Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Somaliland Way Dumaysa Hadii Degdeg Arrintiisa loo.."Salaadiintii Beesha Arab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2024
  • ASXBAATA SUSCRIBE SAAR CHANNELKAN LIKE SHARE INTABA ASXAABEEY THANKS ALL MY SUBSCRIBERS

Комментарии • 32

  • @user-mn5fg3ys8k
    @user-mn5fg3ys8k 28 дней назад +1

    Arabow is raacay bal daawada viva horseed

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 28 дней назад +3

    Waan soo dhaweyneynaa maamul goboleedka beligubadleland with open 👐 hands

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 27 дней назад

      MA WAXAAD TAHAY GARACDII KA DHALATAY KUFSIGII AY U GAYSATAY DUMARKII REER SOMALILAND!!!!!
      QOF ASAL REER SHEEKH ISXAAQ AHI SIDAAS UMA HADLI KARO.??!!

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 27 дней назад

      @@ahmedgaileh futuda arapku waa cidhiidhi waana qadhmuun Kuma qarin karto

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 27 дней назад

      🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x 29 дней назад +3

    Walee garxajsbaa la idintusay waa la idinka xishoonayaa xishooda waxba qaadimay saan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 28 дней назад +1

    Arabku.uukibray.waa.inshaqo.lagaqabtaa

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 27 дней назад

      Hhhh🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cajabo
    @Cajabo 29 дней назад +1

    Arab waa maryo alool muuse ayay difaacayaan adeer hadumo maryo alool 33 Sano ayaa loosamraaya 2024 waa dhamaakii Somaliland kubiyo cab ba

  • @queency7943
    @queency7943 28 дней назад

    Maalintii iska daaya rag isku tashatay oo mid ah ayaa keenay Somaliland ee maanta maanta idinku wax qabsada oo cadawga an idin kala jeclayn marka Somaliland ba Laga yimaado isaaqba nacaybkiisa u midoobay meel UGA Soo wada jeesta maalinta ay arkaan idinkoo mida cadawgiina uu jabayaa idinkoon farba u qaadi guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 29 дней назад

    Arab is the true Somalilanders and if the government and other politicians ignore them. At the same time, enemies surround this unrecognized country from every corner, I think the end for this country is coming. The government and other stockholders should deal with Arab community complaints ASAP.

  • @mohamedmuhumed8596
    @mohamedmuhumed8596 28 дней назад

    1abeentii Arab ma aha dadkan hadlayaa ee waa xaarkii arab

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 29 дней назад

    Arab wa rer muwadinin dhab ah dalkana uso halgamey waxan kula talinaya inay dul qatan o isdejiyan una tanasulan dadkoda iyo dalkoda

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 28 дней назад

    Maalintii.maxaad.ughadlilahaydeen

  • @IbrahimJama-th6nc
    @IbrahimJama-th6nc 27 дней назад

    Arab waa gobta isaaq waana rag tolnimada iyo dhaqankaba ku wanaagsan laa kiin hadii isaaqii isdulmiyay oo guruubo la samaystay ood cirka intii kale u calaamadisay yaad hadhow eedayn ilayn nin waliba wuu tashadaye

  • @fotballontop
    @fotballontop 29 дней назад +1

    Waar nimankii Arab daan dhagax maxaa waalay ? Dagaalkii marya aloolka ayuu hogaaminayey oo la iska daayey markaasaa maantana loo taag la,yahay.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 29 дней назад +1

    Arab garxajis wax loo Saar.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 28 дней назад

      Garxajis hatashado waa loo tashaday dhulka garxajis walala yeeshay lamana rabo Arab dabada lagaxiixayaa

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 28 дней назад

    Diyaarsada ururka sanduuqi waa diyaar maxaaad rabtaan? Waayaab waalaydinku shubtay

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x 29 дней назад +1

    Waxaad doontaan sameeya

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 29 дней назад

    Reer ku wasax in ay taageeraan xisbikooda lkn waxaad moodaa in ayna karanay meeshay wax u socdaan waxaanad moodaa in ay meelkaliya kawada haadlayaan kaar ahaan waxaay u wada hadla yaan sidii cllaahi darawal ayay muuse udi faacayaan reero aan waxba hayna way weerara yaan markaa isi sax arabow muuse wax u doonta

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 28 дней назад +1

    Maalinta doorashada daanta cidagalaha soo shiid ayaa lagu soo dhiibay. Beelweynta arab waa isbaddal doon. Waana Waddani.
    Afka muuse ayaad ku hadleysaan. Waana la idin fahmey.

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 29 дней назад

    Waar soo digii kulmiye lahaa u codeeya waa filin kale Dan Arab kama hadlaysid ee kornaylada ayaa ku soo diray

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 29 дней назад

    KUWAAN waa Kulmiye Arabna ma matalaan . Bal car muse bixi ha soo hadal qaadaan 😂😂 mucaaradka maxay ka rabaan mucaaradku dantooda ayuunbay ka hadlayaan idinkuna dantiina uun ka hadla. 😂😂

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 23 дня назад

    Waxaad ku ducaysaa in ilaahaay burburiyo somaliland waayo faaiidada Arab ka helayo oo qoladan garxejis ee aad u hanjebayso aay waayi doonaan iyana garan maayo weliba waxaan jeclahay in ilaahayba burrito oo lagau kala yaaco oo aaynu aragon cid waliba waxaay noqoto

  • @AliGujir-qr2ur
    @AliGujir-qr2ur 28 дней назад

    Markii sad lahaydeen Somaliland shirci bay Ku taagan tahay markii ay dadka mudaharaadayo madaxa dhashiikaha Kala dhacaysay, haday Ku soo horfariisatay ee adkeyso waa sharci daradii aad taageertay habaryoonissna diiday

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 28 дней назад

      Habaryoonis anaga hooyadood wasna, nin bay ku leeyihiin xaqaaga noga tanaasul.

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r 29 дней назад

    Waar nacnacda iska daaya oo hada urur wadatan sanaduuqdi waytaala

  • @fotballontop
    @fotballontop 29 дней назад

    Waar arabow xishooda, maalinta garxaajis oo musharrax ah aad aragtaan ayaa la idiin soo diraa garxaajis. Miyaydaan ahayn nimankii marya aloolka ahaa ee weligiin garxaajis loo soo diri jirey. Waar dagaal haddaad doonaysaan soo gala. Cid idinka yari ma jirtee waxaad doontaan sameeya.

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 28 дней назад +1

      Xisbi dhacay halkaad marinaysaan idinkay idiin taallaa, balse Darawal xaq buu ku taagan yahay.