Wasiir Beyle oo Sirta Xalane Banaanka Keenay, iyo Suaalo Adag oo Laweydiyay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 278

  • @kawtherable
    @kawtherable 6 лет назад +3

    This is the character of an educated person, how he explained things to us in a simple clear and easy way and everything he said makes a sense. Good job and wish you success in your efforts

  • @umuayman757
    @umuayman757 6 лет назад +26

    Masha Allah guul iyo gobanimo soomaaliya guulayso wasiir bayle

  • @sumayahassan4527
    @sumayahassan4527 6 лет назад +49

    Dr beyle nolow adeer waxa tahay role model fiican

  • @ahmmedmohammed4342
    @ahmmedmohammed4342 6 лет назад +17

    Mr beyle waan kuqancay jawaabahaada allah kuxifdiyo mudane wasiir

  • @ወዲህዝባዊግንባር-ኸ7ቐ

    I love somalian people god bless you for all (from eritrea)

  • @kevinpureh2878
    @kevinpureh2878 6 лет назад

    Beyle waa wasiirka aan ugu jecelahey wasiirada uguna wax qabadka badan dowladda uguna aqoonta badan allaha garab kada galo waad dadaleysaye

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 6 лет назад +72

    Dr Beyle waxa tahay Geesi Waddankiisa uu hiiliyey badbaadshayna illaah ka sokoow

    • @SomaliFanTv
      @SomaliFanTv  6 лет назад +2

      Waddani Dahsoon waan kugu raacsanahay

    • @tjpopcaanesteben3493
      @tjpopcaanesteben3493 6 лет назад

      Wa fulay oo

    • @tjpopcaanesteben3493
      @tjpopcaanesteben3493 6 лет назад

      Wadani wa kii nadtisa u hura qarankisa kan wadani ma ahan ee wa qaran dumis

    • @yuuyu114
      @yuuyu114 6 лет назад +1

      Tj waad xanuunsantahay dawaddii canaasiirta cun ha ila sheekeysan nacnac aqoon kaagama jeedo aan eheyn xaasid iyo hagardaamo

    • @tjpopcaanesteben3493
      @tjpopcaanesteben3493 6 лет назад

      Ani hadan xanunsanahay xanunka wa iga sidarayo wa tuugada xalane laga mamulo marka saxib aniga an iska xanunsanade ee tuugada usacbi kuwwn ade kugadanoyan adina wad u sacabtumee adee kutalaa

  • @bedelcolaad5146
    @bedelcolaad5146 6 лет назад +1

    Masha alah wasirr bayle ilaahay hanoo daayo Wasiirkeena

  • @tusmoaadil6258
    @tusmoaadil6258 6 лет назад

    Dr Bayle i salute u ixtiraam Wayn baa shacabku kuu hayaa magacaa ha raago nooloow wasiir

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 6 лет назад

    Dr beyle allow kheyr ku sii waad gaari mar adigoo kor u qeyliyo insha allah

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 6 лет назад +15

    ASC mudane hambalyo wasiir jisakallah khair

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 6 лет назад +1

    Mashaallah Bayle Allé ha ku ciseeyo hore u soco

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 6 лет назад +26

    Masha’Allah guul Somalia 🇸🇴

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 6 лет назад

      Wadanka in gumeysi xun uu ku juru sas ku garo wax qarinayaan ayaa ka badan kkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkk

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 6 лет назад +1

      Husein Beyra let the adults handle business...set down child.

  • @jadams5318
    @jadams5318 6 лет назад

    Dr C/raxmaan Beyle nolow wadani dhab ah sharaf Qadarin iyo ixtiraam ku le mujtamaca soomaaliyeed dhexdooda ,xalaal quute dadkiisa iyo dalkiisa si naftii-hurenimo ugu shaqeeya ILAAHEY ha dhowro abaalkiisana ilaahaa u hayo nolow mudane Beyle.

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 6 лет назад +4

    wasiir beyle aad ayan kuu taageera guul baad ka gaartay wasaarada maaliyada horey usocod wcn

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 6 лет назад +8

    Masha Allah geesi geesi
    Allow Ku xifdi
    Gunimo lama khaayibee GAF iyo diid waxaan Ku qaban
    Guul soomaaliya
    Nabad iyo nolol

  • @ambarali3719
    @ambarali3719 6 лет назад +15

    Wasiir Beyle Nolow💘🌷🇸🇴

  • @nurommm4077
    @nurommm4077 6 лет назад +14

    Masha allah well done Wasir Bayle

  • @mohamoudxiddig265
    @mohamoudxiddig265 6 лет назад

    Xayaaka-laah, wasiir bayle xaqiiqatan hufnaan iyo dhiirrane buu ku shaqayn, alle hakuu sahlo hawsha aad umada iyo qaranka soomaaliyeed u hayso

  • @cirmarbadmar5522
    @cirmarbadmar5522 6 лет назад

    Allah baarak fiik mr. Bayle. Nin dalkiisa daacad ugu shaqeeya baad tahay. Walaalayaal fahma duruufta lagu shaqeynayo. Waa naf hurid iyo dal iyo dad jacayl waxa ay wado dawlada Farmaajo. Allow qayrka iyo wanaaga haleeshii. Waajibkeenu waa taageerid dawladeena. Taa wixii ka duwan waa doqonimo.

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 лет назад +17

    Xalane waa meesha lagasoo abaabulo Qaraxyada Magaalad Muqdisho. Waa meesha laga hago soomaaliya Amaandarada ka taagan.

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 6 лет назад

    Wasiire nolaw waxaa tahy qof dacad ah Allah ku xafido
    Nawad iyo nolal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 лет назад +21

    Dr bayle iyo professor ismaacil labaduba waaadeeraday bal ismiga ilaahay midna su aalahsbu kajwaabayh midna su aaluhuba ka xanaqa taarikhda ku qori adeeero halyay qran

    • @abdihakim5691
      @abdihakim5691 6 лет назад

      Umalkhayr Maxamed Qoraalkaga markan akhriyey waxba Ma ka fahmin taarikhda ku qori adeero halyay qaran bas intaasuun ban ka fahmay😂😉😉

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 лет назад +1

      King Imran kkkkkk waxbarsho dib ugu laabo 1aad kasoo bilaw hadaaa kkkkklol

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 лет назад

      Walaashay faraqa u dhexeeya waa nin degan iyo nin sabbaynaya oo diintuna ku yartahay annagu waxaan asxaab nahay injineerro badan reer awdal iyo boorama ah,samatar cidina ma tirsato sababtoo ah wuxuu taaganyahay Isla weyni ah inaan umaddu waxba aqoon isagoo weliba ka kaba la' dhanka diinta oo taagan meel waa hore la taagnaa taasaa keentay inuu is roger rog bato marna soomaalinnimo isu oohiyo marna beel soomaalinnimada neceb yiraahdo shaqaan idinka rabaa oo qarannimada waa nacay

  • @eng.abdiasisdhamac5195
    @eng.abdiasisdhamac5195 6 лет назад +9

    Wasiir bayle waa geesi waa ku mahadsanyahay qaabka fcn ee uu umaamulayo dhaqaalaha dalka

  • @WARBAHINTA
    @WARBAHINTA 6 лет назад

    "Knowing things" does not indicate that a person is intelligent. Being able to use that knowledge to solve problems usually does so does he. keep up the good work Dr Beyle

  • @cabdulmajiidmguddi5827
    @cabdulmajiidmguddi5827 6 лет назад

    5 mar kabadan ayaan muqalkan manta dawaday geezi waa beyle oo kle sidwangsan uu su'alaha ooga jawbayo io sida u dhalinyarta una dhiira galinayo waxna ooga dhaadhicinayo
    Allow dhowr oo cadawga ka qabo cimri dheer io caafimad allah siiyo

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 6 лет назад +1

    wuxuu ka soo jeeda awdal waa somaali dhab ah oo jecel midnimada somaaliyeed waxaana ka goan inuu wax utaro waxna uga tago umada somaaliyeed guulayso bayle
    guul iyo gobanimo.

  • @queenabdala1385
    @queenabdala1385 6 лет назад

    wow! Dr Bayle waxa tahy nin garasho dheer allah ku dhowro waziir

  • @amalabdiali5918
    @amalabdiali5918 6 лет назад +27

    Waa wasiirka kaliya een dunidaan uugu daacad san

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 5 лет назад +1

      Xaguu uga daacad San yahay, lacagtuu xamar kasoo qaatay waakan hargeysa fooq kaga dhistay, wuu soo shaqo tagay car haduu daacad yahay muxuu muqdisho uga dhisi waayey, qadaad weyn waa laga dhargay.

  • @somaliyawadani5621
    @somaliyawadani5621 6 лет назад

    Mashllh waziir beely xilka maaliyada wallhi nama somarin waziir asaga okale.

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 6 лет назад +15

    Bayle waa wadani noolow

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 года назад

    Qofka Masuulka ah Waa Qofkii Garta Mas'uul iyada Saaran, Calibaa booday, & Heblaayaa kuftay loo. A baahna Sidan oo kale Umadda Uqanci ama Umadda dhinac Udhaaf, Mahadsanid Wasiir

  • @boramawi
    @boramawi 6 лет назад

    Yaa wasiirrada sida Bayle ka wada dhiga. Dalku horuu u socon lahaa muddo kooban.

  • @zamiirabdul6886
    @zamiirabdul6886 6 лет назад

    munch allh wasiir bayle gulayso

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 6 лет назад

    Waziiir Bayle is a bower full educational

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 5 лет назад

    Wasiir Daacad ah weyi wllhi Dr.Bayle

  • @apdirizakok4927
    @apdirizakok4927 6 лет назад

    Dr bayle horay u soco wasiiir

  • @halimaomulfisoayaaliidhihi5847
    @halimaomulfisoayaaliidhihi5847 6 лет назад +1

    I love dr beyle wasiurka ugu waxqabadka wanaagsan nooloow

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 6 лет назад

    Dr beyle Ilaahi hakuxafidho ! You are doing a great job

  • @somalivoice4881
    @somalivoice4881 6 лет назад +16

    Dadka somaliyed ma ahan dad wax hubsado bal eeg wararka suuqa iyo daahir alasow ee fbga ayuu wasiir waydinayaa asaga oo aan baaritaan samaynin

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 6 лет назад

      kkkkkkkkk waa runtaa waa dad aan ilbaxayn

  • @faaraxcabdisaciid8242
    @faaraxcabdisaciid8242 6 лет назад +11

    allow caawi dr beyle iyo Somali oo dhan

  • @hagoganemohamed5384
    @hagoganemohamed5384 6 лет назад +3

    Wasiirka beyle wuxuu ka hadlayo dadka halka fadhiya 100 kii 95% ma fahamsana wuxuu ka hadlayo, waa caruurti dhalatay waqtigi dawlad la'aanta

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 6 лет назад

      Hagogane mohamed, adigu ma dadka meesha fadhiya maskaxdooda ayaad albaabka ka taagan tahay, sideed ku ogaatay inaaysan fahmayn?

    • @hassanmohamudali5062
      @hassanmohamudali5062 6 лет назад

      Hagogane mohamed nacas kaan oo kale aa comment iska dhiibanaayo oo dadka uu san ka warqabin wax ka sheegaayo.
      Kiliis yaqaaan aan dhahnaa nuucaan oo kale, wuxuu ka xunyahay dadkaas reer Muqdisho ee waziirka suaalo weydiinaayo.
      Plz hadii aad reeer tuuulo tahay dad reer Magaal ah aa sheekeysanaayo ee ka ag dheerow.
      Nacas fariid dhalay Naaso weyne

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 6 лет назад

    Masha Allah allaha kudaayo Dr.bayle waan kutagersanahy aabo

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 лет назад

    Wlh wa qof isku kalson oo hadana aqoon u dhertahy dr bayle benta mahan garigii shidalkisii ayan laheen somaliyey dr beyle wu hufan yahee waligiis yalaga qadin inta uu dalka kaso hagagayo dhaqalihiisa

  • @maymunajadeed4965
    @maymunajadeed4965 6 лет назад

    Great man to ask this question as most of the people don't know who is staying there and it should be open for all somalis to make sure what is there .

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 6 лет назад +5

    Maasha allaah hadii barnaamijkii maqal dadkaaga ee hargaysa ay muqdishana ku dayatay.
    Waxkasta oo wanaaga hala iskaga daydo.
    Bandhigii buugaagtana waan arkay in muqdisho iyo garoowena bilaabeen sidii hargaysa

  • @haaruunliibaan7692
    @haaruunliibaan7692 6 лет назад

    maashaa allaah wakaaa muwaadin aqoonleh oo si daacada Umaaamulaaya tantida umada soomaaliyeed ee lagu aaminay wasiir Dr bayleh waxaan ku leeyahy waxaad tahy muwaadin daacada waligaa noolow waxaanan ilaahay karajaynayaaa inaad noqoto madax waynaha umada soomaaliyeedee mustaqbalka waxaanan leeyahy umada soomaaliyeed ogaada dadka REER AWDAL IN AY SOOMAALIDA KALE KA MUWAADIN SANYIHIIN

  • @roblederia4892
    @roblederia4892 6 лет назад

    Guusha aad maliyada kaa keentay waa guusha Somaliyeed waa guusha dowladnimo guulayso wasir Bayleh... ilahay haa kuu garab gaalo

  • @axmedmuumin8393
    @axmedmuumin8393 6 лет назад

    Masha
    Allaah
    Walee
    waan
    kashakisanaa
    Xalane
    Waana
    halka
    somaliya
    lagagaduulo

  • @cumaribraahin2909
    @cumaribraahin2909 6 лет назад

    waa wasiirka ugu daaxadsan xukuumada khayre

  • @whathappenseveryday2024
    @whathappenseveryday2024 6 лет назад

    Wasiirka aad aan utaageeraa.

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 6 лет назад +1

    Mashaa Allaah Wa nin aad u fcn wax bdn buu qabtey runtii

  • @nuurcadexajicismaan6854
    @nuurcadexajicismaan6854 6 лет назад

    Allow waziirddeena kk dhan beyla oo kale kadhig

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 6 лет назад +4

    Wasiir Beyle waa nin intellectual ah dadku uu wax u micnaynayo isma fahmayaan.

  • @Dhigaal24
    @Dhigaal24 6 лет назад

    mnsha Allah Dr bayle guuleyso

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 6 лет назад +6

    Guuleysa beyla allaha ku dhoowra

  • @idrisyousuf1492
    @idrisyousuf1492 6 лет назад +17

    Inkastoo loo baaqoo oo loo sheego Barwaaqoo Dad bey Meeli Buktaa

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 6 лет назад +1

      Idris Yousuf waa sax wali dad beey meeli bugtaa lkn rabbi ha ina wada caafiyo dhamaanteen hadii kale oroma wadanka naga xoogeeysaa

  • @abdikanimohamed3885
    @abdikanimohamed3885 6 лет назад +14

    Geesi wadankisa jecel

  • @horyaalmedia4250
    @horyaalmedia4250 5 лет назад

    Wasiir bayle guulayso
    Waan tagera jawabihisa waan Ku qanacnay hadan nahay shacabka

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 6 лет назад

    nin rageed wasiir bayle wlhi runtii wa wasiirka kaliyah ee an taageero runtina qabil makutaagero oo isku qabil mabo nihin lkn wa daacad iyo nin wadaniyah

  • @rahmaraiza1576
    @rahmaraiza1576 6 лет назад

    HAYAY w/beyle KHAYRE baa mardhow casilaya muxuu ula hadlay warbaahinta

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 6 лет назад

    Thanks Mr Bayle

  • @Luuladan54
    @Luuladan54 6 лет назад

    Wasiir bayle waxaa tahey qof ku dayasho mudan oo ah hormuudkii wadaniga

  • @omarisse1286
    @omarisse1286 6 лет назад +1

    Adeer research sameeya kutiri kuteenta iska daaya waa hadal xikmadeesan guul Dr beyle

  • @ajama4749
    @ajama4749 6 лет назад

    Arintaa xalane waa in la saaro meel. Hada ka hor ayaan maqlay nin cadaan ah oo leh Soomaaliya fursad ganacsi ayaa taal. Marka cidwalbaa soo yaacday. Xalane waxaan filayaa xero ciidan bay aheyd, waan in laga saaro dadkan degey meesha 20 ka hor. Meel kale hala dejiyo, markaa waan ilaalin karnaa. Wuu mahadsanyahay wasiirka iyo shirka..

  • @abdikafidanjir6739
    @abdikafidanjir6739 6 лет назад +4

    Nabad iyo Nolol 🇸🇴

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 6 лет назад

    Wadani dhab ah allaha kudaayo aabo Dr.bayle

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 6 лет назад

    4sano ha haayo.xilkaa maaliyada waa akhoon yahan.wayn waxee school isla soo.dhigteen reer cali samatar mennesota wax ka dhiga guulayso.beyle.dadka.kuma.yakhaaniin

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 6 лет назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia way soo noqon Horta konfur ha la is ku keeno waqooyina waa is ka diyaar oo qoys ayaa haysta imika waqooyi Wuu. Soo dhamaaday film kii waqooyi 25 Ka socday

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 6 лет назад

    ALLAH ha kula qabto soo celinta qaranimadii ummadda Soomaaliyeed iyo kor u dhigista dhaqaalaha waddanka soomaaliya.

  • @ihatepeople9408
    @ihatepeople9408 6 лет назад

    Wasiir Bayle Illah Haku Dhawro Shaqo Fcn Ba u haysaa Dalkaaga 🇸🇴✌

  • @nasrojamaabdi2669
    @nasrojamaabdi2669 6 лет назад

    ALLAHA ku xafido somali xaqiiqo ah

  • @yariswadanisomaliyeed6367
    @yariswadanisomaliyeed6367 6 лет назад +1

    Guuul iyo gobanimo
    🇸🇴❤🇸🇴

  • @carabcadow2517
    @carabcadow2517 6 лет назад +17

    Noolow ilaahow cadow kaa hay wasiir daacada

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 6 лет назад +1

    Dr bayle alaha ku dhowro waa geesi soomaaliyeed

  • @nuurabdi1978
    @nuurabdi1978 6 лет назад

    Mashaallah sax well done

  • @boqorkareedool6419
    @boqorkareedool6419 6 лет назад +1

    Ilahayow kan mdaxweyne nooga dhig wllh somalia wey hagagi lehayd

  • @noorbaafo5696
    @noorbaafo5696 6 лет назад +19

    Xalane caanshuurta laga qaado waxaa ka horeeyo kiro ama ijaad malaga qaadaa yaana soo dajiyay

    • @SomaliFanTv
      @SomaliFanTv  6 лет назад +2

      sax

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 6 лет назад +5

      Noor Baafo adiga is waydii ma mr Baylaa keeney waa maya walaa Khayre walaa Faramaajo tuugada hada mucaaradka dibada iyo dalka rooraayo iyo Hassan sheik baa la waydiinayaa baa raba in somaliya khayraadkeeda micno darodaas lagu dhamaysto walaalkiis hadda iyo dan dowladeena aan taageeno maantay fursad baa somaali hortaalo haddaan laga faa'iideysana waxay noqonaysaa doqon Nabi Muuse Caleyhi Salaam baa habaarey oo alle uma gargaaro ee somali ha loo dagaalamo khaasatan wadanka dhalinyaro u istaagtaan baa la rabaa ee lama rabo dhalinyaro caytanto oo keliya dhista dalkiina dhalonyarooy masuulkii wax qabanaayo hala raaco masuulkii danayste ah waxna qabanayna ha la iska qabto qabiilkana ha la dhaafo please hadii kale way noo dhamaandoontaa ilaahaayna halgu kalsoonaado waad aragtaan in somalida Etopia ay ceel shidaal ka hawaysanaayaan war foojignaada be awereness xalane kuwa jooga dalka khayraadkiisey gurtaan yaa somaaliyiin.

    • @tjpopcaanesteben3493
      @tjpopcaanesteben3493 6 лет назад +1

      Noor wad ila heysaa sxb
      Xalane wa mesha maxada dalka laga xugumo wa marka anag aye waxe raban noshegayaan war dadkan siyasadoda waxa laga xukuma xalane mana kasari karan

    • @tjpopcaanesteben3493
      @tjpopcaanesteben3493 6 лет назад +1

      Ayan adi siyasadan mafahmi kartid xalane wlhi adi hadee ku sodalbato madaxweyne xataa kama celinkaro sababto ah lacag ayee ku dhex qase siyasiyiinta dad waxbax og aya nahay marka

    • @halimaomulfisoayaaliidhihi5847
      @halimaomulfisoayaaliidhihi5847 6 лет назад +1

      Noor Baafo wl xalane ijaar lagama qaadi karo dhulka mareykan baa xasan sheekh dowladiisii kuwo baas dhulka kagadeen sidii badii waa tuulo mareykan leeyahay fiiso inad kugali doonto mustaqbaljs ogow

  • @aroohi815
    @aroohi815 6 лет назад

    waziir beyle waxaad tahay geesi geesi dhalay alle haku xafido

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 6 лет назад

    Beyle guul hore uso adeer

  • @aesomtech
    @aesomtech 5 лет назад

    Libaax libaax dhalay waxad u qalantaa hogaanka dalka somaliyeed dr bayle

  • @khuuriye
    @khuuriye 6 лет назад

    Lix milyon Anigu rayigayga waxaan Odhan Lahaa Ciidanka Qalab Militery Ha looga soo iiibiyo Turkey Russia Oo waliba Si hooose Waayo canaqabatayn 💪🏿💪🏿

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 6 лет назад

    masha allh

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 лет назад

    Mooryaan saxafi noqotey Waa kuwan Somali u dhamtey

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 6 лет назад

    Mudane bayle noolaw allaha kula garab galee tariikhda ku xusi doonta

  • @farhiamahmood3083
    @farhiamahmood3083 6 лет назад +1

    Mar hore ayaan ka hadlay sirta Xalane oo aan idiin faahfaahiyay. It's too late. Madaad ogaateen. Sida ugu dhaqsiyaha badan wax uga qabta hada illaaheyna wuu idin caawin. Aamiin

  • @hamdiomar9103
    @hamdiomar9103 4 года назад

    Yaase u ogalaaday dhulkaas inay dhistaan?

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 6 лет назад

    Wasiir BayLe😙😗😍

  • @abdallahassan6342
    @abdallahassan6342 6 лет назад

    Beyle rag rag dhalay❤️🇸🇴💙

  • @abdiqaniahmed7594
    @abdiqaniahmed7594 6 лет назад +2

    nice mudane beyle

  • @nasiibabdi1678
    @nasiibabdi1678 6 лет назад

    999 ayaan ku soo gaadhay waxan kaga dhigay 1k like i saara

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 лет назад

    Guulayso beyle

  • @ameeraawale5753
    @ameeraawale5753 6 лет назад

    Guulaysta

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 6 лет назад +3

    XALANE gaalada degan lagama jecla Muqdisho ee ha u guuraan Hargaysa

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 6 лет назад

      qub qac

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 6 лет назад

      qub qac yaaa dabadaada ilaalin cawadey markaad jiifsataa lagu cuniye.

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 6 лет назад +1

      Mustafe Jambir, dabo la cuno waxaa laga yaqaanaa Hargaysa, soow ma arag islaantii ROWDA oo waraysanaysa wiilasha darbi jiifka ah oo dhahay, habeenkii roobka iyo qaboow ayaanu la seexan la' nahay waxaase inooga daran ragga reer Hargaysa markii ay soo marqaamaan ayay ina kufsadaan

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 6 лет назад

      qub qac ahhahahahahah qub qac talyaanigu shaqadaasi uu idinku sii balamiyey...xumo malaha...ugandese iyo jareer baa cilad idinku riday walalow...alaabta ugaandeese ka ka sheekee waad ka warhaysaane.

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 6 лет назад

      Mustafe Jambir, bal adigu iiga sheekee, GAALKII JARMALKA ahaa, ee filimka anshax xumada ah ku jilay Hargaysa, iyo qaniiskii idin soo booqday ee idin amaanay, iyo wiilasha dirbi jiifka ah ee islaanta rooda ku yiri habeenkii ayay raggu ina xoogaan marka ay soo marqaamaan, koleey sheeko waxaad ka taqaanaan wasmo kkkkk, sheekh aadan siiro muxuu yiri'' gurigaad albaabkiisa garaacdaba waxaa kaa furaya AMXAAR murqa waawayn iyo hablo reer somaliland ah, waan yaabay ragii naagaha qabay xagee aadeen, waxaas ayaa nala sheekeysanaya, waxaan kaloo arkay wiil naasaha durtay oo dhahaya abtigeey ayaa hargaysa igu kufsaday, waxaas oo dhan mediayaha ayay ku jiraan, marqaati uma baahna, maxaad igala sheekeysanaysaa, iyadoo amxaar murqa waawayn oo gurigiina qasab ku degen yahay

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 6 лет назад

    Waxa xaqiiq ah haddii wasiir Beyle damco inuu madax weyne u ordo isagooo aqoontiisa iyo kartidiisa iyo mawaadinimadiisa midna suaali ka taagneyn in aanu marnaba iyo sinaba ugu guuleysaneyn.Waayo wuxuu ka soo jeedaa dadka soomaaliyeed een geyin kursiga ugu sareeya dalka,waana sababtii prof Samatar niyad jabka ka qaaday.markaa inaga daaya amaanta munaafaqnimada ah inta dalka loo sinaanayo.

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 5 лет назад

    Nin adag batahay bayle

  • @koofiali2835
    @koofiali2835 6 лет назад +3

    WLEEE DADKA REER WAQOOYI IYO KOONFUR ISKUMID MAAHAA WAAR KOONFUREEY ISMA XUKUMI KARTIIIN EE REER WAQOOYI BADAN U DHIIBA XILALKA

  • @noorbaafo5696
    @noorbaafo5696 6 лет назад +1

    Ayan Maxamed aad ayaa ii fahantay isku aragti ayaan nahay
    tuugadii hore oo hada mucaaradka ah ayaa keenay sirdoonka xalane caanshuurtooda marabno ee wadanka halaga saaro 48 haloo qabto

  • @najahmohamed2975
    @najahmohamed2975 6 лет назад +1

    Geesi naga dhashay ilaahay cadowga kaa qabay

  • @qasemmms2278
    @qasemmms2278 6 лет назад

    Somalida qof nadifka o ninkan o kale xita ma a minayan liano waxa umada jahilin ah dad wada tugah waye alllah yahdikum