"wanka xumahay in bulshadan tacabka badan galiyey dhagahooda waxa maqashiiyo "Qadan Qaran

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 141

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 18 дней назад +13

    Qadan waa fariid Xaqeeda dhacsata
    Qadaneey Waxaa thy
    Gob Gobi dhashay noolow wll❤❤❤❤❤❤

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 18 дней назад +5

    We love you gadan garan. thank you for always standing for Somaliland. we always remember. your are human and can make mistakes same times.

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 18 дней назад +5

    Waxatahi queen qaran mama malin ada qaldanti kuqaban mino wayo intada notahiba kaa weeyn siidan ku jecnahi hadan nahi reer Somaliland Allaha haku jeclado Waxatahi dheeman Somalilanders qaran bila❤❤❤❤ guuuuuul Somaliland

  • @fahimaahmed6126
    @fahimaahmed6126 18 дней назад +6

    Alle ha ku xiftiyo waad gobanimo hadashee ❤❤
    1somaliland one nation

  • @user-xc6nt5rt7j
    @user-xc6nt5rt7j 17 дней назад +2

    qadan qaran waa geesiyad qaldan tay lkn wax tarka qaranka ay u samay baa ka badan ee la hala soo dhaweeyo long life wllo

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 17 дней назад +2

    Qadan Qaran we love u 💕
    From Sweden 🇸🇪

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 18 дней назад +5

    Qadanay wllo ilaahy ayaa kaa mudan inaad cafis waydiisato mida kale raali galinta dadka lama gaadho

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 18 дней назад

      Dad iyo allah ba dambi ayey ka gashay.

    • @amaalhasan2735
      @amaalhasan2735 18 дней назад

      ​@@jamalsaleeban1666yaa ka qalbi wanagsan hadalkii bay ku qiirotayba

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 18 дней назад +7

    Ilaahay Cafis Waydiiso Niyow

  • @Sagaalsagal
    @Sagaalsagal 18 дней назад +2

    Masha Allah qadan qaran wllshay hore usoco guul iyo gabanimo qaladku wuu dhaca dhibamalaha xabbitiy guulayso gafkana basharbaad utahay hadaad kagarawuudo qalad gobay cadadeeda tahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuufimukhtarCabdi
    @SuufimukhtarCabdi 17 дней назад +1

    ❤❤❤qadan qaran hadad wadanka aad gubto xitaa madaxa ayaad noo saaran tahay we love you walashay

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 18 дней назад +6

    Waa qof qalbi nadiif ah qadan qaran ❤❤❤Mashaa Allah xildhiban Ahmed khalif

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 18 дней назад +5

    Labada dumar ahiba way hadleen dad baanay raalli geliyeen
    Cafisna waydiisteen
    Allihii abuuray maxay ugu noqon waayeen ee tawbad u waydiisan waayeen

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 18 дней назад

      Walahi waa cajiib intaynu dad iska dhisanay ayan dulowny

    • @HahaHuhu-be8ir
      @HahaHuhu-be8ir 18 дней назад +2

      @@HalumIbrahim AAD OO wayn adduunyaa la raacay aakhiro waa la illaaway adduunyo aakhiru Saman taagan weeyi

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 18 дней назад +1

      Ilaahay iyagaa gooni u weydiisan inshaAlah.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 18 дней назад

      Awalba allaah kamay fakarijirin ee qabiil uunbay isuqaawiyeen oo ka shaqeeyaan

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 17 дней назад

      @@NemaDahir sax wll inay naga wanag sanyin waa dhici karta waanu lasoco naa

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 18 дней назад +1

    Maasha Allah Inader qali ❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 17 дней назад +1

    Mansha allaaah walalo qali qadan qaran adigu wada tahy qaran ee mardabe yaan lagu gadina walalo qali sorry qadan I love you so much my queen mamo ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ hore usoco qadan qaran ❤🤍💚🤍❤🤍💚❤🤍💚💯🌹🥰

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 17 дней назад +1

    Mnshallah mom qadan qaran guulayso Marwalb ❤

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 18 дней назад +4

    Qadan waa fariid

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 18 дней назад +1

    maansha alaa dadku waa khaladamaa waana ka xumaadaa ,waa ku saxanyihiin in ay aad uga xumaadeen hablihii ay ka yara siibatay,waana in laga cafiyaa waxii yaraa ee dhex maray,

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 17 дней назад +1

    Thanks for apologising sister fariid

  • @Shukryyyy
    @Shukryyyy 17 дней назад +2

    We love you hooyo ❤

  • @lpmuparic7956
    @lpmuparic7956 17 дней назад

    Asc adeer qadan qaraneey waa mahadsantahay mar haddii aad Ka soo noqotay gefkii iyo khaladkii kaa dhacay ma qaldamena waa ilaahay Masha allah

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 18 дней назад +3

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 18 дней назад +1

    Mashallaa qadan qaran dhible we love you❤❤❤❤❤

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 18 дней назад +1

    fariido❤ saxdu waa in aan mid noqono❤ inkasto dumarku sayadada waxba kafaidin uun lagu guro❤❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 18 дней назад +1

    Maansha Allah maamo Allah ha Ku xiftiyo ❤❤🎉

  • @zahrajama8759
    @zahrajama8759 18 дней назад +1

    Maashalah
    Waa naga bareejeeyseen gabdhihii
    Muqdisho lagu xiray.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 18 дней назад

    mashallah tabarakallah qaran 4 ku kaxee reer Hargeissaa Hargeissa joogtaad tahayee madaxa taag sidii talyaani roma joogga !!!!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 18 дней назад +2

    Waa qof qalbi nadiif ah ❤❤❤❤

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 18 дней назад +1

    Waallhi waan kaa xuumahay in laaba gaabadhod o isaaqa o baara bulshada caan kaa haa iscaayan miida waalab gees baan u taageerijiirey baalse maar kaa dheeheeden o ino iyo gaalabata iyo gaabaadhadi afaki baa juuquda gaabay

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l 17 дней назад +1

    Magaca Qaranka no dhig hanaga shashayne

  • @garabdihakimibrahim2294
    @garabdihakimibrahim2294 18 дней назад +2

    Hooyo ilahay ha ku cafiyo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 18 дней назад +2

    Mashallah hambalyo ❤️

  • @KhadraDaahir-b9z
    @KhadraDaahir-b9z 18 дней назад

    Mashallah walalo waad mahadsan wananka xumahay
    Adegu mar dhushee marna
    Inin utayah reer sheeq asxaaq
    Qadan qaran xaalqaado ❤

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 17 дней назад

    Qaran Qaran waa inantayadii Goosha Isaq na waa inatayadii labaduba we love you guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 17 дней назад

    Ilahay ha ku barakeyo walal
    Guulayso
    Ma qaldame waa allah

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 18 дней назад

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo maamo qaran ilahay haku xafido keep going

  • @hatimhamse5180
    @hatimhamse5180 18 дней назад

    Alle ha idin asturo adiga iyo inanta aad isla caytanteen
    Hooyooyin baad tihiinee umadda hormuud u noqda insha allah mardnabe haku dhicina dabinkaas

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 17 дней назад

    Walaalo is jecel noqda adiga iyo Goosha isaaq laba walaalo ah noqda❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 17 дней назад

    Fariid hadaad khaladkaaga qiratay geesiyad Qaran❤️🌹🦁

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 18 дней назад +1

    Ilaahay cafis waydiiso afkaaga Eden u yeel ummada muslimka ka xishood ilaahayna ka baq is kontarol camalkaaga ilaasho ubaq naftaada

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 18 дней назад

    Qaraney garabkaagan taaganahay aad baanu kuugu hanweyn nahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 15 дней назад

    Wa fariid.❤

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 3 дня назад

    Makii horeba waa laga gardarna. Qadan waa hooyo sharaf leh oo dhalinyarada u fiican.

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 18 дней назад

    ManshaAllh qadan qaraneey ilahay haka raali ahado waanu qadanay raali gelinta wlhyi aadbanu uga xumanay waxa idiin dheex maray labadina hablood waanu ku jecelnahay qadaneey gulayso wllo

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 17 дней назад

    Qadaney walaahi geesiyad baadtahye raali banu kaanhy ukhtii

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 17 дней назад

    Mansha allah

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 17 дней назад

    Mansha allah qadan qaran marwalba raalibaanu kaanahay

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 18 дней назад

    Wey calool wanaagsantey oo nadiifa markey hadashaba oohin baa qabanaeysa 😍😍😍😍😍😍😍

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 18 дней назад

    Allah hakusoo hadeeyo akhlaaqdu waamuhiim xishoodkuna waaqayb iimaanka kamida

  • @HalimoAbdullahi-pp9pe
    @HalimoAbdullahi-pp9pe 17 дней назад

    Maxay samaysay. Qadan oo loo xiray?

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 17 дней назад

    Been badanaa tani hablaheedii ayeey ceebasay inan hoyadeed shaasgada kawada niikinaya ALLAH ku soo hanuuniyo

  • @user-zx9vy4wf8j
    @user-zx9vy4wf8j 18 дней назад

    Waa qof wanagsan qadan waana fariid oo aftahana

  • @FatimaFatima-qn3ge
    @FatimaFatima-qn3ge 17 дней назад

    We love you mamo qaran ❤

  • @hassanadam7342
    @hassanadam7342 18 дней назад +1

    Waxaan.ku.idhi.ilaahay.cafis
    Waydiiso.iskana.dhaaf.waxaan
    Aad.ku.dhexjirto.kuuma.ficna
    Marlabaad.ilaahay.ka.cabso

  • @alisehadutton379
    @alisehadutton379 День назад

    Henderson Orchard

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex 18 дней назад

    Alle cafis waydiiso wll ❤❤

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 17 дней назад

    Waan ku taageerna laakiin marbon inaad mardebe soo celiso ceebtaa

  • @kadraahmed48
    @kadraahmed48 11 дней назад

    Wax wanaagsan ma aadan samayn inaadeertayey,adigoo marwo ah iyo hooyoba ah,hase ahaatee in aadka ka xumaayo oo aad ka soo noqoto waad ku saxsantahay.

  • @WarsameAbdillahi-z9e
    @WarsameAbdillahi-z9e 17 дней назад

    Mamo qadan qaran iyo goosha isaaq wallaah waxay sameyen ma ficnay lakiin madamoy kasonoqdeen wan hambalyananaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 дней назад

    Qofka qaldama lakiin raaligalin bixita sidadokale maasha allaah

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 18 дней назад

    Hhh kolay qadaneey inta nadan ba cay uun baad wadaaye eedo allh haku soo hadeeyo

  • @siradm
    @siradm 18 дней назад

    Kolley waxa dhacay ma ogi laakiin waxan arkaa si qalbi wanaag ah iney u hadashay iyadoo waliba asturan. Qalbiyada ha loo furo

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 17 дней назад

    Qadan waa fariid , haday qaladkagii qirtay

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 17 дней назад

    Booyada Xaarka Waa crazy foqol crazy 😂😂😂😂

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 18 дней назад

    Maamo qadan waanu ku jecel nahay dhamaan reer somaliland ee edaabta asluubta ha la ilaaliyo fadlan mar danbe yaan waxaasi dhici

  • @OmarHerer
    @OmarHerer 17 дней назад

    Wan ka rali noqoney

  • @BradleyElton-t7r
    @BradleyElton-t7r 4 дня назад

    Lemke Village

  • @laylajamac6655
    @laylajamac6655 17 дней назад

    MOM qaran love you ❤❤❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 18 дней назад

    We love you Qadan qaran💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismahanjabir6589
    @ismahanjabir6589 14 дней назад

    Ax hooyo😢😢😢😢

  • @user-ou6ti8lu6l
    @user-ou6ti8lu6l 18 дней назад

    Maxaad samaysay adeer ?

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 18 дней назад

    Ilahy ha ku cafiyo

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 18 дней назад

    Inadeero isilaliya mardamay hacaytamina 2 labadino ba hab lahayagi ba tihin ❤❤👍

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 17 дней назад

    Qadaney muuse isagaa tag raac garxa jis

  • @user-dt3ou4qw3q
    @user-dt3ou4qw3q 18 дней назад

    Manshllh indaro

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 17 дней назад

    Hadal Kii disguisetankii yaa ka saarsya wabisayda ee ilaa warnings socda ku jiray

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 18 дней назад

    Tacabka aad sheegtey muxuu ahaa Taada markaad shaqeysid kuwa kale waa sax

  • @wacayskooshin
    @wacayskooshin 17 дней назад

    Qadaneey runtii dadka kuu han weyn baan ahay, qolyo beri aan la kulmay iyagoo ku maagaya dhawr biliod oo dagaal ah baanu wada galnay,Adiga waanu kaala hanwaynahay naag dumar la caytanta. Waanu yaabnaye dib hawla murmin dumar iyo ragga qaarkiiba. Nooloow kuma illoobaynno ee jir oo joog

  • @mustafecali2480
    @mustafecali2480 14 дней назад

    Inader. Marhadii. Adka soonoqotay. Gafkii

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 дней назад

    Hablo ilmader ha tihiin is daaya

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 17 дней назад

    Waa fariid geesiyad ah
    Apology accepted

  • @Hisham989
    @Hisham989 17 дней назад

    Walahi haday dadku ogaan lahayeen ,siyaasada iney dadkaas uun ku dhargan hal maalina ma dhagysteen odayashas ,wala hassan shiekh wala mouse biixi ,nin walba dantiisa ayuu ka horeysiiya ta dadka somlia balse dadku waa iska dameera raac uun

  • @user-dz4yr3we7d
    @user-dz4yr3we7d 17 дней назад

    Waxaad, samaysay bah taaan waxba ka ogaynbaan ahayeh baadhina karimayeeh ilahy cid iga kaa waranta haitisoh😂

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 17 дней назад

    Mamo ❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 17 дней назад

    Sorry qadan qaran waxa.uqalanta madaxweynaha somaliland

  • @TomasLoeblein-c3f
    @TomasLoeblein-c3f День назад

    Rowe Heights

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 18 дней назад

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 17 дней назад

    Maamo qara n gaadhi 2 ahayd inaad ku kaxayso

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 17 дней назад

    Liinta xabsiga maxaa lagu daraa talaw kkkk
    Qof xabsiga gala wuxu soo baxa isagoo qoslaya kkkkk
    Hhhhhhh

  • @user-yr7vq6pd8w
    @user-yr7vq6pd8w 18 дней назад +2

    Masha Allah 🎉🎉🎉

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w 18 дней назад +1

    Umalaynmaayo inaad cay daynaysid

  • @BlowinDummy-z8i
    @BlowinDummy-z8i 13 дней назад

    Anderson Elizabeth Taylor Gary Walker Angela

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 18 дней назад

    WAANO DHALAN BAA KA ADAG IYO WAALI TIKTOK 🤣🤣🤣🤣

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 18 дней назад

    Qadan waxan ku leeyahay iskaga so carar mesha o muqdisho ama Nairobi kaalay waxad tahay gabadh soomaliyeed wadka mustaqbal wayntahay in Mel yar lagugu cidhiidhyo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 18 дней назад

      Fawdo rabtaa miyaaa shaydaan bd thy dawlad wa tii dhaqanka ilalisa

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 18 дней назад +1

    Dadka reesoomaallaan waxaan kujeclahay wadad caqli badan oogarqaata waana xigmada ilaahay bixiyo

  • @Halgame334
    @Halgame334 18 дней назад

    WAA CIIRTA DHANTA CAYDA TAQAANN

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 18 дней назад

    Oohinta i dishay maxaa film hindi la soo daawaday 😂😂 naa orod gym tag indr sidani qurux maaha😂

  • @KhanTena-t8z
    @KhanTena-t8z 14 дней назад

    Lopez Thomas Martin Larry Lopez Carol

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 17 дней назад

    ساع بساع

  • @samataridan6404
    @samataridan6404 17 дней назад

    Doqon ina ceebaysay.

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 18 дней назад

    Wale somal8land waa dawlad kii xooga sameeyaba jeelka geeyeeeen😂😂😂