Abaayo waa ku salamay ma shaqeeyo 3cunug oo aad u yar ayaa haysta qurbaha ayaana ku nolahay. May dhamaad keda aya ku sobiray janalkaada hadana waa june dhamaad keda waxana haysta 3kun dollar waxa jojiyay ina online wax ka lib sado suuga badan iyo maqayada hada alx nolol cusub oo kale il tahay waayo waa is badalay waxaan bilaaway inaa xisaabtamo bisha xigtana waxa ii gorshesan 2kun dollars ina meel dhigto insha allah. Insha allah sanadkan dhamad kisa lacag fican inee meel ii dhiganta rajayna adna thanks abaayo.
Abaayayaalow waba daawaneeysaan gabadha like aan ku dhiira galino iyadabo wax na anfacaayo beey nooso gudbisaa so like gareeya xaasid nimada iska dhaafa😢❤ sidaa ujeclaan lahayd ina Kuu garab istaagno aan gabdhaha gabadhan cml dhiira galinta nooso gudbiyo aan dhiira galino🥺❤️🩹
Ruumi 3bil Baan kula soda waanu ku tagera 12 Sano an shaqeya ilaa hada lacagmeel magadhin sanad kasta waxan dhaha sanadkan waxan sameya hadana masameeyo sacudiga qadaamo ku ahay hadana shaqadi Wan nacy abayo ila tali hoyo 3 caruur haysta ahy ani iyo xaajigeyga Wan Isla orodna waxna meel madhigan❤❤❤❤
wcs habo waa hooyo khibrad u leh biilka iyo waxa uu yahayba waxad tidhi habo waxan qaataa 350$ waxan sameyay 10 kii bilodba $1000 ma ficna sidasi sharkiga dhaqaluhu waxu qoraya qofka $300 ay so galan waxa ka go,i kara $30 intaa waxii ka badan waa tacadi iyo inaad biilka isku suququsid iyo in aanay kuu barakoobon waxaa aad ka jaraysid ee faraha badan markaa waxad samaysaa hadii aad rabto ganacsi waxad samaysa ninkaaga lacag ka qaado dahab ha kuu iibiyo markaa bissnis ku samayso waana kuu xalaal oo waa waxaad adigu gaar u leedahay lkin biilka waxa laga uruuriyaa waa wax lawada leeyaha waana wax aad u kooban hadii aad ka waydo lacag inuu ku siiyo ama dahab kuu gado way dhacdaaye waxad ka qaadataa meherkaagii markaa ku shaqayso wabilahi tawfiiq❤
Rumiyay waxaan ku waydiinaa wlalay waxaan biil u qataa 300$ Kenya na waanjoga Garissa kirada biyaha korntada waa 150$ waxaa ii soo haraya 150$ waxaana haystaa 5 ciyaal ah 1 sano jir u yar yahay 10 sano jirna u wayn yahay raashin qudaar hilib caano wax walba oo guriga laga rabo waa intaas seen wax meel uga dhigtaa ila taliya

Masha Allah abayo 2 bilod gudaheda isbedel weyn.aya ka gartey sas kuwad hogaha markey ku garto dhul kugado qali le.kusi noqonaya
Abaayayaalow waba daawaneeysaan gabadha like aan ku dhiira galino iyadabo wax na anfacaayo beey nooso gudbisaa so like gareeya xaasid nimada iska dhaafa😢❤ sidaa ujeclaan lahayd ina Kuu garab istaagno aan gabdhaha gabadhan cml dhiira galinta nooso gudbiyo aan dhiira galino🥺❤️🩹
Manshalah ilahay baan ku qorin ruumi xaaji lacag mahan wax walbo malinteda imanaysa😅😊
Masha allah 🎉❤❤
Mahdsanid abaayo❤❤❤
Mashaallah ❤❤❤ruumi
Maasha allAh abaayo❤❤❤
Mashaalaah
Masha allah❤
Ruuni adoo raaliyah ila soo xidhiidh plse abaayo waa ku baahane
Msha allh abyo ruumi alle ha inooka xafido qaali
Masha allah wll waa sax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1oo❤❤❤❤❤❤❤❤
Caqabadaha ogu badan ee kuhor istaaga markad hormar udhaqaqdo waa ninka balo
Wallahi waa runtaa anaa arkay
shukran xbbti❤
❤❤❤
Lacag la an baa nahay qof an horumar Rabin ma jiro
Abaayo.mahafsanid.wakafa.iidaye❤❤❤❤❤.waxan.seefigaresata.waxa
Awoodo
Masha Allah abaayo❤❤ sax 💯
Asc abaaya nuuny waan sheqeaya lacatan mela imadhgna ilatali waxn hastaa 7 ciyaala waxa bili lisiy 2 boqol ilaatali
Ruumi 3bil Baan kula soda waanu ku tagera 12 Sano an shaqeya ilaa hada lacagmeel magadhin sanad kasta waxan dhaha sanadkan waxan sameya hadana masameeyo sacudiga qadaamo ku ahay hadana shaqadi Wan nacy abayo ila tali hoyo 3 caruur haysta ahy ani iyo xaajigeyga Wan Isla orodna waxna meel madhigan❤❤❤❤
😢
Sucuudi anaa rawa Ana lcg samenaye side ku bxdy ishg
❤❤❤❤
50k lacag fiican aya kaso gasha waxab sheegaysay inanta yar ee maryam coach English ka dhigat 50k lacag fican sodhacday 300 ila 400 ayey tiri
Maxawaye 50 k
Momo soomaliyeed. Wnksalamey hoyo ❤❤ challenge yadada Aad ugahelay
Asc wll ruuney wxn bil ahan uqaata 350 $ wxn haystaa hal ilmo wxn xaas ahay 3sano & badh balse waxan intaasba ku hamiyaa inan business sameysto hagbad bn galaa 10 bilodba waxan ku sameeya 1000$ markaa waxna kuma qabto wuu iga baaba,aa markaa ila tali wll
wcs habo waa hooyo khibrad u leh biilka iyo waxa uu yahayba waxad tidhi habo waxan qaataa 350$ waxan sameyay 10 kii bilodba $1000 ma ficna sidasi sharkiga dhaqaluhu waxu qoraya qofka $300 ay so galan waxa ka go,i kara $30 intaa waxii ka badan waa tacadi iyo inaad biilka isku suququsid iyo in aanay kuu barakoobon waxaa aad ka jaraysid ee faraha badan markaa waxad samaysaa hadii aad rabto ganacsi waxad samaysa ninkaaga lacag ka qaado dahab ha kuu iibiyo markaa bissnis ku samayso waana kuu xalaal oo waa waxaad adigu gaar u leedahay lkin biilka waxa laga uruuriyaa waa wax lawada leeyaha waana wax aad u kooban hadii aad ka waydo lacag inuu ku siiyo ama dahab kuu gado way dhacdaaye waxad ka qaadataa meherkaagii markaa ku shaqayso wabilahi tawfiiq❤
Gabartalabaad an ahay
Anigaba wa la ididay 😢
Ruumiyeey garowe Jogaa 600 boqol Qata hilib iyo qudaar caaano rashin bes intaa lay siyaa waxna igama soo haraan bal xal isiii caruurtaydu waa 5 7 jir ugu weyn
Qof 57 jira caruur ma ahan isaga isoo shaqay ku dheh Lacagtana Jadwal usamayso aniga jooga meesha waxkasta waa qaali
Asc abaayo mudo waan kula socdaa waan kahaly hadaladaad way igu socotaa hadaladad aniga ayay igu dhacday waan ka guulaystay wixii ihortaagnaa waan kula socdaa horu usoc mahad sanid
Rumiyay waxaan ku waydiinaa wlalay waxaan biil u qataa 300$ Kenya na waanjoga Garissa kirada biyaha korntada waa 150$ waxaa ii soo haraya 150$ waxaana haystaa 5 ciyaal ah 1 sano jir u yar yahay 10 sano jirna u wayn yahay raashin qudaar hilib caano wax walba oo guriga laga rabo waa intaas seen wax meel uga dhigtaa ila taliya
Xataa 10$ u save it
Inta lagu biilayo ee adan ka fikireyn kiro iyo cunto shaqo abuur kale sameyso kolaad dhuxusha miisto saanbuse dubtid intadan cidli kuso dhicin biil qof sodirayo waliga mel ha u fadhiyin ado amusan tartiin naftada horumari
Ilmaha korinkiisa miyu dhamada ilel wawado dheer maxa dhacay ilmaha waqtiyo badan ayey somaran nolosha marka hoyo maxa diiday inay awladeed iyado korsanaysa shaqaysato wllo alaah mamoyinka hada nahay awlada hanalakorsho
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤