#GABADHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Waa Tallaabooyinkii Aad Kunoqon Lahayd GABADHA Ugu Farxada Baddan Adduunka Oo Dhan! Sidii Aad Ugu GUULEYSAN Lahayd NOLOSHA. Sidii Aad U dhigi Lahayd Magacaaga Adduunkan?

Комментарии • 215

  • @canabnuur2058
    @canabnuur2058 8 лет назад +1

    jazakumullahu khayr walal illahay haku danbi dhaafo idiyo walidintaba akhiro iyo adunnba illahay haku xifdiyo illahay jannada haku geeyo dunnidana farxad waarta illahay Hakusiyo wall

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 8 лет назад +1

    Mahadsanid👍👍💚💚💚💜💙💙
    Walaal jiro. Nolosha maaha (ilmo dhalid iyo cunto siintooda iyo guriga in aad u xaaqdo) Ee waxaan nahay Xiddigo Qaali ah.💪💪💪💪☆☆☆☆

  • @Asli256
    @Asli256 7 лет назад +5

    wlhi barigii hore isma lahyn xata wad la qabsanysa wayo anigu carabida ayan jeclahy dhiiri galinta in a an ku daawado lkn marka dhowr goor dhadhafy vedioyadada ayan la qabsady waxanan gadhy heer an kuwaga uun dawado mansha allah wll alle ha ka abaal mariyo 😍😍😍

  • @sumayoabdisalan7499
    @sumayoabdisalan7499 5 лет назад +1

    Jazza ka allh You are soo wenderful mY brother i appraciate that advace💕

  • @saraawad7006
    @saraawad7006 8 лет назад

    Walaalkey jazaakalaahu khayr .wxtarkaga muhiimka ah aad ayaad kaga mahad celinayaa oo waliba nolashayadoo oo dhan toosinaysa .allaha haynagu anfaco oo hanaga kuwa mireheedda gurta.

  • @xafsocraxmaan4986
    @xafsocraxmaan4986 7 лет назад +3

    masha alah walalkey .jazaaka laah kheer aad an uga helay talooyinkaaga.alaha Ku xifdiyo

  • @keyfabdikadir5075
    @keyfabdikadir5075 7 лет назад +2

    Masha allaah jazaaka allaahu kheyraa wlhi waan jeclahay dhirigalintada qiimaha badan allaah ajar iyo xasanaad haka siiyo wll ayub sakiin 👈

  • @user-jx1wh5mw5u
    @user-jx1wh5mw5u 8 лет назад +7

    sax waye hadalkada walakeyna qaliga ah wad ku mahadsantahy wax walbo oo ad noshegeyso marka abalkeda waxa ku abal gudi karo Allah subaxanh inshallah
    اللّٰه يحفطك من كل شر ان شاء اللّٰه يا يوسف سكين

  • @amalxusen2179
    @amalxusen2179 7 лет назад +3

    maasho Allah ayuub alle miisaanka xasanaadka ha kuugu darro waa talooyin dhaxal gal ah

  • @naatakar5839
    @naatakar5839 8 лет назад

    jazaakallh kheyr wllo sidaa noo dhiiragalinayso oo noola jeceshahy wnga sdaas oo kle Allah hakuula jeclaado wnga farxada aduun iyo aakhiro allaha kuugu raxmado wllo

  • @zahraabdulkadir9358
    @zahraabdulkadir9358 7 лет назад +1

    Mshllh wlhi fikradeda kahdshey san an jeclhe inan ufikiro marwalbo shukran aqii allah yaxfadhak

  • @deeqocabdi8
    @deeqocabdi8 4 года назад

    Maasha allah mahadsanid macalim ayuub xafida hullaaah

  • @raxmocabdullahi5697
    @raxmocabdullahi5697 8 лет назад +2

    jezakalaah qey walaalkay qeyr badan alaha ku siiyo sidaa mar walbo talada fiican aa na siusa

  • @rafil489
    @rafil489 8 лет назад +1

    thank you wll wlhi kuma ilaawi doono nolosha guulaheeda ayaad ibartay ilaahay haku dhowro

  • @hibicdey9948
    @hibicdey9948 7 лет назад +1

    masha Allah wall ajir iyo xasanaad rabi hakaasiiyo sida adnoodhuri galisid amin

  • @muniirasharaf284
    @muniirasharaf284 7 лет назад +14

    maansha alllah ayuub kama caajisaayo fiidiyoowyadaada wlhi sbaabtu tahy waxaad idareenaiisay awoodaydaa mahdsanid mahdsanid ma aqaano waxan kudhaho

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Год назад

    Mahadsanid sxb nolosha ustaad Ayuub yuusuf sakiin🙏💯🥰

  • @hudacabdi4881
    @hudacabdi4881 8 лет назад +2

    masha Allah waa talooyin qiime badan جزاك الله خيرا

  • @naimayousuf358
    @naimayousuf358 5 лет назад

    jazakalah khyr wll ayuub
    si jooogta ah wxd u bedesha noloshayda , qof si caqliyaysan u fikiraya bad tahy Allah haku sharfo wll.

  • @wardatuljanahyusuf9974
    @wardatuljanahyusuf9974 8 лет назад

    asc wr wbt jasaakalaah khayran akhii sidaad khayr ka noolajeceshahay alaah kuujeclaado fiduniyaa wal aakhira

  • @fatimabeyle9133
    @fatimabeyle9133 3 года назад

    Thanks Ayuub Yuusuf Sakiin ustaad aan taageero

  • @maandeeqiimaandhaqane3509
    @maandeeqiimaandhaqane3509 6 лет назад

    Masha Allah wllo qaali waad mahadsan tahay Ale ha ku waayo waad na dhiirigalisay

  • @rodaabdirahman1496
    @rodaabdirahman1496 6 лет назад

    Jazakallaah kheyran ustaad

  • @sadiahassan2543
    @sadiahassan2543 4 года назад +1

    جزاك الله خير

  • @rayaanaxmed4501
    @rayaanaxmed4501 4 года назад

    Ayuub alle awlad bari ah haku siiyo. Cimri dheer iyo cibaado suuuban

  • @dareenkabulshadatv263
    @dareenkabulshadatv263 7 лет назад +2

    Thank uuu wll Ayuub

  • @iidjaamac9593
    @iidjaamac9593 8 лет назад

    Jazakalaah wlkey ilaahay hakaa abaal mariyo hadalada wanaagsan iyo sheekadan qurxoon

  • @MrJanalle
    @MrJanalle 8 лет назад

    mahadsanid walaal maasha alaah tabaaraka allah

  • @deeqafaarax7021
    @deeqafaarax7021 7 лет назад

    shukran walalkey mahadsanid

  • @nimcaaa3004
    @nimcaaa3004 8 лет назад +2

    masha allah جزاك الله خيرا

  • @kheirjecels509
    @kheirjecels509 7 лет назад +1

    Jazakalahu kheyra vedioyada dhirigelinta leh wlalky

  • @foziamohamed5480
    @foziamohamed5480 8 лет назад +2

    thanks bro

  • @iskaadkowwalal5144
    @iskaadkowwalal5144 8 лет назад

    Jazakalaah qeer walaakey shukran

  • @muhiimayousof6757
    @muhiimayousof6757 6 лет назад

    Masha allh ayuub yusuf sakiin aad ayad u mahadsantay

  • @hodmancadceed3266
    @hodmancadceed3266 7 лет назад +2

    masha Allah
    farxadu waa muhiiim

  • @hassanhafsaa8714
    @hassanhafsaa8714 8 лет назад

    mahadsanid Ina ader

  • @saidaainichanel7928
    @saidaainichanel7928 7 лет назад +1

    MashAllah, where in the world do you live??walaalo ,u can be a great teacher

  • @ilhaanosman7746
    @ilhaanosman7746 7 лет назад +1

    Mansha Allah aad iyo aad ayaad kuugu mahad celinaa Ayuub suyuf sakiin

  • @farhiya9221
    @farhiya9221 8 лет назад

    Jazakallah khayr walal

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370
    @xilojanoqaranjecelqabyaadd370 7 лет назад +1

    mashaa Allhu mucalinkygii nolosha ii iftiimiyoow Allh ku xifdiyo ayuub

  • @luckymohamed3281
    @luckymohamed3281 6 лет назад

    mansha allah yusuf sakiin illhy haku xiftiyo waxad nasiisaa dhiri geline illhy cilmigaga hakuu siyadiyo anagana illhy hanaga dhigo kuwii wax ku qaata

  • @ruweydamohamed9763
    @ruweydamohamed9763 8 лет назад

    Masha Allah jazakallahu filjanah Wa hadyad ad u qali ah wan ka gudomay

  • @faadumafaaduma6014
    @faadumafaaduma6014 8 лет назад

    maashallaah markaan dhegeeysanayo waxaad u ma maleeysaa inaad ani aad iga hadleeyso qeer aad umataada u soo jeedisay mid la mid ah alle ha ku siiyo aamiin walaal

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 лет назад +1

    Shukran wall jazakallahu kheyr

  • @mimidiri3423
    @mimidiri3423 8 лет назад

    Masha Allah my brother thank you and may Allah bless you

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 8 лет назад

    Maasha alaaaah hbyar jzkheryan ilaaheey hanoo kaaya daayo sei grande

    • @laylacabdi9638
      @laylacabdi9638 8 лет назад

      👍👍👍👍👍❤❤💚💛💜💙💪

  • @nimcoali7560
    @nimcoali7560 8 лет назад +1

    masha allah thnxs wllo

  • @balqisoabdulahi7725
    @balqisoabdulahi7725 8 лет назад

    maa shaa allah jazakallahu kheyran brother mahadsanid 👍😍

  • @istarxasan2772
    @istarxasan2772 6 лет назад

    Masha allah waa taloyin fican allah ajar ha ka siyo

  • @hamdamahmudahmed1150
    @hamdamahmudahmed1150 7 лет назад +1

    Mahadsanid.

  • @haniahmed1332
    @haniahmed1332 6 лет назад

    Masha allaah jizaakallaah

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 7 лет назад +1

    masha allah allah barakeyo wlalken ayuub yuusuf

  • @shukrimaxamed1870
    @shukrimaxamed1870 6 лет назад

    Mashaa Allah Allah haku xafido wllky waan kaa faiday runtii

  • @HighSelfEsteemGirl
    @HighSelfEsteemGirl 8 лет назад

    Masha Allah

  • @saidaabdi8053
    @saidaabdi8053 7 лет назад +1

    Thnks bro masha allaha Ku xafido

  • @hodanilovekirshmamuse9006
    @hodanilovekirshmamuse9006 7 лет назад +1

    Thanks bro Alh keep you insha Alh

  • @najaxaxmed1591
    @najaxaxmed1591 6 лет назад

    mansh allah ayuub waad idhirigalisay mahadsanid wll

  • @ifrahifka3048
    @ifrahifka3048 8 лет назад

    shukran akhi

  • @maryanmohammed335
    @maryanmohammed335 8 лет назад +1

    JazakAllah

  • @amaalahmed4638
    @amaalahmed4638 6 лет назад

    manshaa alla wll yusuf dhiirigilye dhalintu jeceshy ayaad thy rabi haku jeclaado

  • @faizaaxm3d163
    @faizaaxm3d163 5 лет назад

    Shukran walal

  • @myqueenamaalcdy5383
    @myqueenamaalcdy5383 6 лет назад

    Mshllh shukran wll 👏👏👏

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan113 7 лет назад +3

    masha allaaah waano wacku ool ah allaha ku xafido walaal

  • @akmartusbah9594
    @akmartusbah9594 8 лет назад +2

    waaaw....shukran

  • @fardowsohassan4668
    @fardowsohassan4668 6 лет назад

    mahadsanid wllkay ajar allahakqsiyo

  • @abaxmire453
    @abaxmire453 7 лет назад +2

    shukran walalkey qali rabi ha ku xifdiyo

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 8 лет назад

    alla yahfid jazakalahu khayraa walal

  • @farisadan2078
    @farisadan2078 7 лет назад +1

    Asc waad kumahat San tahay waanada quruxda badan Iyo dhiirigalinta insha allah waan qadanayaa insha allah baarakallah ayub

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 8 лет назад

    masha alaah Ilaahey haka abaalmriyo.

  • @Ayanahmedmihamed4343
    @Ayanahmedmihamed4343 7 лет назад +2

    ASC walaal yusuf sakiin waaan jeclahay vidio yadaada waxaad tahay nin wanaagsan bulshadana wax wayn u soo kordhiyey alla ha ku xifdiyo

  • @caaishocabdulle7429
    @caaishocabdulle7429 7 лет назад +1

    masha ALLAH gulayso aduunka iyo Akhiiroba wllky mcn

  • @SnAynle
    @SnAynle 8 лет назад

    Mnsha allh walal ayub

  • @azhaarazhaar9610
    @azhaarazhaar9610 8 лет назад

    ماشاالله ماشاالله
    شكرا ألف مره يا أخي في الله
    يحبك الله كما تحب أخوانك وأخواتك مسلمين

  • @suubansuuban9262
    @suubansuuban9262 7 лет назад +1

    Masha alllh wllkeyga mhdsaniiid alle haku dhwro

  • @najmahappy2136
    @najmahappy2136 6 лет назад +1

    Shukran wall qaali ilahay haku dhowro

  • @ifraxawnoor391
    @ifraxawnoor391 8 лет назад +1

    maanzhallh ayuub yuusuf sakiin ilaahay hakuu barakeeyo

  • @samsamamin9890
    @samsamamin9890 7 лет назад +1

    shukran Akhii wax badan ayaa ka faaiiday

  • @user-ei4oh1kt8r
    @user-ei4oh1kt8r 7 лет назад +1

    maasha allaah waxaa tahay nin fiican oo jecel inuu kordhiyo aqoonta walaalahaa mahadsanid

  • @samiyayusuf6845
    @samiyayusuf6845 8 лет назад +1

    shukran akhii masha allah ☺☺

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 8 лет назад +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا أيوب.

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 5 лет назад

    Insha allah

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 лет назад +2

    Mansha Allahu kheyr

  • @absiyemahamud7440
    @absiyemahamud7440 7 лет назад +1

    masha Allah walal jazakalahu kheir

  • @nasteexoaxmed4012
    @nasteexoaxmed4012 8 лет назад

    masha allah waxaadtahay walaal qalbi fican nalana jecelwaga oo aan talooyinkiisa kuqabawno kuna meek marno aad baad umahadsantay wll jasaakalaah khayr

  • @ifrahnoorifrah8927
    @ifrahnoorifrah8927 8 лет назад +1

    Mash allah jazakalah khery

  • @user-hg8gy5wk2d
    @user-hg8gy5wk2d 5 месяцев назад

    Baraka lahu lakum

  • @queenali7192
    @queenali7192 7 лет назад +1

    mnsha allh wlhy abwe ani adaaba kugu hystaaa

  • @fadumohassan6642
    @fadumohassan6642 8 лет назад +1

    well recieved walalm thanks for superb vedio

  • @hunnybella7651
    @hunnybella7651 8 лет назад

    thnk u sidaa farxad nola jeclatay wlky ilahay faraxada ha kula jeclaado

  • @jannah6711
    @jannah6711 6 лет назад +1

    Aboowo masha allah allaha ku xifdiyo Aamiin.

  • @fartuunelmi898
    @fartuunelmi898 7 лет назад +1

    jzklah khyr akhii

  • @nasiimbinturashiid3274
    @nasiimbinturashiid3274 6 лет назад

    masha allah

  • @khadiijaumuabraar1737
    @khadiijaumuabraar1737 8 лет назад +1

    allah hakubarakeyo walal shukran guleeyso waligaa

  • @user-mj9ez9uk8p
    @user-mj9ez9uk8p 4 года назад

    Thnks my teacher

  • @xamdiahmed1506
    @xamdiahmed1506 7 лет назад +1

    mansha Allah wll Allah haku barakeyo

  • @saafimaxamedyuusuf2028
    @saafimaxamedyuusuf2028 6 лет назад

    Maansha allah

  • @seehamali294
    @seehamali294 8 лет назад +5

    Allah ku xafido wllo jazkallah talo wangsan

  • @qadan456xabiibi9
    @qadan456xabiibi9 7 лет назад +1

    jasaka'allah khayran

  • @ruuxi-84
    @ruuxi-84 8 лет назад

    mashaa aallaaah

  • @farhiyoabdiali1322
    @farhiyoabdiali1322 7 лет назад +1

    Acs walaalkey waad mahdasantahay wax wanaagsan baad noo sheetay wax kawanaagsan ilaahay hakugu bedolo amiin