Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mahadsanid walaal axmed balse dadkeena wayba ku adagtahay deganaantu iyo ilmo u dhimrintuWaayo waaqicii aynu kusoo koray ayaaWeli saamayntiisa inaga muuqataaAllaah ha inoo sahlo arinta caruurtu waa waxa inoogu muhiimsanWlhi waan ku dedaalaa 4 ilmood baa ii jooga 90%keli ayaan ku ahay allaah ha inoo xafido mahadsanid walaal baraarujinta
Waxaad nala wadaagtay arin wanaagsan walaal mahadsanid ilaahay ha inaga dhigo kuwa siwaanaagsan u daryeela oo sifiican u Koriya caruurta.❤
Maxaa la samaynayaa naagta somalida ah iyo ninka somaliga ah iyagaa negative ka samaysay khaasatan naagaha somalidu wax ma maqlaan ixtiraam na mayaqaanaan 90%
Mahadsanid walaal axmed balse dadkeena wayba ku adagtahay deganaantu iyo ilmo u dhimrintu
Waayo waaqicii aynu kusoo koray ayaa
Weli saamayntiisa inaga muuqataa
Allaah ha inoo sahlo arinta caruurtu waa waxa inoogu muhiimsan
Wlhi waan ku dedaalaa 4 ilmood baa ii jooga 90%keli ayaan ku ahay allaah ha inoo xafido mahadsanid walaal baraarujinta