DAGAAL LIVE WIILKA AABAHA HAYAY OO LA SOO WEERARAY IN XOOG LOOGA QAADO AABAHA BOOLISKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 18

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays Час назад

    Wilka odeyga haya yey ku harowsan police ka igu wac habartan & waxey dhashay fadarada ah odeygan media ayu ku jira dheh access uma lahan in ay ku hajuman police codadki ayey dhaheysay xabad ban dhaforka uga dhufan laha wana tarxilaya u shid marqatina anaga ah habta marqanland xagey jogta western country bey jogta waxas na wey ku hadli wasaqda 70 years ah

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays Час назад

    Wilka odeyga hayo live ha ku darnado intey jiren shalay waxan is daba yacayo c/kariin wilka ku gar garey la jog

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 Час назад

    Munaafiqiin’intaan tiraahdeen lacag u soo qaad ayaad t intaasoo qof u balamiseen xoog ooga qaada kulahaa deeq geesood kana kulahaa waa ka badan tihiine police ugu waca kaligiis waayee ku marqaati furaha garaacana xayawaan intee la joogaa this is canada codkiina waan doobnay midgo midgo watay uffff

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays Час назад

    Shalay xagad jirten war mel fadhista dhaq dhaqdina ma naqane

  • @luul7307
    @luul7307 2 часа назад +1

    Markii shalay barafka u jiifay,maxaad guri ugu ijaari weydeen oo aad maanta markii dhar lo gaday hotel la dajiyay islaam loo ekeysiisyay muu reerkiina noqday caku.War wiilka iska daaya duliyahoow

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Час назад

    Aabaha iyo tolkaa was shalay marku odaygu barafka jiifay toolku hlku jiray shuubo yahay

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 Час назад

    Xagaad ku ogaydeen markii hore kuwan qaylinayaq

  • @nurkeyosman4889
    @nurkeyosman4889 Час назад

    Walahi Abdikarim ragedi waye bootada ayu kuqosla

  • @xaawodheer1768
    @xaawodheer1768 Час назад

    tolka intee jireen marku qashinka dhex xoornaa tuugayahay hada maad soo noolaateen tol matihiin ee burcad xoolaha muslinka u uruuriyeen ayaad rabtaan in aad dhacdaan lacagta markaad aragteen maa soo noolaateen yaa xoolo

  • @amalquule84
    @amalquule84 Час назад

    migaagana hacaayina ninka aabihiina hobalasaka markii Hele maxaada doonadooniweedena

  • @amalquule84
    @amalquule84 Час назад

    ilaahaya fu aada banaa kasooqaadaya hobalasa

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o Час назад

    Shalay intee jirteen markuu jidka fadhiyey hada markii lacagta loo aruuriyey ood ogaateen miyaad hawaeysateen inaad lacagta ka qaadataan ,Jaahiliin ceeboobey oo abahood jidka dawarsanaayo .waad ceebowdeem.

  • @lulalihassan981
    @lulalihassan981 Час назад

    Walayi canada magafe ayaa kadilay ee dadka durufta ayanan laga fa idaysan ee hala ilaashado

  • @hawasharif3055
    @hawasharif3055 2 часа назад

    2 badi xaqadarad ku heshiya xaqay kudiri

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 часа назад +2

    Waryaa luuzer tuugyahow odeygan islaamed inaad ku tuugsato dadkana ku dhacdo ayaad usoo wadataye orod camal sameyso oo shaqeyso caruurtadii aad soo dayacday caawi

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays Час назад

    Wilka odeyga haya yey ku harowsan police ka igu wac habartan & waxey dhashay fadarada ah odeygan media ayu ku jira dheh access uma lahan in ay ku hajuman police codadki ayey dhaheysay xabad ban dhaforka uga dhufan laha wana tarxilaya u shid marqatina anaga ah habta marqanland xagey jogta western country bey jogta waxas na wey ku hadli wasaqda 70 years ah