cisho qofna masoocheedo hadaanan markiisii hore la sixrin. marka lagu sixro bay hurdadu kaa tagtaa,waa sidaa! e cisho kabacdina waad waalan hadaadan caawimaad helin.
Waxa laga yaba wl in uu waxyaabahan hore u akhriyay. Markaa qofku marka uu seexan waayo maskaxda ayaa isku dhexyaacda markaa sidas uunbaynu odhankarnaa.
Tan khadka isku xidhaysa ee iskufilan la leeyahay waxay u muuqataa qof dictator ah qofkii ka yara ra,yi duwan waxay ku samaynaysaa disrespect sidii khabiir ay tahay oo axaadiis ay sheegayso hadii ay fariintayda akhrisato fadlan ixtiraam fikirka iyo waxa dadku sheegayo
kamid maaha ninku ee yaan lagu digan walaalkeen.
Qabaar wax fahansaan
ALLAAHU AKBAR ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲😭😭
qof somaliya joga baa guri 500 iibsada
Omaar alla haa cafiyo waa sixir bilisse quran ku ariya
WAÀ RUNTEED GABADHA FADUMA
😂😂 naa dadka malka leh baa kow ka ah😂😂😂 haqabilaynin
War ninku wuu yara kabaday balki basa waxana laga garanaya sidu kolba u dacayoo
Aaniiga.arkay.niin.kan.ookale.wan.arkay.
Isku FILAN WAA. KA MID .
HORMOOD , DAHAB SHIIL, AMAL KULI WAA KU JIRAAN
cisho qofna masoocheedo hadaanan markiisii hore la sixrin.
marka lagu sixro bay hurdadu kaa tagtaa,waa sidaa!
e cisho kabacdina waad waalan hadaadan caawimaad helin.
Afrika.ookAle
waar ma gabadhaass kaliya baanu dhagaysanaa!?
yaa dadka ka aamusiya qoftan waalan!
Nimankaan 3 angle waa dangerous people
gabadhaas afka kaga soo boodaysa ninka hadlaya waa bilaa edebad ,hadalkeeda bay dadka ku khasbaysaa!
naagtaas oo kale dooda yaan lagusoo darin.
ninka sheeekadiisa way naga chiidhay.
dahabshiil markay maqashay maxay la waalatay?
Asc hurda la anta wey keynta inu isku dhax yaca
AX SORRY ILAAHOW CAAFIMAAD SII AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲😭😭
Waxa laga yaba wl in uu waxyaabahan hore u akhriyay.
Markaa qofku marka uu seexan waayo maskaxda ayaa isku dhexyaacda markaa sidas uunbaynu odhankarnaa.
Haa exactly ani marna isma dhihin Waa ka mid yahy iyo waxaas ee qofka waxkaste oo maqlay maskaxda waxkasta sheegtaa
Shabab saa ayuu dhamman diil hooyadda
Tan khadka isku xidhaysa ee iskufilan la leeyahay waxay u muuqataa qof dictator ah qofkii ka yara ra,yi duwan waxay ku samaynaysaa disrespect sidii khabiir ay tahay oo axaadiis ay sheegayso hadii ay fariintayda akhrisato fadlan ixtiraam fikirka iyo waxa dadku sheegayo
Naagtan dadkii ma dhagayso waa jaahilad Isla kibirsan.
Waxaad doontaan isugu sheekeeya omar barbar wax uu qabo ma lirto waa hurdo la,aan oo kaliya
Haa, sidookale wiil baa kiniin soo hadal qaaday, coontii dadka dhagaysan la'ayd isku Filan ayaa joojisay.