ONLF Special Forces

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Ciidamadda si gooni ah u tababaran ee JWXO

Комментарии • 414

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 6 месяцев назад +24

    Wlhi wan iska ilmeeyay😭 ONLF intii shahiiday Allah unaxariisto inta noolna cimri dheer iyo caafimaad

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 года назад +62

    Beesha Ogaadeen waa reerka keliya xabadda iyo dhamacda axmaaradda shafka u dhigtay,Allaah ha idin guuleeyo reer awawgayoow From jidwaaq abaskuul.👏👏

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 7 месяцев назад +1

      Jidwaaqba waa ku jireen onlf wllo dhulku waa keenii

    • @yuusufdalmar68
      @yuusufdalmar68 5 месяцев назад

      lkn hada lama arko waxaa

    • @xasancarab7405
      @xasancarab7405 2 месяца назад +1

      Mid ayaynu nahay absame

  • @somalilion3207
    @somalilion3207 8 лет назад +163

    Im a Somali and support the ONLF 100%. Either we get our land back or they get to be independent. I just dont want to see my Brothers being tortured everyday.

    • @cabdiraxmanmaxamud2164
      @cabdiraxmanmaxamud2164 5 лет назад +5

      @Hani Mohamed ogaden is not thr Only clan there. Its somaligalbeed not ogadenia

    • @nbafunny9912
      @nbafunny9912 4 года назад +3

      Cabdiraxman Maxamud is Ogaden region the world know you know who fights 38 years 😭 other Somali support Ethiopia 🇪🇹

    • @ogadeniatv607
      @ogadeniatv607 3 года назад +3

      Cabdiraxman Maxamud waa ogadenia

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 года назад +4

      @@cabdiraxmanmaxamud2164 Waa Ogadenia maxaad ka badali kartaa? Dhulka ninkii u jahaado ayaa leh.

    • @yuusufdalmar68
      @yuusufdalmar68 5 месяцев назад

      wrka iska daaya muqdisho ba loso socda nin taa difaaci waaye wxba ma difaacan Karo inta Nalaga Kala qoloya ba si sahlan lagu qadan

  • @mohamedahmed3752
    @mohamedahmed3752 6 лет назад +67

    This is passion . This is bravery. This is somalinimo . May Allah grant you victory . Please don’t allow any party to hijack the good things you have been fighting for all these years

  • @somagangster
    @somagangster 16 лет назад +41

    I'm Somalilander ,,, but My respect for ya.
    Incha allah guul. Fight for ur freedom

  • @garaadist
    @garaadist 13 лет назад +18

    maa shaa alah ONLF wlhi waan ilmeyay aniga oo ah muwadin somaliyed hadana ka soo jeedo koonfurta somali muqdisho wlhi qof walbo somali ah oo damiir leh wuu ilmenaya in shaa alah way gulesanayan walalaheena in shaa alah kuwa qolo qolo iyo qabiil qabiil isku dilaya dhiigoda halkan aya looga bahan yahay ayaga oo ajie iyo sumcadku helayan inshaa alaah halkiina ka wada mar ayan soo hoyin dontan guusha

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 5 лет назад +1

      ali garaad wll mhdsanid maanta waan guleysanay alx

  • @abdinorfz7332
    @abdinorfz7332 6 лет назад +90

    Inta ilaa hada aan ka xiisa dhicin hestan ay qadayaan 2018 8 August Farta taag like isaar 😍😊

  • @Fkkoff
    @Fkkoff 13 лет назад +51

    Iam ERitrean, and i support ONLF !!! Guess what u Ogadenis are not alone in this battle against meles zenawi the slave, even his own ethincs dont like him..Searh TPDM on youtube, also the amhara(EPPF,Ginbot7+ many more) are armed oppostion against Meles zenawis TPLF gang, ganbellas, afar, and, oromo, also hate him,they are ARMED too, WE the eritreans hate him too, and u know we are armed too...LETS UNITE OUR FORCES !!! WE NEED A WEBISTE TO UNITE OUR SELFS!!!

  • @deeqkoosar4558
    @deeqkoosar4558 5 лет назад +61

    inta soo booqatay naf tood hurayaash 2019 like saara jaalayaaal Viva Ogadeenia ❤️💪🤟🙏

    • @qazimqz
      @qazimqz 9 дней назад

      2024 😢 alle haw naxaristo dhamantos

  • @abdumalikmohamed5747
    @abdumalikmohamed5747 3 года назад +13

    My father was one of them I salute you from tanzania 🇹🇿

  • @adamdubbe3362
    @adamdubbe3362 7 лет назад +89

    I am somaliland and full support for #ONLF for every where the change will come soon

    • @uniteislamicempire5540
      @uniteislamicempire5540 6 лет назад +16

      Adam Dubbe
      Dont support them if you are going to call your self Somaliland

    • @hamzalihi8630
      @hamzalihi8630 6 лет назад +9

      Call yourself somaali

    • @nathanyehudimenuhin4256
      @nathanyehudimenuhin4256 6 лет назад +3

      Snitch-Land is called .... Somali-Lands r From "Dir Dhabe 2 Bana-Dir Mogadishu... Period .....

    • @cabdiraxmanmaxamud2164
      @cabdiraxmanmaxamud2164 6 лет назад +2

      Fuck somaliland

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 5 лет назад +7

      *_𝑳𝒐𝒏𝒈 𝒍𝒊𝒗𝒆 𝑶𝑵𝑳𝑭_*_ __--Fuck Ethiopia down--_
      _❤️ 𝙛𝙧𝙤𝙢 𝘽𝙐𝙍𝘾𝙊 𝙑𝙄𝙑𝘼 𝙎𝙊𝙈𝘼𝙇𝙄𝘼 🇸🇴_

  • @laylamohamud6594
    @laylamohamud6594 8 лет назад +30

    Allow unaxariiso intii kudhimatay very emotional guul onlf ❤️❤️😘❤️

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 7 месяцев назад +8

    Allow idiin naxariiso ragaa dhiigoodii maanta waa la khaa'imay shilimaad yar ayaa la siistay qadiyadii onlf cakuye ciil waynaa waa ballan inuunan dhiigiinii noqonaynin hadur, bilawgii 2024 waxaa soo duushay xabashadii, waan ka xoraynaynaa idamka ilaahay, tallaado 9.1.2024 maalin aan xasuusan doono i.a

  • @freeogaden560
    @freeogaden560 8 лет назад +47

    We will fight the injustice until the last day of our lives

  • @Isbatooraha
    @Isbatooraha Год назад +12

    Long live onlf 🦁from muqdisho 🇸🇴

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 лет назад +30

    Jiroo Jooga ONLF🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 4 месяца назад +4

    Viva ogadena from dhulbahante🐎❤️🇬🇲

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll 4 года назад +21

    From murusade waan idin jeclahay ogadeen dhamaan tiin 🙏🙏🙏

  • @wadani74
    @wadani74 12 лет назад +15

    LOVE FOR "GREATER SOMALIA"...NO ONE CAN STOP "LE-FAMILIA" THE FAMILY TO UNITE...WE (SOMALIS) WILL UNITE UNDER ONE {FAMILY} OR THERE WILL NEVER BE PEACE IN EAST AFRICA. TELL THAT TO THE WORLD. PROUD SOMALI 4 EVER. FROM MOGADISHU, SOMALIA

    • @zakariyexasan1345
      @zakariyexasan1345 Год назад +1

      Sax pro 😢😢😢😢😢😢 markasta guuul guul

    • @agh7185
      @agh7185 5 месяцев назад

      11 years later and your correct

  • @daganwaabari2676
    @daganwaabari2676 9 лет назад +28

    Geeesiinta Reer Ogadenia Wale waa guul

  • @abdiyounis
    @abdiyounis 16 лет назад +18

    This brings tears to my eyes to see my heroes in celebration mode. I can smell the fragrance of freedom for my people. We don't care how long it takes to get there but with Allah's help we will get there. We mean bussiness and there is no going back. We shall defeat the diry Woyaane not because we have more armary but becuse our will is stronger. We are ready to die for our land.

  • @amasuEnd
    @amasuEnd 13 лет назад +32

    Its close my brothers!
    Somalia will destroy Al shabab and we will rise.
    Ogaden will be free because of ONLF military progress
    we will merge together and form greater Somalia in the future
    And then we will finish this damn mission and take back our land from the weak kenyans.
    Inshallah Greater Somalia will be achived!
    1 Somalia
    1 religion
    1 Language
    AND ONE MIGHTY COUNTRY TO RULE EAST AFRICA!

  • @somalisomaalibaaleh2330
    @somalisomaalibaaleh2330 9 лет назад +45

    Long life. ONLF

  • @zahrayusuf684
    @zahrayusuf684 9 лет назад +17

    guul iyo gobanimo ,wadaniga dhabta ah wakan, dabadhilif ha dhaco iyo dawlada xabashidu

  • @AA-zk6fb
    @AA-zk6fb 2 года назад +8

    Dadkeyga May Allah bless u all 💚💙❤️

  • @Guled89
    @Guled89 13 лет назад +23

    Long live ONLF and the people from the Ogaden

  • @khayreOne
    @khayreOne 16 лет назад +13

    I'm proud to see these brave young men and women celebrating and chanting for no less than independence. I would encourage to my fellow Somali brothers and sisters to support these brave fighters; it is the only hope to defeat the Abyssinians and TPLF regime and bring back our pride and prestige as a Somali in East Africa and the world. (Continue.....)

    • @zakariyexasan1345
      @zakariyexasan1345 Год назад

      14 sano kadib ma joogta conemnti so gaal 😢😢😢😢

    • @polatbashimran7532
      @polatbashimran7532 Год назад

      ​@@zakariyexasan1345 zxp jabhada iyo halgankoodi intuu ku dambeeyaa!

    • @nashaadmedia9691
      @nashaadmedia9691 10 месяцев назад

      End 😂

    • @thatuv5653
      @thatuv5653 3 месяца назад +1

      well said walalo. you wrote this comment 15 years ago, I wonder if youre still active on this account, nonetheless I wish you well wherever you are in the world

  • @Zack16666
    @Zack16666 8 лет назад +8

    Ilaahow ku naxariiso Mujaahid sheekh Deeq iyo kuwii halgankii u dhintey.....isnhaa allah guul ayaan u rejeynayaa degaanka somalida galbeed.

  • @codkaxaajitvt9778
    @codkaxaajitvt9778 3 года назад +8

    2020 olf big love from mugdisho

  • @zadakabdirahman123
    @zadakabdirahman123 9 часов назад +1

    I am still watching 2024 jawxo or onlf 😢😢

  • @Maxmamed-dk8ji
    @Maxmamed-dk8ji 3 месяца назад +1

    Calankaan ma jeerto magta geesigaygoow.
    3-may-2024 jimce onlf guul iyo gobbanimo❤

  • @engqoryooley6265
    @engqoryooley6265 7 лет назад +21

    Ogadenia will be free insha allah

  • @Abufaas
    @Abufaas 16 лет назад +3

    Maansha allaah,, markan Jabhadu aad ayay fara-badan tahay
    Thanks Aar
    Dadaalka halkaa kasii wad
    Guul JWXO

  • @Biixi10
    @Biixi10 12 лет назад +5

    Markasta aan dhagaysto walaalahay halgamayaasha xaada baa i kacdo. Viva OGadenia, viva Somalia

  • @yasinsharifmaxamed5363
    @yasinsharifmaxamed5363 6 месяцев назад +1

    Ilaahay unaxariso inta dhimatey😢

  • @abdiibn-said7343
    @abdiibn-said7343 3 года назад +2

    Allahu Akbar...Inshallah one day soon Ogaden will be free and join the rest of Somalia...Amin VIVA ONLF from Puntland

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 14 лет назад +5

    they sure are freedom fighters.
    regardless of our political difference in the situations in Somalia, i don't think there are one Somali person who don't same way support ONLF.
    May Allah help your struggle against the infidels.

  • @Ambuscade92i
    @Ambuscade92i 14 лет назад +8

    ONLF Mujahideen!!! victory is coming soon insha'Allah!!!

  • @Abaasiman
    @Abaasiman 5 месяцев назад +1

    Allah ha u naxariisto koly inta meesha ka muuqata badankood way dhinteene

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi5978 Год назад +1

    Waa video dareen leh misana lexo jeclo badan iyo in wx unaga maqan yhiin kutusaya
    Gesiya
    Ragbaa Kala diray misana Marky u dhinteen
    Dib ka fur furay
    O gobonimadi intay God kurideen
    Si fol xun ethiopia u hos jooga
    ALLAH HAW NAXARIISTO INTA KU GERIYOOTAY

  • @rolio1
    @rolio1 13 лет назад +13

    Damn didn't know we were that deep! Free the OGs!!

  • @yusufcagowayne1990
    @yusufcagowayne1990 4 года назад +2

    Big respect to reer Isaaq ✊🏿✊🏿✊🏿
    Somalida inta kale wa inagumeed.

    • @reergaalkacyood541
      @reergaalkacyood541 3 года назад +1

      Qofkaan dadka xushmayn baa inagumeed ah wax magarato (free ogadenia🇸🇴)

  • @bonez8246
    @bonez8246 8 лет назад +14

    onlf fo life

  • @ssffs484
    @ssffs484 8 дней назад

    Allaha u naxariizto intii ku dhimatay 😭😭🩸🩸🩸❤️❤️

  • @AkhyarAbdinasir
    @AkhyarAbdinasir 3 дня назад +1

    Ragii rag ahaa🦁🩸❤️🫡🫶 ragii Ethiopia hurdada u diiday waligiin idiin ilaawi mayno geesiyadii noo dagalamay naftooda noo huray ogadenia ha nolaato 023/8/2024

  • @user-of3nq2er2k
    @user-of3nq2er2k 7 лет назад +8

    our heroes i swear i love you guys

  • @ina____waaberi
    @ina____waaberi 6 дней назад +1

    Yaa jooga 2024😢

  • @ismahanmohamed3627
    @ismahanmohamed3627 6 лет назад +7

    long life and independent ogaden

  • @FRENKIE-fi8sc
    @FRENKIE-fi8sc 8 дней назад

    Allah ha unaxriisto intii inaga dhimatay😢😢😢

  • @mustijamac703
    @mustijamac703 6 лет назад +4

    ONLF we love and support you

  • @axmedyousuf1650
    @axmedyousuf1650 8 лет назад +7

    allow ii kas inaa ka midnoqdo mowadiniin mujaahidiin guuuuuuul

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 5 лет назад +1

    Ilahay ha u naxariisto inti dhimatay we love you Onlf ❤️

  • @khayreOne
    @khayreOne 16 лет назад +2

    Brother Abdiyounis, you have very strong points; it is true that ONLF is not asking other clans not take a part in the struggle. On the other hand, ONLF has been shying away reaching out other tribes or communities that coexist with them. And due to that other tribes are either working with the Tigrian regime or doing nothing to support the struggle. ONLF must try to change the misperception which others believe to have against the ONLF. Together we can defeat any enemy anytime!

  • @abasali2237
    @abasali2237 7 лет назад +2

    Masha allah guuul ayn rajaynaynaa
    Onlf waa ogadenka kuwooga dhiiga leh wlhi ilaahba idin caawin doona

  • @maamebashiir6995
    @maamebashiir6995 7 лет назад +2

    axaxa Wlhi waaqiiroidoy Illahaw unaxariiso intii dhimatay intakalana guuulee onalf guuul inshaa lh

  • @aminabdullahi7212
    @aminabdullahi7212 6 месяцев назад +1

    Onlf jwxo free ❤️🔥

  • @chillmodedelux743
    @chillmodedelux743 3 года назад +1

    Ogadeen Alle ha idin la jiro waxaan idiin taeri karo ma jirto waan Wiil Cumar maxamuud ah oo Qalbiga idinkala jira

  • @5daqiiqo187
    @5daqiiqo187 3 года назад +3

    I want become a billionaire and fund that money ONLF and NFD fighters. I will sepend $ Billions to build undefeatable army.

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo2514 4 года назад +2

    We are one nation one people under God Great Somali again 2023 💙✌☝☝

  • @user-on3lu2vt8g
    @user-on3lu2vt8g 10 месяцев назад +1

    Inshallah Somali galbeed oo xor weey Imani maar aan fogeeyn inshallah inshallah inshallah 🤲

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 15 лет назад +8

    thaz soo true... from tha mountains of Jijiga to the beaches of Bossasso, to tha lakes of Garrissa.., to tha river that flows through Kismayoo we are unstoppable...
    Long Live Darood!!!

  • @alzdaking5112
    @alzdaking5112 2 года назад +5

    As an isaaq somalilander I approve this message!

  • @keewayekaask7165
    @keewayekaask7165 5 лет назад +1

    Dhiga ikacay wlh . We will come back stronger than we ever could be in shaa Allah #OneSomalia

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 16 лет назад +1

    ethiopias days are comming to an end, ogadenia will be free and this video is a prime example of how close we are to freedom.

  • @farhangalayr4014
    @farhangalayr4014 6 лет назад +2

    Video gan waa waaayowaayo iyo awoodii Olnf

  • @askardirne5367
    @askardirne5367 Год назад +2

    Who is still watching 7/11/2022
    VIV JWXO

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 6 лет назад +2

    Waaxan kasoo jeeda degaanda bari ee Somalia waxaan rajaneeya inaan walaheey somaliyeed uu gurmado InshAllah kuliyaad military ayaan kasoo baheey wakhtigaa dow oo naguu soo fodleeh ayaan adaa ogadenia ino soo duceeye anigaa iyo walalaha kale oo dalka danta diinta difacaayaa mahadsadiin.
    Baaqayguu waa: Somaliyeey midowba xidiid aan wadaa naheyy

    • @drqeyria8874
      @drqeyria8874 2 года назад

      Man can you hear me 🇸🇴✊🏿

  • @khayreOne
    @khayreOne 16 лет назад +2

    Greater Somali State cannot be rebirth without the liberation of Western Somali (Ogadenia), NFD. We, Somalis should be proud and follow the feet steps of these brave young men and woman. This not about Ogaden as a clan, although we must acknowledge that those who are fighting the freedom and the independence of this region are from one tribe or less. (Continue...)

  • @Suhyb570
    @Suhyb570 8 лет назад +4

    mashallah long life onlf libaaxayada galbeed

  • @user-xb8dv8vw9m
    @user-xb8dv8vw9m 6 месяцев назад

    Halgamayaashii soomaaliyeed Janada Alle ha geeyo intii ku jihaadey , dhalinteena manta joogta aynu isku diyaarino xoreynta iyo isku keenida somaaaaaaali weeeeeeeyn inzha Allah 🇸🇴

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 3 года назад +2

    My Brothers ONLF (Aarikii Libaaxa) Hurday baa Soo toosay Meel an Fogayna ka So Guuxaaya ku Bisharaysta Ciidanka Xooga Dalka Somaliyed Is Back really is back.
    Cadawga Fadhi uma yaalo kenyatigu way Dareemeen Durba Ethiopianku se wa war moog

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 7 месяцев назад +1

    Dhiiga igu jira onlf🩸😭🦁

  • @absh.ibrahin1030
    @absh.ibrahin1030 2 года назад

    Allahu akbar
    Allaah ha,unaxaristo dhamaantod inta SHIHIDAY iyo inta dhawaca ama nagoday allah cimtigoda hadheereyo
    Guuul iyo gobonimo

  • @darpa2226
    @darpa2226 3 года назад +2

    I found this in my old playlist from 12 years ago.

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 Год назад +1

    Onlf waxaa badan ban ka xasusta anigo baadiyo itobiya ah jooga meel wardheer u dhoow bay maalin nogu qabteen 2007 baa igu dambesay inaa arko 😢😢😢😢😢

  • @mohamedyusuf6159
    @mohamedyusuf6159 4 года назад

    Wlhi mujaahidiin dhbtaa ragaan ahaayeen
    Waan qiiroodaa waan jiriiricoodaa markaan daawado muuqaaladooda
    Haddaan jaanis u heli lahaa oo aan deegaankaas kusoo barbaari lahaa wlhi inaa ku biiiri lahaa
    Insh ALLAH somali galbeed mar uun waa xoroobi

  • @najahcali91
    @najahcali91 7 лет назад +6

    ❤ guul jowxo

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 4 года назад +1

    Waa maalinki igu horeysay een heeskan maqlo kadib maan maqal cawa igu horeyso oo halganki majara habaabay wixiba habashi wada noqden allaw alle

  • @khayreOne
    @khayreOne 16 лет назад +1

    Abdiyounis, We need a fresh new leadership which will explore new ideas, new prattle field tactics, organize massif international, national, and local public awareness and finally unite us under our common goods, so we can share the pain and the joy of freedom, justice, equality and prosperity.

  • @cocotheofficial5023
    @cocotheofficial5023 2 года назад +1

    This really got me emotional ya allah protect my people from the evil ones 🩸🩸🩸

  • @8Einfach
    @8Einfach 14 лет назад +1

    walaal wlhi waan idin hiilin doonaa aan soo dhameysano jaamacada wax baa is badali doono insha allah

  • @ramloahmed3712
    @ramloahmed3712 6 лет назад +2

    Guuleyso.walaalayaal.wadaniyaasha dhabtaa.

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 лет назад +4

    If you dnt know somali. .. U watching him in this video. .. U walk in the wrong Land Absynia. .. Land of the somali

    • @realdjiboutiano1208
      @realdjiboutiano1208 5 лет назад +1

      Yes i know brother even paradis is somali land we know thank but in your information all those guy are in prison

    • @demagoog3641
      @demagoog3641 2 года назад

      @@realdjiboutiano1208 paradise is indeed Somali land because we’re Muslims and for your information those guys are reserve and living their best lives in Ogaden!

  • @bilisobarkhad4482
    @bilisobarkhad4482 6 лет назад +3

    guul iyo gobanimo inshallah

  • @hamdagurhan9949
    @hamdagurhan9949 10 лет назад +2

    Maashaa allaah guul iyo gobanimo all Ogaden

  • @tyshiokills5517
    @tyshiokills5517 6 лет назад +5

    Long Live Ogaden

  • @mohamedabdi4497
    @mohamedabdi4497 6 лет назад

    Allow u naxariiso
    halyeeyadii Ku shahiiday
    Dagaaladii qaraaraa
    wallee waan hubaa in ay axmaar hilib qeyriin laqsiiyeen

  • @user-ce7zj8bs5z
    @user-ce7zj8bs5z 10 месяцев назад +1

    Ilahay haunaxisto intee halkanga kudhimatay

  • @gwbk1
    @gwbk1 15 лет назад

    Alleelahay bagaa laysu dilay, Daahiroow sabanka
    Xidid loo daryeeliyo bagaa, darajo loo waayey
    Dagaal aan qarsoonayn bagaa, loogu kala duugay
    Bagaa Dir iyo Daaroodba, qiiqu uga duulay

  • @badramuuse6073
    @badramuuse6073 7 лет назад +1

    dalshisheye diidny
    guul guul
    somalia masha Allah

  • @lolkom1
    @lolkom1 15 лет назад +3

    walahi waa raga kaleya ee soomaali dhalad ka haray

  • @ahmedabdulkadir3151
    @ahmedabdulkadir3151 4 года назад +1

    Hadafkeedii Waa Lagu ciyaaray Rag baana Amxaaro gacanta U galiyy

  • @MESUT188
    @MESUT188 5 месяцев назад

    ONLF Rabi ha idiin raxmaado halgamayaashjj

  • @khadarhuss3in
    @khadarhuss3in 5 лет назад

    Wlh hees gubaabo tan ugu fiican weye Allah ha dhawro geesiyaasha

  • @shakurr19
    @shakurr19 13 лет назад +1

    cidamada joogta culus of ogadenia, manshalah, iam planing some thing big to help this men, inshalah.

  • @taher2j978
    @taher2j978 9 лет назад

    Maanshaa Alaah, Maanshaa Alaah, waa danab yadii jowxo, isha baxarka, kanaxow nafta waa!

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale 14 лет назад +2

    insha Allah Amiin, keep the strong hope alive fam... Ogaden will be free from ethiopian semitic habesha cowards....

  • @ysh2293
    @ysh2293 6 лет назад +5

    Dalkaa hooyo inaagaleh guulaysta waaliigin

  • @amiintyga-s8i
    @amiintyga-s8i 8 дней назад

    Intii dhimatay ala ha u naxariisto 😢

  • @MohamedAhmed-qm7fc
    @MohamedAhmed-qm7fc 3 года назад +1

    One day they will be free inshallah. The Ethiopian government is a murderer.😭😭😭