DAWLADA HOOSE YAA UGU IMAN KARA DHAB GARXAJIS AYUU KU FADHIYAA WAXAD KU ERYANAYSAANA WAA QABYAALAD IYO NACEYB GARXAJIS ANAGUNA GARXAJIS AHAAN AYAANU KU DIFAACAYNAA
Dadkii sacad muuse ee aan kadhashay. Maxaa ku dhacay. Ragoodii iyo dumarkoodii isku si bay uhadlayaa xataa way isku ee gaadeen. War xishooda. War tolkay bal haloo soo duceeyo. Waxbaa. Naga sinoqdaye
Fartiina Eersada Waad Dooratee Lacagtiiniina Adeerkii Ayuu Ugu Shubay Iddiin kuna Weydinkii Adeerkii Ciro U Codeeyey ,Oo muuse Ka Soo Horjeesateen Maacmaac da Iska Daaya
War xishooda maxaa maanta keenay inay yuusaan oo ay u hadli laayihiin qabyaaldu waa cajiib anoon midna la reer ahayn walaahi wcid gaadhaysaa mayor moge madaxwaynaha mustaqbalka ka daaya yuuska yaa idinsoo diray
Ordoo nagafadhiista wxy tahy in laga mudaharaadaba kama mudaharaadaane mooge kun kadaranbaa jire hdy xisaabtan idinkatahay kuwaasbad laxisaabtamilahaydeene
Alleh samir iyo Iimaan ha idinka siiyo Kursigii Reer Ma Lahayne Qaranka LahaYe
Dhilooyin iyo sikhraamiinloomabaahna
Go and tell Muuse !!!
Caaaaaaaac
Anuu waxaan galaa 31 may wuxuu noo qabtay mooge cid nooqabatay ma jirto...sidaa awadeed dadka wax dhaleecaynaayaa waxaan isleeyaahy cid kale ayaa ka dhexhadlaysa arintuna waa arin siyaasadeed ilaahay halaga cabsado
DAWLADA HOOSE YAA UGU IMAN KARA DHAB GARXAJIS AYUU KU FADHIYAA WAXAD KU ERYANAYSAANA WAA QABYAALAD IYO NACEYB GARXAJIS ANAGUNA GARXAJIS AHAAN AYAANU KU DIFAACAYNAA
Lacagti sacad Muse ayu kudhisay dagmadisa down faido male tuug beenale tuug beenale ah down 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
Alle qaalbiga haydiinka rebo waxa aad waydeen ee idinka qaylisiiyay
Kulmiye uu dhacay dee Anagaana ridnay ilmo baroor wiish ee liqa taa moogana waalagaranaya horumarkuu Hargeysa gaadhsiiyay
waa oramadii hargeysa ee maxasta ahyd
Yusra harti oo 30 sanno ciilnayd baa hadlisa
Dadkii sacad muuse ee aan kadhashay. Maxaa ku dhacay. Ragoodii iyo dumarkoodii isku si bay uhadlayaa xataa way isku ee gaadeen. War xishooda. War tolkay bal haloo soo duceeyo. Waxbaa. Naga sinoqdaye
Harshin iyo meshad ka timaden Ku noqda hargaysa isaga leh
Maayarka wuxuu joogaa xisbigiisii walaahi dad xun baa idinka buuxa
Subxaanalaah cabdikariin axmed mooge wax qabadkiisa cidkama qarsoona hadii runta laga hadlo illaahay ha xifdiyo aamiin kuwani ma ciyaalkii oromadu dhashay baa waxaan oo beenah waa maxay Cid idiin joojinaysaa ma jirto hadaa caruurta bixin waydana sharciga idin qabanaya
tuug weyi weyn oo qabiilayste ah , dadka beenta kadaa
@ayanahmed7459 dadka maayarka Ka daba qaylinayaa waa oromo doorashadii waa laydinka badiyay waxba ha xag xaganina oromay dalkana waa laydinka mustafurinayaa
Muuse wuu dhacay, waayo shacabka ayaa nacay. 😂😂😂😂.
Mooge waa mayirka ugu daacadsan dalka....
Doqoneey muuse yaa ka hadlayaba waxa laga hadlayo waad garanysaa baa filayaaa.
@abdirahman6263 Badh naagow sida raga u hadal.
Mayorka waxa lagu haystaa maxaad muuse u raaci wayday, oo cirro aad u raacday. 😂🤣
Caalamka laba qof maayerkey Ku mudaharaadaan wuu is casilaa afrikaanka waabu Ku sii dhagayaaa
Kani ma mudaharaadbaa waa ula jeedo kale afar qof oo ula jeedo leh baa dhigayee
Waaryaadhaheen Dee reerkii wuu eaashay waar orda caruurta bacadka ka xaraysta
❤❤😢😢❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ceeeb ceeb mooge wuxu Gaya five stars 🌟
Marhaduu kulmiye dhacay mooge guul ama yaac yaaca ama mudaharaada ciyaartaa idiin cusub iska yara bood booda wacadhadii dhicistee
H,awal cashuurtooda wey xidheen reer ooyaaye cashuur loo dhiibin maayo sacad maayirka soltelco haw yeedhaan
Aleylehe waa sida hadii kale marti ayaad hargaysa ku tahe xeebtii kululayd ayaad ku noqon😁
tuugii dhacay umada@@QueenCawo-b2q
@@ME.LANDERmarti kute, magaalada hantiidi lagu dhisay soo celiya 100 sano
Waad cadeesateen xaasidnimadii
Reer muusow qaraarka joojiya
Xajiya mucaradnimada
Waa sidaa ha iscasilo
Waa dhacdeen laydin nac isqariya tuuganima danbe ma jirto!!!!
Islaxisaabtanku waa muhiim maayar hakuu sinaadaan labada daamood laakin qabyaalad haku shaqaynin oo cashuurta aad ka qaado daanta sacad muuse haku dhisin daanta ciidagale
Gole dagaan baa la doortay maxaay qabanayaan iyagaa ayay tahay inay la xisaabtamaan
@@XiinfiniinXawaareyemaayirka Ka awood weyn gole degaan
Fartiina Eersada Waad Dooratee Lacagtiiniina Adeerkii Ayuu Ugu Shubay Iddiin kuna Weydinkii Adeerkii Ciro U Codeeyey ,Oo muuse Ka Soo Horjeesateen Maacmaac da Iska Daaya
Sacad muusow midoba oo israaca
Dadka cashuurta laga qaadaa waa dadka dayacan ee xabuubta iibiya walina kumuu fikirin inuu dadka meel usameeyo ama qorshe lkn wuxuu ka doortey dantiisa raganimadu waa qofka ka shaqeya danaha arimaha bulshada
Mayor mooge waa qabyaaliste weeyan raba inuu cashuurta sacad muse kuu dhiso danta ciidagale
Afkaaguu ku xidhoo ku furi waaya waa maahmaah more
Xaarki sool teeego kamadan hadali jirin marku hargaysa hagaajiyay iyaa ku bukoodtean wanaaga mayar mooge heego xiishooda viva mayar mooge
Moraroora dilaaci guul darada kulmiye aya mayor mooge tuusay wala xawla😅
Maxaad ugu mudaaharaadi weydeen maayarkii fadhiidka ahaa ee wax uun cunaayey, hadayan qabyaalad ahayn wixiinu, idinka uunbaa is ceebeeyey maayarkani wuu jirayaa oo joogayaa magaaladaana u baahan ee qabyaaladiina iska wata.
Xisaabi xilmalaha
Down down down mr qiiro
Maayar laba daamood ee hargaysa hakuu sinaadaa maayar cadaalad sameee
Maayar soo dhaaf xafada ina mooge
H.awal oo afka soodubtay
Muuse dhoon reer wadani kobiyeyen😅😅😅
Kulmiye I sheeg mayarko sheegyo wadaa sabarko waa wax wanaagsan hadaa kale haa laa sougo waddani waxa xaqaaq ah hakaas badaan baa jiira xagaa Kulmiye
OOF WAREEN MA KU SOO BEDELNAA ISAGAA IDIN AF YAQAANE😅😅😅😅
Dhoon qiro dhooon 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maayirka waxa laga rabaa in uu qanciyo dadkiisa
Xoolihiina yaan lagu dhisin xaafadaha fuqarada ah ❤ diida cashurtina ayaa lagu dhisayaaa meelk kale SPSA
Waar reer sacad. Muuse ha ceebaynina ciyaalkana fadhiisiya illaahay kabaqa. Oo xishooda
Habar awal dib oo danbaysa loo dooran maayo sheekadoodii waxay ku soo ururtay 26ka juun 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maayarku muuse iyo ciruu ukala eexday baa inaga soconaysee yanay jahadu inaga lumin mayar mooge markii horaba wuu jogay intaanu muusedhicine maad muda haradan imkana muuse inooso noqon mayee bulshaw soobixi cashuurta😂😂😂 sharciga halagu soo noqdo
Mooge isaga ayaa isugu wacan hadii markabaad la dooran waayo cirro is qarxajisa ayuu ku biiray oo dadkii doortay ee reer hargaysa ka eexday
Waaa siiidas kuu muucaarada waadani waa markiiisi aaa adgeystan
Waa dad la soo abaabulay, oo daaha dabadiisa laga hoggaaminayo....waa nasiib darro!!
Reer xashiish urursade
Noole wax qabadka kasoo horjeeda waa ii kow 13 sano ayuu solteco joogay hal waddo ma dhisin lkn cabdi kariim wax qabadkiisiaa ayaa dad badan fashilyey
Dadku Gob Bay idin moodayeen balse gunimadiinii ayaa so baxday ..
Markay arkeen madaxwayne G36 .
Maayar G36 ayay afka furteen. Duli ayaad tihiin nasab ma tihidin
Gunxajis 30 sanno cuqdad iyo ciil.baad laa ooyiseen ilaa aad buur fuusheen iska aamuus cid idin kaa gun san lama arag yusra harti
@prosl11 7 sano ayaad xukun teen somaliland oo aad sida aad doontan ka yeeshan xamila markayaga .somaliland jiritankeedu midnimadu ayuu ku jiraa oo xamar aanu ku celinaynaa
@@Beru700sad ugu celinaysa talabo hadad qadan wa la ridi ciro
Niqaamka iska furo huunayaal😂😂
Dadkani xagay joogeen wakhtigii ay Hargisa uraysay ee gudaafadu taalay xaafadaha?
Waa qabiil oo Muuse soo abaabulay.
Anagaa sacad muuse. ah cashuurrtu waa waa khasab walaahi
Cashuur bixin mayno cidaad doonto ahaw ,ina mooge isagaa xeerka jabiyey oo yidhi cashuur ha bixinina haddii tii hore waxba laydinku qaban waayo.
beenale ma tihide daantada joog
CASHUURTU WAA QASAB QOFKII DIIDAANA MUWAADIN NOQONMAAYO DALKANA KU GANACSAN MAAYO WAANA XUQUUQBA KUMA LEH DALKA
Marti edeb daran loogama baahna ceelka hargaisa harti waa dhaqaaqay idinkana raaca baxa dareera 30km maamul goboleedka gabileyland waan soo dhaweyneynaa ama oromada kiilka ku biira
Sacad muuse markii muuse juudan dhacay .
Culays ayay dareemayan hada 😂😂 hodhodho
Dadkii Hargeysa deganaa laba loo qaybiyey, difaac iyo weerar, wadankiina jabuuti baa lagu iibinayaa.
Maayir tuug by by by
ILAHAY KAYABA ILMADR
100 qof ma dhama
Walahay waa uqba hadalaysan
Cidin iyo nashmarada gabilay ayaa la badilaya
31may madaa leh takale xeer 12 kacdoonkiisu wuu bilaamayaa waxaad ka heshaan dadka waxba haka siin
Maayirkii hore muxuu idiin qabtay, sagaalka sanuu joogay kana sadex sano iyo wuxuu hargaysa uqabtay isbarbar dhiga idinkaa qiiroonayee,caqlifayaw kuhadla,,cabashadiina cay la aan kugudbiya, 17xildhibaan baalashaqeeyee maxaa ulaxisaabtami waydeen , daantan aad afka kadhigiwaydeen dadbaa degane toos usoo aada waxanoo qaylo ah waxaad kuwaayaysaan sumcadiina
Madaxda africanku dhago adagaa
Mayor Moore qiiro
Ha iscasilo
Naaac walaga balamay
Nacada
Walahi hoyadin ayaa lawasaya
Dadkani miyaanay lahayn xildhibaano gole deegaan😂😂
Dadkan qashinka ah ee qabyaalada biyo dhigtay ayaa umadda ka qabta
HalAla xisbtamo
Mooge waa madaxwaynaha hargeysa buuq ama ha buuqinoo
Ha ciyaane huunadu hayska ciyaane weligood ha ciyaane mooge caynka u giiji 😂😂😂😂
Maayir shacabkaaga dhagayso
Rer xilki markii lagalwareegay ooyayaa waakuwan
Sooteelco anaagaranaya ninwanaagsan buu ahaa
Waad ku qasbantahay inaad bixiso!!!
I reject the bad language the threats the tribal hatred. Watch your mouth. 30 years to go. 😂
😂😂😂😂
War xishooda maxaa maanta keenay inay yuusaan oo ay u hadli laayihiin qabyaaldu waa cajiib anoon midna la reer ahayn walaahi wcid gaadhaysaa mayor moge madaxwaynaha mustaqbalka ka daaya yuuska yaa idinsoo diray
Ma maayarkoo keliya llala xisaabtamayaa sidaasi waa qabyaalad caynkeediiya
Haa isagaa lala xisaabtamayaa isaga ayey masuuliyadu ku dhammaataa
KUWANI CASHUURTAY BIXIYAAN WAA MAXAY NAGAHA ARDAYDA AH MA CASHUURBAA LAGA QAADA WA YAABE
HUUNO MAYOR KA FIICAN MOOGE LA HELI MAAYO
Burjigiisu
Burjigiisu wuu adagyahay oo mooge tegii maayo lacgta uu ku dhisayo 150 meel u baahan hageliyo kuwani uuma baahee
Kkkkkk lacagta maa hooyadii baa leh waa laa iska daba imaan
Garxajis dhib ayeey lugaha lagaleen waligood huuuno qaylo denmeso
Hhhh dhibkii aay samaayn jireen baa laga garya hala xisaabtamo na ceeb maha
Wllo sharafta reerka habar awal ha kaga ciyaarina wadada boqol iyo kontonku 9sanadood ayay burbursanthy intaba cashurta waa leydinka qaadayey oo dad aya iska cunayey mxd ula xisabtami weyden mise waad ugu deeqeyseen
Sacad kaa shegaysaan baanu nahay cashuurtana waanu bixinaynaa ka fadhista umada waxan aad donaysana waligaba maad lahayn maxay muuse iyo sooltelko udhisi wayeen ka xishooda umada
Ordoo nagafadhiista wxy tahy in laga mudaharaadaba kama mudaharaadaane mooge kun kadaranbaa jire hdy xisaabtan idinkatahay kuwaasbad laxisaabtamilahaydeene
Heego maxay leedahay
Garxajis 5 sano waa qaylo ah ayuu galayaa taasi marwalba maskaxda ku haya afar maalmood ayaad u adkaysan laadihiin waxaasaad 34 sano nala daba socoteeene adkaysta . Samir yeesha
Mayor Mooge cadowgii ha jabo ha jabo xaasidiin tuugtii muraara dilaac ayey ku jiraan yaaaaahuuuuu isku baxa!!!!
Waar reerka ceebta ka daaya wadani inagaa dooranay maxaad ina mooge u sheeganaysaan
Rerki miyir ma laha sidii loo riday odaygoodi war ileen h y waa geesiyal goba 35 sano ayeey ka qatanayen kursiga malina waxan may sameen yaa huu
Kii reerkiina ahaaba ma dhisin sandaqad digaag
Dowlad dhan baad heysateena maa la idiin dhiso
Maroorta joojiya adr somaliland wax ina mooge dhaama majoogee from gobalkii raga
Xisaabtan hadad rabtaan kiinii maad la xisabtantaan hadan qabiil idin wadin anagu intaa mucaarad baanu ahayn calan buuluugana waad qaadateen wiig aad mucaarad noqoteen xejista xejista ilmaadeerayasl
Daanta sacad muu suu ka bilaabay wadooyin ka ale kabaqa oo xishooda Mesa waa cadyohow ama ku cunay ama ku ciidee yey