DEGDEG: Beesha Gabooye oo Madaxwayne Cirro Ka Doonaysa Wixii uu Hore ugu Sheegay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 6

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 4 дня назад

    falyki habar jeclo ayaa ka badan faylalalka kale.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 дня назад

    Xaq baad u leedihiin in ilaa 3 agaasime iyo 2 wasiir la idin siiyo

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 3 дня назад

    Kaa kaabayn baa layiraa ee wixii idiin dhibo waad ku khasbantihiin

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 4 дня назад

    Soomali oo dhan dhibtu waa yaad taqaan maaha maxaad taqaan. Dhibta soomaliyeey waa yaa wax anu ka cuni karnaa ama yaa sharciga no jabinayaa maaha yaa dadka iyo dalka daacad u noqonaya. Qolo kastaa sidan oo kale ayeey u hadashaa

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 4 дня назад

    ADEER SHAQO SAMAYSTA QAXOOTI SOMALILAND KUMA TIHIINE OGAADANA SHAQOOYINKA DAWLADU WEY BUUXDAAYE 😂🤣😅😅😅😅

    • @ikk8851
      @ikk8851 3 дня назад

      Shadhaab daa reerka waxaabanu la doonaynaa inay maalin ina hogaamiyaan kursiga u sareeya. War xishooda