QISO QOSOL BADAN OO JALALAQSI KA DHACDAY NIN XIROW AH OO GABAR LOO DIIDAY|| Dr AADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

Комментарии • 66

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 года назад +18

    Ma Sha Allah qosolka iyo farxada ay wadaagayaan culumadeeni. Rabi raali ha ka noqdee

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 года назад +15

    Waa qaladaadka gabdhaha soomaaliyeed kagalaan waalidkood soobarbaariyay oo nin aanay aqoon iskaraaci ilaa hada gabdhoow Allah kacabsada waalikaa xurmee oo sharaf

    • @xafsafaysal5444
      @xafsafaysal5444 4 года назад

      Teda kle waxasan lasi yabanahay 2 sano dacwada socotay mu iska donta

  • @hakimdhagey7540
    @hakimdhagey7540 4 года назад +1

    Sheekh Ahmad ilahay haunaxaristo

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 года назад +4

    Masha alah meeshi aan kudhashay jecliyaa jalalaqsi❤️💯❤️

  • @xabsoaxmedcabdi3762
    @xabsoaxmedcabdi3762 4 года назад +1

    Maasha alaah culumada alaha barakeeyo

  • @nuromohamed6170
    @nuromohamed6170 2 года назад

    Marshall Allah

  • @centerywars21
    @centerywars21 4 года назад +1

    *Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis*
    *(BiSHAARO)*
    Muasasada Al-ahfaz Charitable Memorization Holy Quran online waxay kugu bisharanaysa inay ku furtay qaybaha kala duwan ee culuumta shareecada islaamka sida.
    *1: xifdiga quranka oo lagugu barayo si fudud kuna dhamaynayso.*
    *2: luuqada carabiga qoralkeda & kuhadalkeda.*
    *3: xadiiska.*
    *4: siirada.*
    *5: tafsiirka quraanka.*
    *6: qayb machad ah oo lagu baranayo kutub gaar ah laguna dhamaynayo mudo kooban.*
    7: kitaabka Alqacidah Al-nuraniyah oo lagu sinayo shahadadisa.
    👉🏻Waxa kale oo ay Muasasada ku sinaysa *(shahaadada xifdiga quraanka luuqada carabiga & Shahadada Kitaabka Al-qacida Al-nuraniyah sido kale Ijaasada sanadka ku xarirta nabigeena scw )*
    Waxaanad wax kubaranaysaa hab casri ah ado gurigada joga ama gobtada shaqo ayaa wax lagu barayaa.
    ------------------------------------
    Nagalaso xarir wixi fah fahina ee inta dher lambarada hoos kuqoran👇🏻👇🏻
    🤝🏻telegram
    🤝🏻Whatsapp
    🤝🏻Imo & Meet google
    ✍🏻 +905526225686
    ✍🏻+252613292607
    ✍🏻+252614166021
    Sido kale appkan so degso zoom Cloud Meetings & chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9 & Meet Google.
    Muasasadu waxay shaqaynaysa labada galin subax & galab sido kale habenkki waxa kuugu diyar ah macalimin Jamiciyin ah
    Waxad boqata Channelka muasasada youtube ka ruclips.net/video/RhomwnyoMqA/видео.html sido kale pageka muasasada alaxhfath Facebook : facebook.com/AlahfazMemoryHolyQuraan/ & link ku dhufo alahfazquraan.blogspot.com/?m=0
    Groupka muasasada Al-ahfaz :-
    chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9

  • @faadumomoalin7672
    @faadumomoalin7672 4 года назад +5

    shiikh umal meshan kamaqan wadadeena Allaha noodaayo

  • @ACRAAFMEDIA
    @ACRAAFMEDIA 4 года назад +2

    Maaha Allah wlhi waan qoslay kaka

  • @saxibwacan2007
    @saxibwacan2007 4 года назад +1

    Very good to see the Trilogy|

  • @hakimdhagey7540
    @hakimdhagey7540 4 года назад +1

    Runbuusheegay sheekhu

  • @sharifamohamedadaan5215
    @sharifamohamedadaan5215 4 года назад

    MASHA ALAAH ALAHA IDIN XAFIDO

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 4 года назад +1

    Cilmigaga xerowga ah ale ha kaga dhigo cilmi naafa ah insha allah aamiin

    • @nua.h2757
      @nua.h2757 4 года назад

      "naafa" naafic ayaa ka wadaa ayaan filaa

  • @ruunaadanukahelayqalif5099
    @ruunaadanukahelayqalif5099 4 года назад +2

    Xaqaa tilaye muxu ku dhintay kartara illaahay raali kama aha

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 4 года назад +1

    سبحان الله

  • @deeegaaan45
    @deeegaaan45 4 года назад +4

    هداالمجلس كسواعدالإخاء في السعودية ماشا ءالله

    • @duxaymhassan9000
      @duxaymhassan9000 4 года назад

      مش في السعودية بل في تركيا

  • @mohamuddahir3386
    @mohamuddahir3386 4 года назад +5

    Waa sida lagu yaqaanno Soomaalida in Diintu ayan galin ee ay iska akhristaan laakiin ayan ku dhaqmin ilaa hadda waa sidaasi sababta dalka isu baddali waayay.
    Dadka Muslimiinta Diintu way ka arradanyihiin Inta xaaladda sidaa tahayna cadaabka lagu jiraa laga bixi maayo.

  • @abdinuur1615
    @abdinuur1615 4 года назад

    aslm ckykm bacda salan waxaan xasusinsya culimadan inay hawl badani utaalo ee xaqa dacwada ha lash relays teen so fa,ido laga helo fadhiga wakhtigu Ku baxayo

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 4 года назад

    Waxan u bahnahey email sheekh shibili qofkii garanaya hey soo qoro

  • @hasanabukar3906
    @hasanabukar3906 4 года назад +2

    Masha Allah

  • @hakimdhagey7540
    @hakimdhagey7540 4 года назад +1

    Wuugeriyoday sheekh uukashekaynayo

  • @beeerqabooojiye838
    @beeerqabooojiye838 4 года назад +3

    Waan bogaadinaayaa clipyadaan o kle please hala badiyo.

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan3766 4 года назад +1

    Hhhh Masha allah

  • @xafsafaysal5444
    @xafsafaysal5444 4 года назад +2

    Diinta waa in lagu dhaqma

  • @xamdixaaji4178
    @xamdixaaji4178 4 года назад +3

    Yaab badana dagaalka maxa keenay ma xoogeey ku leeyihiin

  • @fartunmuuse6726
    @fartunmuuse6726 4 года назад +1

    325432
    BTs

  • @khadraburale2856
    @khadraburale2856 4 года назад +1

    Kkkk

  • @nua.h2757
    @nua.h2757 4 года назад +1

    Wax gabar loo diido wey istaahileen.

  • @mcalinmaxamad2014
    @mcalinmaxamad2014 4 года назад

    Wa qisa naxdin leh dad kitab aqrisana oo dalabatul cilmi ah oo sida udaqmayan wa layab

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 4 года назад +1

    Shiiq noocee ah, ? Gabar aan Waalid keed bixin sidee loo mehriyaa?

  • @abdifatahabdulahiyusuf6987
    @abdifatahabdulahiyusuf6987 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @laramuri5351
    @laramuri5351 4 года назад +1

    Kkkkkkkkk sheekha 59 ilaa 63 waa jiraaa kkkk xooga wuuu isukeen yareyo ciyaalka hada jamacada dhameyee 30 jirka ah buu isle eekaysiyey

    • @nua.h2757
      @nua.h2757 4 года назад +1

      Qofka waxuu sheegta ayaa loo aqbali, dad xanuunyo ama rafaad duqnimo u ekeysiiyay na wey jiraan

    • @thealphaman
      @thealphaman 4 года назад

      Ciyaal iyo 30 jir meel ma wada galaan

    • @ustadhabdullahaji8105
      @ustadhabdullahaji8105 3 года назад

      1980 haduu 10 sano jiray, hadda 2020 50 buu jiraa. Weey dhici kartaa....

  • @kppboysofficial5289
    @kppboysofficial5289 4 года назад +1

    Hawiye iyo raxawayn ahlu diin ayay ahaayeen ,reer waqooyi aa qaad iyo balaayo baray

  • @abdirahmanibrahim4361
    @abdirahmanibrahim4361 4 года назад

    Tuugoo dhan waxeey soomartay waxkasoobaratay ashacira

  • @DemahaMilA
    @DemahaMilA 4 года назад

    Mire Xaydar waxa u kudhintay magalada Afgooye

  • @etsHappyTIME
    @etsHappyTIME 4 года назад +1

    Lol

  • @shucaybaomar9609
    @shucaybaomar9609 4 года назад +1

    Budhcad indho cad makuwaasa axaadiis dhiganayey !!!

    • @abdiheybe3820
      @abdiheybe3820 4 года назад

      Alle ka xishow sxb

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 года назад

      @@abdiheybe3820 maxa wll dhacay so runteeda maaha

    • @abuukarxaamud8501
      @abuukarxaamud8501 4 года назад

      @@abdiheybe3820 qoraalka sidaa u fahamtay maaha wll burcad indha cad MA ku waa saa axaadiis dhiganaaye aye tiri MA kuwaasaa micnha MA ku waa cml Aya Lola jeedaa 😂😂😂

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad2880 4 года назад +1

    Wahaabiya baa is aruursatay

  • @abdimohamed2960
    @abdimohamed2960 4 года назад

    Rer ethopiya deen kuma dhaqmaan ayagoo qaxooti ah oo la soo dhoweeyay ayey rabaan iney la dagaalamaan dadkii soo dhoweeyay

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 4 года назад

      Iska eeg walaal ninkan waa ree Mandera waana Dagoodiye waa bah Gugundhabe jalalaqsibe Baadi Cadde oo Gugundhabe ah ayaa degan.

    • @abdimohamed2960
      @abdimohamed2960 4 года назад

      @@mideyeadde1470 saaxiibow dadka ayagoo wada dhashay ayaa hadana degaan lawadaagaa marka dagoodi masoo galaa gugun dhabi dagoodi waa saransoor

  • @drsainiunbashir969
    @drsainiunbashir969 4 года назад

    Wallee da'da lawada diid

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 4 года назад +1

    Hadda mawadXaad noo sheegeysaan in gabdhaha la meherxado waa sharci

  • @centerywars21
    @centerywars21 4 года назад +1

    *Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis*
    *(BiSHAARO)*
    Muasasada Al-ahfaz Charitable Memorization Holy Quran online waxay kugu bisharanaysa inay ku furtay qaybaha kala duwan ee culuumta shareecada islaamka sida.
    *1: xifdiga quranka oo lagugu barayo si fudud kuna dhamaynayso.*
    *2: luuqada carabiga qoralkeda & kuhadalkeda.*
    *3: xadiiska.*
    *4: siirada.*
    *5: tafsiirka quraanka.*
    *6: qayb machad ah oo lagu baranayo kutub gaar ah laguna dhamaynayo mudo kooban.*
    7: kitaabka Alqacidah Al-nuraniyah oo lagu sinayo shahadadisa.
    👉🏻Waxa kale oo ay Muasasada ku sinaysa *(shahaadada xifdiga quraanka luuqada carabiga & Shahadada Kitaabka Al-qacida Al-nuraniyah sido kale Ijaasada sanadka ku xarirta nabigeena scw )*
    Waxaanad wax kubaranaysaa hab casri ah ado gurigada joga ama gobtada shaqo ayaa wax lagu barayaa.
    ------------------------------------
    Nagalaso xarir wixi fah fahina ee inta dher lambarada hoos kuqoran👇🏻👇🏻
    🤝🏻telegram
    🤝🏻Whatsapp
    🤝🏻Imo & Meet google
    ✍🏻 +905526225686
    ✍🏻+252613292607
    ✍🏻+252614166021
    Sido kale appkan so degso zoom Cloud Meetings & chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9 & Meet Google.
    Muasasadu waxay shaqaynaysa labada galin subax & galab sido kale habenkki waxa kuugu diyar ah macalimin Jamiciyin ah
    Waxad boqata Channelka muasasada youtube ka ruclips.net/video/RhomwnyoMqA/видео.html sido kale pageka muasasada alaxhfath Facebook : facebook.com/AlahfazMemoryHolyQuraan/ & link ku dhufo alahfazquraan.blogspot.com/?m=0
    Groupka muasasada Al-ahfaz :-
    chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9