Badbaado Oo La Niicay “Naag Cagwayn Ha Guursan” Iyo Arimo Kale Oo Xiisa Badan🤔🤣🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 198

  • @a.k7513
    @a.k7513 Год назад +11

    I love your mom's innocent humor may Allah give you long healthy life

    • @aishasharif2359
      @aishasharif2359 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 Год назад +1

    Badbaado
    Reer baadiyo waaye
    He never steady school
    He All ways Talking about Women's
    Subxaan'Allaah

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Год назад +3

    Farxiyo ino dhaaf Sheikh badbaado is sheikh our sheikh,he is on another level….😂😂😂😂 cagweyney waa laguso galay ee is jir 😂😂😂😂 Wallahi qosolkiiya iga dhamaadey!!! ilina iga imaatay sidaan uqoslayeey😅😅😅😅😅😅😅

  • @haboonabdi-lt5xw
    @haboonabdi-lt5xw Год назад +3

    Masha allah adiga iyo environmentiga qurux miidhan wad si yaraneysa ood si quruxeysaneysa

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +7

    Salaam, beautiful soul 💕
    May Allah swt bless your mum and grant her long, healthy, and peaceful life aameen.
    You should bring hooyo on one day insha Allah, she is hilarious 😅😅😅😅

    • @nimoabdullahi3317
      @nimoabdullahi3317 Год назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂wow edadeey waa funny

  • @ashalul565
    @ashalul565 Год назад +1

    Anigu waxaan dhihi lahaa miyir majiro, Ilaahow miyirka iyo maanka hanaga qaadin.

  • @sabadsamatar822
    @sabadsamatar822 Год назад +6

    habo I’m so proud of you

  • @hoodomiimi9113
    @hoodomiimi9113 Год назад +1

    Wlhy wad iga qoslisay ilahay haka farxiye 💙🫂

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Год назад +1

    😂😂😂😂😂 farxiya cabdiye qof qosol miran bathy

  • @iqrayacquub
    @iqrayacquub Год назад +4

    Ala marka ku hadleyso af duleyste qoyan qosol ayan laoya ❤❤ qoyanta reer koonfur jiib😂😂😂

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Год назад +2

    Ilaaheey mid sharfleh sidii adiaga una caqlibadan ilaa hakulakulmiyo aaaaamiiiiin

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 Год назад +1

    Badbaadp got lost forever

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Год назад +3

    Bari buu yidhi Naagaha afka wayn iska jira meela kale u wayn yihiin ninkaan ma fiyooba wlhi 🤮🤮😡

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 Год назад +3

    I love went you are speaking reer xamar, it feels like me trying to speak reer waqoyi😂😂

    • @superkikochannel3209
      @superkikochannel3209 Год назад

      Maaha wlaahi videokasta oo lala yaba wuxu kayimaada reer xamarka ragooda dhamaan maaha lkiin inta badan anaga dhinacayaga waa ceeb xaaji loo maydhaya nagala hadla ragaa magaca nala sita abaayo isasoo adkeya dheh Kaftan ha hanaaqin but thats reality

    • @Muqdeer
      @Muqdeer 11 месяцев назад

      @@superkikochannel3209what are you talking about? Haha what you’re talking about has nothing to do with the comment above walalo 😮

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Год назад +3

    Walaahi waad nala shaqaynaysaa fadxiya hadaanu nimanka nahay
    Waxaanu u qaadanaynaa toosin iyo turxaan bixin.

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 Год назад +2

    Oo hada naagta cagta weeyn ma un caruur xoog leh unba lagu doran😂
    Oo cagli maleh iyo diin😢

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Год назад +1

    Salam Fadxiya you are right Badbaado Waa duleyste Akbar 😂😂😂

  • @MoShaafici
    @MoShaafici Год назад +3

    Fathia Absie Network or FAN "Daily dose of laughter and intelligent", Love you Habo and may Allah keep you safe you and your beloved f&f.

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Год назад +3

    Farxiyoy wallaahi marwalbo waad iga qosoisaa Adiga Iyo Duleeyste maxaa idinkala haysto 😂🤣😂🤣

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Год назад +3

    He makes you sleepy the way he talks and deep breathing 😅

  • @xoriyawasuge9198
    @xoriyawasuge9198 Год назад +2

    Kkkkk Farxiya waa runtaa gaabaaka UQurxoon hore usoco

  • @lidianosh5452
    @lidianosh5452 Год назад +1

    Viva Djibouti…team ilbaax. Age is nothing but a number in Djibouti …habo come over this side!

  • @fatimaarreh9203
    @fatimaarreh9203 Год назад +2

    abuurtii illahay ayuu ka hadlayaa aaway diintii waxay dhalaysana allah baa og qof aad u bar yar ayaa dhala dad dhaadheer waa inaan diinteena barano abuurta allahna lafara gashan jazakallahu khayr gacwayn iyo cagyarba alla abuuray

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Год назад +2

      Naa abuurtii illaahay bedelaadeeda ayeey ba ka ganacsadaan...kareemada laysku cadeeyo ayeey iibiyaan isaga iyo xaaskiisa ilfis beauty

  • @nasra0522
    @nasra0522 Год назад +4

    Allahuma bariik habaryar you’re hilarious you make my day May Allah protect you

  • @fartunmalin
    @fartunmalin Год назад +2

    Masha allah maanta habo waad Qurux badan tahay ❤

  • @Fairisfairhg
    @Fairisfairhg Год назад +1

    SubxannAllah lugteedaa dheer sidaa aawadeed waa naag dhaqan xun….caqli xumaa

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 Год назад +2

    Allah Fatxiya Jecliya Waar xaged dadka u wadan 🤣🤣🤣❤️❤️ she’s so funny 🤣

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 Год назад +1

    Subxanalaah ilaahay abuuristiisii miyuu u dhacay xagay diinta uga taal waa gaf aad u wayn waxana ma badiyee ilaahay baa wax badbadiye

  • @mouna5137
    @mouna5137 Год назад +3

    🤣🤣🤣 you’re hilarious Masha Allah

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 Год назад

    Bilaa xishood weeyaan badbaado,abuurta Ilaahay ayuu ku salaysan afkiisa xun

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 Год назад +1

    Mansha allh your mam illaahy ha dhowro

  • @a.k7513
    @a.k7513 Год назад +4

    O hadda naag cagaweyn wa saaniyad miyu yiri? maxaa iska kalay akhlaakhda iyo sida ilaahey u abuuray qofka, alla doqonsana wuxu, nocaan o kale dadba dhageysta o shiikh u yahay

  • @abdimahadmusse1079
    @abdimahadmusse1079 Год назад

    Waan ku wata Qooy’n 😂😂🤟🏽

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 Год назад +2

    😂😂😂😂 badbaado taaaha naga yareey plz aqas aya tahay o duleeste ah

  • @ikramfouad2247
    @ikramfouad2247 Год назад +1

    I love you habo macaan🥰you make my day honestly.

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Год назад +1

    ❤❤❤❤ walaahay sidan dhaho

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +2

    Kkkkkkkkk Ala sidan u qoslay kkkk waa runteed digaagaas iyo waxas bay cunaaan 250b noqden

  • @zizizukar1621
    @zizizukar1621 Год назад +1

    Dadku shaaxideen😂😂😂😂😂😂😂funny words 😂😂😂😂

  • @AliMako-e3m
    @AliMako-e3m Год назад +2

    You make me laugh.
    You re so funny

  • @Fairisfairhg
    @Fairisfairhg Год назад +2

    Waa in la weydiiyo, what does the religion say about body shaming?

  • @azuz1698
    @azuz1698 Год назад +1

    You’re a comedian! 😂

  • @fartunmalin
    @fartunmalin Год назад +4

    Habo magacyadan qoyan iyo duleeyste meeqo ayeey kugu qadatay ina alifto ama bixiso 😂

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Год назад

    Wax Lee sheegaa love that ❤

  • @rukiadakane5067
    @rukiadakane5067 Год назад +2

    Walaahi waa iga qoslisay, maamadii ma ku soo fassxday,hhhhh

  • @maryanmohamed2458
    @maryanmohamed2458 Год назад +1

    😂😂😂 fadxiya funny baatahay walalo

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b Год назад +3

    Basashi wali miyaay ku maqantahay odayga horta😂😂😂

  • @casanova2450
    @casanova2450 Год назад +3

    Glad u roasted meh abaayo Fathia😊. YES, I will admit I have a crush on ya cos u amazing, funny, smart and so much more!
    Saan u qoslay about Darrell and Tyrone, and odayga Badbaado! 🤣 😂 🤣 😂
    U are very funny! queen Fathia. No cap!

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +2

    Farxiyay axdiga wa. Run mama nagaha qaar markay igu begman ana ciil hosta iska cuncuna kkkk waba nago dalan kkkk

  • @hamdixsan
    @hamdixsan Год назад +1

    Farhia waxaasan ku jeclahay

  • @ifrahibrahim5788
    @ifrahibrahim5788 Год назад

    😹😹😹😹😹😹habo you are so funny

  • @curejbered2255
    @curejbered2255 Год назад +1

    Maasha Allah mom

  • @Fairisfairhg
    @Fairisfairhg Год назад +1

    Ilkaha sare xaaraameeyeen….waa doqon baa lagaa wadaa

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 Год назад

    Kkkkkkkkk thank you farxiyo walaahi waa qosalay🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤

  • @se1059
    @se1059 Год назад +2

    Kuwa dhagaysta baa ka daran kan acuudu bilaah somali way u dhamaatay haduu kani sheekh u yahay

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Год назад +2

    Kkkkkkk cagta weyna maxeey shaqo ku leedahay qofta shaqsiyadeed

  • @Ali34388
    @Ali34388 Год назад +2

    Maasha alaah Farhia iimaankaaga alaaha kuusiyaadsho aamiin 🥰🌹❤️👍

  • @fartunabdulle6474
    @fartunabdulle6474 Год назад +3

    Yaab haduu macna leeyahay asagoo muslin ah naag gaalo ah waxay sheegtay oo abuurisya alle kusaabsan ma uusan ka sheekeeyeen

    • @fabu2526
      @fabu2526 Год назад +1

      Wa maraan bay dhahaan dadka qaarkiis kaa soo kale. Naag gaalo ah buug ay iska qortay buu gabdhaha cagahaweyn oo dhan sharafta uga dhigay. Views kii baa ku yaraaday. Yaahuu

  • @Hooda36
    @Hooda36 Год назад +2

    Assalamu Alaikum farhiya cabsiiye Quruxy wllo badbaado video an arkay wuxuu lahaa naagta afka weeyn iska ilaaliya waa iskahadle inaigire

  • @umams2905
    @umams2905 Год назад +1

    Team cagweynayaal naguumasan xishoon 😂 bad baado shiikhb socdaal

  • @aslimohamed3922
    @aslimohamed3922 Год назад +1

    Oh, wow that is so crazy

  • @hmdajirde
    @hmdajirde Год назад

    GoriiLahaa ka aqli badan walee Waan qosolay manta 😂😂😂

  • @user-go9uk5sk9w
    @user-go9uk5sk9w Год назад

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظك ويسعد كل امهاتنا ❤

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 Год назад

    My brothers have all this kind of neck. 😅😅

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 Год назад +1

    Acuudu billah walahi adunkii baarokmanayo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Год назад +4

    Wax qaldan ayuu ka sheekeeyey ee fikirkaas xun waa in laga gudbaa raga somaliyed, inaabti salaan gobeed iga gudoon Fathia

  • @leylafitness2436
    @leylafitness2436 Год назад

    Farxiya mar kasta aan ku dawado waan Iska farxaa you are happy always ❤❤😂😂

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Год назад

    Asc fatxiyey sokan maqlijire gabadha cagta dheer ee qorka la gursada ❤gormey ceb noqote

  • @Nafta281
    @Nafta281 Год назад

    Waa maalta meeshu waa video hore sister

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +3

    Ninkan waa jaahil muxuuse kawadaa nikeeda iyo nimankale makala taqaan waa tuhmo wayn oo u qalanta in la karbaasho Aniga markan Aro ninkan waxaa Iqabata yaa cunaha qabta

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +3

    Horta dagalka kama weynadan miya Ala kkkkk hooyo waaba qosol mansha allaaaah kkkkkkkk

  • @dalaysshirwa3490
    @dalaysshirwa3490 Год назад

    Allaha unaxariisto walalka. Habayar

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад +3

    😂😂😂 fatxiya funny raga hda jiraano caayda wa dumarka ine jirkeda falanqeyan caayda ugu xun uhestan in lagu caayo wa dumarka

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 Год назад +2

    Cagaha iyo afka dumarkuu ka dhamaan layahay

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Год назад

    Mama farxiya love u more
    Allha ku xafido

  • @nima3696
    @nima3696 Год назад +1

    FARXIYOW ...NINKAN WAXAN KA HADHAY DHAGEYSIGISA MARKI UU IDHI ...DABADA LA ISKA GALIYA BASAL ...KKKKKKKK WAR IGA TAG .

  • @wiiloahmed7559
    @wiiloahmed7559 Год назад

    Farhiya waa iga qoslidaa❤️❤️❤️❤️

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 Год назад +2

    😂😂😂😂😂 badbaado balo kula taahday uf Akhas labalabo wlh wa qof wey on xishoneyn jaahil ah war umada ka fariiso

  • @farhiyaibar8786
    @farhiyaibar8786 Год назад +1

    Shaydaan basal cell 😂😂😂😂😂

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Год назад +1

    Sheeq må ah ee waa shaah doon wax lee sheeg aad view heshide.yaab sheekadisoo dhan waa huu haa

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Год назад +2

    Basal uu futada iska galiyuu taa ku daray waxani waa DOQON-KHASIIS wax dhintay weeyaan dhataqle doqon weeyaan waxa jiray Mid uu naagtiisa iyo arimaheeda dumarnimo ka hadlayay

  • @abdixaashi1881
    @abdixaashi1881 Год назад +2

    Ninkan wa u ku taqasusay nagaha oo dhan

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 Год назад +1

    We love ❤️

  • @DhibiqHusein
    @DhibiqHusein 7 месяцев назад

    Saalmaalada maxaa karabtaa gaalabaa karaacadye❤

  • @fardawsacali9995
    @fardawsacali9995 Год назад +1

    Mise waaba dholol dhugashiyo xasuus❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    diintenaba waxay sheegtay hada 40 cisho qooom la joogto ka mid baad noqonaysaa

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 Год назад

    Farxiyaan ku haystaa karbaash dulaystoo dhan

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Год назад +1

    Asagaaba naag ka xoog wayn qabo

  • @mimik2959
    @mimik2959 Год назад +1

    Kani waa xoolo cilmi na maleh.. waligii arimha diinta uu ka dhigo xataa aayad iyo xadiis ma soo daliin karo ku mar baa lagu challenge gareeyey taas… dumar uun bay kaga dhagtay,, yahuu dheh.

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +1

    jecliyaa Codkaaga inaan dhegeysto markaa Heeseyso Fadxiyaay

  • @khadra5319
    @khadra5319 Год назад +1

    Mamadi ma odhanaye wux odhanaya duqdi miyay kuso fasaxday

  • @fabu2526
    @fabu2526 Год назад +2

    Waa duleyste kkkkkk

  • @aminaibrahim9697
    @aminaibrahim9697 Год назад

    Asc whli qosalkad igadhameesey hhhhhhhhh dhismarka hore waan runtaaa

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 Год назад

    Warkii baa kadhamaaday marka waa in uu wax sheegaa bad baado waa bilaa micne

  • @zizizukar1621
    @zizizukar1621 Год назад

    Habo,ilahay ha kaa farxiyo markasta,hoyaday bn xasuusta mrkad hooyo ka sheekyso🤣🤣🤣 shekada hoyo Ku jirto anay igu dhacd mrkasta😂😂

  • @najaxqalanjo4293
    @najaxqalanjo4293 Год назад +1

    Wlhy maantaa arkey qosalaa raftey hpo

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Год назад +1

    masheekadaas ayuu kenay hadana bisinkee naag cag ween hee alle ayaa abuuray ayada miyaa sameysatay cagta😳😳

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 Год назад

    Holland nagahoda wax kacag weyn majiro ben badana

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Год назад +1

    SHIIKHAN WAA IGA YAABIYEY CAGAHA WEYN SOW ABUURIS ALLE MAAHA MA CID SO8 IIBSAN KARTA AMA SAMEYSAN KARTA AYAA JIRTA XAGUU ABUURISTA ALLE UGU DIGANAYAA

  • @kubra8
    @kubra8 Год назад +1

    Allaa fathia waa madhkan qosol dadhti mantag ku sigan gaaray, waxan maqli jiray jareer Jamaica hajoogo ama Chicago waa iskumid, imika kuwa UK jooga in aad kahadlaysid ayaad moodaa. Exactly meelay jooganba waa isku mid.

  • @AyaanMustafe-ye7rx
    @AyaanMustafe-ye7rx Год назад +1

    Ala bad baado wuu isku xaary sidan muhayne maxa maray😅