lee isii ha dha dhamiyee masha allh shukran

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 5 лет назад +1

    Masha Allah Wlashey Qamar malmahan waa Lagu Xiisey wellcome back queen miss you 💋❤😘

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 5 лет назад +1

    Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa Allaah Xasuus Aa Nagalisay Wadankii Aa na Soo Xasuusisay Dhaqanka kob Casariye iyo oodkac la siinayo martida, Mashaa Allaah mahadsanid Hooyo macaan Allaha KU Xifdiyo Aamiin 💖💖 💖💖 💖💖 💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 лет назад +1

    Waan kahelney Jasaakalaah Abaayo

  • @guledyuusuf8555
    @guledyuusuf8555 5 лет назад +1

    Wll hilibka sided u yar yaraysay many faruhu dadka ku go.ayn

  • @adenyare7575
    @adenyare7575 5 лет назад +3

    meeqa bilood ayuu ooli karaa oodkacaagu waan ubaahnahay hadaad taqaantid

    • @F13500
      @F13500 5 лет назад

      Aden yare hada qaado gooni ah usameyso o biyo iyo gacan ka ilaaliso wuxu ku yaali karaa 1-2 bil wixii ka badan waxa laga yaabaa inuu ka urin lkn qaraar noqdo

  • @nimco_saciid
    @nimco_saciid 5 лет назад +2

    msh lh abyo gcntada alaha kuu barakeeyo uumc xbbti

  • @amal.suldaan
    @amal.suldaan 5 лет назад +1

    masha allah xbbti gacanta allaha kuu barakeeyo

  • @khadraali3097
    @khadraali3097 5 лет назад +1

    Masha Allah masha Allah Xabiibti Qamarey Waa ka baxsatay sidad uu sameysay Oodgaca masha Allah Gacmahaga Alle haku barakeyo Lainaha wax walba wad ka xaqiltirtay Dadkada masha Allah Aankula kaftame Laamagodle maa wax ku galay Luqmad ka dhaceyso 😋😋😋😋 aad ka so turtay yaaaaaaaaaaaaaam👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👩🏼‍🍳👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💝💝💝💝💝👌🏼💐💐💐💐💐💐💐🌺🌺🌺🌺🌺🌺💐💐

  • @nurajamaise9992
    @nurajamaise9992 3 года назад

    Maansha Allah subag somali xageed ka heshay qaali

  • @dalhaaden3843
    @dalhaaden3843 5 месяцев назад

    Masha Allah

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 5 лет назад

    Masha allah isla hada ayaan sameynoyaa alle ha ii fududeeyo waad mahadsan tahay qaali

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 2 года назад

    Asalamu calaikum walal qabarey muqumada wan iska guba sometimes

  • @asiamusa689
    @asiamusa689 5 лет назад

    Masha Allah wllshy qamar bintu ameer ilahay cafimad haydinku daro jazakalaah khayr

  • @xalimoosmab941
    @xalimoosmab941 5 лет назад +1

    M alh al macaan badanaa walashey qaliga aha qer aha kusiyo waba nagamaqnaayee alabtan wansosamesanaa

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 5 лет назад

    Wcs Wrwb abyo qamareey so yummy Jazaka'Allah kheir hbbty.

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 5 лет назад +2

    Mash Allah

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel 4 года назад

    Maasha allah xbbti guulayso

  • @hanilifestyle526
    @hanilifestyle526 5 лет назад +1

    Masha Allah abaayo hor u soco yam yam runtii🤗🤗❤❤❤

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 лет назад +1

    Masha Allah Allah idiin daaweeyo qaalideyda

  • @sihamhassan2124
    @sihamhassan2124 5 лет назад +1

    Masha allha

  • @امتسنيمامتغريد
    @امتسنيمامتغريد 3 года назад

    ماشاء الله تبارك الله اختي سكرا

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 5 лет назад +1

    M.A jeclahay runti oodkaca inkasto ka ronahay odalkena somaliya jogo

  • @husseinbardada666
    @husseinbardada666 3 года назад

    Asc walal halkee baad ka heshay subag somaali intee ka heli karaa isheg please wax jogaa France ✋💬

  • @sahrasahraali2219
    @sahrasahraali2219 5 лет назад

    mashallaha sifican ayda ukariday qamarey abayo jasakallha qer sida nogu fidesay

  • @alkadree
    @alkadree 3 года назад

    Can please write in Arabi or English

  • @fahmoabdulkadir1783
    @fahmoabdulkadir1783 5 лет назад

    Masha allaah xabibti caadi mahan macaan shukran cadey luula 😋😋😋👌👌👌👌💖💖💖💖

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 лет назад

    Maasha alaah Abaayo gacantaada ilaah kuudhaafo mahadsanid

  • @raxmacabdi8930
    @raxmacabdi8930 5 лет назад +4

    mashallah wllo waan ku jecelahay alle ha ku daayo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 лет назад +1

    Maasha Allah waanjeclahay odkaca.

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 лет назад +3

    Qalab heersade ee idiin ku soo qubtaa xaqiiq guuleysa qaalideyda😍

  • @nasuuranuura6845
    @nasuuranuura6845 5 лет назад

    Maasha allah waa si yar oo fuded ah mahadsanid😍

  • @xidigtaawdal6463
    @xidigtaawdal6463 5 лет назад +2

    Muqmada waan jclhy

  • @hanilifestyle526
    @hanilifestyle526 5 лет назад

    Asc walaleheey dhamantina waa idin Salaami.naso booqda channel kega rer qamar bint amir..qamar Qaali ❤❤❤❤Shukran dhamantina waa idin Salaami

  • @dheeman01nasrudiin91
    @dheeman01nasrudiin91 5 лет назад +2

    saliidaas inta badan Lama isticmaalo abayo seen yeelaa

    • @F13500
      @F13500 5 лет назад

      Cuntada lagu karsadaa abayo marki wadanka lajogay sas ayee hooyo samen jirtay

  • @nasriinjama9754
    @nasriinjama9754 5 лет назад

    Saan lee moo u fudud yahay somaliya markii la joogay hooyooyinka lee sameen jiray wax adag waaye ayan is dhihi jiray waaba sameesan karaa mahadsanid abayo

  • @luulabdi6804
    @luulabdi6804 5 лет назад

    mash alah abay qamar heerlijke

  • @shamsamahamed9146
    @shamsamahamed9146 5 лет назад

    Masha Allah hoyo qamar shukaran

  • @monaabdirahman1792
    @monaabdirahman1792 5 лет назад

    Abayo qali fadlan noso gali sida jiifka iyo fadhiga losharaxo thanks

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 лет назад

    Masha allah qaali jaskalahu khry 💖💖💖💖

  • @alimahamedanisa9676
    @alimahamedanisa9676 5 лет назад +5

    Asc walal waxa badan wan ka faiday jasakalah qayr
    Lakiin odkaca ama muqmada waa la wadha si uu xarkago uu qalalo kadiban waa jarjar biyo kama jelanayo toon basal iyo haylna waa lugu dar waa sidi hidah iyo dhaqanka mahdsanid

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 5 лет назад

      Kkkkkkkkkk maasha Allah intad shegtay wasax lkn toon lagaray lkn basal ma arak gormee lagu daraa masuugaa wuxu lkn tonta salida aya lagu shiilaa sax waana laga guraa markey Ku karto

    • @zaamiyamohmed8361
      @zaamiyamohmed8361 5 лет назад

      Masha allah xooga aleh haku barakeyo wax badaan ban ka faiday walaashay somaliyed horo usoco

    • @adenyare7575
      @adenyare7575 5 лет назад

      ali mahamed anisa fadlan mayaqanan inhilibka la xargajiyo Marka hore toodu ma dhiganto waa laba casho

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 5 лет назад +1

    Masha allah😋

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 5 лет назад

    Masha.allàah tabaarak ilaah ha ku xafido amiin sharafey 💜 💓

  • @muna5140
    @muna5140 5 лет назад

    Jazaka Allah kher

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 5 лет назад

    maashaa allaa tabarkalaah sister

  • @fardowsastars
    @fardowsastars 5 лет назад

    Masha Allah 😍🌹🌺

  • @waxbaro6332
    @waxbaro6332 5 лет назад +1

    Mansha Allah abaayo qamar

  • @fadumpsheikh5925
    @fadumpsheikh5925 5 лет назад

    Masha Allah tabarakalaah walashy

  • @siman8711
    @siman8711 5 лет назад

    Masha allah xbbti mahadsanid

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 5 лет назад

    Fiiro gara walaalaha isoo booqda Channalkeyga oo ka hadlsya bararujinta Bulshada iyo Caawinta dadka dhiban Inshaa ALLAAh iyo Wixii la mida madsanidiin marlabad Jisakalaahu Qayran 🍁😁🌹

  • @nihaalaxmed785
    @nihaalaxmed785 5 лет назад +1

    mashaallh Qatar wye 👑👑

  • @simankujcl6282
    @simankujcl6282 5 лет назад +1

    Masha allah qaali

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 лет назад

    Masha'allah abyo cafimad igu cuna qaali dumar ❤❤❤

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 лет назад +6

    Walaheeyga ii soo booqas ilahey dirtiisa idin jacelhy

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад

    Maasha'llh sis qamar

  • @bellabeauty997
    @bellabeauty997 5 лет назад

    Maasha allaaah odkaca wa jeclahaay

  • @مغرورةبأخلاقي-ظ2ن
    @مغرورةبأخلاقي-ظ2ن 5 лет назад

    ماشالله

  • @nakeeypro3122
    @nakeeypro3122 5 лет назад

    Masha Allah qaali cfmd kucun

  • @muna5140
    @muna5140 5 лет назад

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @fadumoahmed9794
    @fadumoahmed9794 2 года назад

    Abyo dar alle ku jecllhy

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 5 лет назад

    Masha Allah abayo cafimad kucuna

  • @munitaahmed9292
    @munitaahmed9292 5 лет назад +2

    ❤❤❤

  • @sunerasuusa6320
    @sunerasuusa6320 5 лет назад

    Masha Allah wow

  • @maimunsharif165
    @maimunsharif165 5 лет назад

    Asc wll maad wadhin hilibka ma ok ba ma iska dayn kara wadhida

  • @khadijahaaji737
    @khadijahaaji737 5 лет назад

    Maashaa Allah

  • @امتسنيمامتغريد
    @امتسنيمامتغريد 3 года назад

    شكرا حياتي احبك قمر مع ام تسنيم اليمني

  • @mohamedgacal8686
    @mohamedgacal8686 5 лет назад

    Abyo inteee ka heshay subag soomaliga pls isoo jwab

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 5 лет назад

    Masha allaah

  • @fartunflavours
    @fartunflavours 5 лет назад +9

    Asc my dhadhkeyga,fadhlan subscribe isara wadhmahadhsantihiin,abayo qamar ManshaAllah,😍😍👍👍🙏

    • @bishaaro21
      @bishaaro21 5 лет назад

      Abaayo wan ku saaray adna iisaar insha Allah

    • @fartunflavours
      @fartunflavours 5 лет назад +1

      @@bishaaro21 wakusaray abayo

  • @eymanmohamed6381
    @eymanmohamed6381 5 лет назад

    Mashaalh siis alaha ku dhowro

  • @qamarnadafad4687
    @qamarnadafad4687 5 лет назад +4

    Abaayo mais baaninosa oodkac waaliisku baaniyaa😂

  • @safiyacadeysafiyacadey7261
    @safiyacadeysafiyacadey7261 5 лет назад

    masha allah Abayo

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 5 лет назад

    Masha Allaah🙏❤️😋

  • @fadumiinali565
    @fadumiinali565 5 лет назад +1

    Masha Allah abaayo Mahad sanid macaanto

  • @nawaalmohamed6160
    @nawaalmohamed6160 5 лет назад

    Macn odkac

  • @amaani8305
    @amaani8305 5 лет назад

    Masha allh 😍👍

  • @mehndilab3762
    @mehndilab3762 5 лет назад

    nice👍👍👍👍👍

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up 5 лет назад

    Masha allaah ❤❤👍👍👍

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 лет назад +1

    😍😍😍😍😍😍

  • @hadiahadia6521
    @hadiahadia6521 5 лет назад

    Masha Allah abayo

  • @safiyashariff4515
    @safiyashariff4515 5 лет назад +1

    👍👍

  • @xawokiinxawokiin930
    @xawokiinxawokiin930 5 лет назад

    Masha Allah cadi maha

  • @kowtharachannel6078
    @kowtharachannel6078 5 лет назад +1

    asxaabta qamar iso boqda channel keyga mahadsanidin 🤗🤗🤗🤗

  • @hodanahmed9185
    @hodanahmed9185 5 лет назад

    thanks wll

  • @shukiabdiweliahmedahmed7971
    @shukiabdiweliahmedahmed7971 5 лет назад

    Sis see u jarjartay?

  • @samiironalka1810
    @samiironalka1810 5 лет назад +1

    Abaayo waan kuxiisnay

  • @roodocade7057
    @roodocade7057 5 лет назад +1

    Thanks xubi

  • @hafsaabdullahi7496
    @hafsaabdullahi7496 5 лет назад

    Mashallah run ahantii wan kahelay
    Waa qab xajib ah oo na fudud 😍😍
    Alah ku xifdiyo wll qali❤❤

  • @salmaabdirahman7694
    @salmaabdirahman7694 5 лет назад

    Asc sifican aya usubisey abayo

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 5 лет назад +1

    It is the delicious but this food causes heart attack.

  • @najmonalka9326
    @najmonalka9326 5 лет назад

    mshalaah

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 5 лет назад +1

    Walekumsalam qamar luula sodhawaw qali mashaalah macanto shukaran 😘👏👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimoadan5846
    @nimoadan5846 5 лет назад

    Abyo wuu igaa adkadaa markasta maxan kusameya

  • @ayaannuuramohamoud9933
    @ayaannuuramohamoud9933 5 лет назад +1

    Oodkac hhhhh muqumad iska dheh qamareey