Deg Deg: Shacabka Muqdisho oo ku hanjabay Joojinta dagaalka Alshabaab & Taliska oo...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 35

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 2 месяца назад

    Insha. Allah. Kariim. Xarunkasta. Waa. Laga. Baxayaa. Xilikasta.

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 месяца назад +1

    TARBUUNKA KA WARDMA HEE

  • @MomoMomo-vl2tb
    @MomoMomo-vl2tb 2 месяца назад

    Dowlad mafia

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅
    cidaan cawaan miiyaaa Dowladbaay uu hanjabayaan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад +2

    Sheeko dhulkaa ma xuma haddii dalka loogu shaqaynayo laakiin haddii xasan iyo teamkiisu ay rabaan inay dhistaan waa dulmi

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 2 месяца назад +1

    Masaakiinta ayaad ka adagtihiin dawlad isku sheega xasan guurguurge, muuse suudi wey ka baqayaan xeradii ciidanka mariiniska ayuu deganyahay 36 sano 💪

  • @osmannurmuhiddin3582
    @osmannurmuhiddin3582 2 месяца назад +1

    Madaxweeyne dudumi dhul kasto oo qaran leeyahau sharcidaro loogadagan yahay hadii SaaS kusotit marlaad iyo marjsedxaad Ayaan dooraneeyna hadii aad nooshahay

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 2 месяца назад +1

    Car ka saara muuse suudi xaruntii hore ciidanka badda ,

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 месяца назад

    Tuugada iska celsha
    Howlgal buu ku leeyahay doqonkan

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 месяца назад

    Furunta qof ha ugu danaynina idinka isugu daneeya

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 месяца назад

    BISMILAAHI

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 месяца назад +1

    Wacda ciidan hadaadba leedihiin 40 sano aad deganeydeen dowladdii laheyd baa u baahatay ka bbaxsba waa diideen.dowladda iiyo sharciga ha. Sarrweyo py

  • @AHH677
    @AHH677 2 месяца назад

    Eheheheh
    Waaba ku faraxdeen meelihi kale
    Waa markiini
    Ninkii qayrkiis loo xiirayoo
    Adna soo qoyso

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 месяца назад

    Dadyahow xishooda laydunkuma yaqan biliqo ee hana ceebeyni Na ee baneya hay afaha doowlada

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 месяца назад

    Dadka meel aykaso galan doowlada ayka mucaraden wayay waa isku dirayal ay watan mucarado iyo alshabab

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 месяца назад

    Wayab furintan kasoo baxayna ya furintan looga sobaxa ciidanka haday difacan dadkoda iyo dalkoda ayay u dharten cii danki aa soo naqana dad aa ku cee boobay

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 2 месяца назад

    Cid Qabiil ah Qaran kama xoog weyna

  • @Madadalo1
    @Madadalo1 2 месяца назад

    Kkkk warkan waa marhore 2023 wax cusub la imow beenala

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 месяца назад

    Dowlad aan laga cabsan dowlad ma ahinee halaga dumiyo kuwa dhulka islaameed xooga ku heesto ajirne allaa idinka siinaayo qabil miyaa dowlad wax ka qaadi karo yaa u sheega gabadhaan iska hadashay 😂😂

  • @BaabaTaango
    @BaabaTaango 2 месяца назад +1

    Hawar gidir wexeey iska qawan waaween jareerkan iyo wixii lamid ah asaga iyo xasan dameer dhulboob iyo doqonka sulub dhahaan iska qawan weeyso waa nasiib darro

    • @DaauusMedia
      @DaauusMedia  2 месяца назад

      Waa degmadda boondheere

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 2 месяца назад

      Hg runta ayey aragtay xaruumaha dowlada hadaan laga bixin sidee hore loogu socona meel loogu shaqeeyo ayaa loonbahan yahay mashaallah benben way dhamatay wadankena aan dhisano wuu na deeqa

  • @degan4
    @degan4 2 месяца назад

    Waco ciidanka hadaa adiga dhashay

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 2 месяца назад +1

    Ka baxa biliqada aad ku jirtaan ciise rati waa dad xalaal quutayaal ah waana dad wadaado ah ha u gafin waxaan ku leeyahay dhulka danta guud halaga baxo

  • @AHH677
    @AHH677 2 месяца назад

    War maxaa Dawlad ah
    Xamar kaliya xitaa marka loo dhigo 10 meelood, Hal meel ma haysatiin
    AirPort Ka
    Villa Somalia iyo
    Xalane Bes aa ka talisiin
    Yaab badanaa

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 2 месяца назад

    Duqdaan maaasoo qabto

  • @AcmedGaagow
    @AcmedGaagow 2 месяца назад

    Hadii aad uga wacdo Yaa dhib kuqaba madiga Misa madax weynaha

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 2 месяца назад +1

    Naa ka bax wasarada 33 sano ayad ku jirtay xolo dowlo asaad qeylineysa so baxa dheh ciidanka hadey ka yelayaan dulmiley ayad tahay maxa isku qarinee

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 месяца назад

    Maamulka xamar inta yar ee hadhsan halagu wareejiyo mujaahidiinta alshabaab

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад

    askartaan amar ayey ku socdaan inta askarta iska deysiin xildhibaanadiina lahadla xasan labo sano ayaa ka khasaartey kuli hal mar ayuu isku qabanaayaa habeynimo na wuu idinsoo wererayaa kuwii idinka horeyey ku cibra qaata oo sharaf ku guura

  • @AHH677
    @AHH677 2 месяца назад

    Eheheheh
    Waaba ku faraxdeen meelihi kale
    Waa markiini
    Ninkii qayrkiis loo xiirayoo
    Adna soo qoyso