Gabar yar oo 10 jir ah | maxa Ku kalifay shaqadan adag wax ka ogow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии •

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  3 года назад +637

    Siman waa inantan Yar ee 10 jirka ah waligy ma arag qof la karti ah runtiii waxay shaqadan baarashka ah u bilowdy si ay hoyaded u biiliSo waxase kaliya ee ay codSanayaan waa dhul ay dagaan Si ay noloshoodu usii socoto

    • @mixilesugaal8646
      @mixilesugaal8646 3 года назад +25

      @@hamse_craxmaan hoyada iyo veiws kaba was gudafad yahay, hadanad waxba tarayn dadka cawinaya ha dhaleecayn ay ba thy waxan dhiig lahayn oo xaywana tahay bina aadanimo, kuguma jirto

    • @zuualfatupe1560
      @zuualfatupe1560 3 года назад +9

      Sxb shaqsi qalbi wanagsan ayad tahay 😍dar Allah ayn clipka u jclahay love u in badan

    • @niyamasandala3119
      @niyamasandala3119 3 года назад +5

      Ilahy badal khayr qaba ha siyo qoyska masakinta ah adna wllo ilahy ha ku barakeyo waxa tahy wiil fcn o u gargaraya dadkisa cawiyana

    • @zuualfatupe1560
      @zuualfatupe1560 3 года назад +6

      Sxb shaqsi qalbi wanagsan ayad tahay wlh aniga dalin yara ayan ahay lkn uma awodo wax an siiyo lkn wxn u awoda inan Allaha ubaryo sxb

    • @luqmaanahmed2645
      @luqmaanahmed2645 3 года назад +4

      @@hamse_craxmaan adiga na waxaagu waa maxay nadal baad tahay camal la'aanta ku haysaa waynaa

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 года назад +30

    Wiilkan naxariistiisa iyo sida uusan dadkan iskala weyneen ban ka helay
    Gabadha yaŕta siduu habta usiiyey
    Axxx😢😢❤
    Ilahow wiilkan jismigiisa cadaabkaga kadheeree🤲🤲🤲

  • @mohtayib
    @mohtayib 3 года назад +55

    Marka kaliya een is dhaho maad taajir ahaatid waa markan oo kale allahayow raboow sidii roon 😢😢 Dhakhtaroow Wll allah haku barakeeyo❤

    • @amoonadam862
      @amoonadam862 3 года назад

      😥💔

    • @bashirabdirizak9908
      @bashirabdirizak9908 2 года назад

      Ilaahey hakuu aqbalo brother

    • @updimuze9428
      @updimuze9428 2 года назад +1

      Zxb qalbiga taajir ka tahey ee alle taajir kheyrle gaka dhigo adiga iyo inta samaha jecelba

  • @Zacks-ysr
    @Zacks-ysr 3 года назад +55

    The muslim community likes someone like you, who shares his time with the needy people. May God bless you

    • @AZus6pd
      @AZus6pd Год назад

      Definitely true .

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 года назад +34

    Masha Allah Wiilkan waa wiil Somalinimo iyo Naxariis ka muuqato The way uu gabadha yar iyo Mamadaba ula hadlayo ayad ka garanaysa Naxariistiisa alle ha ku xafido Edo Dun xariira bad tahay walee Keep going Eedo sharaf bad leedahaye🙏🙏From Berbera

  • @somalilandarchaeologicalas7722
    @somalilandarchaeologicalas7722 3 года назад +116

    Dhibaatada qofkale markaad aragtid ayaad taada ilawdaa😭😭😭

  • @nashou22
    @nashou22 3 года назад +26

    jasakallah khayr maxamud dhakhtar , soo far 10,000 views. Walaayaal hadii $1 anuu u dirno. Waa $10,000 . Please qolqol joog ha diraan $1 zaad, qurbajoog $5 world remit.( qofkii aakhiro guri raboo, jaanis ayaad haysataa, agoomahaa Caawi). $1 AMA $5 allah guri kaga iibso imika

  • @noboddy665
    @noboddy665 3 года назад +55

    0:58 Anigoo iska calool adag ayaan hadana ilamada ceshan Kari waayey cunto ayaan afka Ku hayey waa sii wadi Kari waayey😭😭😭😭😭😭😭

  • @bossladyilwaad182
    @bossladyilwaad182 3 года назад +51

    Emotional 🥺💔 gabadhan yarta Masha Allah rabi ha u koriyo 🥺❤️❤️❤️

  • @Ahmed_Showqi
    @Ahmed_Showqi 3 года назад +25

    Somaliyeey wad u jeedan Hooyadaas iyo ilmaha agoonta ah nolosha ay ku jiraan. Wallhi Ilaahey waa karaan dhamaanteen sidaas inaga wada dhigo lkn waa imtixaan. Ku Cibra qaata. Oo wax ku sadaqeysta, ilaahow u gargaar hooyadaan iyo ilmHeeda iyo inta la midka ah 🤲🤲😥😥

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад +1

      Walal 1$ ku caawi ama waxad awoodo

    • @ayaanlejimcaale9078
      @ayaanlejimcaale9078 3 года назад +2

      @@abdifitahAden77 wll lanbarkooda ma heysa

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад

      @@ayaanlejimcaale9078 walal waka video ga ku dhex qoran video ga dhamayso

    • @ayaanlejimcaale9078
      @ayaanlejimcaale9078 3 года назад

      @@abdifitahAden77 mahadsanid wll hada si fcn u dhameysan 👍

  • @lovisamohamed2204
    @lovisamohamed2204 3 года назад +20

    My heart melted when she says “wax walba waad qaban hoyo darteed” the name suit her in every way. Very bright and brave girl❤️❤️❤️ May Allah help those who are in need. Dhaktar you doing a absolute great job😘

  • @myar9558
    @myar9558 3 года назад +89

    This is very heart touching wllhi it brought my tears.
    May allah help our community

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 3 года назад +1

      Waa Arin laysku intixaamidoono

    • @roopleahmed633
      @roopleahmed633 3 года назад

      Fadlan walal luqadaada hooyo ku hadal afka aad ku hadlaysid dad baa iska leh oo horumarsaday

    • @jnrhassan4629
      @jnrhassan4629 3 года назад

      Help them stop shedding crocodile tears ...

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад

      Contribute 1$ at least or more to let them reach they dream

    • @ifrahismail6794
      @ifrahismail6794 3 года назад +1

      Amiin yaa Rabi

  • @khalifadrake4514
    @khalifadrake4514 3 года назад +12

    This brought tears to my eyes walahi 😭😭, this girl is only 10 years old and thinking like 20 years old, she is very intelligent Mashallah

  • @aalamahamood1465
    @aalamahamood1465 3 года назад +9

    Waa fariid yar caqlina ku darsatay allah ha barakeyo iilahy wxn u weydiyey arsaqad wasica oo ay ku dagan wax wax bixiya iilahy ba u fiican alle ha asturo inshallah. Duco ayan awoodna adna wllal illahy ha ka baal mariyo runti qof naxariis iyo dadnimo isku darsaday bd tahay. Mahadsanid

  • @nasradiinabdi6864
    @nasradiinabdi6864 3 года назад +77

    Mansha Allah Waa inan karti leh walhi Wx walpana way mudan thy ✅😥

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад +2

      Walal 1$ ku caawi si aan u caawino family gaa

    • @abdiqadirbache8179
      @abdiqadirbache8179 2 года назад

      😥😥😥😥

    • @tamlaabdi6451
      @tamlaabdi6451 Год назад

      Keep going my Brother nasiridiin horay usoco wllo wlhi qof wanaagsan baatahy

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 3 года назад +47

    Khayr baad shaqeysteen iyana ilaahay ha u gargaaro. Dadka banaanka jooga ugu dira WorldRemit oo Zaad la shaqeysa adiga oo jooga gurigaaga. 2-5 lacagtu waxay u gali telefoonka Ruqiya.

  • @spartapride
    @spartapride 3 года назад +31

    " ويسألونك أين تجد الجمال ؟
    قل لهم : في الوجوه التي تستحي من الله "❤️

    • @zeinabaziraad7706
      @zeinabaziraad7706 3 года назад

      معك حق

    • @rahmaali2894
      @rahmaali2894 2 года назад

      Wll.wllhi aad baa umhadsnthy mamadana waa ku duceysatay wll alle haku sharfo❤️❤️❤️❤️🙋‍♂️

  • @Ak12237
    @Ak12237 3 года назад +30

    Dhakhtar wlhi u and ur friends are making a lot of people happy 🤤 all of ur videos, mostly u are heart touching 🥲🥲🥺🥺 all my tears drop 😭😭 my Allah help u with that hard work 😓 wn ku salamay zhp

  • @zahranaser2129
    @zahranaser2129 3 года назад +5

    Siman was my little freind in borama ahe ussed to come to my salon i liked her among all her freinds, I’m so so happy yo see you guys helping her out ❤️ jazakum allah

  • @maryanmustafe8295
    @maryanmustafe8295 3 года назад +58

    Sharing situations like this with the community is the best subxanaAllah. May Allah reward you, everyone who helped them before and those who are trying to help now ❤️❤️

    • @khadraibraahin5511
      @khadraibraahin5511 3 года назад

      Aamiin aamiin wll

    • @maxamedibraahim374
      @maxamedibraahim374 3 года назад +1

      Somali is better than english markaa soomaali kusoo qor faallooyinka wll mahadsanid

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 2 года назад

      Maad caawisid adigu ileen wa digan iska badhaya englush

  • @salectorziza6918
    @salectorziza6918 3 года назад +10

    Hooyo Dartrd wad samayn karta wax walba😔❤️🙏🏻 i' even cry 😢 wlhi Dhakhtar Alle ajar & xasanad aan dhamaad lahayn ayan Rabbi kaga Baryayna Sida Wanagsan ee aad mar walba bulshada U garab taganthy Siman iyo famliy geda Waxa aan u rajaynayna bright future💯😇❤️

  • @yahyaomar8736
    @yahyaomar8736 3 года назад +18

    She said you can do everthig for your mom 😢
    Heart touchig wlhi 😭

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 3 года назад +22

    Masha Allah, Siman is an intelligent beautiful little girl and I hope she will have a bright future inshallah.

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 3 года назад +13

    Mr dhakhtar ur always hopes for others..thanks man may Allah give u in return of that....plz share

  • @hafsaahmed6296
    @hafsaahmed6296 3 года назад +7

    This is the kind of content that is needed so that the community can be helped keep going it's my fast time watching ur vedio nd visiting ur channel

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 3 года назад +27

    My Allah reward their brother to share with the somali community 😥🤧

  • @hamdamahmoud826
    @hamdamahmoud826 3 года назад +5

    Maansha allah wllo ilahy hakaaa jaasiyo sidada noola wadaagtey inanta yar iyo qoyskeda way u qalmaaan walahi in lacaawiyo she is pure walhi hadalkeda qalbigaan ka dareemayaa she is pure

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 3 года назад +5

    Xabiibti Allah wax kafiican haku siiyo waa baariyad iyadoo 10jir ah hoyadeed ka fakartay iyo wwalaalaheed masha Allah waa gabar lagu faano faraj khary qaba Allah ha u furo dhibtana intii Muslim Allah haka bixiyo

  • @apdulhiniyadzame1459
    @apdulhiniyadzame1459 3 года назад +52

    إرحموا من في الأرض يرحمكم من في السماء 🙏🏽

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 3 года назад +14

    Thanks wllo sida akhlaawda fiican ee aad u waydiinayso su aa lahay baaraka llaahu fiik 👏💯😍🙌😍

  • @jafarally55
    @jafarally55 3 года назад +13

    May Allah have mercy on them, and may Allah reward you for sharing brother. Very touching indeed.

  • @qalanjo82
    @qalanjo82 3 года назад +20

    Dhakhtar waxaan ogahay inaanu faro madhnaan ugu tagin 😭😭😭😭

  • @yaasirxaaji4476
    @yaasirxaaji4476 3 года назад +29

    Hooyo darteed waad samaynkartaa wax
    Walba heart touching 🥲

    • @halima154
      @halima154 3 года назад

      Hooyo mon 😭😭😭😭😭

  • @the_buuti6970
    @the_buuti6970 3 года назад +43

    Wakhtiga mid ciilay baa midkale casuumay
    Qalbi holcay 😭😭💔

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад

      Walal 1$ ku caawi si aynu wax ugu tarno

    • @abdifatahcheick5198
      @abdifatahcheick5198 3 года назад

      Waqtiga is babadilaya malmaha dhaman rabi aya leh sidu doono ayu kowkan u maamulaya inaga wa inaygu ku imtixan qadano waxna is tarto marka waqtiga wax haka shegin wllo hadi kale waxad la mid tahe qof ma qaadirta rabi kaso horjeeda😢

    • @the_buuti6970
      @the_buuti6970 3 года назад

      @@abdifatahcheick5198 kama soo horjeedo wllky ee is fahanku waaa muhiime wakhtiga is badalaya Ayuunbaan ka Hadley mdexey waan ogahay inay tahay inay ka qoranyihiin wax walba xaga rabigeen swt

  • @ziziliarisultan3361
    @ziziliarisultan3361 3 года назад +11

    Masha Allah tayari waxay noqon doonta qof muhima markay waynato Allaha garabkoda jiro yadiyo ehelkeda🥺❤

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 3 года назад +27

    She's so cute little girl i wish i could help her maskiinada

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir 3 года назад +6

    Hno big support kuahy shaqo ficana haysaa masha allh😘

  • @peripatetic8839
    @peripatetic8839 Год назад +1

    Masha Allah brother honestly I was humbled how you spoke the "hooyo". It touched me in different way. Amazing work 👍 peace out your bro from London.

  • @hanadka7047
    @hanadka7047 3 года назад +6

    Dhakhtarow zxp wxan ku oran lahaa reerka sidii guri loogu dhisi lahaa oo dhaqaale loogu ururin lahaa arinteeda gal
    arintaana hka fadhiisan inta reerka guri looga dhisayo😓

  • @iqraabdulahi1113
    @iqraabdulahi1113 3 года назад +6

    Masha Allah farxada wajigeeda ka muuqdaaba wax loodhigaa jirin quruxbdn👑❤😘
    Waxaan rajeynaayaa in Alle uukasaaro hoy la'aanta uu nolosha u hagaajiyo

  • @abdiladiifaxmed8253
    @abdiladiifaxmed8253 3 года назад +18

    😭😭😭ax abti allah haku xafidu hooyo io adinkaba wax kheyr qabo allah haidin siiyo😭😭😭

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад

      Walal 1$ ku caawi si aynu wax ugu qabano

  • @Zuber_media
    @Zuber_media 3 года назад +8

    Allah will never let you down he has something stored for you this life n after don't worry your his protection May Allah grant you all your wishes

  • @sawsanosman6649
    @sawsanosman6649 3 года назад +3

    افعل الخير وأمض قدم المعروف وارحل لاتنتظر شكرا ولا مقابل والناس للناس ومازلت الدنيا بخير هدا البرنامج نفس البرنامج قلبي اطمأن

  • @xifdigaquraanka9521
    @xifdigaquraanka9521 3 года назад +6

    All of your videos are inspirational. Thank you for spreading such happiness
    🥰🥰

  • @bro.malcolmali395
    @bro.malcolmali395 3 года назад +6

    God bless that family and the dude who highlighted their story May Allah bless you always # All praises is due to Allah. Big big love from Raleigh North Carolina USA

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 года назад +2

    Walahay painful cooshaba i wareegtay lkn waa fariid yar oo geesiyada horta barnaamij hala shere gareyo dadka kala hala gaadhsiyo waa waxyar waxay inaga codsadeen hadaynu iskaashano waana sadaqo yaan la hagran yaana la yaraysan qofwaliba wuxuu awoodo numberkaa ruqiya saabtv iyo dhakhtarba good job

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 года назад +3

    Very kind guy mashaallah I have seen him helping alot of people

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 года назад +6

    Masha allah walalo sharaftii gabdhaha idinkaaa ilaalinjiray dawlad la aanta ayaa qaawisay insha allah waalaxaawin ❤️❤️

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO 2 года назад +3

    Xaq waan isgu wada leenahay. Wlh blh sidan uu oyey Idaho un baa og. Fariid baa tahay dakhtarow, reer Somali mohamedow aan is garabstaagno inshallah. ❤️❤️😢😢

  • @sucaadclaahi3116
    @sucaadclaahi3116 3 года назад +5

    Huuno dhakhtar guulayso if iyo aakhiraba ilaahay haku caawiyo waxaatahay walaal aan jeclahay guulayso

  • @mubarakjibril3575
    @mubarakjibril3575 3 года назад +3

    🏅 Queen 👸🏽 waxay tiri hoyo darteed wax wlba wad samen 10years kaliya 30jiro an qimaha hoyoda garanen aya jira

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 3 года назад +2

    daadka kibiirka badan ee guryaha kala jiidan ku jiira, rashiinkana markay ka dhargaan qashiinka ku shuuba . Caruur toodu taayo malah. Masha Allah kuwa aan waxaba haysan ba ka fariidsan oo ka imaan badan.

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 3 года назад +19

    ماشاء الله جزاك الله خيرا 💛

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 2 года назад +1

    😭😭😭 hooyo darteed, ilaahey ubadka muslimiintoo dhan fahamsii ereygaa inantaa yar ee quruxda badan ay tidhi❤️😭😭 jazakallaah kheir habo macaan adiguna guuleyso waligaaa 😭😭❤️❤️🥰🥰🥰

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 года назад +13

    Mnsha allah wll dhakhtar ilaahay hakusharfo shaqsi aan lahelikarin ayaatahay❣👍

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 года назад +9

    Runti marki ugu horaysay aan baraha bulshada aan ku arkay muuqalki laga soo duubay inanta yar ila ee fariida ah ilaa wakhtigan qalbigayga kamay bixin wlhy mar marka qaar ilin ba iga timaada wlhy😭

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 года назад +1

      Sorry bruh kula mid ayaan ahay😭😭😭

  • @mustafekaraama8199
    @mustafekaraama8199 3 года назад +3

    Dr chanal maledahay meel lagala xidhidho aad dadka uga jawapto adoraliya isheeg 👏

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 года назад +3

    Alle ha usaqiro umada gabdha yar allow astur o ka qabo dadka xun gar iyo dumarba aamiinta iskumuujiya like 👍

  • @simansahal4722
    @simansahal4722 3 года назад +5

    Manshallah dadka garashada usaxibka wali waa nolyihin siman 10jir ka aqli madan 60jirka hada jogo siman somali oo dhan baa garabkaga tagan edo hawalwalin

  • @nadiraomar3225
    @nadiraomar3225 3 года назад +17

    Waa inan yar oo wangsan iyadyo walidkedba mustaqbal vican ban urajynya😪

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 3 года назад

      Walal 1$ ku caawi xafada fadlan

    • @nadiraomar3225
      @nadiraomar3225 3 года назад +2

      @@abdifitahAden77 wllo waxan ku caawinyo istus igama galyan halkna ka dhihi mayo waxs ban ku cawinya balse sadaqdu in la qariya fican adna mahdsanid

    • @ayaanlejimcaale9078
      @ayaanlejimcaale9078 3 года назад +1

      @@nadiraomar3225 wll wad saxsan tahay laakiin xagee kala so xiriirna 🥺lanbarkooda meel ma ku sheegta

    • @nadiraomar3225
      @nadiraomar3225 3 года назад

      @@ayaanlejimcaale9078 wll qoska mad ula jeda meha lagla xiriryo?,wll angu numrkas ay hoyadu shegtay unban garan ee videoga dhexdisa uku shegay balse mwax kale kama hayo oo xidhidha 😪

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 3 года назад +2

    Very sad.I couldn’t keep my eyes tears. May Allah help those kids. Thanks 🙏 Dhakhtar

  • @museadan2109
    @museadan2109 3 года назад +3

    Illaahay ba wax walba ahye albabada arsaaqda haw furi : wllo dhakhtar you did a great job Illaahay khayr haka siiyo!

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад +2

    Mohamud Dhaqtar love you brother for your kindness and good nature ❤. Allah macaka, wa Raxmatu Allah caleyka.

  • @khalitzulthan1094
    @khalitzulthan1094 3 года назад +9

    You're amazing boy keep going bro allah bless you ❤

  • @hamdaabdilrahman1186
    @hamdaabdilrahman1186 3 года назад +2

    Msha allh wllky dhakhtar wlhi sida dadkaga u caawiso ama uso bandhigto wan qiiro ooyaa waxan ku leeyahy wllky ilahy hakula garab galee halka u taagnow dadkina adiga iyo abdi Samad iyo qays guulysta abidkii

  • @luqmanosman3590
    @luqmanosman3590 3 года назад +3

    Macha Allah, Allah garab galo dhamaan reerkaasina hala garab istaago wllo.
    Dhakhtar iyo Team kiisana Allah idinka abaal mariyo bro

  • @sadiayasin1463
    @sadiayasin1463 3 года назад +2

    Jazakallah walalo. You are very kind to the little girl and family oodhan. Allah ha u gargaaro

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 3 года назад +10

    masha allah allha kaa ajar siiyo insha allah wey helayan hooy e umadax banan yihin

  • @falcon4137
    @falcon4137 3 года назад +9

    It's really amazing you devoted most of your time and efforts to highlight helpless people to be seen in your RUclips channel and you brought to our attention to dispatch support
    Thanks for your great service and support

  • @iqraabdisalam1089
    @iqraabdisalam1089 3 года назад +8

    Masha allah ilaahay xooga haku barakeeyo wll dhakhtar❤❤

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 3 года назад +2

    Jazakala khayr huuno dhakhtarow shaqo fican badan haysaa. Qoyskana allaha u gargaaro.

  • @amrankhadarmahamed3448
    @amrankhadarmahamed3448 3 года назад +8

    Wlhii run bay shegty cunto waaa la hela lkn guriga ugu drN😭

  • @ismahaanmohamed2266
    @ismahaanmohamed2266 3 года назад +1

    Qofka xitaa wxba yuuna tarin ama ha taro lkn inta aad codkaga ku cawinyso ee bulshada indhahoga gadhsinayso intasba waa Ajar xaga allah ku leedahy Allah kaa abaal mariyo wall dhakhtar ❤

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 года назад +11

    Ax waa xanuun waan dareemaya I feeling that 🥲 share uunban u awooda ilaahay idima qadiyo😥

  • @munyabdi6259
    @munyabdi6259 3 года назад +8

    Diyar banu u nahay wll illahy hakula garab qabtee😔♥️

  • @nuxur6530
    @nuxur6530 3 года назад +5

    Sxp marka kowaad aad baad u mahadsanthy marka labaad waxaan kulgu talin lahaa maamada in dukaan yar oo furo xagaga aynu u helno

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 года назад +30

    Dhakhtar keep going legend 💪🙌

  • @mariaaddey7191
    @mariaaddey7191 3 года назад +3

    Yaa Rabi umadaada u gargaar
    Qof waliba oo qof kale karbada ka qaada illahay isagana janatul firdows ha ugu bishareeyo
    Wll dhaqtar adigana ha ka daalin qeyrka alle ha kugu garab siiyo insha allah

  • @abdalasalad6997
    @abdalasalad6997 3 года назад +2

    Wlhi I'm crying 😭manshlh gabary ar o caqli badan baariyad ah... go head bro you are doing the best

  • @fakeboy2276
    @fakeboy2276 3 года назад +5

    CANUGA YARI WLLHI AADPU U QURXAN MASHA ALLAH " ALLAHA XIFDIYO " DHAQTAR BIG RESPECT BROH FROM INTROPANKO

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 3 года назад +1

    9:32 _9:37 ooh I love the way he say, all day I'm waiting to see you siman Allah bless you bro

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 3 года назад +3

    Wlhi hadal qiimo badan ku hadashay yariista (Hooyo darteeda wax walbo waa u sameyn kareysaa)) 😭😭😭allow hooyinkena jirkooda ka ilaali narta .... Familkana allow xaq sooro ahee ciilka iyo dhib ka dul qaad...

  • @AYusuf-ll8kf
    @AYusuf-ll8kf 3 года назад

    Masha allah taabarikallha allaha ilahaye ku ha xafido dr waaxafiican bad samasay siman yare waa geesiyad guul baan rajeya

  • @LOVEstatus-zv1jn
    @LOVEstatus-zv1jn 3 года назад +4

    Ee xilgn sidan ahay ama xaladeyda magaranyo runti inadhahana ilamda igasocoto hoyo wakujecelahy hoyo MCn ilahay hakuxifdiyo hoyo mcn i.a wakabaxesa 😭momy Love you 💖

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +2

    Allaha u gar gaaro siman iyo qoyskeeda wlhi waxa aad dareemaysaa waxa ay dadnimadu ka dhigan tahay iyo marka aad la fadhiisato dadka baahan sida walalkeen dhakhtar iyo teamkiisa idinka allaha idinka abaal mariyo Insha Allah

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 3 года назад +17

    Macha Allah huno kusoo Dhawoow Boorama jano 👏👏

  • @hanamuse9359
    @hanamuse9359 3 года назад +1

    My legend brother mohamuud Cismaan wxd tahay qofka kaliyan ku daydo wax qabadkiisa ilaahay wxn ka baryayaa waxad qalbiga iyo niyada adku hayso hakuu rumeeyo wan rajeynaya wllo wax qabdkaga inan ku daydo❤❤❤❤

  • @sahrujahaji6058
    @sahrujahaji6058 3 года назад +4

    الله أكبر 🥲
    Ilahow dhaqtar ka ralli noqo wa wall wangsan runti 🥰

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 3 года назад +2

    walaasheeen aynu kaalmayno Dhakhtarooow adna khayr Alle hakusiiyo

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 3 года назад +3

    Umada musliminta meel kasto ay joogaan waa dad wax isku taraa o iscaawiyaa ilahy haka farxiyo siman iyo hoyadeed ruqiya

  • @zual7457
    @zual7457 3 года назад +1

    Mashaallah ilaahay ha ku xafido Mohamoud Dhakhtar,reerkana ilaahay ha gargaaro,ummaddiisana ha u sakhiro inshallah

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 3 года назад +8

    Xoolahoodii, waxaa haysta shirkadaha waaweyn ee diiday in ay la qaybsadaan lacagta, dadka faqiiriinta ah.

  • @nadian8734
    @nadian8734 3 года назад +2

    May Allah reward you ,yes to help our people.

  • @khadijamohammed5545
    @khadijamohammed5545 3 года назад +3

    Great work brother it's heart touching walah

  • @muzamilspoiler8399
    @muzamilspoiler8399 3 года назад +1

    Touching story . May Allah help all muslims in the world.

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 года назад +3

    Mn sha allaaa wlhi qalbiga ayaa i holcay 😭😭😭😭alle ha idin cawiyo dadkiisana ha idiin khasbo wll wlhi waa jiri ricoday ❤️🙏🏻

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 3 года назад +1

    SubhanaAllah Allahu Akbar Ala qalbiga 💔😭😭… Illahaw u gargar anakana nagu astur 🤲🏻. Thank you huno

  • @dr.khadarmohameddaud6993
    @dr.khadarmohameddaud6993 3 года назад +8

    جزاك الله خير الجزاء واحسن الله اليك وبارك اللهم في عمرك

  • @abdifatahomar1650
    @abdifatahomar1650 3 года назад

    Manshaa allah ilahy haa ka jaza siyo bro
    Waaxaan uu bahanhy dhalinyaro badan oo ado kle oo wali qalbi fcn mansha Allah bro ilahy kheer haa ku siyo 💗

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 3 года назад +13

    It's very painful!😭😭