Soonqaad barakaysan walaalayaal nabad iyo cafimaad qab kusooma idin Alle ka war qaba agoonta iyo kuwa waayaha aduun u ciilay qasatan dariska dhamaan intii dhimatey rabi ha unaxariisto wbt Ramadan Mubarak ❤🎉🎉❤❤❤
Waxa ku jira shirki baryadii allah u lahaa waxa uu siiyay rasuulka صلى الله عليه وسلم lama baryo ee waa la raacayaa . Allah ayaa la baryayaaa subxan hu watacaalaa
Nabi amaanka aad ayaan uga helaa gaar ahaaan marka ayna musiga lahyn, se tan kalmado gaf cad ah aya ku jiro dib u habyn ayay in lagu sameeyo erayadu wa muhuum. Ii gurmoo nabaw i qacan qabo. Tuducaasi waa gaf.
@@falischika6221 sorry cousin owr name it's Djibouti not French Somaliland ... used to known as French Coast of Somalis then as French territory of Afar & Issa ... it's a land for everyone 🇩🇯 even strangers like Chinese, Americans and others live in peace bi'idni Allah 3azawajal 💯😇💯
Nabi amaanka saaid Ban u Jeclhy Runti❤🥺 waxan dhageysanaYa anigo QoraaYo Cashiro Ramadaana Ay ka dhimantahay (8 maalmod KaliYa) Allow Nabad iYo caafimad Nagu Gaarsiii😊 1/3/2024 😍 Hadaad ila Mid Tahay wan ku SalaamaY Qof Walpo Arkaya Qoraalkan💐❤️🔥
Nabiyoow na gacan qabo waxa u fahmay nabiyoow noo shafeeco qad so wax shirki ah uma arki ani ilaahey hanaga yeelo kuwa uu nebiga u shafeeco😥😥😥 ya Allah 🤲 nebi amaankan waxa ku xasusan Ramadan ka 2022 ilahow cimri iyo cibado suban na sii😥😥😥😥🤲
This nasheed is full of shirk😮we are suppose to ask and pray to Allah straight not to the prophet,,practicing and following what our beloved prophet(S.A.W) did is one of commandment of Allah but not pray to the prophet
anigu halkan mar labaad baa soo booqday. 2022 wa ku xasuusan dona. 2023 waa so booqday mar kLe. wa 2 caawa Ramadan. insha Allah ilahy khyr haynooGu DhameYOh. 3/23/2023 8:22 pm
2022 Miyaa weli Lakala Baran Nabi Ammaan iyo Baryo Nabi. Ii gurmoo Nabow i gacan qabo. Waa Shirki Barax la, Suubanaha ( SCW) lama Ammaanine waa lagu xad gudbay. طبت حيا وميتا يا رسول الله. Waxaa Ummaddu loosoo gudbinayo ugu yaraan naga Hubiya.
Walal allah subxanahu wa tacala ayaa kaalmo iyo kalkaal ba la waydiista . Wxaad qasiido ku shegaysan wa shirki ee bal dib isugu noqda allah u towbad keena . Jaahilnima idin geysay Subxanallah
The one and only 🥰✌️
Golden voice
Amiin shakir what a voice m.a🎤❤🙏
Aamin shaakir legend
@@saynabmuse2757 888
Amiin ♥️♥️
Waxan dhagaysnaya ramadano ka hadhsthay bil ilahoow cafimd inagu gadhsi kuwi ka fadaustna haynaga dhigo yaarabi❤
Kula mid ahay
Anne ayado la joogo
❤❤❤❤❤❤❤
@@FortuneOmar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤍🥰🥰🥰🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💖💖💖💖💖💖💖
Wlhi wn ooyay Markan Magaca rasuulka maqlo ya Allah kuwi janada ku arko Na dhig 😢😢😢
Alle haka abaal mariyo
Scw scw amiin
amin abayo😍😍😍
Aamiin amiiin insha allaah
Aaaamiin
Masha allah cod anan la xaqiri karin iyo ereyo murti xambaarsan hormar wacan 🦁 on fire 100% 🔥
Thanks Ser
@@dj.rockets M.n Walaal ereyadu WaY FadhiyaaN Horumar Wacan....scw❣
Walle kan qurux ku dhigle ayuu dad modya suu like usry dadkl na wuu dhafaya xarmi aan xalaal lgu dhalin weyan akhasw
Sikousiday test and u qasido u and dirisil ok kuruh Ku dhiigle
Nabiga ku sali sxp scw😢😢😢
Macaan gooyaha xasuuso oo nabigaaga ku salli, walaalkayga aan jeclahay iyo walaashayda inaad nasoo booqato oo nagusoo biirto wax weyn bay noo tahay, guulayso aakhiro iyo adduunba.
Waxa jira kumanan qof oo inala soomay ramadanti hore mantana qabri ku jira😢😢 ka faideysta ramadantn illhyna haynoo ino wada dampi dhaafo😢❤😢
Aamiin😢❤
Aamiin😢❤
Amiin😢
Aamin
Amiin
No twitter ❌ No Facebook
No Instagram ❌ No RUclips
But over 2 billion followers
That is our Teacher of the world prophet MAXAMED ﷺ ❣❣ Scw ﷺ SCW ﷺ
SCW SCW SCW SCW SCW SCW ♥♥️ ♥️💐💐🎉💐
SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Scw scw scw scw
Acw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw swc scw
Maasha Allaah , ilaaheey khayr ha idin siiyo halkaas ka sii wada khayrka , jcaylka Nabigeena csw ilaaheey hainoo siyaadiyo adinka iyo anagaba. kuwo muslim sheeganayaan oo Nabiga scw amaantiisa neceb ayaa jiraan ee yeenan idin saameen waxa ee sheegayaan
Wan jacelahay Qisiidada nabiga Muhammad scw scw scw scw scw ❤❤❤ Waxaa dhagesanayaa dhalashada nabiga naxariis nabad galiyo korgiisa ahaato ❤❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
Ramadan mubarik 2024 🌙
Rggrnb5liwtcth❤
Soonqaad barakaysan walaalayaal nabad iyo cafimaad qab kusooma idin Alle ka war qaba agoonta iyo kuwa waayaha aduun u ciilay qasatan dariska dhamaan intii dhimatey rabi ha unaxariisto wbt Ramadan Mubarak ❤🎉🎉❤❤❤
Waxa ku jira shirki baryadii allah u lahaa waxa uu siiyay rasuulka صلى الله عليه وسلم lama baryo ee waa la raacayaa .
Allah ayaa la baryayaaa subxan hu watacaalaa
Maalintaan go'een ka galbado
Ii gurmo nabiyoow
Iftiin gaaara guulaa kusiiyey
Noo gurmo nabiyoow
Xadhkahan igu giigsan iga gooyoo
Ii gurmo nabiyoow
Dhamaan waa ereyo ka horminaya caqiidada saliim ah ee qofka muslimka ah.looga baahan yahay
Masha allah mahadsanid walaal intaan comment arkay waxaan is iri malaha dadka dareen caqiida malah lkn wili waa nool nahay بارك الله فيك اخي
Waa runtaa wlal
Waa sidaa wll dadkeenu si qotodheer wax uma fahmaan
Alshabaab ayaad wada tihin, diintana wax kagaranaysin ayaa liita markaa amuusa walalayal ....
Ma dhiri galinayan mise waaba shirki qaarkood
Alaa muxu wakhti cararaya duurba waxa ka so waregtey 7 bilood ilahow kahatumada kheyr noogu khatiim Ramadana nabad nagu gadhsi yaa Allah😘😘😍
Haa wlhi ramadan wuu soo dhowaaday lkn waan sugi lhy
@@Meorme_12 30 days in kayar baa kahadhey wll incha allah ❤❤
Hadana intee dhiman
@@cabdiducaale 18cisho ka dhiman😢 alle ha inagaadhsiyo
@@najaxsaleeban4757 maanta waa Ramadan alxm
22/3/2023 first Day of Ramadan 🌙♥️
I can't wait I.a🤲😥
23/3/2023❤❤
@@fartuunshiikh😢😢k😮😮😮😢😮😮😮😮😮😮😢😮😮😢😢😮😢😮
😢😢😢😢😢😢❤
This kids’ cadence on this chant is so soothing mashallah 🤲🏾
Waxfiican😊😊❤❤❤🎉🎉😂😂😅😅❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤
.
❤❤❤❤❤🎉😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤
@@hibaaq-gd8wl aÀ.
@@mukhtarmaxamed5357w
Qofkii aduunkan soo mara uguns wacna wa nabigena suubane maxamed scw scw scw❤💯
Nabi amaanka aad ayaan uga helaa gaar ahaaan marka ayna musiga lahyn, se tan kalmado gaf cad ah aya ku jiro dib u habyn ayay in lagu sameeyo erayadu wa muhuum.
Ii gurmoo nabaw i qacan qabo. Tuducaasi waa gaf.
yacni waxan u fahmay malinta qayaamo inuu shafeca qad ayan u fahmay nagacan qabo
Rabiyow nagacan qabo aa qurux badan🥺
@@asmasireed1700 mlnta qiyaamo nabiga idimka alle ku shafeeca illaha la weydiista ee nabi lama weydiisto
Best qasiido in the world 🌎 best voice,,,,,,salalahu caleyhii wasalaaaaam
Qasiidadii ugu horaysay ee aan dhagaysto Ramadaan-tan day#1 ALAHAMDULILAH if you read my comment wish u more life and great day 23 March 2023 07:21
Aamin🤲🏻adna wxan ku rajeyna cimri dher iyo nolol wcn i.a
Ramadanka wxa ka dhiman bil wax kayar
Music miya saran 😊
صلى الله على النبي 💚 love from a british pakistani 🇵🇰 🇬🇧
( وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌ ۖ أُجِيبُ دَعْوَةَ الدَّاعِ إِذَا دَعَانِ ۖ فَلْيَسْتَجِيبُوا لِي وَلْيُؤْمِنُوا بِي لَعَلَّهُمْ يَرْشُدُونَ )
hadday ku warsadaan Nabiyow addoomadu xagayga anigu waan dhawahay waana ajiibaa (aqbalaa) baryada markay i baryaan, ee ha i maqleen iyaguna hana i rumeeyeen si ay u hanuunaan
Nabi maxmed scw oo nool ayaa illhay SWT leeyahay aniga adoomahaygu wax ha i waydiisteen
Ducada saxda ah wa inad illhay horta barida oo dhahdaa illhayow kuwii nabi maxmed u shafeeco qaado naga yeeel
Hadii ducadada rabi aqbalo waa helaysaa natiijada rabi baa mudan in la baryo isagaa awood badane ah isagaana naxariis badane ah
Haa allow nakacanqabo ineedhahan baakaga habooned
U are right bro it’s all belongs to allah only
masha Allaah wll xaqa Allaah nagu sugo.
عليه الصلاة والسلام ❤
Sax
Salalahu caleyhi wasalam
A Djiboutian brother that lives in Somaliland now Amin from Quartier 5 ( Section 5) ... Beautiful voice .. Keep going 🙏😇🙏
Djibouti is also a Somaliland…French Somaliland 😌
@@falischika6221 maybe
@@Globe98 it’s a fact, not a maybe.
@@falischika6221 sorry cousin owr name it's Djibouti not French Somaliland ... used to known as French Coast of Somalis then as French territory of Afar & Issa ... it's a land for everyone 🇩🇯 even strangers like Chinese, Americans and others live in peace bi'idni Allah 3azawajal 💯😇💯
🥰🥰🥰🥰🥰
Golden voiceee yaa rasulalahh qudbiyadi 🌙🖤
Ku saliy a Nabi maxamed scw scw 💯
Scw
❤❤❤❤
Ramadan mubarak
Nabi amaanka saaid Ban u Jeclhy Runti❤🥺
waxan dhageysanaYa anigo QoraaYo Cashiro
Ramadaana Ay ka dhimantahay (8 maalmod KaliYa) Allow Nabad iYo caafimad Nagu Gaarsiii😊
1/3/2024 😍 Hadaad ila Mid Tahay wan ku SalaamaY Qof Walpo Arkaya Qoraalkan💐❤️🔥
Yaa daawanaya ramadaantii kale oo ay ka hadhsabtahay 100maalmood allow noo gurmo khayr nagu gaadhsii amiin
U xx
2024 oo so dhow bn dawanaya ilhow nabd nagu gaarsi
Ana dawanaya oo 4 thy Ramadan allle khyrkeda na waafajiyo inshlh. Adna in aad khyr Ku sugan thy ayan Ku rajaynaya wll inshlh
War jabre yaa balamiyay 😆 🤣
BEAUTIFULL AND EMOTIONAL VOICE
tHIS SONG GIVES REST TO MY HEART
QASIID DO NOT NEED MUSIC WHEN VOICE IS PERFECT AND SWEET
👍
Bro Quran gives rest to the heart
Believe me listen to this sheikh "Abdulrahman massod"
Aamiiin
Ku saliya nabigeeni muxamed ❤❤❤❤sallahu calayhi wasalam🥰🥰❤❤
Scw
Scw scw scw scw❤
Abdirahiimawaa❤😂🎉
masha allah Ramadantii Oo Ay Ka Hadhsan Tahy 3 Malin Kaliya Dhagysanya ❤ 20/3/2023 mlin Isnina 😊
M.a cad macaan walhi naftaa kunasa naysa codkaan mcn ramadaan kariim walaalayaasha muslimka
Nabiyoow na gacan qabo waxa u fahmay nabiyoow noo shafeeco qad so wax shirki ah uma arki ani ilaahey hanaga yeelo kuwa uu nebiga u shafeeco😥😥😥 ya Allah 🤲 nebi amaankan waxa ku xasusan Ramadan ka 2022 ilahow cimri iyo cibado suban na sii😥😥😥😥🤲
nabiyow noo shafeec xataa ma bananthy nabiga idimka alle ku shafeeca soo in alle la weydiisto ma aha
Amiin yaah rabbi Nagu dar kuwuu nabigu scw u shafeeco qaado
Very nice from Ethiopian muslim I love you
Khskhys😅🎉❤
Enfin je trouve une bon vocal merci bro (scw)
inta jabra darti uso aadey 2024
😂😂😂
😂😂😂😂
ALLOW RAMADANKA NABAD NAGU GAADHSII MUSLIMINTA DHAMAAN 🥺🤲🤲🤲🤲💜
Masha Allah Qasiidadii Cumar Adan Dugsiiye Oo bilaa Music 🎶
Shaqo Fican
وَلَا تَدْعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا يَنفَعُكَ وَلَا يَضُرُّكَ ۖ فَإِن فَعَلْتَ فَإِنَّكَ إِذًا مِّنَ ٱلظَّٰلِمِينَ (يونس - 106)
عربى - التفسير الميسر : ولا تَدْعُ -أيها الرسول- من دون الله شيئًا من الأوثان والأصنام؛ ...
' Yaa xbiipi yaa Rasuulaah " (Salalahu Calayhi wasalam) 🖤💙
KusocoWalaalky qali😮
😢😢Ramadan Kariim 2024😢😢😢😢😢❤❤❤
Yaa Rasuula allah scw SCW
Ramadan mubaarik all muslim 2024🎉❤❤😊
Voice ✅
Camara ✅
Edit ✅
Talent ✅
Macha Allah Ramadan Mubarag
Bashiir
Y4
Rty52vffrssvn
❤❤❤Jacob was
MashaAllah Illahay SWT haku barakeeyo aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ❤🇸🇴❤
wegoaetmgwpk📍❤😍👍
Qasiidodan waxa ku jira baryo aan bananaanayn baryada waxa xaq u leh allah subxanahu watacaala
Diinta soo fahan wax kle laguma dhahaaye
Qasiidodan waxa ku jira shirki aduu macnee.
يارسول الله خذ بيدي
يا حبيب الله خذ بيدي
يوم الفرق روحي والجسدي
جدلنا بنور والمدد
Haa wlhi🥺sifcn qofkii u dhuuxa baa fahmaya macnaha mesha ku jiro
This nasheed is full of shirk😮we are suppose to ask and pray to Allah straight not to the prophet,,practicing and following what our beloved prophet(S.A.W) did is one of commandment of Allah but not pray to the prophet
Ramadan kariim mashalh ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ninka cod mcn muu jiraa🎉🎉🎉🎉 masha allah alow naga dhig kuwo janada ku wada kulma
Qasiidadan waxan ku xasuusan doonaa ramadanta 2022 insha allah hadii la noolaado adiguna iso sheeg maxad ku xasuus doonto??
2023 aya lajooga ilaahay ha ina gaadhsiyo ramadan aamin
@@sarahajji2118 llahey nabad hano gaarsiiyo
anigu halkan mar labaad baa soo booqday. 2022 wa ku xasuusan dona. 2023 waa so booqday mar kLe. wa 2 caawa Ramadan. insha Allah ilahy khyr haynooGu DhameYOh.
3/23/2023 8:22 pm
Zhp ma nooshay 2024 la jooga ramadaan oo maraysa 6 suxurti wax yar ka dhiman
I love this video so much that I keep repeating it. I love nabi amaan so much ❤🥺 Mashallah 🤩
صلوات الله وسلامه عليه فداك ابي وامي يا رسول الله 😭😭😭
Ramadan mubarig all muslim2024
Wali lama gaarin lkn walaga qaade ramadan kareem❤habeen dambe lafilaa soonka I.a
12/3/2024🤗
Ramadaan mubarak❤
Masha allah ramadan ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊 2024 🎉
@@NafisaJamaal-r2uhlxullglvjtle flight gdk🎉 mo filling😍👆🙅🏋️👫👬👭🧑🤝🧑🧑🦳 I'm
Aaaa🎉🎉🎉🎉
Qasiido macan weeye lkin khalad ayaa ku jira midhaha oo nabiga ayaa la baryaya sida saxda ahna nabiga lama baryo ee illaahay oo kaliya ayaa labrayaa ❤
Golden voice 🎙🎧🎤❤💯💯 the one only amiir shaakir
Asv🌷⚘🌷⚘🌷⚘
Xthih🎉🎉🎉
Masha allah nabi praise is sweet may allah bless you dear brother 🥰🥰💯💯
masha Allah navi praise is sweet may Allah bless❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
23/3/2023 maaliki 1aad ramdaanta baa nabad iyo cafimad nogu so dhamaday bacadal afur ayaan dhagysnya alx ❤
♻️
3/11/2024/ ramadaan
AlleH bizha barakhyzan khyrkeeda haynaziiy0 amein
COMING SOON RAMADAN HADAAD
DHAGEYSANEYSO LIKE HAYLA DHAAFIN AWOOWE😂❤😊
😂😂
😂😂
Nabi alloow na gacan qabo
Waa nabiga oo la baryayo
Nabiga in la baryaana waa shirki
Amazing voice M.a brother ♨️
Mashalaha aamin
BEST VOICE 💫❤
MashaAllah mcn ❤😂😮😅😊❤😂❤❤❤❤MashaAllah mcn qasiido qaali hey okwll 😢😮😅😅
Inta bisha shabcaan dawaneyso🥰♥️
Rajab baan daawanayaa shacbaan only 2 days baa kahadhay ❤🎉
عليه افضل الصلوات و السلام ☪️
Sallalaahu Calayhi Wasallam
Scw
2022 Miyaa weli Lakala Baran Nabi Ammaan iyo Baryo Nabi.
Ii gurmoo Nabow i gacan qabo.
Waa Shirki Barax la,
Suubanaha ( SCW) lama Ammaanine waa lagu xad gudbay.
طبت حيا وميتا يا رسول الله.
Waxaa Ummaddu loosoo gudbinayo ugu yaraan naga Hubiya.
Waara Maraan Vaar Ma loobaahna Aabo Heesaha Vaar La Doono Zac Yow
@@maazimcazka6650 Aqoon yaraantada haduu wax ku shegay atleast hadaanad qaadanayn cayda ka daa dadka
Scw Axsan Cod Masha Allah Walaalkeyga Somaliyeed Allaha Ku Xafido 👑💯✅
Masha allaah wadnaheyga ee tabate❤❤❤ noo gurmoo nabiyoo scw scw scw nagarab siii
Mashallah ❤❤❤ NABIYOW MAXAMADOW NINBA AFKI KUGU
AMAAN ❤❤❤
Allahuma salim wasalim wabaarik calaa nabiyunaa muxamad scw scw scw 😍😍😍
Scw scw scw scw 🖤
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Amazing voice 🥰
Walaal qasiidadu way qurux badantay lkn baryada Ilaahay haloo bedelo, fadlan.💕
❤❤ramadan kareem
Maasha allh cod macaan iyo nabi amaan lagu qaadey🥰
What A voice Young talented__❤🌙
😏
Mashalah amiin
@@fatxiyasultaan2831 😂😂 Ninka maxaa ka rabtaa
nnnm
Masha allah ❤❤❤❤
Qasiidadii ugu wanagsanyd ee 2022 masha allah ❤️
Sxb shirki baaka buuxa rasuulka asoo dhintay lawydiisanaayo i bad baadi aa subhanallah
@@engineerxidig4661 wll waa aaakhiro ayu uga jeeda nabiyow noo shafeeco qaad yacni saasu u jeeda ❤️
Dandaawi ayaa hore uqaaday
Ramadan Mubarak ❤
Who come from tiktok like me 1:54
Ramadan 2024❤
Sallallahu Allayeh wasallam ❤
Walal allah subxanahu wa tacala ayaa kaalmo iyo kalkaal ba la waydiista . Wxaad qasiido ku shegaysan wa shirki ee bal dib isugu noqda allah u towbad keena . Jaahilnima idin geysay
Subxanallah
Subxan allah waxaan moodayey inaan khuraafaadkii nala dhamaaday hada ayuu soo cusboonaaday
Kusala nabiga wall ❤❤❤
M.a Allah beautiful qasiido
Ramadan Mubarak ❤❤❤❤❤
Waa oyey scw scw scw ❤❤❤❤
Rabow na Gagan qabo❤❤❤❤
Mashaa Allah. Golden voice
Golden voice 💯
Scw scw mahamad Nani I love you ❤️😘💕
Ramadan mubarak 2024
GOLDEN VOICE...🥺
fr bro
Laxanka 100%
Voice 100%
Editing 100%
Style 100%
Keep going zhp amiin shakir
Laxanka aka the Cadence high key slaps 1000% mashallah
Amazing 👏 i like listening to it yaqq .,wonderful
Masha Allah ❤❤❤
Jabar day waagaan Caan ma ahayan
Masha Allah codka so beautiful voice ❤️2022 ramadhan 8-April. Friday 💕😊💜
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw acw scw scw scw acw scw scw
Qasiido another LeveL👍💯
Inta jabra soodoontay aragtay like iisaara
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤
Watching this beautiful qasido on 12 March 2024 the second day of ramadan🥰 no gurmo nabaow na gacan qabo🥰❤
Dhamantin Aalle hayni Dayoh 🤲🤲🥰
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Sallalahu Calayhi Wasalaam❤❤❤❤❤❤❤❤❤
👍💯 iid iyo team dj rockets Ramadan kareem 🌙
XuBi BeY GuBaYoo iS GaRaNMaaYo
❤SALALAAHU CALEYHI WASALAM❤ ❤ صلى الله عليه وسلم ❤