DHAANTO Q-5AAD SILSILADII '"MILGO IYO ISMAANDHAAF'" yuusuf birjeex oo jawaab kulul bixiyay 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 196

  • @midnimoqaran124
    @midnimoqaran124  3 года назад +27

    Daawade waaxaad qeeb ka tahay
    Horu marka channel ka 100%
    Waadna ku mahad san tahay.
    Si aad muuqalo badan oo xiisahooda wata u daawato
    Subscribe dhaho channel ka 🙏🙏

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 3 года назад +14

    Hablaheenii mudnaa
    Adoon magac ka dilin
    Hadal malaa yacniya
    Adigoon soo maldihin
    Oon la iman mahwiga
    Rag madoobaan jiroo
    Maanta nool baa jiree
    Midabkoodii samaa
    Ma haweenkaa bedelay?
    Maryo dhuudhuuban iyo
    Raggan xidhan surwaal
    Ee masuulkii miskuhu
    Ay ka muuqdaan banaan
    Warma dhaqan jiraa
    Adoon maagayn hablaha?
    Mawd wax dili kariyo
    Malag maahe habluhu
    Ma cid sii mootan oy
    Makaleen baa jirtoo
    Adna maan laawayahaw
    Maragooda tahay
    War hablaha hala daayo ragaw anuu iyagan caawa wataa🙏✍🏾

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 года назад +8

    Wll waxa Allihi ku abuuray owgiis kaga Codsanaya ina subscription, iyo like igu caawisid mahadsanid
    Sharafi korkaga ha ahato wll.

  • @ayaanabdi625
    @ayaanabdi625 3 года назад +7

    Juwaab waali ah naga suga faraxyalow😎 wash kala wash

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 3 года назад +11

    Hais raacdo diidaye hais raamsatee daa😂🥰

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 года назад +1

    Sheer

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 3 года назад +3

    Majlisyada tiktok baad baad maryihii dhigteen xaqiiq💯✍

  • @xasanbubaaye9671
    @xasanbubaaye9671 3 года назад +1

    Hambalyo birjeex waan ku hamblyynayaa saaxib macn nin waxaa tahy cod iheebo ilaahy siiyy waan ku taagersanahy 1000000 jeer

  • @abdulahimuhamett6898
    @abdulahimuhamett6898 3 года назад +3

    Birjeex only one 👊

  • @sameydahir-lr6fe
    @sameydahir-lr6fe 5 месяцев назад

    Wale waaruntii yuusuf birjeex ❤❤❤❤

  • @mohasahane8498
    @mohasahane8498 3 года назад +2

    Only one best birjeex👀❤🙌

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 5 месяцев назад

    Macna heeda shee✅✅✅✅✅✅✅👑👍👍👍🙏

  • @qaaliaxmed6347
    @qaaliaxmed6347 2 года назад +2

    M.a

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад +1

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰

  • @alidek4717
    @alidek4717 3 года назад +2

    Mansha allah jawaab kulul yusuf birjex bartedi yudhigay adeer balaha iska jafi runta laysku sheegi hasocoto hada hablaha yan kasugayna hablaheeni tik tok kudhax lumay dhawaan waxan kayabi inay kudhax dhalan walaahi dhaqanjeni melbay kaga dhacen rer midnimo qaran films wan inasalamay walalahay hablaha an sugno

  • @nimcomaxa2muuse780
    @nimcomaxa2muuse780 3 года назад +4

    Ani dhinaca raga 🥰

  • @daacadmaxamed5336
    @daacadmaxamed5336 3 года назад +3

    mar hadii yuusuf soo galay waxan
    Guuleysaney hadaanunahay Reg raga

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 3 года назад +6

    Legend birjex🥰💚💙❤️🥀🙏

  • @taanisayid4341
    @taanisayid4341 3 года назад +6

    Hayaay silsiladii way fogaatay hablihii indhahaa loshiday

  • @ibrahimshale3565
    @ibrahimshale3565 3 года назад

    Waaaleee Birjeex taaa uuu dumarkaa kudhiigay waa tuu eysan kasowaqsan

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 3 года назад +2

    Jawaab looma hayo hadaan indhaha layska ridayn meesha ciyaari ma taalo waxa la saxayaa waa dhaqankeenii somaliyeed
    Dumarkii tot tok youtube fc.book bay maryaha dhigeen afka furteen kuna hadleen waxan rag iyo dumar ba somali dhaqan ulahaan jirin alle halaga baqo kuwa soo jwbi raba waxan odhan laha dhihi laha runtii waataa jawaabi meesha mataalo haysku ceebaynina nin aan garaabin waa gocor bay somalidu ku maah maahdaa silsiladuna way xidhantay stop🕶⛹🔒
    Waa mahadsantiin

  • @muhumeddakane776
    @muhumeddakane776 3 года назад +1

    It was a wait welcome bro birjex

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 3 года назад +6

    Waa waareey raga wax nagaqabto runta u sheega mawayen waa kuwa ayago wada gay ah tiktok joge khaniis io qoomaluud dhaqan io sinji io farac io diin uma lihin🤣🤣🤣🤣🤣

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 года назад +3

    *Violen* 📯🎷🎷👈 Dhaantadan isagaa mcn ka dhigay
    Markii La Afuufayo waan waan ku raaxeysataa
    Abwaanka dhaantadan sameeyay waa laga erayo fcnyahy ⁉️ maadaama dhaqan laga hadlayay isagu erayda aanan fcneyn buu isticmaalay
    Sida.. 👇
    *Majlis yada Tok Tok* ⁉️
    *Mavio* yada wax dila ⁉️
    Iyo qaar kaloo aanan soo qorinba
    Erayada wanaagsani maansada ayay Bishaa👏👏👏 Idil Ayuush Baan 100%100 uhayaa anigu

  • @ceytoofficial3454
    @ceytoofficial3454 3 года назад

    Mashalah yusuf birjex 🌹🌹🌹💪🇸🇴

  • @nuurciise7742
    @nuurciise7742 3 года назад

    Axsan Cood iyo jawab Legend Yusuf birjex✌

  • @abwaandaacad3736
    @abwaandaacad3736 3 года назад +3

    Aad iyo aad

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 3 года назад

    Birjeex aryaada bir aan jeexnay aasaad rabtaan inaad nalabardoodantaan af xamarka iska keen weeye aqriste xul iga dheh milgo iyo ismaandhaaf ❤️☑️

  • @MariamMuse
    @MariamMuse 3 года назад +2

    Majliyada tiktok baad maryihii dhigteen taas been kuma sheegin 💯💯

  • @narminbarre4900
    @narminbarre4900 3 года назад +6

    Ragiiba wakaan qanisintaa noqdaaaye 😀maayagaa waax nadaamo 🤦‍♀️

  • @fardowsaibraahim4530
    @fardowsaibraahim4530 3 года назад +6

    Yaahu I.a jawabtaada waat helee waliba ayadoo kulul Yusuf

    • @siyadabdullah68
      @siyadabdullah68 3 года назад

      Hhhhh wala ishaya habalaha io raga 😂 hye jawab sax lee suga

  • @fatumosheikhali8314
    @fatumosheikhali8314 3 года назад +4

    Marka ay hablahu majlisyada tiktok sawir muuuq qurxoon ay kasoo mujiyaan kama manacdid ee adba man sh allh baad ku mawelisaa

  • @farhanyare7487
    @farhanyare7487 3 года назад +1

    Ha isracdo Didaye Ha isramsate Dayaa 😎😎

  • @Koknun
    @Koknun 3 года назад +2

    Dumar bis maahn inta TikTok dharka dhigteen 🥲

  • @ciraaqabikar67
    @ciraaqabikar67 3 года назад

    Dumarow. Wax maqla dee 💃💃💃

  • @istarliinqalanjo8155
    @istarliinqalanjo8155 3 года назад +1

    Akhas niinkan wa nagood war naguhu wa kuwa ku dhalay e kula dhashay marna xuman iyo cay kama mudna lkn Akhas baad thy lkn waliidki ku dhalay iyo ta ku dhaax daba waa lagugu qasaray wayo micnaha hawenka mapa taganiid
    RASULKENI MAXAMED SCW WUXU YIDHI ADUNKA WAXAN UGU JECLAHAT ADUNKA DUMARKA IYO CARAAFTA
    DIID TA banaysay in haweenka la cayo raagow xageed ka keenten
    Dumar xun iyo kuwa akhlaq lee way jiran lapadapa Balse marna xata kuwa xun hawenku cay ma mudna taa xunba wax unbay dhashay hooyo yiinkin inay wada fican yiihin mad ku dharanaysan Astaq furulah
    Sumxan Allh birjeex okle Allh ma waydiisan naag un inaad hessho laga yabaa okaga yabiisa od daba oydiid siida Ado kle war dhaqan xumada iska badal uf

    • @ahmedahmedahmedahmed680
      @ahmedahmedahmedahmed680 3 года назад

      Kkkkkk wll waa kaftan xumaan ma jirto,fanaankana hees loo dhiibay ayuu qaadayaa,isagu ma alifin,dhiiga haysku karin

  • @hirowahmed4990
    @hirowahmed4990 3 года назад +3

    Bilash iga dheh Yusuf birjex wan ku tagera lkn tan waxbo iskuma hesid

  • @riyaaqislamicchannel3352
    @riyaaqislamicchannel3352 3 года назад +1

    Ha socoto waa looo bahan yahy tar tanka adag ee raga iyo dumarka u dhaxeyo lkin aniga marwalbo waxan nahy dhanka dumarka tagero boooxo👏❤️‍🔥💘💕💝🌺🥰💗😍😘❤️🌺🥰

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 года назад

      Marka waadan raali ka aheyn in xumaanta iyo gafka la iska saxo oo wanaaga la is faro waxaan waa aduun sii coda oo mowjadba mowjad ka wayn kusii hafkneyso hadaan lagaaga digin

  • @faysalismaaciil4304
    @faysalismaaciil4304 3 года назад +2

    Waauw yuusuf birjeex

  • @mohamedabukarhusein3631
    @mohamedabukarhusein3631 3 года назад +1

    Keep gonig

  • @engahmedofficial3648
    @engahmedofficial3648 3 года назад +2

    Legend

  • @engahmedofficial3648
    @engahmedofficial3648 3 года назад +1

    Ha socoto

  • @mohamedafgaap804
    @mohamedafgaap804 3 года назад +1

    Keep going yuusub birjeex

  • @aaminocalidhaahir8019
    @aaminocalidhaahir8019 3 года назад

    Legend wan kuwata

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 3 года назад +1

    Yes Yusuf bruv

  • @istarliinqalanjo8155
    @istarliinqalanjo8155 3 года назад +1

    Xaawo layda maryohoda yusuf birjexow mad la xiidhata
    Raga miidab kodi badalay ma hawen ba ugu wacan
    Anago xawalayapa miidab kayagiiban waadanaye War huush nagod nagaha ku sharaf dhaame wax yahown iska nool e miilkaha iyo mamusta hablaha Aqoon

    • @ahmedahmedahmedahmed680
      @ahmedahmedahmedahmed680 3 года назад

      Ina adeer waa kaftan raga iyo dumarka,dagaal ma jiro is daji caydu waa ceeb mhdsnid

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 3 года назад +5

    Tolow tiktok yaa khaniiska ah😂
    Dumar ka inay isqaawiyan yaku dhiirigeliya😂
    Ragoow warkiina wa hynaaye naga xishooda😃

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 года назад +1

    WAXAAN SUGNAABA QAYBTA 6AAAAAAAD IYO CABDULLAAHI XAYAWAAAAN

  • @mosalah8096
    @mosalah8096 3 года назад +1

    Waxaa lagu matalay maafiyada waxdila ku lahaa been badanaa abwaanku kuwa waxdila oo dhiigyacabka ah waa idinka ee nadaaya MA inagiibaa idinka baxsanla intaad isasoo dhameeyseen idinku ax ax Ala wayeey way😭

  • @fatmamohamed3003
    @fatmamohamed3003 3 года назад +4

    Raguba waakuwa iyagoo khaniisin ah tiktok joooga war intaaas yaai laxameeya raga meelban saari lahaye😂😂😂😂😂😂

  • @bureeqonugaal7385
    @bureeqonugaal7385 3 года назад +1

    Waaaw war waa odaygaan sugyny

  • @sacdiyoqaasim5160
    @sacdiyoqaasim5160 3 года назад +1

    Ragu asiii unbay kuganban sida birjeex dumarka ukarbaashi karo oocodkiisa yuutub usoogali karo uma soogali karaan abwaaniinta kle waana uxishoodla aan birjeex taasi

  • @yussufxirsi2928
    @yussufxirsi2928 3 года назад +1

    Asal dhanta birjeex halkaa kawadh

  • @khdijokhadijo2136
    @khdijokhadijo2136 3 года назад

    masha allah ❤❤❤🌹

  • @laftageelabadha5748
    @laftageelabadha5748 3 года назад +2

    Gabdhaha🤐🤐🤐🤐🤐
    Ragii:- doqon wax ka adkaaday, wuu daba dhigtay dumarkii inkastoo wax jira uu sheegaayo😉😉

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 3 года назад +2

    Birjeex wan sugaayay inbadan

  • @sahroshinoburanbur5930
    @sahroshinoburanbur5930 3 года назад

    Markan arkay inaa silsilada ad sogashay waan iska fahmay inaa anaga nadifaaceeynin yusufow allow itus adoo sobeer jilcay lamawa arkaayee😅

  • @c.nzakiecali1411
    @c.nzakiecali1411 3 года назад +2

    Adoon igu dhag dhagin yaqay iga dhamow ah yuusuf birerejex 🤣🤣🤣✌ keep going brother

  • @ismaaciilcabdi770
    @ismaaciilcabdi770 2 года назад

    Jawaab fiican

  • @hirowahmed4990
    @hirowahmed4990 3 года назад +1

    Birjex tan wu ka dhacsanynhy

  • @siciidlandhu2348
    @siciidlandhu2348 2 года назад

    Cabdi
    Wali

  • @abdirahmanmohamed7882
    @abdirahmanmohamed7882 3 года назад +1

    Kulahaa majlisyada titok baad maryihii dhigteen wlhy waa dhanto iyo badh tplf ha xerowdo😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanxuseenxaamid4063
    @abdirahmanxuseenxaamid4063 3 года назад +7

    Asalkiini minguur halka aydun marin
    intaad mayrateen moolka aad tagteen
    Majliayada tiktot bad maryihii dhigteen
    isa soo adkeeya maryooleey 🤣🤣

  • @hirowahmed4990
    @hirowahmed4990 3 года назад +2

    Sxb Yusuf birjex wax badan Aya lagu yiri cod ayad ledahye tan ad bad oga dhacsantahy muxydin iyo Anwar inad udasa ficned

  • @feeraduub4791
    @feeraduub4791 3 года назад +1

    Ish caaal abwan kagag marag

  • @shaaficimclln6270
    @shaaficimclln6270 3 года назад +1

    Yuusuf kaladire silsila uu soogalo waa lagu kala ordaa joogis maleh.
    Libaax messhu soogalo looma joogo halka nin aan wato kaladire

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 5 месяцев назад

    Saxweeye ❤❤❤🫶🫶👑👑👑✅✅✅✅✅👍👍✅✅✅

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 3 года назад +3

    Hhhhh Oo wiilashaba Waa is Cadeyaane 😂😂😂😂😂

  • @jaamaccabdi6088
    @jaamaccabdi6088 3 года назад +3

    Waawarey. Waxbaakadhacey. Wallahi. Waigusoosocotaaa

  • @fatumamuhuyadin5049
    @fatumamuhuyadin5049 3 года назад +1

    Yusuf birjeex Horta dumarka necebaa axadkan maxaa kaxun

  • @abdirizakgendisch4068
    @abdirizakgendisch4068 3 года назад

    Abwan ismaandhaafe iyo geesiyaal kamalaman miyaa noodanbeesay dumar waa naxariisto dunido dadyoow ismandhaafka iyo Kalamanka NAAC NAAC looma baahnee baahidiina Ka halda abwan la la bixiyo magac Doon hormar Laguma gaare talo hadaa I gamaqlee abwan saan Laguma noqdee kayal tacliinta baro

  • @yaxye3300
    @yaxye3300 3 года назад +1

    Maljis yada tik tok bad mar yihii dhigteen

  • @libanalifarah7246
    @libanalifarah7246 3 года назад +1

    kownayn cameradaada waa diyaarsantahy lkn heestu waaa SERIE B

  • @CaliMohed
    @CaliMohed Год назад

    ❤❤❤❤

  • @mandeqqali9649
    @mandeqqali9649 3 года назад +2

    Ninkan wanjeclahy ee igahubsada inu xaas leyahy

  • @hirowahmed4990
    @hirowahmed4990 3 года назад +2

    Abwanka erayada sameyay laftisa waxbo iskuma hayo ragi hore e silsilada kaso qeb qatay Aya ka eraya macana

  • @samataraadan3972
    @samataraadan3972 3 года назад +2

    Yuusuf birjeex legend weeye dagaal walba Furunti Hore ayuu taaganyahay

  • @yuusufqorone7443
    @yuusufqorone7443 3 года назад

    Heeso xariir axmad cusub

  • @xarfotvxarfotv2027
    @xarfotvxarfotv2027 3 года назад +1

    Wiil igadheh runtii dumarka meel ayaa saartay aawey gabdhahii isfoodeynayey

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 3 года назад +3

    Birjeex iyo dumarka mxaa kala haysta

  • @sahraxasan3526
    @sahraxasan3526 3 года назад

    Jawaabtii abwaan cayn ayaansugayaa

  • @zamiiramuqtaar364
    @zamiiramuqtaar364 3 года назад +1

    Qeybta lixaad anaa soowada yuusuf birjeex anaa dhulka lasimaya meelcidluu geeraarayaaye😂😂😂😂😂😂

  • @craxmaanaxmed1026
    @craxmaanaxmed1026 3 года назад +1

    Misic hees hora kasoo qaadaten

  • @siyadabdullah68
    @siyadabdullah68 3 года назад +2

    Hhhhhhhhhh wale habala io raga waxba kalhayasata hye karbasha adhag weye jawab wacn leeeee sugeyna 😂 😂

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 года назад +1

    Far baa ii taagan !!! Abwaanku maa calesh ha soo bedelo afsomali ma ahane hahahahah

  • @najmanuur4033
    @najmanuur4033 3 года назад +2

    Ceebta kama madhnide ha marmarin gabdhaha
    Ragoow dagaal baad diyaar u tihiin ee markiina adkaysta ha cabaadine idinka bilabay daan daansi 😂😂😂

  • @شجاعفارس-ك9ف
    @شجاعفارس-ك9ف 3 года назад

    Good

  • @naciimocali7826
    @naciimocali7826 3 года назад +2

    War maad iga qeyb gelisid wanba ka helee mar walbo coda ledhy fanan noqo igu walene

  • @abdirahmanali6885
    @abdirahmanali6885 3 года назад

    Kampala Miya sheshan

  • @Hamdi-ml4uc
    @Hamdi-ml4uc 3 года назад +1

    kkkk aaway rag ma bajiraan rag somaaliyed

  • @cilmisahal3099
    @cilmisahal3099 3 года назад +1

    Dhaqankiyo milgaha
    Kuma Maqal Murtida
    Murigo colaad
    Dumar baa maslaxay
    Muluq socodkan Jaan
    Bal maxaa Noogu Xiga🙄

  • @caqlisan1197
    @caqlisan1197 3 года назад +1

    Waxwalbo dumar sameyaan wax ey ragaa ka arkeen waxan nahey ismaa dhanto iyo dhasheed

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 3 года назад +1

    Wary faarxshaasha gabdhah dhaaf

  • @falismohamed153
    @falismohamed153 3 года назад +1

    Wad karbashtay yusufow gabdhiihii huno ragiiba qayb isdhaqda jirtee🤣

  • @salmacarab9459
    @salmacarab9459 3 года назад

    Hancya yusuufow waanuy kudhalyen

  • @yaasiinmaxamed898
    @yaasiinmaxamed898 3 года назад +1

    Ma naga soo garteen

  • @abdisalankhalif3883
    @abdisalankhalif3883 3 года назад +1

    Dagaalkii wasi holcaya ee waxan sugta wa galmudug

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 года назад

    Ar raga sanadkaan joga hadalku wa ka xirmi lahaa hadaan miraha so qori lahaa kuwaan nimanka wada xamdada ah ee diyaamada hablaha la marsada miyay udoodayaan 😁😁😁

  • @cabdinuuryare5955
    @cabdinuuryare5955 2 года назад

    Kabax saas waaye mugdu gacan lataga waxey mudan ala oge mar hadii lamurmayo layiri marwo iyo
    maati dumar hadan ragu mamuleyn muradkoda kaluma

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 года назад +1

    Sbiscrbe