Anzal waxad sameysaan next time prank madaaale u dir hablaha wadada maraya inuu ku shukaansado aan aragno af tahan nimadiiisa iisoo jawaaaba adinkoo raaaliya chanelka kor u qaaada wax yaaabo funny ah sameeya
Madaale iyo Ansal Salaan sare From Burao suaal????? 1. 49 Qof baa muqdisho bus ka soo raacay hal nin baa Burao yimid Jidka wxba kuma degin gaadhigiyoo madhana wa noqoday dadkii mayee????
We need songs with out music 🎵🎵🎵🎵🎵🎵 special madaaale voice
Mashallah
Waa isku nuuraysaan ansal iyo madaale
Wll codsi anzaleey madaaale heeso billaa musica ah nooga diyaari walaahi codkiisu waa jawharad
😂✋🙌🙌wli gacan initagey fantastic 👏
ASC WLL MOHAMED GARISSA KEEP GOING ♥ ❤
Anzal waxan ku idhi afsomaliaga saxda ah haga tagin kan reer waqooyiga hayska dhigin reer koonfur .xiran waa khalad .xidhan dhe
Aad iyo aad mr madaale
Xrifku horey ufadhi yqey ynlga daremin😂🤣
Geelu waxa uu gelelimaystaa madhaso taa soo ay kadi faacayso takarta mwi
Hasha waxay uu. Tal talimeysata. Wuu ku jimicsata ??
De vrais fans à Djibouti🇩🇯🇩🇯
Anzal waxad sameysaan next time prank madaaale u dir hablaha wadada maraya inuu ku shukaansado aan aragno af tahan nimadiiisa iisoo jawaaaba adinkoo raaaliya chanelka kor u qaaada wax yaaabo funny ah sameeya
Madaale wuu kawar wareegay jawaabta isma qabno aheed! Waxan ufahmay dambiguu iska ilaalinayaa? Anigu waan idin fahmayaa anzal wayka muuqataa in odaygeedii agfadhido 🙄🙄🙄
Marka hore waan idin salamay salan ka bacidi wxaan wadaa su aal waxay o dhanysa wxaad adigu leedahay o hadana lagaga isticmaal badanyhay
Ansal ka soo jawab SU,aashii ahayd ereyga la,cagta inta loo bixin horay maxaa looyaqaanay?
Geelu markuu godladana ma raabsanadode
Madaale iyo Ansal Salaan sare From Burao suaal?????
1. 49 Qof baa muqdisho bus ka soo raacay hal nin baa Burao yimid
Jidka wxba kuma degin gaadhigiyoo madhana wa noqoday dadkii mayee????
Dumar ayay ahaayeen inta kale walaal
Aniga iyo madaalle waxba nagama dhaxeeyo. Ii hees. Aniga i hees. Yaab??
Sababta geelu u galgalimaysto
Waxa jira laba Bahal oo yaryar
Oo geela Cuna Waa takarta iyo Dhuuga
Kadib si uu uxoqdo ayuu U galgalimaystaa
Sababa badana wey jiraane taas ayaa ugu badan
Oo markastooy kuwaas bataan waxa bata gelgelimaysadka geeela
Waa rayigayga.
Wlal markas geela magalagasho ee geedaha ayu Kudhax carar melaha xirirga eh
Mashallah