Waa gunaandkii iyo gabagabdii waana kama danbaystii !! Qisooyin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 62

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 лет назад +13

    allow dunuubtayada anaga iyo inta muslimiinta ahba nooga danbi dhaafo.

  • @umumaida5085
    @umumaida5085 8 лет назад +3

    Masha Allah tabarakallah sheikh qisoyin mcn ayaad nosogudbisa illahayow kheyr hakusiyo nosoo badi qisaska insha Allah

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 7 лет назад +2

    Ilaahay haku xifdiyo adiga ehelkaaga iyo anaga dhamaan muslimiintoo dhan

  • @sabarinmahadaxmad5084
    @sabarinmahadaxmad5084 3 года назад +2

    Aamiin

  • @abdullahibulhan9050
    @abdullahibulhan9050 8 лет назад +6

    sxb ilahy haku xifdiyo ha jojin qisoyinka wlhy waan la socda qisoyinka ka shekeyso

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 лет назад +6

    khatumu wa naksan allaha nasiiyo allaahuma aamiin yaarabi

  • @alimahamud7200
    @alimahamud7200 5 лет назад

    Masha allah ilaahey haku xafido wax badan baan kaafaaidney jasaakalaahu qeyra

  • @adoontiiallah1992
    @adoontiiallah1992 8 лет назад +1

    jazakallahu khery akhiii filaahi alle ha no ka daayo adun iyo aqirabo jannad raxman allah kugu bishariiyo adigà iyo inta islam ah insha alllh 💙💙💙❤💕💕

  • @ummumohamedsweeties3875
    @ummumohamedsweeties3875 8 лет назад +3

    jazaaka laahu khayr jazaa my dear xaaji

  • @shaqofamilychannel3043
    @shaqofamilychannel3043 8 лет назад +9

    kheyr farabadan allaha kusiiyo wll maanshaa allaah illaahoow xaqa nagusug akhii filaah noosoo badi qisooyinka xasanaad badan allaha kusiiyo

  • @mahamuudali1765
    @mahamuudali1765 8 лет назад +5

    ajir iyo xasanaad allaha kaasiiyo akhii gaaldiid

  • @maryandahir3301
    @maryandahir3301 8 лет назад +3

    manshallah Allah hakuxifdiyo

  • @ummumohamedsweeties3875
    @ummumohamedsweeties3875 8 лет назад +3

    allaw khatumada khayr nogu khatim

  • @saraabdi2538
    @saraabdi2538 4 года назад +1

    Jazakalahu kheyr macalin

  • @dekoabdoukasim5933
    @dekoabdoukasim5933 8 лет назад +4

    waxaa jeceshahay illah hakosiiyo jasaka llahakhera walaal

  • @8987-s8v
    @8987-s8v 7 лет назад +1

    Jazakallah sh oogle illahay haka abaalmariyo

  • @ahmedsheikh4749
    @ahmedsheikh4749 7 лет назад +4

    khatumada allaha noo hagajiyain

  • @dhladkasomaliland6858
    @dhladkasomaliland6858 6 лет назад +1

    asc jasaaka alaah mashaa alaah sheekh c/ asiis/ oogle

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 8 лет назад +3

    Shukran wallkey gaaldiid sodhawoow

  • @hanihudaaa8635
    @hanihudaaa8635 8 лет назад +6

    jasaakalaah wan ku lasoconaaa

  • @nagaadcaliosman6758
    @nagaadcaliosman6758 7 лет назад +1

    Jasakallahu khayran jasaa

  • @فارسالدينأباسعد
    @فارسالدينأباسعد 4 года назад

    جزاك الله خيرا وأجزل ثوابك 🤲🤲

  • @fartuunmohamud3279
    @fartuunmohamud3279 8 лет назад +4

    akhi hanaga joojinin wlhi aad ayaan uga faidaysanay

  • @linaabdoulkarim8206
    @linaabdoulkarim8206 4 года назад

    Alahu akbar alahu akbar subxanalah

  • @umumaida5085
    @umumaida5085 8 лет назад +1

    Masha Allah jazakallah kheyr walal illahey hakuxafido

    • @fardowsaali5183
      @fardowsaali5183 6 лет назад

      Masha Allah jasakallah kher walalo illahey hakuxifdyo Aamiin

  • @dekoabdoukasim5933
    @dekoabdoukasim5933 8 лет назад +3

    Merci shukaran

  • @gooyegooye3499
    @gooyegooye3499 6 лет назад

    Ilahow khaatumada khayr nooguh khatum👐

  • @muqtaarsiciid3401
    @muqtaarsiciid3401 6 лет назад

    Jasaaaakallaaaaaah sh msha alh

  • @aniisoabdi2394
    @aniisoabdi2394 5 лет назад

    Ilaahay kheer haku siiyo sheekhoow

  • @abdirahmanmohamed1346
    @abdirahmanmohamed1346 7 лет назад +1

    jasakallahu khayran jasaa

  • @linaabdoulkarim8206
    @linaabdoulkarim8206 4 года назад

    Masha alaha jizakalah xafidulah

  • @hamdihassan346
    @hamdihassan346 5 лет назад

    Aamiin Yaa Sllsh Yaa Rahmaan Yaa Rahiim

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 7 лет назад +1

    Asc Maansha alaah shiiqoow

  • @aminayusufmahamoud3011
    @aminayusufmahamoud3011 4 года назад

    Ilaahey malintayad maalin kheyr qabta nooga dhig

  • @hssu1251
    @hssu1251 4 года назад

    Yaa allaah

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 лет назад +3

    subxanallaah

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi7381 6 лет назад

    Rabi jidka tosan ha nugu hanuniyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdiguled3193
    @hamdiguled3193 7 лет назад +1

    maansha allah

  • @baabka3baabka89
    @baabka3baabka89 8 лет назад +4

    asc wll fadlan hana joojinina qisoyinka

  • @hamsearnav1258
    @hamsearnav1258 4 года назад

    Allahayoow dunuubtayada hanooqaban

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 лет назад +2

    alaahuma amiin

  • @princemuscab1276
    @princemuscab1276 7 лет назад +13

    wll ajir xasanaad allah kasiiyo qiso yar anigu barigeygii hore waxaan nin taariku saaalad wllkeygana wuxuu sheikh waxaana ku wada noolen guri qura marwalabana wuu i wacdin jiray lkn dhag uma dhigi jirin waxaa idhibi jirtay slada subax marku tukanayo sanad kadib waxaan imaday qurbaha mudo lix bilood markan joogo hbn habenada kamida ad ayan uxanun saday xanunkas oo ah mid an waligey an arag wansexday hbn kii wan riyooday waxana ku riyooday anigu sualaha qabriga la iwaydiinayo oo na uga jawab sidii saxda ah subxana allah anigoo ad u ooman ayan halmar kasoobaday riyada wan qumeystay waxaana dukay saldii subax xiligii wixii kadabenyay waxan noqday nin salada ku wngsan waliba salada sobax hurda iga tag xiliga ay soo dhawato subxan llaah lkn kahor inta ah igu dhicin qisadan waxaan ahaa nin bari u ah walid kiisa plz waxaan idin ku wninayaa walidiinta in bari loo noqdo slatdana an laga tagin oo waqtigeededa lagu tukao

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  7 лет назад +5

      MaashAllaaah, Ilaahaybaa mahad iska leh kusoo hanuuniyey, Alxamdulilaah wallahi waa qiso lagu cibro qaato. MaashAllah, Rabi hakugu sugo adiga iyo anagaba dariiqa xaqa ah, hana kuu danbi dhaafo adiga iyo waalidkaaba. jazakAllah Khayran''

    • @princemuscab1276
      @princemuscab1276 7 лет назад

      gaaldiid gaaldiid amiin wll

    • @zadamhusseen1763
      @zadamhusseen1763 7 лет назад +1

      ma sha allah

    • @8987-s8v
      @8987-s8v 7 лет назад

      prince muscab
      Mnsha allah illahayba mahada iska leh

    • @amiinfarax4944
      @amiinfarax4944 5 лет назад

      Mnzha Allah

  • @godisgodis1137
    @godisgodis1137 6 лет назад

    Aamiin Yaa Rabbi

  • @idrishaji9437
    @idrishaji9437 8 лет назад

    Masha allh

  • @himolucky9462
    @himolucky9462 8 лет назад +4

    asc mahadsanid walaal

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 лет назад +4

    talow kaa ama taa dislike saartey muuqaalkan dayibka ah ma munaafaq baa ama ma munaafaqad baa mise waa gaal ama gaalad walciyaadu bilaah.

    • @princemuscab1276
      @princemuscab1276 7 лет назад +1

      Azl Mcl waa itoobiyan an waxba fahan sanen

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +1

      Abdinasir abdilahi laga yaaba.