" Cismaan Cumar Dool Aniguu I Caayay.." Gudd Faysal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 80

  • @AhmedHassan-nc2su
    @AhmedHassan-nc2su 3 месяца назад +6

    Illaahay ha ku xafido gudoomiye Faysal Cali Xuseen

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 месяца назад +6

    Faysal waa nin wadan jecel lkn dadaal ma hayo dadka ku hareeraysana si fiican ulama shaqaynayaan wan ka xumahay

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 3 месяца назад +4

    Ha loo hiiliyo Gudoomiye faysal cali waraabe, waxan hubaa in uu yahay ninka kaliya ee sharciga dowlad nimo ka shaqaysiinkara,

  • @Hamzaaziiz80
    @Hamzaaziiz80 3 месяца назад +1

    Ilahay ha ku barakeyo faysal❤

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 месяца назад +1

    Halgamaa faysal Ilaahay haku dhawro muwaadin dhaba

  • @abdikarimjama6265
    @abdikarimjama6265 3 месяца назад +1

    Faysal baro saliga nabiga . Allah muasalim wasalim wabaarik calayk

  • @jamac-l2e
    @jamac-l2e 3 месяца назад +4

    ninkii walnaa manta ma masjid buu ka qudbaynayaa subxana alaah dadka dhagasanaya ka yaab badan

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 месяца назад

    Bismilah feysalow danta kugu dhow waa soomaliweynood isugoobtaan qabyaalada iyo goboleysi foolxumadiisa waa Aragtaa❤😂

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 месяца назад +2

    Faysalka Faaruqa ah iyo inaga daa Ciidagalaha fashilmay ee ku faana baribaan faras lahaan jiray oo aan Isaaq awrta u furi jiray.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 месяца назад

    Faysal waa difaac qaran Alle ha barakeeyo

  • @AishaFatima-di2qi
    @AishaFatima-di2qi 3 месяца назад +4

    Nacdal kugo dhacday war miyad ahyn kii aabahi oo nacdalay miyad ahyn maryalool ka uu shagaya maryalool ka oo aabaha ka racday Nacdal iyo walid caasi I kar qabaa tahy

    • @ismailmahamed
      @ismailmahamed 3 месяца назад

      Nacdasha iska wll aad ayay u xuntahaye waxaabad ogaataa dadku waa walaalo is jecele masuuliyiinta wadanka Allah ha inoo hagaajiyo oo haka dhigo kuwo dadka iyo dalkaba wanaagiisa ka shaqeeya

    • @iftin2024
      @iftin2024 3 месяца назад

      Subxaanalah nacdashu ma wanaagsana waana maalin jimce ah allah u toobad keen, faysal allah ha ku sharfo ciidaa kuu hiilin doonto🎉🎉

  • @cabdirisaaqcabdilaahi8533
    @cabdirisaaqcabdilaahi8533 3 месяца назад

    Faysal cali xuseen alle ha ku barakeeyo

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 месяца назад +2

    Gudoomiye faysal xaqiiq buu ka hadlay

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 3 месяца назад +1

    Masha Allah Faysal Ali Waraabe geesi qaran Somaliland buu daneeyaa

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 3 месяца назад

    alx alle aya mhdle
    war caadi uhadal nio lguma xidhayee faysal

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 3 месяца назад +1

    Salaamaad, masjidku waa ka bixid haddi Faysal ka dhex istaagay!! Tan kale haddii dad loo xirayo cay iyo aflaado ka waran Buuni, Xinif iyo Waraabe!!

  • @Hamzaaziiz80
    @Hamzaaziiz80 3 месяца назад

    Machallah tabarakallah somaliland Guuul iyo Guuul Ameeen

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 3 месяца назад

    Mashallah gudomiye

  • @Axmed-ly5mi
    @Axmed-ly5mi 3 месяца назад +4

    Faysal wa muwadi

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 3 месяца назад +1

    80JIR DUULFE AH WAA QOODHA SALAAX WAYNADEY WAALI IYO NACASNIMO AYAA ISUGU DARSANTAY. MUUSA ICAACAY MUSAA HOYADAY CAAYAY MUSA DINTAYDA CAYAY CAGAD BU IGU DHUFTEY 🤣🤣

  • @MaryamAli-i2s
    @MaryamAli-i2s 3 месяца назад

    Muwadin Mahadsanid Fasal

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад +1

    Rerkan waxaan ku nacay umadah bay isku diran idor ilahay idin dulay hadan nahay dhulbahanteh waan kah raysanay markan iskah sarnay nijasnimadodih iyo isku dirkih qabiladah ilahay idin dulay in shah Allah

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 3 месяца назад +1

    Goorma ayaad noqotay Kulmiye Waraabe ? Tan kale jooji calaacal ka hana u gafin madaxda qaranka ee Somalia 🇸🇴 iyo Djibouti 🇩🇯!! Bro Itoobiyan daba dhilif ah!!

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 месяца назад +2

    Cabudhintu waxaye dhalisa baabaa kii hadala haa iskaa hadlo ee halaa dayo afrikan waxaba kama bartaan tarikhada shalaye ayaay lasconod ku tagtaye cabudhiin iyo xabad laaladhaco shacabka madaxwayane siyaad bare ayaa waxaba ku qadi waayaay cabudhiin isaga kaa wadanisana muse iyo ciro iyo inaa kahin oo dhisaye dalka oon xabashi kaa ibin dhulkisi hadana cabudhiinta ayaa lagula dagalamaye

  • @maxameddakhare6657
    @maxameddakhare6657 3 месяца назад

    Wllaahi faysal wa muwaadin dareenka shacabka dareensan

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 3 месяца назад

    oo kaalay adigu caydaada ma caanaba sotad cid kasta oo Somali ah ad caayday. Waa sheekadi Yahuuda waxa ay wadaan. aniga waxba laigama sheegi karo. qofkan rabana wan caynaya oon u hanjabay ma af somali baa taas

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 3 месяца назад

    Gees. Allow. Kudaa dalk. Somalilan❤❤❤❤❤❤❤

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 3 месяца назад

    Ma cid aan wax kaa sheegin oo muslim ah baa jirta mr fircoonow😂😂😂😂.

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 3 месяца назад +1

    Ina Kumar Dooley iyo wuxuu dabada kuwatoba Iska soo mastaafuriya tuugta munaafiqiinta ah ee cadowgiina la shaqeeya Isaaqow toosa oo jiridad lacagta ku qaata jeelka ku WADA gurra

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад

    Caaqiladan iyo suldaamadu iyagaa Abaabulaya Oo Abuuraya khalkhal waa in dawladu sharciga adkaysa oo madaxwaynuhu.daayaa Habrashada badan cidnkasta oo kala kaxayn.wada laxidho

  • @AbdinuurXassan-zc5su
    @AbdinuurXassan-zc5su 3 месяца назад

    Waxaan.jooga.magalada.faraguul.katir.san.degmada.garaadg.waar.soomaalilaan.hadoration.faysal.haadiilarabo.paran

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 месяца назад

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 3 месяца назад

    Sanadkan soosocda waxaad Arki doontaan Faysal share iyo like leh oo ytuber ah
    Anuu i caayey ? Adigu maxaad tahay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 месяца назад

    Kana maxaa awoowo iga dhigey feysal

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 месяца назад

    Faysal cali xuseen ❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 месяца назад

    Hasan Sheekh masajid ayaad kala wareekten 😂 Faysal waraabe

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 3 месяца назад

    He is patriot man viva faycal

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 месяца назад

    Faysal daayeer wuxuu shidayaa dabkii colaada somaliland isagoo aan fahamsanayn in uu colaad hurinayo isla markaana aan garanayn halkii uu naftiisa kaga badbaadinlahaa waar waxa koley dad ma dhalin e tolow ma daayeer baa dhalay

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 месяца назад +1

    Kani caqli ma leh wa nin madhan

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 месяца назад

    Faysal masajidka cayda ciyaarta ka daa

  • @Bytity35
    @Bytity35 3 месяца назад

    Faysal wuxuu ku hadlay bal eega
    " qabyaalada inaga daaya ku lahaa" oo Soomaaliya waxa aad ISAAQ uga jaraysid sow qabyaalad maa?
    Adeer baahashu waa basal ee kala fiiqfiiqeeda yay ku gubin!

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt 3 месяца назад

    Tariikhda ayaa kuxusi doonta faysal cali waraboow

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 месяца назад

    Doqon faysal meel madman faysal waa naag waayo iyo inlamidka ah ee leh wanala caayey taas ayaa ku cadeyneysa in ay naago yihiin

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 3 месяца назад

    Muuseba hooyadaa buy carabey sidaas shegtay ee ma calooshuu kuu buuxiyey faysal faaruqow hhhhh

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 3 месяца назад

    Axsaabta hada qaabka eey udhisayiin ayaaba qabiila feeysal run kasheeg

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah 3 месяца назад

    Somaliland bulshadeedu caqli haday leedahay Faisal hau codeeyaan waa wax garad

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 месяца назад

    Fataalnimadii ayuu ku gaboobey. Hada reerkiisa ayaa loo istimaalaa. Ducuf

  • @AbdisemedEsmail
    @AbdisemedEsmail 3 месяца назад

    Casarkii adaa weedho
    Ka cilaansha maankaaga
    Cishihiina beenneeya
    Sowdigan cibaadeysta
    Cimradiyo xashkan aada
    Mar haadnu carabkaagu
    La jireyn calooshaadda
    Camalkaaga faliddiisu
    Caato kororsi sow maaha?
    Fasaloow adeer anigoo qabiil ahaan isku abtirsiin hoose ah baa ku leh cid kaa af-lagaado iyo ceebeyn badini ma jirto adiga’e ha noqon Maroodigii arki waayey Takerta ku taagan Ee ka kale ta ku taagan arkaayey.
    S/land,Somalia iyo jabuuti ba waxaad tahey ninka wada jaa’ifeeya ee waliba qaarkood magacyo deel-qaaf ah ugu yeedha sida qadaadweyn.
    Adeer umadda ka xishood Oo laba kala da’aa, in aad adigu caadeysato ceyda iyo af-lagaadada dadka iyo inaad isla adigii hadana dadka ka wacdido.

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 3 месяца назад

    Faysal waa ninka somaliland ugu hadalka wanaagsan

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 месяца назад

    Waa la icaayey ceebaa kaa raacda

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 месяца назад

    somaliland dayeernimadii ayay ku laabatay maanta nabi usoobaxa ayay u baahantahay !!!!!!!!! from saylac city

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 3 месяца назад

    Faysal wa madxwina daaba❤❤❤❤❤

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 3 месяца назад

    Faysalow iska daa calaacalka

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 3 месяца назад

    faysalow adiga kulmiyaa qarsoon baatahay baan maqlee ma runbaa

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 3 месяца назад

    Faysaloow tafaraaruqa umada adigaa kow ka ah . Markay xaajadu adkaato ee reerku kursiga inyar u jiro ayunbad xukuumada hadba marka jirta dhinaca saaraysaa .. od odhonaysaa aniga iyo hebel o reerkayaga nkla reeba adigu iska hadh adigaa bilaa ficileee

  • @AbdullahiHashi-f9k
    @AbdullahiHashi-f9k 3 месяца назад

    Waxaa ayaan daro ah in Faisal oow yiraaho waa leeycaayay asagoo maalin walba caaya dadka.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад

    Odaygan iska qabta subxaanallaah ❓ why ‼️ dhan uu socdo lama yaqaan ⁉️ odaygan fadhiisiya ‼️🛑⁉️❌

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 месяца назад

    ADEEROOY WAXA JIRA GURUUBO TEETALO KALA DUWAN SITA OO CID WALIBA AH OON REER KALIYA AHAYN
    OO DHAQAN XUN OO CADAWGEENU ADEEGSADO
    HAYBTOODUNA WAA YUUSUF HARTI MARKA WAA LAYNA KALA SAARAYA GURUUBKASINA WADANI AYAA SHEBEKAD U AH
    HALAYSKA ILAALIYO

  • @fosihissein-x3v
    @fosihissein-x3v 3 месяца назад

    faysalaw haduu ku caayay maxaad hore uga hadliwayday , waanu ku ognahay in xisbigii aad koobiga uga dhigtay xisbiga qaran ee hanka leh doorkii horaan ku ogaanay inaad koobi tahay oo reer guuleed oo kaliyi kugu hadheen intaayadii kalena kaa yaaceen se maantana way ku fahmeen reer guuleed koobinimadaada oo waakuwii nooyimi se ceebta kadaa tolka qof hanleh matihide caruurta yaryar ee kolb kuleh waxan kahadal siday buuni kayeelaan

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 3 месяца назад

    Waxuu yiri umadu waa bakhtiday
    War soo idinku albaabada umiinaan xirin sl tii
    War walahi inta adigoo kale iyo muuse juidaan la dhagaysanayo hoos baad u soconaysaan

  • @musemuse417
    @musemuse417 3 месяца назад

    Faysal Ali Waraabe, weli ma arag nin kula de ah oo kaa afxun oo kaa akhlaaq daran. Qabyaalad adigaa kow u ah .

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад

    Masaajid madhan buu ka hadlayaa

  • @ادمادم-ط1ظ6ض
    @ادمادم-ط1ظ6ض 3 месяца назад

    Ha ku caayo

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 3 месяца назад

    Faysalow tolkaa siyaasad xumaa waalaysa siyasada waxay uhaystaan in lays waalo oo dad lacaayo bal waa kaase reer kale oo waxa samaynaya soo hel tolkaa waa laga ilbax Sanyay oo waa laga reer magaalsanyay tolkaa way danbeeyaan waxad tidhaa wax Barta qabqab iyo is Waal waxba macynin laguma helo 😅😅😅😅😅😅

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 3 месяца назад

    Dalk. Qabiilkaa. Halaag. Daayo. Ciiro. Iyo. Faqash. Baa wadaa

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 3 месяца назад

    Waa dhuuni raac

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 3 месяца назад +2

    faysal jabuti ayu ku washay 😂😂

    • @AbdirisaqBoon
      @AbdirisaqBoon 3 месяца назад

      🤤🤤🤤🤤🤤

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад

      Xasan bu masjidka been kasoo afuufo ka qadaya war madjidka ciyarta ka daya halkasey soomali ka fayoowayde

  • @Axmed-ly5mi
    @Axmed-ly5mi 3 месяца назад

    Faysal haladoorto

  • @SaleebanYare-rr8wd
    @SaleebanYare-rr8wd 3 месяца назад

    Alamasaajidadu may halaan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 месяца назад

    😂😢😢😮😮😅😅😅😅

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 3 месяца назад

    WAAR HEEDHAHA WAXAN KUWA LAJOOGA RAJO KA SUGAYOW WAKAA LIITEE HARGAYSA MA ABAHAA BAA LEH CIRRO WAA MADAX WAYNE LIIDYOW XIINYAAD TAHAY

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 месяца назад

    😂😢😢😮😮😅😅😅😅