Daawo;-Xogtii Ugu Dambeysay Shirqoolkii Jabuuti Loogu Dhigay Firdhiye Iyo Shaqsiga Ka Dambeeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 18

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii 3 месяца назад +3

    Digill mirif suntotha waa hsn sheg bro

  • @NasraHassanAli
    @NasraHassanAli 3 месяца назад +1

    Macalinka waxaa ka danbeeya dad raba caasimada baraawe ee sidaa ula soco xataa lanbar 50 iyo 6o dagaalaa ka socda ee la soco kii dirtaa mudug baa la soorarey mcl

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 3 месяца назад

    Hadi lamarsadey gurigii hooyadi ha aado shaqadiisi awey

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 3 месяца назад

    Kismaayo xagee r/wayn ka degtaa

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 3 месяца назад

    Arinkaas aadbuu sura galuyahay

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 3 месяца назад

    War ninyohow fekerkasi
    Saxmaaha xasan geele
    Iyo qayruhaa midna wax
    Uma hayo geelana adeer
    Wuxuu ka hadlayaa aniga
    Kiiska iga saara laakiin
    Taladu gobalkay taalaa
    Xasan iyo geele midna
    Wax laga waydiin maayo
    Toodii bay uliitaan
    Taa lasoco

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 3 месяца назад

    Lacag bay qaateen baarlamaanka markay waa yeen xilalkii Loo sheegay ay waa yeen ayay rabaan inay hada iska dhigaan kuwa lakhalday

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 3 месяца назад

    War wixii sameeyay iyo cida kadan baysaba dadku way sixranyihiin madaxdu ha,uhoreyaane casharin iyo quraan akhris baa loobaahan yahay

  • @housseindjama4825
    @housseindjama4825 3 месяца назад

    qofkani muxuu ka sheekaynayaa? Wallmaahi waalli ayaa ka burqamaysa. Acuudu billaahi min haadal jin

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii 3 месяца назад

    Bin run sheg

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 месяца назад

    😒😒😡😡subxaana allaah ninkaan ma xanuunsan yahay war ellaahy ka cabso

  • @housseindjama4825
    @housseindjama4825 3 месяца назад

    Kani waa sun xun ah oo beenaala ah oo caqliga iyo garashada Somalida caayaya.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 месяца назад +1

    Beenaale eelay ah baad tahay anagaa dhulbahante ah firdhiyana waa madaxweynahayagii qadiyada khaatumo marna uga baqan mayno talada uu jabuuti ku tagayna waa laga wada tashaday somaliland aad sheegayso iyo jabuuti way kala dhinteen malintii muse amxaarada siiyay saylac jabuuti waxay ogaatay in khad cas uu taabtay muuse biixi oo jabuuti hada ciyaarayso sidii reerkan snm ay meesha uga saari lahayd waxaad sheegtaa waa cantara baqash mar kasta mr eelaay

    • @nugaal012
      @nugaal012 3 месяца назад

      Maskiinad. Jabuuti dadka Soomalida ah ee degan waxaa ugu badan waa Ciise, waxaa ku xiga Isaaq. Markaa Jabuuti waa Wadan Isaaq. Xitaa baayacmushtarka ugu wayn waxaa you iska leh Isaaq.

  • @deqowarsame1354
    @deqowarsame1354 3 месяца назад

    Somaliland madaxweyne ku xigeen iyo gudoomiye barlaman laysma siiyo ee waa la doortaa ee beenta jooji munaafaqbaad tahaye, dadka soomaaliyeedna dalkay doonaanba ha joogaane alle tubta toosan haku hagaajiyo

    • @fouziajibril3294
      @fouziajibril3294 3 месяца назад

      Deqowarsame 1354
      Marka madaxwayne ku xigeen iyogudoomiye baarlamaan Somaland la siinayo ma soomaalibay ka xaq badan yihiin ⁉️⁉️ adeer meesha waxaa wax loo qaybsanayaa soomaalinimo waana siden
      1-Hawiye
      2-Daarood
      3- isaaq
      4- raxan wayn
      Gudabiirsey/ Ciise.
      T2AAD: SSC soomaali bay wax la qaybsanaysaa
      Mida kale daarood bay dhexda uga jiraan
      Adeer SSC nin dhulkiisa boobaya oo
      Hangool iyo ashahaado qoorta ay uga hayaan
      Wax danbe cidi isugu darimayso‼️‼️
      IRIR : Cadaaladiisu haday taa tahay oo aad Cad quudheed rabtaan in aad na siisaan😂🤣🤣NO WAY‼️‼️
      SSC :: Hadaan nahay waxaan ku astaysanahay
      SOOMAALI JECEL iyo wadan jacayl , hadiila waayo adeer nin walba
      GOOFKIISA ha deganaado.oo ha maamusho.
      Alle wadanka hanoo badbaadiyo
      Qabiilka hanaga reebo
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️♥️♥️💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👀🙏🙏🙏🙏🙏