hussein ali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 195

  • @kamaalabdi5987
    @kamaalabdi5987 5 лет назад +30

    Waan ooyay markaan dhagaystay
    Waxaan xasuustay aabahay oo dhintay aad buu u dhagaysan jiray fiidkii ,anigoo yar baa rikoodhka u keeni jiray sanadii 2004.
    Allaha u naxariisto aabahay iyo sheekhaba

  • @bakarali5086
    @bakarali5086 3 года назад +6

    2004 ayaan xasusta anoo dugsiga quraanka maraa suratul mulk markii hooyo noodaari jirtay radiyada jabuuti habeeki tafsirka marka ayaa lagu xiri jiray wlhi waan jecleyn lkn maanta 22. 4. 2021 ayaan helay oo aan xasuusti dib ucelshay masha allah.

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 8 месяцев назад

      😢 xusuus wlahay waa dhagaysan jiray 2004 ilaa 2008 waqtigii qaaliga ahaa ee bilaa stresska ahaa

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 7 лет назад +8

    Wan ku wanaday nashidadan 😢😞 mansha allah codkisa iyo erayadani siday u yihin xaqiiqo 😔 allahu Akbar 💫 ilhay ha u naxaristo awoowgay ban ladhegaysan jiray yarantadi 😔 runti xasus way bay igu ledahay 😢 mar labadna earayadani wa xaqiqo subhanallah 😢 ilhay dambigena ha inaga dhafo isaga cadila ah 😢 SCW 🍃

  • @muusemohamut7088
    @muusemohamut7088 5 лет назад +6

    I Rememmbered the Best Years live in My Country
    12/3/2002
    Runtii Waa Xasuus Dheer
    maantana Daawanayaa
    21/8/2019
    Alhamdulillah Rabil Calamin💙💚

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 6 лет назад +7

    Waaay qui me fait retourner 10ans avant cet qasaid jecoutait pour que je part a l'école en peut dire qu'il etait mon chrono pour partir l'école chaque après midi ohhh souvenir

  • @amarehadaweh1278
    @amarehadaweh1278 7 лет назад +23

    sheekh xuseen cali allahu yarxamo isaga iyo umada nabi muxamad scw qasayidkan takfiirka quranka ee radio jabuuti ayan ka dhaagaysan jira ila ana ka wayned inta dalkaaygii jabuuti ka so baxin waa xasuuso igu qaali ah

  • @somali.cartoon.channel
    @somali.cartoon.channel 5 лет назад +12

    Qasiidadan waa mida ugu caasan ee dhegaha soomalidu maqasho gaar ahaan dadka baadiyaha ku nooli tiro male intaan dhegaystay iyadoon faceboog iyo youtube la aqoonin baan ardaaga adhiga hortiisa habeenkasta ku dhegaysan jiray xasuus iyo wakhtiyo dahabi ah baan caawa xasuustay

  • @AliHassan-br8pf
    @AliHassan-br8pf 4 года назад +2

    Yaa daawanaya bishan Barakeysan ee Ramadan sanadkan 2020

  • @oubahideh2413
    @oubahideh2413 9 лет назад +18

    Il est dans le paradis grand artiste djiboutien Hussein Ali

  • @aidarusabdilahi4698
    @aidarusabdilahi4698 6 лет назад +4

    waxaan xasuustaa taarikhdu markay ahayd 2006 Ayaan dhagysan jiry Anigoo caruura radio Djibouti bacda tafsiir maantana waa 2018 ilaahy baa mahadleh wllahi waa xasus igu qaaliya ilaahy haw naxaristo sheekha

  • @ilyaskhadar9424
    @ilyaskhadar9424 11 лет назад +14

    (Daraartiba boqol jeer axadki yidhada amanada intusido kuma iisho dunidee aafaadka meera iyo ma asiibto baladuye akhirana naarta allaah kala xishode ashahaata oo dhaha laa ilaaha ila Allaah) Yaa Allaah u naxariiso shekh xuseen ali iyo dhamaan umada nabi Muxamad Amiiiin

  • @abdirahman7178
    @abdirahman7178 3 года назад +2

    2005 baan habeen walba #Radio Djibouti ka dhagaysan jirnay ani iyo asxaab badan oo wada nool maanta lkn dunida ku kala firdhay
    Xasuus igu wayn weeye runtii
    Allaw kuu naxariiso

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 лет назад +41

    Naftu Waa Amaano Ma iLaawo Mawdkuye, qabri Lagu adkeeyiyo, Awaara sugaaye Marka Lagu Amsiiye Lagu Aaso Ciidana Malaikti iiLka iTixaami DoonTe, illahow Na Garadsi Qawlki Anbiyaada.😢😢😢
    Dad Allow Aduunyadu haday Aayo ledahy, ama u ifkani yahay Aqalki runta ahaa, ki loo abuura inti faacsan lahaye, siday abaahurayra iyo wariyeen Asxabti, Ayaamu ka qadi jiray dhunigiyo oonte, Ashahaata oo qira udgoonow rasulkii. "#SCW"
    qalbigi ogsoon ba alla ka cabsanaye, carabki islaama Ashahaadanaye, indhihii baqaaya ka ilmeeya Naarte,😢😢😢 dhegta Ma qasha eedan waa hala Ashkateeye, Ogoobay "#Salaaduna waa Faral Adoonkiyo Illahay u dhaxayso waana Adhaxda Diinte.😘
    qawlki illahay Araxman sidaay tiri, Axad ki La baraayay iyo ki Loo Akhriyayow. Akhwan maqasha Caasiga argudashadise olaalki jaxiima iyo umabaha ka yaabo. ha Aayidin iblayske ka adkow Naftaada.👆
    inTa kale ku dara wllyaalka xagan soo gadha.shugran😍😢

    • @CityHunter141
      @CityHunter141 5 лет назад +1

      Mercii

    • @shukridini7667
      @shukridini7667 4 года назад +7

      Ma ogola arwaaxdani Amarkii rasuulko
      Kii aadam diidaa ku ugaadhsanaayo
      Inuun seejo aaayaha axdi buu ku qaade
      Ehlu naarku wa u nacab ruuxii islaam ahe
      Eebada naciim kuna qul acuudu weeye
      Waa laga adkaadaaye u irkada Rasuulka Csw♥️
      Aadmigu awood maleh wa udub dhacaaye
      Kii itaaal ku faanana Israeli ma daaye
      Nina aabihii iyo Lama raadsho ubadkee
      Waxa lagu ekaada Edeg iyo xabaasho
      Waana aqal madow o amar Eebe mooye
      Istiqfaarka Eeb iyo camalka Ilaysee
      🤲🤲🤲♥️♥️
      الله يرحمه ويغفر له ويرزقه جناته فردوس انشاء الله 😢😭

    • @yaxyaxchannel1407
      @yaxyaxchannel1407 3 года назад

      😂😂@@shukridini7667

    • @bakarali5086
      @bakarali5086 3 года назад

      @@shukridini7667 m. A wllhi waan qiirooday ilaa aan ilmeyn gaaray

  • @maryanabdi2715
    @maryanabdi2715 5 лет назад +6

    Illahayow sheikhan u naxariiso wxan xasuustaa anigoo jooga somalia o yar 2005 radio aabe banka dhegaysan jirey abahayna waa dhintay illahayow u wada naxariiso 😭😭😢

    • @hamzalucky3381
      @hamzalucky3381 2 года назад +1

      Anba sidkle abayo Allaha uwada naxaristoo

  • @mahamedhamareiter9378
    @mahamedhamareiter9378 12 лет назад +3

    j aime cet gasaid et allah unaharista Houssein Ali

  • @jaamacxasannageeye1739
    @jaamacxasannageeye1739 2 года назад

    Wakhti dheer kadib maalinta jacaylka ayaan sikadisa kuhelay allaha unaxariisto sheekha 2001ayan xasuustay iyo qoyskayagii quruxda badnaa iyo farxadii gurigayaga taalay allow janadaada ku abaalmari sheekh xusen Ali allayaraxma

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 10 лет назад +5

    ALLAH ha u naxariisto sh Hussein Ali Hassan aamiin ya ALLAH.

    • @farhanfaysal7482
      @farhanfaysal7482 4 года назад

      Maalintii qasaa idkaa laga duubay goob joog ayaan ahaa 1980

  • @chalahundarra1027
    @chalahundarra1027 5 месяцев назад +1

    Mashallh Barak alllh

  • @SNHQadri
    @SNHQadri 6 лет назад +6

    لا اله الا الله محمد رسول الله اللهم صَل وسلم على سيدنا و مولانا محمد عدد ما فى علم الله صلوة داىماة بدوام ملك الله. جزاك الله جزاك الله سبحان الله ماشاءالله

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 лет назад +3

    Sheikh Hussein Ali Djibouti.❤💘💋Allow jannada kgu abaal gud!😣👏

  • @moustaphaabdillahi6216
    @moustaphaabdillahi6216 8 лет назад +7

    Allah yarhamou Houssein ali

  • @ciyalkaxafada204
    @ciyalkaxafada204 7 лет назад +20

    sheekan waxa lagu odhaan jireey Midgan asaguna wuxu ku jawabi jireey Midganku waka janada laga waaya
    Allah yarham xussein cali

  • @ahmedwali9078
    @ahmedwali9078 10 лет назад +7

    Maansha Allah sheekh husein Alaha unaxariisto iyo inta dhimatayba walaahi waxuu ahaa nin qaaliya janadii buu durduuranayaa

  • @siciidaxmedabokor143
    @siciidaxmedabokor143 5 лет назад +2

    maansha allaah ILLAAHAY QABRIGA ha u NUURO sheekha iyo waalidkeen iyo MUSLIMIINTA intii rabi oofsadey inagana HA inaga Daba NAXARIISTO..hana inagu anfaco

  • @rumanabdi9752
    @rumanabdi9752 8 лет назад +7

    mncha Allah ala cod macanaa sheikhu illahow kuu naxariiso Ramadan baan mooda markan dhagaystaba

  • @daarulshareecah.7143
    @daarulshareecah.7143 4 года назад +6

    Dhimashadisii kadib hadaad daawaneyso like iisaar subscribe ta igu caawi.
    Allaha unaxariisto😵😵😵😵

  • @shaafici-youtubemedia4514
    @shaafici-youtubemedia4514 7 лет назад +7

    ماشاء الله ما أحسن هذالصوت

  • @halyey
    @halyey 11 лет назад +3

    EEBE aa u naxariisto
    waa xidiiig bu ahaa reer jabuuti aah
    dhagaayta biisha ramadaan oo ala xusuusto nabi amaankii reer jabuuti

  • @ubahharun1389
    @ubahharun1389 9 лет назад +2

    Ilahayoow unaxariiizo shiekh Hussien alaya rahma rahimiin

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 8 лет назад +9

    sheekhaan ma dhintay aloow ha cadaabin nabiga fadligiisa csw

  • @hassanguediismail7759
    @hassanguediismail7759 7 лет назад +8

    Machallah !! sheik Hussein ali que le bon dieu t accueille dans son vaste paradis éternelle ( allah ku naxaristo adiga iyo dhamaan umada nabi mohamed scw Amiin Amiin Amiin ya rabi )

  • @abdiraxmaanhussein7352
    @abdiraxmaanhussein7352 7 лет назад +12

    EEBOW wa bil ramadane allow I naxariiisto amiin yaa aallh

  • @jii7900
    @jii7900 7 лет назад +15

    Habeenkii waan ku sexan jiray waxay ka soo gali jirtay voa tafsiirka quraanka ayaay ka horayn jirtay aad ayaan ugu sexan jiray illaa hada waan daartaa habeenkii markaan seexanayo

  • @faaraxcumar2872
    @faaraxcumar2872 4 года назад +1

    Raxmatulaahi calayka sh xuseen Cali caashaqul xabiibulaahi

  • @kaalmeeyewaligii6496
    @kaalmeeyewaligii6496 5 лет назад +5

    Qasiidadan waxaan dhagaysan jiray 35 sano kahor maansha allah

  • @sinaandoon6443
    @sinaandoon6443 3 года назад +1

    Lailaha illa allahu maxamrdun radukallahu

  • @dalfuredeckowkhalif8436
    @dalfuredeckowkhalif8436 4 года назад +2

    Hah anigooo baadiya jooogo ooo xoola dhaqato ah
    Ayaan dhagysan jire wllhi billhi tallhi
    2002 hah
    Xasuuuus bdanaaa

  • @abbascadde963
    @abbascadde963 5 лет назад +6

    Wlhi xasuuus abahay ayaa aad u jeclaa marwalba wanla dhagaysan jiray ilaahay haku naxaristo 😭

    • @chooseyourself4821
      @chooseyourself4821 3 года назад

      Ameen walalo Aniga Awoowe Ilhay ha u naxisto ayay iso xasusay ilhayow u naxisto 🤲🏾

  • @tottifermino9708
    @tottifermino9708 6 лет назад +14

    Really xaasuus iyo Djibouti all Family aya dhagaysan jiiray Radio Djibouti

  • @Kampala24
    @Kampala24 8 лет назад +13

    Masha Allah.
    Eebow janadii ka waraaabi sheekhaaas

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 лет назад +13

    Ashahaato oo qiraa Udkoonkii rasulkoow 😢
    indhihii baqaaya ka ilmeeya naartee😭😭😭

  • @abdifatahofficialchannel4101
    @abdifatahofficialchannel4101 4 года назад +1

    Ilaahaw nagaransii jidka toosan aamiin Yaarabi

  • @axmadmaxamed4243
    @axmadmaxamed4243 2 года назад +1

    😥😥Xasuustayda weeye alle haynoo wada naxariisto rabbina haynoo wada dambi dhaafo

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 5 лет назад +2

    Anoo yar ayaa ka dhagaysan jiray
    Idaacada
    Jabuuti
    Allah haunaxariisto shiikha
    In badan ayaa raadinayay
    Qasiidadan saamayn ayay leedahay

  • @abdiqanicobraofficial-zt6xk
    @abdiqanicobraofficial-zt6xk Год назад

    Xasuus 2006 ayaa abahay la dhagaysanjiray BBC da
    Hadana aniga okaligay ah ayaa ku dhaysanaya qolkayga
    Oo ay taariikhdu tahay 22-4-2023 waxana rajaynaya
    Inaa wada dhaysano wiil curad ah oo aan aabe u ahay
    INSHAALLAAH

  • @maryanabdi2715
    @maryanabdi2715 6 лет назад +1

    Illahayow sheikhan io aabahayba u naxariiso radio aabahay lahaa ban ka dhegaysan jiray anigoo yar radio jubuti tafsiir buu ka dan baiy jirey ilahay haydiin naxariisto aaamiin

  • @idrissfarah5768
    @idrissfarah5768 6 лет назад +1

    ala unaxariisto shekh houssein wa tooxidka allah

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 6 лет назад +5

    Alaah yaaa raxma sheekheena codkasuuban

  • @sheikisaak4771
    @sheikisaak4771 7 лет назад +8

    sheekh xuseen Cali raxmaanku ha nariisto waxan dhagsan jiray anigoo nuun nuuya

  • @mohanacnac2083
    @mohanacnac2083 3 года назад +1

    Ramadan kariim 2021

  • @SNHQadri
    @SNHQadri 6 лет назад +3

    JAZAKALLAH MAASHAALLAH

  • @haadishariif1637
    @haadishariif1637 8 лет назад +13

    mashaalaah waxaan xasuustaa yarantaydii habeenkii Marku tafsiirka idaacadu dhamaado waan ku seexan jiray anoo dhagaysanaya .

    • @najibhassan1770
      @najibhassan1770 6 лет назад

      Ala maxaan ku seexday xasuus 2008 wax badan ayaan raadiyay caawa ayaan helay

  • @samiromohamed7735
    @samiromohamed7735 8 лет назад +8

    laaillaaha illallaah Allaaah laillaaha ilallaaah wa run walahi ilahow nonaxariiso amiin 😢😢😢😢

  • @hassanmahamud8086
    @hassanmahamud8086 6 лет назад +3

    aad ayaan u raadinayay qasiidadan ugu danbayn waan hela, xikmad ayay xanbaarsantahay

  • @lovelydsa
    @lovelydsa 12 лет назад

    subhanallah ça vaut tous les merdes quand écoute ou regarder à la télé! ça me chaud au coeur!!:)

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 2 года назад +1

    Masha allaah xusuus wlhi 18 sano kahor ayaan dhageysan jiray waxan xusuustaa anagoo yar yar ayaan usoo safan jirnay rikoorka markii laga shido qasiidadan aad baan u wada jecleyn
    Maantana waa 12/04/2022 ayaan dib u dhageysanayaa

  • @cabdifataaxheelolock3417
    @cabdifataaxheelolock3417 4 года назад +1

    Iahay hau naxaristo sheekha amiin🤲🤲🤲

  • @hassanmahamud8086
    @hassanmahamud8086 6 лет назад +1

    Allaaha unaxariistu sheekha iyo dhamaan umada muslimiinta

  • @cabdimacalin9740
    @cabdimacalin9740 8 лет назад +9

    maashaa alaah

  • @AliMohamed-gs1cg
    @AliMohamed-gs1cg 4 года назад +2

    masha allh ilahoow unaxariso anagana nooga daba naxariiso runtii waa qasiido qiro ah
    11 dec 2019

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 3 года назад +1

    2004 ayaan xasuustaa galabtii ayaa lasoo dayn jiray Radio 📻 ayaan ka dhagaysan jirnay

  • @haboonabdi1976
    @haboonabdi1976 4 года назад +1

    Allh naarta haka xoreeye aamiin yaa rabi

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 6 лет назад +11

    Anoo yar aya hoyadey iyo Aabahey dhageysan jireyn
    Ugu danbeyn 16 sano kadib wan helay
    Alx axad weye eebe samad weye Eebe Allah la ilaha ila Allah

    • @saidawhassan6372
      @saidawhassan6372 6 лет назад +1

      Mustaf khalid Caawa ayaan helay.
      2004 ayaa iigu dambaysay

  • @ibrahimabdijabar7410
    @ibrahimabdijabar7410 4 года назад +3

    Naftu waa amaano ma iloobo mawodku qabri lagu adkeyiyo awaara sugaye marka lagu amsiyee lagu aaso cida malaa igtii iilka itaxami dontee illahow na garadsii qawolkii an biyada

  • @Mnshallah
    @Mnshallah Год назад

    Aduunyo dhowr iyo Toban sano abahay ayaan ladhageysan jiray Maantana waxa dhageysanaya kaligay oo ah 2023 bisha shabcaana ay tahay 15 waxnan rajeynayaa sanadaha soo socda inan aniga iyo curadka dhalaa ila dhageysan doono inshallah

  • @drmaadnassermohamed164
    @drmaadnassermohamed164 4 года назад

    Allah yarhamo cheik Houssein Ali

  • @kun-kamadun4809
    @kun-kamadun4809 5 лет назад +1

    Alla yarxim husein ali
    Ramadam 1
    06/05/19
    😭😭😭
    Laailaah halilah maxamadow rasuulu laah 🤲🤲ilahow noodanbi dhaaf janada ilahhow nagucasuum

  • @axmedcabdi8618
    @axmedcabdi8618 2 года назад

    Ashhadulaailaa ha muxamadu rasuululaahi

  • @salmanmoha7464
    @salmanmoha7464 8 лет назад +16

    wlhy waxan xasusta 2005 melaha anigo yar oo BBS da laga soo dayn jiray qasisadan mrkn mqlo waan oyn jiray xata wanka baqi jiray adunka sida ah mntana anigo nin wayna dhagysnya alx

    • @ciisexaaji9973
      @ciisexaaji9973 5 лет назад

      Ilahy ha unaxaristo shiikh xuseen cali

  • @hudocabdi2939
    @hudocabdi2939 7 месяцев назад

    Wllhi waan qirooday anoo yar baan dhagaysan jiray hadan qiyaaso waxay ahay 2006 mantoo aan dib uhelayna waa 18/3/2024 😢 allhyow shiq xusen qabrigisaaa uwasici io dhamaan intii rasuulka jecel oo dhan 😢😢

  • @Aamina6544
    @Aamina6544 6 лет назад +2

    Axsanu saawt sh zussein cali alle wayne hakaa abaliyo

  • @FatimaAbdiii-un1op
    @FatimaAbdiii-un1op 7 месяцев назад

    Xusen ali jabuti alaga barakeyo

  • @sayidcumar1898
    @sayidcumar1898 5 лет назад +2

    Aad baan ugu jilboodaa qasiidadaan

  • @mohamedbilefaarah6980
    @mohamedbilefaarah6980 6 лет назад +3

    waayo waayo qasiidadan waxa laga soo daynjiray idaacada jabouti

  • @sayidcumar1898
    @sayidcumar1898 5 лет назад +1

    Masha allh aad baan ugu jilbooda qasiidadaan

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 5 лет назад +1

    Alah u naxariisto sh cali

  • @khadarxariiraar.xishood.6
    @khadarxariiraar.xishood.6 4 года назад +1

    2004 ban bbcda Ka dhegaysan jiry allé haw naxariisto sheekha

  • @anababdul7733
    @anababdul7733 6 лет назад +3

    Alle ha unaxariisto sh hussein ali

  • @mursalcoofle8975
    @mursalcoofle8975 6 лет назад +1

    Alaha unaxariisto sheekh xuseen ali

  • @ciiseadan3496
    @ciiseadan3496 7 лет назад +1

    Alleh ha unaxariisto sheekha
    Wan xasuusta qasiidadan aadban jecla yaraantii

  • @keysemohamed1054
    @keysemohamed1054 5 лет назад +1

    Ala yarxamu sh hussen ali

  • @siciidaxmedabokor143
    @siciidaxmedabokor143 5 лет назад +2

    INSHALLAH

  • @nuurmahdi2201
    @nuurmahdi2201 3 года назад +1

    Alahu akbar

  • @sayidcumar1898
    @sayidcumar1898 5 лет назад +1

    Masha allh

  • @abshirtacabir7989
    @abshirtacabir7989 6 лет назад +1

    Ilahay ha unaxariste ayaday ayaa markan mar Walba fiidka Xafda ugu imado iyado dhagaysanaysa an arki jiray iyada ayan ku xasusta Wlhi ilahay qabriga haku nuriyo 😢😢❤️

  • @buraalemaxamudAraarso
    @buraalemaxamudAraarso 5 лет назад +1

    Mansha Allah

  • @mrsaeed3613
    @mrsaeed3613 5 лет назад +1

    1996 Anoo yar ba igu dambayse Everyday Djibouti radio

  • @safosaidkamil1771
    @safosaidkamil1771 8 лет назад +3

    subhaallah

  • @modkazar4132
    @modkazar4132 7 лет назад +11

    wan xasusta marki an yara iyo jabuuti

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 6 лет назад +5

    18-5-2018 Ramadan 2 weye Friday night ya dhageysaneysa

  • @AhmedAhmed-wf6hq
    @AhmedAhmed-wf6hq 5 лет назад +1

    Alaha unaxaristo qabriga alaha uwasiciyo radiyo jabu ayan kadhagaysan jiray wa xasusqali ramadan ayan modaa kolkan maqlo

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 6 лет назад +3

    Allahayow unaxariiso adonka qawlka wacan

  • @maxameddarawal6985
    @maxameddarawal6985 4 года назад +1

    Radio BBC ayan ka dhegesan jiray abarihi 2006 siiba waqtigi maxkamadaha.

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 8 месяцев назад

      RADIO jabuuti dheh bbc wax diini ah lagama ogola xitaa bisinka in lagu bilaabo wararka lama ogola

  • @aliaxmed8742
    @aliaxmed8742 8 лет назад +3

    ilahy ha ku naxriisto ilahy jantul fardowsa ha ka waraabiyo

  • @FahmiOmer
    @FahmiOmer 4 года назад +1

    Redio Djibouti ayaan yarantaydi ku xasuusta 2003 hayabley

  • @Ramadan_Alif
    @Ramadan_Alif 5 лет назад +2

    aaboo hadh baxarsaf hos fadhiya oo casarkii dhagaysanayaan xasuustaa radio jabuuti ayaa lagasoo dayn jiray tafsiir ayaana ku xigi jiray

  • @shabeelmudug4677
    @shabeelmudug4677 4 года назад +2

    Illahay ha u naxatisto sheikha
    2002 ayaan BBC kadhageysan jiray
    Farxiyo cali qaaje xasuus dahabi ah

  • @cabdifataaxheelolock3417
    @cabdifataaxheelolock3417 4 года назад +1

    Yaarabi🤲☝️☝️🕌🕋

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 4 года назад +1

    Markii iigu horaysan oo aan maqlo qasidadan waxay ahayd habeen aan joogay meel tuula ah oo xadka itoobiya laga galo. Radio jabuti oo sooqadayso mawjadaha hawada oo marna laxiifa marna toos loomaqlo.. waa 1997kii.

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 года назад +1

    ALLAH WARHAMAMOUMENT CHEIK HOUSSEIN ALI SON FRERE CHEIK MOUSSA AWALEH ALL OUMMADA MUSLIMS NABIKEINAAA OUDGONNA MOHAMED CHARAF NARISTOO YO NABADGALWO KORKISSA HA HAATO AMINE ALLAH ALLAH ALLAH ACCUEILLENT LEURS PARADISE VALLEY AU JARDINE FIRDAWS AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH DOUHAAHI GABOULANNE ALLAH TARABALLE DOUHAAHI GABOULANNE FATAHA MARDIHANNE BISMILLAH NAFANNEE FATAHA MARDIHANNE AND