Wasiirki hore ee Maaliyadda Faarax Cali Shire - Ma hubeysna Mucaaradka Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 89

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 10 месяцев назад +1

    Ilaahey caqliga ha usoo celiyo siyaasiyiinta reer Puntland, is-fahamna dhexdooda ha dhigo. ياالله

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 10 месяцев назад +1

    Ayaanloow waa Run Codsiga dadweynaha kugu Xiran" waxan sugnaa waa WASIIR JUXAA"" THANKS✅️

  • @TAHLIIL...
    @TAHLIIL... 10 месяцев назад +1

    Hanoolaato isha wararka

  • @MaxamedMaxamud-tx8cw
    @MaxamedMaxamud-tx8cw 10 месяцев назад +1

    Alla siyaasibaa waji adagaa

  • @Abuukar3350
    @Abuukar3350 10 месяцев назад +3

    Somalia Hanoolaato 🇸🇴 🎉

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 10 месяцев назад

    Thanks farah Ali Mansha alah

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 10 месяцев назад

    Subxanallaah "" bal Ninkaa Aqoonyahanada Puntland ka mida"" wuxuu u Doodayaa- Doorasho Xaaraana- oo Hagbad iyo Dulmi ku Salaysan- ((( Adeer Faarax ilaahaa ka Cabso"" Dulmiga jooji & Hagbadaa u Ololaynayso))) Yaa Allaah!!

  • @Bilesharaf
    @Bilesharaf 10 месяцев назад

    hanoolato

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 месяцев назад

    Hanoolaato ❤🇸🇴

  • @abshirali313
    @abshirali313 10 месяцев назад

    Ha noolaato

  • @safiayusuf9431
    @safiayusuf9431 10 месяцев назад

    Allaahul akbar

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 10 месяцев назад +3

    Puntland needs academic figures to lead. Now he is trying to tell us that he has nothing to do with his militia

  • @heethaat
    @heethaat 10 месяцев назад

    somalia hanoo;ato

  • @cumarramos
    @cumarramos 10 месяцев назад

    farax Cali shire ❤❤❤❤❤❤

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 10 месяцев назад

    good

  • @OmarSambul
    @OmarSambul 10 месяцев назад

    Every good idea has a grace period to mature beyond which if adopted, fails it's intended purpose. On the contrary, gentleman is knowledgeable of the prevailing times and circumstances. I think before resorting to a completely new thing, the already tried and tested should take precedence before a pipe dream

  • @abshirali313
    @abshirali313 10 месяцев назад

    See you in Gaalkacyo

  • @nasserhashi
    @nasserhashi 10 месяцев назад +1

    Ayaanle, su’aalahaagu aad oma qota dheera!!!

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 10 месяцев назад +2

    ayaanlow waxaan daadaamiinta ha wareysan ee la hadal wasiir juxa aad baan uu sugeyney
    barnaamijkaas

  • @rashidbacalul
    @rashidbacalul 10 месяцев назад

    Anigu waxaan aqaan xisbiga guuleysta inuu magacaabo dawlada

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 10 месяцев назад +1

    Taasi sax ma ahan ee waa uu xumeynaya doorashaddii lagu diirsadey , marka 3 degmo ee hore ee tijabada aha baa xisbi la doranayey lakin doorashddii 30 ka degmo xisbiga & qofkuba waa isku qornayen oo sidas bana lagu doranayey ee farax talo ma ahyo qas mooyee madama uusan qeyb ka ahayn raggii ama xusbiyadda tartamayey madama uu u muqdo in jago loo magacabo moyane usan kalsoni qabin in la soo doorto

  • @abdijama603
    @abdijama603 10 месяцев назад +2

    Faaraxow sow ma ogid in reer puntland ay ku dhegeysanayaan oo waliba dadka Garowe ay ku maqlayaan.

  • @abdullahiabdulkadir846
    @abdullahiabdulkadir846 10 месяцев назад

    Farah. Ali shire waa nin macquuul ah wax badan og somalia iyo putlnad xaqiiq badan ka hadlayaa maanty

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 10 месяцев назад +2

    Faarax wuu ka hub badan yahay kuwa Garowe sheeganaya hubna ma isticmaalayo ee caqli iyo dagnaan ayuu ku wadaa ,,oday ilaa kacaanki soo taagnaa weeye

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 10 месяцев назад +4

    Ninkaan isku magaalo qurbaha ah baan ku wada noolayn

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 10 месяцев назад +2

      He was cup driver in Melbourne au

    • @omarcoonka2578
      @omarcoonka2578 10 месяцев назад +1

      @@asamadhassan1419 correct,yes indeed

  • @johnmjey
    @johnmjey 10 месяцев назад

    ha noolato

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 10 месяцев назад +1

    Puntland Madaxweyneha soo socda insha allah

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 10 месяцев назад

    Muran iyo calaacal buu ku hayaa meesha mudanuhu doorashaan rabnaa ka qaybgal fadlan

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Dadwaynuhu waxayrabaane doorashaye rabaane qof iyo cod ilma hoolay waa horgalayaale burburka puntland koowe Aaranshaydaane yaaraba mahelikaarne Hal cod

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 10 месяцев назад

    Waa waraysi caqli gal ah, sida uu wax u kala cadeeyey.

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Faaraxoowe aawaye Caruurtoodii majoogaane waxayjiraane qurbaha shacbka hanaqaxina kadaa aawaye xaasaskoodii aawaye wiilashaadii aawaye waxayjiraane qurbaha shacbka hanaqaxina

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 10 месяцев назад

    Waa yaab, farax isagu culus ina ma usan furan horeyna waa uu isu soo sharaxey waxna ma helin marka hadana wuxu ka mid ahaa siyasiin ka soo horjeedey doorasho qof & cod , marka haddii uu xisbi lahan lahan sida xisbiyada leh oo kale wax badan ba laga dhageysan laha abal hadana 66 waa la adaye isbaaraddii garoowe bal aynu eegno in uu mweyne ku noqdo, waa loo jooggaa!

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 10 месяцев назад +1

    Dani baa tuurey isgaa ka masuula PL waxuu ku ciyaaraya dab cid loo haysto oo aan isga ahayn ma jirto

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o 10 месяцев назад +1

    KAN MA SHAQAALAYA AARAN JAAN BAA, MUXUU BOSSASO UGA OLOLAYN WAAYAY

  • @abdifatahhassan168
    @abdifatahhassan168 10 месяцев назад +1

    Daniga doorashada federalka xildhibaanadii boobay baa dad waxay leeyihiin doorasho uu gudiga doorashada isagaa jeebka ugujiro maxkamada isagaa ushaqayso doorashada kacaanka sanaadiiqdii kacaanka Maya iyo has ku qorneed miyaa doorashaa kuwa taageera miyayna munaafaqad ahayn waxay kutaageeraan

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Adaaburburinaya ee ka hotaga umada Aaranshaydaane Xasane shiikh iyo baa i soodiraye ilma hoolay

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 10 месяцев назад

    Odeyga farax
    Dhawr jer ayu ilaso sharaxay mana helin
    Ilmo holay & aran sheydan wa hubeysan yihiin farax runta sheg

  • @abdijama603
    @abdijama603 10 месяцев назад

    Waxaa wada hadli kara waa xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda. Ninkaa xisbi ku jirin ha is sharaxo isagoo independent ah.

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 10 месяцев назад

    Ayaanlow maweydiisay sida reer puntland isku waa fajinayaan wadanka iyo dowlada puntland iyo wadanka iyo dowladnimda guud ee Somalia 🇸🇴???

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 10 месяцев назад +1

    hubka waa in dadka laga qaado oo hubka dowlada gacanta loogasha iyado beeluhu rali kayihi hubka dad badan milaa maxna daro kulaya Iyo nin tuuga oo dadka dhiigado ubartay sidu wax ugu halo" wadankana maxkamad loosameeyo lagu kalsonyahay.

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Aaranshaydaane yaaraba mahelikaarne Hal cod 66jeebka lacagta xaaraanta odoyaashii lacagta qaadanaya ayaguna madaxwayne diirtaane madaxwayne shacbka diirtaane nimanka aawaye xaasaskoodii aawaye wiilashaadii aawaye xaasaskoodii aawaye Caruurtoodii majoogaane waxayjiraane qurbaha shacbka hanaqaxina. Ka daaya

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 10 месяцев назад

      Aaran baa dhaama waxaa dani wado ja juubkaa dictator sixir kadaran

  • @CabdulaahiSaciid-d9f
    @CabdulaahiSaciid-d9f 10 месяцев назад

    nin culus

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Faaraxoowe aawaye xaasaskoodii aawaye Caruurtoodii majoogaane waxayjiraane qurbaha shacbka hanaqaxina

  • @AhmedRashid-tf7cg
    @AhmedRashid-tf7cg 10 месяцев назад

    wasir ka waa uu mala awalayaa ee juxa Hala waraysto.

  • @AhmedRashid-tf7cg
    @AhmedRashid-tf7cg 10 месяцев назад

    wuu iska hadlayaa

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 10 месяцев назад

    Tuug Aaran jaan ushaqeeyaa tahay waxaa ba Ceeb kugu Ah inaad Caruur kaa yar yar aad siyaasasada uga daba fariisato Ina faroole iyo ina diyaano Tuugadaa adoo nin weeyna War Adaa cali saleebaana Yaa kaaga fita xun 66dii tuuga ku soo dooran maa yaane Hadii la aadana Nin maxamuud saleepana imaa naya marka waligaa ma wasiir baa han kaagu Belayahay leefleefka Badan iimaanka alle kaa qaad wuxu fool xumaa

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Odoyaashii lacagta xaaraanta baadrabtaane umadaneeyaane shacbka 66 jeebka lacagta xaaraanta odoyaashii Diirtaane madaxwayne diirtaane shacka marabno odoyaashii jeekooda bay uhadleen

  • @Qabooje
    @Qabooje 10 месяцев назад

    Doorashada Deni waday ee qof iyo cod inay dhaliilo badan oo aan lasoo koobi Karin leedahay waa la ogyahay oo waxaaba cadayn u ahayd dadka PL inaan 30% dhamayn inta is diwaan galisey lkn kun mar ayay dhaantaa mida 66 Tuug lagu kala iibsado ee ay rabaan kooxda aaranjaan iyo inta ka ag luflufata ee adiga iyo Cali Xaaji aad ka midka tihiin.

  • @abdia9872
    @abdia9872 10 месяцев назад

    Europe oo dhan baa ku dhaqmo in Xisbi la galo doorshada.

  • @fartuundaahir8272
    @fartuundaahir8272 10 месяцев назад

    Dani dameer baa soo riday Ayga qanjaha weyn kan ku wareysanayana mahan dhexdhexaad dani baa laaluush siyay

    • @kingshibiinofficially4893
      @kingshibiinofficially4893 10 месяцев назад

      Madaxwayne dani dhiloo yonka adoo kale ma waso ufta ka ilaa shuuboy anaa Aniga iimaw hadaa kacsi kuhayo Dhilo Apaal maleh waa la og yahaye

  • @aadansalaad7416
    @aadansalaad7416 10 месяцев назад

    war kan waa la heyste

  • @aminacise3982
    @aminacise3982 10 месяцев назад

    Asckun faarax waad mahadsan tahay ninkaan ujeedo ayuu leeyahay ee fadhiga uga kac

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Faaraxoowe dadka dhibka ka daah qiimahaagii waa dhacaye odoyaashii lacagta xaaraanta baadrabtaane umadaneeyaane shacbka 66 jeebka lacagta xaaraanta odoyaashii Diirtaane madaxwayne shacbka diirtaane

  • @aminacise3982
    @aminacise3982 10 месяцев назад

    Sax haduu ku fahmay in hadalkii madaxtooyada waday

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Faroole Hal Sano ayuu ku darsadaye soobeelow ma ahidi waxa ku dhagaysanaya waa reer puntland oo beentaada maqlayaane ala ugabaqa shacbka 66lacagta jeebka kuwata xaaraanta odoyaashii Diirtaane madaxwayne shacbka diirtaane

  • @abdia9872
    @abdia9872 10 месяцев назад

    Cade muuse wuxuu ku darsaday hal sano. Faroole wuxuu ku darsaday hal sano oo wuxuu ka dhigay shan sano.

  • @islanmohamed390
    @islanmohamed390 10 месяцев назад

    Indhaha ayu dadka ciid uga shubayaa faarax Cali shire 😂

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 10 месяцев назад

    Farah Ali shire ragaan yaana kugu aworkacasan ina abti aabaha geesi Ayuu aha nin tiisa aan hirgalin nin Cs tahaye hagabada inaada diido weeye Cs laga xaarana ma rabano ayeey igu dhihijireen inaan ku bixino ninka kartamaya qabiilada kale oo puntland qof iyo hal cod ayaa u Dana kuwaan aad raacdye waa burcada mid kula taarikha ku ma jiro waa maxa raga aad aga fdhido anigu waan ka caraayesnahaye ina abti

  • @AhmedRashid-tf7cg
    @AhmedRashid-tf7cg 10 месяцев назад

    wasiir illaahey ka baq😂😂😂😂😂😂😂 was wsiika wuu iska shakayay.

  • @aminacise3982
    @aminacise3982 10 месяцев назад

    Asckun ayaanle maxaa madax waynaha su,aalahaas adaag u waydiin wayday markii aad madax waynaha la joogtay waad ka warwareegausay soo arin kale maahan

  • @khada917
    @khada917 10 месяцев назад

    Ninkani aaran jaan ayuu u afduubanyahay maleshiyadka uu shegayana ma hor istagi karaan aragti 98% bulshadu qabto mida kale qof iyo cod waa mashruuc afarsano soo socday hal maalin 6:00 aroornimo ilaa 6:00 makhribkii ayay ku dhacaysa dhowr qof oo miilaysi rabana u joogsan mayso xaqiiqdi .

    • @khada917
      @khada917 10 месяцев назад

      sidaan wadkayga u hubo ayaan u hubay inaan maleeshiyo hor istaagi karin awooda ciidan dalku leeyahay taas oo suura galin lahayd maxay kuugu taal koofiyad baclayaal ayaa inay dhabarka ka qaniinan isu bahaystay isuna qaawiyay kkkkkk

    • @khada917
      @khada917 10 месяцев назад

      @Mokadir79 Puntland dhagtad ka maqashay baan umalaynaya ciise maxamud aniga ah ogow midaas waxa buuqayayna aaran jaan oo koox ah iyo sarkaal ay duufsadeen ayay ahaayen
      Bosaso na dhowr wiil maahayne Psf oo ciidan dhisan ah ayay ahayd shacabkana loo turay.
      PUNTLAND waa Dawlad iskaga filan mid sokeeya oo khalad fahmay iyo cadow dibada kaga yimaadaba .

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 10 месяцев назад

    Reer buntuland ma ka fekeren in xeer ana tastur iney ka sameyan madaxweynaha buntuland asago shaqo u tallo lo dortey buntuand intu xildhibano diyarsado iska tago baxo ka taggo shaqadii lo idmadey gobolka oo uu aado muqdisho ka dib iska so noqo shaqadii u bahned inu gobolka ka tego oo waqtigii uu qasariyey dhaqalahii ka qato gobolka qasnadii ku so qasariyo sharci u ogolanayo ama u diidayo an jirin waqtigii uu qasariyey dadkii ku yiraho haddan ka shaqeynaya dorasho qof iyo cod surta gal aheyn wa in sharci laga so saro nin an shaqo gobol u oolin inu is sharaxo maxa diidayo syacabka buntuland waxas wa iney sharci ka so saran oo ku qasbayo ninkan la dortey inu iimanka sugto

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 10 месяцев назад

    Isma dhaanto iyo dhasheed
    Hadda wuxuu uska dhigayaa nin daacad ah waa abihii musuqa

  • @shaficihassan7558
    @shaficihassan7558 10 месяцев назад

    Ninka kaliya aan siyaasada ku taagero

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 10 месяцев назад

    Hadalkisa wuxu ku dbadan ani iyo nimankale markaa inuu afduubanyey .. way iska cadey ... intii fhmysaa fahmaysa

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Beenloow waa beenloow waa beenloow yaasoodiraye Jimcaale hoolaye ilma hoolay waa horgalayaale burburka puntland koowe anagaajooga

  • @hiboa7791
    @hiboa7791 10 месяцев назад

    Ninkaan dictator bu u eg yhy. Ayaanle marku wax weydii is yiraahdo wuu handadayaa, war ayaanlow reerkadi baa shabaab dagaal kula jiraan ma iyaga aadid oo caawisid

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 10 месяцев назад

    Dani lacag badan ayaa lagu falisay doorsshadii xamar ee dib u raac hanoolaatow, ina shirana maradaa ka dhacday ceebey tacaal.

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 10 месяцев назад +1

    Su'aashaa waa la soo qoray 😂😂😂😂 yaa soo qoray?!!
    Ma Siciid Deney ayaa soo qoray?!! 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Ilma hoolay waaye burburkoodii puntland koowe hoolaye 🤑🤮🤑🤮

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 10 месяцев назад

      Adeerkaa dani kuusow pas masuulka ah isagaa 5sano ladoirtay dictator. Puntland kama shaqaynayso

  • @cabdulqadirbashir5346
    @cabdulqadirbashir5346 10 месяцев назад

    Faarax han wasiir kawayn ma lahan War kiisuna waa madax dhul ladhac

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 10 месяцев назад

    Jimcaale sheegaye taas waa beenloow asagaasoodiraye

  • @abdia9872
    @abdia9872 10 месяцев назад

    Beenlaaw. Adiga iyo aaran iyo ina Diano baa soo riday.

  • @JamaJamaa-f2e
    @JamaJamaa-f2e 10 месяцев назад

    Dadka reer Puntland waxeey rabaan QOF Iyo COD lagama yaabo in Lagu noqdo 66 xildhibaan odayaal soo xulaan. Midkan hadalkiisa wax ka soo QAAD MALAHA. Teedakale midkaan hanoolato ha leyska ilaaliyo waa mashruuc Laga soo direy xamar

  • @herbimoha
    @herbimoha 10 месяцев назад

    hanoolato

  • @harbimohamed-g4d
    @harbimohamed-g4d 10 месяцев назад

    ha noolato