Barnaamijka heello | Heesta Seylo | Maama Sacdiyo Xurmo 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2020
  • Heestan waxaa hore u qaadi jiray - Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Jaamac
    Ereyeda waxaa leh -Xasan Ganey
    Laxanka waxaa saaray - Xasan Aadan Samatar
    Barnaamijka HEELLO oo aannu heesihii hore dib ugu cusboonaysiinayno Todobaad walba kala soco Astaan TV 2020.
    Xuquuqda muuqaalka waxey gaar u tahay Astaan ©

Комментарии • 336

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 2 года назад +10

    Ilaaheey ha u naxariisto maamada shaly ee muqdisho ku geeriyooty 🤲🤲🥲

    • @saddamahmed1959
      @saddamahmed1959 Год назад +1

      Yaa Allah yaa Rabbal Caalamiin u naxariiso ❤😭😭😭😭😭

    • @apdaleyousuf8297
      @apdaleyousuf8297 9 месяцев назад

      Alle ha u naxariisto maamo cod macaan waaye

    • @faizaabdirahman9633
      @faizaabdirahman9633 27 дней назад

      Edadey allh u naxaristo geri xanun bdn bey ehed hesteda xita man dhageysan manta iska so boqdo ana jeceleysanen inan dhagesto wlhi 2024

  • @kommeradam
    @kommeradam 4 года назад +80

    Sange subag idaad iyo
    Sumal baridii lagu shubay
    Ooy sabada ceelkiyo
    Sohdu tahay agtiisoo
    Loogu dhaansho sacabada
    Oo sudiyoo howd saree
    Seddex guure daaqoo
    Weli aan sedyari arag
    Oo seeto iyo dabar
    Labadaba ka saahiday
    Oo salow dagaal iyo
    Ninkii geyin saraayaha
    Oo saraarta naaxdiyo
    Timuhu ay isku seexdeen
    Oo seyn-gargorkii
    Loo salaaxa guudkoo
    Saxarkii ku duuliyo
    Logga mayro siigada
    Loo saaro kooraha
    Cigaalkiina loo suray
    Sarajooga iyo muuq
    Sankuneefle kaligaa
    Adaa suuraddiisa ah
    ...................................ceesh calaa hees, dhalinyarteenu wa muhiim in aynu dhaxalno fanka iyo sugaanteena si aynu u noqono dad wax ka tag leh jiilalka cusub/ Love from Sweden

    • @munajama4208
      @munajama4208 4 года назад +1

      Adam M thanks 🙏 for writing the lyrics of the beautiful song

    • @kommeradam
      @kommeradam 4 года назад +1

      @@munajama4208 Adiga mudan walaashay Muna. Always wixii iga bahataan waan qaban inshaa Allah. 😊

    • @fa7937
      @fa7937 4 года назад +3

      Thanks Bro! Luqada Somaliga is rich walaahi. This is new. Sangub was the Speilberg of Somalia.

    • @kommeradam
      @kommeradam 4 года назад

      @@fa7937 aad iyo aad walaal. Adiga mudan. 👍

    • @ismailaden5775
      @ismailaden5775 4 года назад +1

      Thanks

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 4 года назад +22

    Maraa-waaxid Way Keentay Boqoradii Codka SAHRA AHMED JAAMAC (AUN)
    SACDIYO XURMO Cod Dahabiya Ayey Leedahay Inay Heesaysaba Ma Moodid.
    AXSAN FANAANAD👍

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 4 года назад +55

    Abwaanku heestan sameeyey saaka ayaanu wada joogney xasan xaaji c/laahi xsn ganey intaan daawadsiiyey ayuu qosley wuxuuse u mahadnaqay fanaanada

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 3 года назад

      @@samawadeahmed4380 hortaa taa abwaankaa mid an kaa idhahdoo abwaankuu umu samayn somalii u gaara ama wadan ajaanibaaa taas waaa taas xaga qosolkanaa kolay wax fahanoo xasuus bay galisay oo yaaranimoo ayuu xasuustay ama u jeedadii u sameeyey taasnaa waa taas xagaa ictiraafkana alle haaye is dajii qalbigana alle haa kaga reeboo xamaar 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @princejuba
      @princejuba 3 года назад +2

      Xasan ganey ilahay caafimadka iyo cimriga Dheer hasiiyo amiin waa abwaan taariikh weyn ku leh fanka somaliyeed

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 года назад

      Wiiilkiisaaa noool isagu ma noola

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 2 года назад

      @@miftaaxtube2907 yaa kuyidhi🤣🤣🤣 qofka maada dilaya

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 2 года назад

      @@miftaaxtube2907 wu nool yahay aduunyo war kama heysidee😂😂

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 года назад +15

    I was my legend queen of voice aun 😭sahra ahmed jaamac janatul fardowsa allaha geeyo aaamiin

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 года назад +3

    Alle haw naxariisto #sahra #axmed #jaamac . Way dadaashay gabadhu 👏qasabna maaha inay sahra axmed codkeedii keento oo dee Illaahay ba isku si uma khalqin. Sidoo kale qolada music gu aad bay u dadaaleen balse waxaad moodaa inay yara gacan culusyihiin,heestan oo kale musikeedu waa dega degaa balse ma jiitamo, si walba ha ahaatee dadaalka halkaa kasii wada dhamaantiin

  • @geeddibaabow9370
    @geeddibaabow9370 4 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍❤
    Maamadan waan ka wareeray wlh. She is so talented. Mansha Allah. Dadka sidayda qaaciga jecel ,madaxaad noo saaran tahay. Lkn ciyaaaala, Yarta ma lagu haayaaa, dhaqan-laawayaasha nasiibkood. Ciyaala sharmaboy

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 года назад +28

    Qoftani xaggay ku qarsoonayd, plse mar labaad iyo saddexaadba soo noqo, well done

    • @museadan2109
      @museadan2109 4 года назад

      Kkkkkkkk xamar noh!! From hargeysa

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 4 года назад +38

    muqdisho jawi macaan❤❤ alla maxaaan u xiisay xeeebta liido💙🇸🇴allow dalkeyga nabad waarta siii...

    • @dw2190
      @dw2190 4 года назад

      Amiin Amiin ya Allah.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 года назад +1

      Galbeed way xorowday ku lahaa.kkkkkk waxa weeyey galbeed waa la xoreeyeey waarsaa gaagixisay.

    • @mohamedidirishassan8486
      @mohamedidirishassan8486 4 года назад +1

      Aamiin

    • @waqtifilms3971
      @waqtifilms3971 4 года назад +1

      Aaamiin walaal. Inshaa Allaah nabad waan heleynaa, anagaase na laga rabaa inaan nabada macnaheeda fahano.

  • @dgabdi7236
    @dgabdi7236 4 года назад +1

    Thanks mama Sacdiya xusuus waayo waayo iyo istaadiyo muqdisho heestaan laga ciyaari jiray ineeysan ciyaarta bilaaban,,,,

  • @Bigille
    @Bigille 3 года назад +4

    Hooyada ni si wanaagsan oo qurxoon ayay u qaaday, laxanka iyo luuqda midna kuma ay margan, waxaa se qalad yar ku jiraa xagga erayada .
    Sange subag idaad iyo
    Sumal badhidii lagu shubay
    .........
    Allah ha ku ilaaliyo mamo!

  • @fahadkeynaan9326
    @fahadkeynaan9326 4 года назад +2

    Runtii maamadan waxn daawady sadex heesood oo ay astaan ka qabatay waa fanaanad dhammays tiran xilli aan fankii ku jahawareerny ayyaa ilaahay ina siisay noolow maama seylo

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 года назад +1

    Waaw very powerful voice, thanks to Astan. Fan waabkii hore.

  • @faadumiinayusus7672
    @faadumiinayusus7672 4 года назад +1

    Astaan tv aad iyo aad ayaad ii soo jiidateen waxaad u qalantaan tvga soomaaliyeed ee ugu fiican horey u socda 🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌👌👌👍👍👍👍

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 3 года назад +1

    Masha alh fananadan waxay qady heesihii u adka ee fananintii wawaynayd ay lahayen sida xalimo khalif AUN sahra axmed jamac iyo nabi aman ay qadijirty zaynab xaaji baxsan ilhy cafimd hasiyee

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 года назад

    Waah waah wof calayk iga wale dhawaanahanna maan arag cod kaan cajiibka ah cid hees ku qaadaysa war qoftaan aynu kaga nasanee ciyaal calandaadiga ee heesa badan inoogu dhiiba thanks bahda Astaan

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 года назад +4

    Codka fanaanada oo sahra Axmed Aun la moodo live qaaci iyo jawiga mcn xeebti liido ❤❤❤

  • @dhuuxali9846
    @dhuuxali9846 4 года назад +5

    Thank you ASTAAN TV.
    The best and only 📺

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 года назад +3

    waa fanaanad qarsooneyd
    eesh cala sawt waad keentay halkii Sahra Ahmed Allah ha u naxariiste.

  • @safiyamohamedali4748
    @safiyamohamedali4748 4 года назад +1

    Wow cod macaana mamadan intee ku jirtay marki fanki hore la kufsanayay mar hore inay fanka kaso gaarto ayay aheyd cod macaanida❤🙏🙏🙏

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 года назад +1

    Halimo sacdiya qurux asturnaan cod qurxan iyo kalsooni isku darsatay waa ManshaAllah walal adiga iyo kooxda kuu tumeeysaba salaan sare walashey mcn

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 года назад +1

    Wallaahi maamo sacdiyo sahra axmed weey keentay codkeedii inkastoo sahra alla ha u naxariistee aay adagtahay si loo keeno codkeeda waayo waxeey aheyd heybad ilaahay ku siiyay codka hadana maamada weey kuso dhowaatay mashaallaah 🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌

    • @dhuuxali9846
      @dhuuxali9846 4 года назад

      somalia somali ba leh qofna qof kale ma noqon karo laakiin waa Hobolad cod hibeed leh.
      Heestaana meesheedi ayay dhigtay ayaa la dhihi karaa.
      Waxaan aad uga helay fududayd ay usoo tufayso iyo ay ugu need-beefsaneyn hhhhhh

  • @maanoabdi122
    @maanoabdi122 3 года назад +5

    Wow what a powerful voice ❤👏

  • @munahassan3595
    @munahassan3595 4 года назад +1

    Sanaa loo heesa ama xafada bajiyaha la iska cuna!! Cod cajiib! Sahra axmed iyada wlhi kaga leh dhanka fasiixa codka caadi mahan allaha codka kuu barakeeyo sacdiyo fanku mucjisada ahaa ba dadku kuso xasuusanyan

  • @faytaanyusuf4264
    @faytaanyusuf4264 4 года назад

    Astaan TV qofka erayada heesta kasoo saxa. Ajanabi baad moodaa siday ugu dhawaaqayso laakiin cod macaan bay leedahay.

  • @bootaanyare3055
    @bootaanyare3055 3 года назад +3

    Abayo saylac maaahan ee waa Saylo

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 3 года назад +2

    Woof calayk innaba caadi maaha iga walla halkeedii ayay dhigtay Kaba wacan markay Sahra qaadayso👌❤

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 3 года назад +2

    Maasha Allah what a voice, Gabadhani Heeska dhinac kasta ayeey ka gashay ilaahay amarkii.

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 года назад +1

    Mashallah way keentay Codka iyo laxanka 👍ereyada xooga qaldan sida
    Sange subag idaad iyo
    Ama
    Sagal gudcurkuna heley
    Sagaya xareeda

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 4 года назад +1

    Maasha Allaah, gabadhan Soomaaliyeed sharafteeda Allaha dhawro, fanka haybad ayey u leedahay, weyna deggantahay. Waxad u malaysaa inay muddo dheer fanka ku soo jirtay. Waa boqorad, waa in la garab joogsadaa.
    Kooxda tumaysa aad bay u fiicanyihiin, laakiin qalabka badan ma haystaan.

  • @mohameddiiriye1605
    @mohameddiiriye1605 4 года назад

    masha alah ina abti, sahra jaamac iyo magoolba codkooda waad keentay. ilaahay haku dhowro

  • @mohamedmo5548
    @mohamedmo5548 2 года назад +1

    alaha unaxaristo walashay xalimo samir iyo imaan alaha naga siiyo

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 4 года назад +2

    Wow Runtii Sacdiyo si wanaagsan ayey u qaaday Codkeedu aad ayuu uwanagsanyahy

  • @maguled
    @maguled 4 года назад

    Allaa yacizak Sacdiyo Xurmo, meesheedii baadhigtay Allaylehe. Xusuustii Sahra Axmed A.h.u.

  • @bilanqurux7939
    @bilanqurux7939 4 года назад +4

    Masha Allah meesha dhigtay abaayo macaaan

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 3 года назад

    Wowo mashallah wa inaan cod macan sii wacan bay u keentay heesta

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 года назад

    wa hees qaaliya iyo koox musigada iyo fananada alle ha idin barakeyo

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 года назад

    Maasha Allaha, waa taas suugaantii lumaysay dhexda laga qabtay. Gabdhani waa fannaanad cod wanaagsan.

  • @Sharke553
    @Sharke553 4 года назад +3

    Waa dadkii fanka ehelka u ahaa Waa fanaanad asal ah laakiin erayaday qaar iloowday oo wax iska gashatay

  • @adammohamed9117
    @adammohamed9117 4 года назад +51

    Heesta sidan u macaan ma helin views ki ay mudneyd, waxaas ayaa miro, laxan iyo music kaa ah, jawi dagan

    • @abdimatinabdimalik6845
      @abdimatinabdimalik6845 4 года назад +3

      Ma iyaga fahmayo play back iyo wax anba hees aheen ayaa ayamahani masrixiyadi qabsaday

    • @walkm1
      @walkm1 4 года назад +1

      Walaahi jirjirico aa I saaqdey aniga dhan❤

    • @apflex2862
      @apflex2862 4 года назад

      Ciyaalka qaylodhaan ayaa la daawada hhh

    • @m_bisharelmi8376
      @m_bisharelmi8376 4 года назад

      wllh hees hadii dhak ufiican tahy waa kaban no istareys hees calalay wadaan ciyaalkii 2020

    • @jallam
      @jallam 3 года назад

      maahan inay heesta fahmi wayeen lkn qof sahro axmed oo heestaan qaadaysa arkaya codka kle ku qanci maayo
      waayo sahro axmed cid halkeedi dhigi kartaaa ma jirto mana jiri doonto
      allahu yaa arxamu maamo

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 2 года назад

    Ma sha allah wa hesta u adag adag horo u soco

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke6539 3 года назад

    Halkaaa u horaysa heesta waaa sange subag idaad iyo sumal badhidii lagu shubay maamo

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 года назад

    Masha Allah, wey cod macaantey.👍👍👍👏

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 4 года назад +1

    Axsaan ganeey powerful song Singer respect

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад +2

    Axsan voice waykeentay 👌🏽👌🏽

  • @idilmohamedmursalsaleeban1658
    @idilmohamedmursalsaleeban1658 4 года назад

    Waaw axsan cod wlhi sahranaxmad ma dhiman ee wey nooshahay xaqiiq. Noosoo badi maamo heesha sahra axmad

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 3 года назад

    Galbed wala xooreye wersa gagixisay afkaaga cana lagu qabay abwaan hassan xaji abdillaha ..ganey rueayada dhanba waa mucjiso iyo cajib heesaha ku jira iyo magaceda siidu ku baxayba heestana waa best song of Somali wayo waxa iskugu tegay abwaan iyo 2 fanan oo ka mid aha kowgi ugu khatarsana somali heesta ax allaha yarxamo sahra axmed jaamac ruunti waxay ahayd fananad Anan laso heli karayn qoof u dhigmaa

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 4 года назад +2

    From the highest quality writer to tha highest quality Singer with tha voice

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 3 года назад +1

    Woof calayk kaba wacan markii hore❤👌👍

  • @ilhanmohamed5846
    @ilhanmohamed5846 4 года назад

    Way keentay heesta xaajiyadu. Cod macaanaa manshaallah

  • @nassirmohamed4471
    @nassirmohamed4471 3 года назад

    Sahara axmed ma soo nolaatay aan is dhalay mashallah nice voice xasan adaan lee ka maqan

  • @cmcprodution3472
    @cmcprodution3472 2 года назад +1

    Allow u naxariiso mama xaliimo sacdiyo

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 года назад +3

    Halkeeday dhigtay qoodhay iyo xeraday❤🙏

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 4 года назад +2

    Heesta somalida Ugu Jeclahay Waa Tan Maamada Kuma ceyraarin Alalh yacizak

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 4 года назад +3

    Barteedii ayey dhigtey xaqiiqdii 👌

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 2 года назад

    Alaha u naxariisto maama sacdiyo
    Waa cod halaasiya oo naga soo daahay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 года назад +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣maamo ka daba qaadatay maamo kale 🤣🤣🤣🤣❤👍

  • @warsanmedia3100
    @warsanmedia3100 10 месяцев назад

    Allaya raxma gacantii mcneed ee Daauud Ali Masxaf baaan soo xasuustay ❤😢❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +2

    فعلاً الصوت ناذر والأداء رائع وتستحق أن تكون نجمه بتفوق حليمه سعديه

    • @hewho7993
      @hewho7993 3 года назад

      Halkaan carab ma joogtee maxaa kuu diiday af kaagi hooyo mise waxaad tahay 'cabiid'?

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 2 года назад

      والله إنت عجيب قا عد كل مكان

  • @abwaancarab1325
    @abwaancarab1325 3 года назад

    Senge subag idaad iyo
    Sidaas weeye tuducaasi
    Lkn halkeeday dhigtay mansha allah

  • @addiwaye9234
    @addiwaye9234 4 года назад +4

    Wow, hadaanan dawan lahayn Sahra ayaan moodi lahaa, mashallah. Sidoo kale erayadii oo inay ku heesto oo kaliya aan ahayn laakiin micnahooda ay garanaysay. Mashallah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад +1

      fannaan weyn baad tahay, in yar baa cabbirkaa bixin kara, dad aan fahamsanayn waxay ku heesayaan miyaad aragtay? haa waa badan yihiin

    • @addiwaye9234
      @addiwaye9234 4 года назад

      Thank you. Wacyi galinta halkaa ka wad.

  • @abdinursalad8514
    @abdinursalad8514 4 года назад

    Axsan cod , waa sahro oo gabaabsi ah .❤

  • @ahmedozil1847
    @ahmedozil1847 4 года назад

    Isla manta waa heesta labad ka dawado caadi maaha maamo
    Cod ku mcna
    Mzhl MZhl Mzhl
    Simple and easy
    Manta kadip Wanku wataa xalima sacdiaya 2020

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 4 года назад

    Eesh calaa hees xasuus aah iyo erayadi Xassan ganey Ee dhaqanka iyo miyiga ka sheekeynaya oo aay cod macaan ku qadaysa

  • @abdideck1507
    @abdideck1507 2 года назад +1

    Very voice 👌😍❤

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 3 года назад

    Mamadaan fanka way kasodaahday sikastaba horay usoco ayaan kuleyahay

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 2 года назад

    Barteeday dhigtay y'salaam.

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 4 года назад

    Masha allah sahra axmed oo halka joogta fanandada bis noguso celiya

  • @Cartan7
    @Cartan7 3 года назад

    Deegaanka Seylo, Waqooyi Somalia uu hal-abuur ku tilmaam ku siinayo

  • @madheedhle
    @madheedhle 3 года назад

    Fanaanad cod mcn weeye erayadana saxday yaa salaam

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 года назад +2

    Maansha alaah caadimaahan.

  • @adanhassanabdullahi1hassan140
    @adanhassanabdullahi1hassan140 3 года назад

    Toloy hassan bashe ituma heesihisa intan idin imanayo

  • @abdulahiabdul6702
    @abdulahiabdul6702 4 года назад +1

    Ok maamo 100% you're voice is nice 100%

  • @geedihayaan7644
    @geedihayaan7644 Год назад

    Ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo Xaliima sacdiya.

  • @rabiicyare8501
    @rabiicyare8501 4 года назад +3

    Walhhi codkaan anigu ka helay lkin waan ka xumahay inay erayada qaar khaladay maamadu ree koonfurow halkaa inaga yara hagaajiya dee mahadsanidin.

  • @kalshaalemedia
    @kalshaalemedia 4 года назад +8

    Erayadan abwaan samayn kara ma jiro maanta

  • @abdalla6978
    @abdalla6978 4 года назад

    Maamada cajiib waaye⚘⚘

  • @m_bisharelmi8376
    @m_bisharelmi8376 4 года назад +1

    waaw m.a aad baan idin la dhacsanahy heesahan danbe maskaxda naga dilayaan muri waa tii hore plz barnamijkan oo live la isku imanayo meeel nagu sheega

  • @gamestonediomond6017
    @gamestonediomond6017 4 года назад

    Erayo badan way qaladay lkn way keentay inta badan horay usoco maamo

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 4 года назад

    Astaan hormar wacan
    Ileen cod ka la isdheeryahay

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 года назад +1

    Ereygan “maamo” Soomaaliyeed ka hadha, waa erey sawaaxili ah oo aan Af-Soomaali ahayn.

    • @Suusuumo
      @Suusuumo 2 года назад

      Teeda ka leh qof professional ah maxa laga maamo loo leeyahay

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Год назад

    Cajiib!

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 года назад +1

    Waah waaah♥️

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 года назад +1

    asc.waxaan ka helay jawiga ay ku tumayaan.xeebtuna ishu qabaneyso iyo ragga siday isula helayaan muusiga gabadhuna u luuqeyneyso.WBT

  • @studiowaninaye
    @studiowaninaye 4 года назад

    Cajiiib wax kale saanaaa I mareeyso

  • @fahadkeynaan9326
    @fahadkeynaan9326 4 года назад +1

    Anigu runtii waxn aad barnaamijyada ay daadihiso fanaanad sare saxafiyad sare indha deeraley muno miski qalanjada codka iyo sambaatiyada isku dasatay maalin maalmaha ka mida live wan kuu arki noonnaa aniga iyo taageerayaashaada qiimaha bdn insha allah

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 4 года назад

    Wale halkede dhigtay 👏👏👏👏👏

  • @axmedcabdi7760
    @axmedcabdi7760 Год назад

    Alle haw naxariisto runtii waa hees aqoon iyo murtiba leh maantana waxayba marayaaan heesihii kkkkkkk masoconaa

  • @surejjamac8736
    @surejjamac8736 4 года назад +1

    Walahi halkedii ayay waliba sii dhafisay
    200%

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 3 года назад

    Wlhi heesta waan kusoo noqnoqda Maamadu way cod macaantahay sibaad moodaa dadkii horw inay tahay armay ba tahay dadkii xiligaa

  • @marathonman1924
    @marathonman1924 4 года назад +1

    Inaba caadi ma aha Allah yaa cisak

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 4 года назад +1

    Cod iyo badh Halkeedi bay dhigtay AHUN maamo Sahra Ahmed Jama

  • @AHLUKHEYR
    @AHLUKHEYR 4 года назад +1

    Xamar cadeey😍😍😍😍😍

  • @sareguudmohaalishiine
    @sareguudmohaalishiine Год назад +1

    Cisha Alaa hees

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 4 года назад

    Iyadaaba kaba cod macaan Sahra Axmed Alle ha u naxariisto marxuumad.

  • @Layliga143
    @Layliga143 3 года назад

    Xusuustii Sahra Axmed Jaamac & Xasan Aadan Samatar

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 года назад +4

    I was remember sahra

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 года назад +1

    Sanku neef leh keligaa adaa suuradiisa leh, woooow way keentay, erayadu waa afsomaligii hore lkn way keentay

  • @MariaMoreno-hb6ub
    @MariaMoreno-hb6ub 4 года назад +1

    Waxaan kusoo koray fanka agtiisa fanka waxaa laga eegaa shan meelood sida aan kasoo xigtay Kaariye, masraxiyada, deganaasha, aqlaada , codka, la socodka musikada.

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 2 года назад

    Meesheeda ayay dhigtay