SICIID QALINLE DABEYLAHA ROGMANAYEE OFFICIAL VIDEO 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

Комментарии • 87

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 месяцев назад +5

    00:01 Dabaylaha rogmanayee
    00:01 00:01 Laamaha ruxmanayee
    00:01 Reexaanta Sidda Rucladiyo
    00:01 dadkaa wada roorayee
    00:01 Rayyn rayynta wadda
    00:01 Raynkay kacshee rugta
    00:01 Loo socdaa Ma halkaan
    00:01 Rabbaa ma raskaan Ducada
    00:01 Ducada ducada RABBI
    00:01 Uga baryaa Ma Jacayl rasmiya
    00:01 Baa ma kalgacal Rumoobaa
    00:01 Ma rugtaad deggaseed
    00:01 Ruqiyay Lahaydbaa Ruqiyay
    00:01 La haydbaa RISSIQ iyo caruur
    00:01 Rays iyo nagaad raka diintu Taal.
    00:01 Roonaha ILLAAH raxmad iyo
    00:01 Wanaag haydiin raaracshee
    00:01 Rays khayrle noqooooooooo.
    00:01 Dabaylaha rogmanayee
    00:01 Laamaha ruxmanayeee
    00:01 Reexaanta Sidda aaaaa
    00:01 Rucladdiyo dadkaaaaaa
    00:01 Wadda roorrayeeeeeee
    00:01 Rayn raynta wadda aaa
    00:01 Raynkay kacsheeeeee
    00:01 Rugta Loo socddaaaa
    00:01 Ma halkaan rabbbaaa
    00:01 Ma raskaan ducaddaa
    00:01 Ducadda Ducadda aa
    00:01 RABBI uga baryaaaaa
    00:01 Ma jacayl rasmiya baa
    00:01 Ma kalgacal rumoobaa
    00:01 Ma rugtaad dagayseed
    00:01 Ruqiyaay Lahaydbaaa
    00:01 Ruqiyay Lahaydbaaaa
    00:01 Risiq iyo CARUUUUUR
    00:01 Rays iyo naggaaaaaad
    00:01 Rakka diintu Taaaaaal
    00:01 Roonaha ILLAAAAAH
    00:01 Raxmad iyo wanaaaag
    00:01 Haydiin raaracsheeee
    00:01 RAYS Khayle noqooo.

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 2 месяца назад +1

    Inta 2024 dib usoo xasuusatay miraha music io codkaan mcnta badan ❤

  • @faizaereg4574
    @faizaereg4574 3 года назад +24

    Ninki siciid qalinle wa yara naxee mashallah legend

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 2 года назад +1

      Hhh iskaabulo ayuu Ka baxay

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 года назад +1

      @@abshirpepe4130 🤣🤣🤣🤣🤣👍

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 года назад +10

    Masha allah Quruxlow allahay ilxun kuma tuso Cimri dheer iyo caafimaadna iyo deeqna ku sii aamiin 🤲🤲🤲🤲 ❤️❤️❤️❤️💪💪💪

  • @assalqueen3387
    @assalqueen3387 3 года назад +9

    Xasan waad soo dhaweysay allaha kuxafido baladkii barwaqada muqdisho ayaan salaama kaasoo leyhay xasan yare

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +9

    Siciid Qalinley deep exciting voice well projected and enjoyable to listen to wonderful

  • @quruxbadan3776
    @quruxbadan3776 Год назад +4

    17/1/2023🖤🫂
    Dabaylaha rogmanayee laamaha ruxmanayee reexaanta sidoo
    Rucladiyo dadkaa wada roorayee
    Raynraynta wadaa🌏♥️💯

  • @abdisamadhussein5661
    @abdisamadhussein5661 3 года назад +5

    Waa la yaabaya digaale yare sxb maalin wanaagsan ayey ahayd maalintaasi sxb

  • @awpakar1439
    @awpakar1439 3 года назад +4

    OdeyGu wuu naxeee👊

  • @heegoproduction7467
    @heegoproduction7467 3 года назад +8

    Rag culusbaa heestaa ku nuuxnuuxsaday
    Qalinle and digaale
    Keep going

  • @husseinmohamud4187
    @husseinmohamud4187 3 года назад +2

    Waaw legend samater sooxasuustay wlhi masha allah waa ragu fanka ubaahan yhy xasuusahana dib inlo nooqleeyo waay wngsnthy saciid qalinle fananka aan tageero nolw wll

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 года назад +3

    Masha allaah boqorka codka ee da’da yar 👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asiisaabdirahman5245
    @asiisaabdirahman5245 3 года назад +4

    We we siciid abdirisaaq qalinle best fanan ♥️♥️💯💯

  • @kingraprti9458
    @kingraprti9458 2 года назад +1

    Walaahi kal iyo u jeclahay heesaha uu dib qaado Al fanaan siciid qlinle

  • @yazzeinapdiqaniyazzein3706
    @yazzeinapdiqaniyazzein3706 2 года назад +2

    Heestan caydarus Azonto Hooyadii aya loQaday
    RuQiya cali Qalif. Ex ahmed guray uunba
    Garan kara ☝️

  • @galadxassa4922
    @galadxassa4922 2 года назад +1

    2022 aaan dhageysanooya wlahi waaa waaalan rapaa heesta another level wye

  • @kaarinafiidow8459
    @kaarinafiidow8459 3 года назад +4

    New xasan aadan samatar lgnd is alwys lgnd❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 года назад +7

    siciid sow kan qurux badnadey❤
    masha allah dalkeyga somaliland qurxoona💚💬❤✊💉💔

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 3 года назад +7

    Heeska Halkeeduu dhigay WllHi Waa Hassan yare 💥

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 года назад

      👍👍👍👍❤❤❤

  • @adnoosman8251
    @adnoosman8251 Год назад

    ayyyy raaqiyay laheyd baaa ❤magacaga marki la amaanayo

  • @mazcudamare7890
    @mazcudamare7890 3 года назад +2

    Legend wallahi♥️♥️♥️

  • @lionafrica8349
    @lionafrica8349 2 года назад

    Waa xasan adan samatar oo yar legend my brother keep going

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Год назад

    Diyeeshihii Qaranka Samtar codkiisa cid keeni kartaa ma jidho! Balse ninkaan ma liito ku soco libaaxow!

  • @akilakil8304
    @akilakil8304 3 года назад

    Big power miyaa la siiyay wiilkii. Fan baa hargeysa loo aadaa baan maqli jiray hadana baruurtii hallo aado ahaa

  • @user-kd9xx3ho9w
    @user-kd9xx3ho9w 3 месяца назад +1

    Inanban udaahayya❤

  • @sharmosharmatke315
    @sharmosharmatke315 2 года назад

    Xasan yare halkeeduu dhigay siciid qaliinle keep going

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 Год назад +2

    Dabayla rogmanaye
    Raama ruxmanaye
    Reexanta sida
    Rucladiyo dadkaa
    Wadda rooraye
    Rayn raynta waddaa ×2
    raynkay baxshee
    Halka loo socda
    Ma halkan rabaa
    Ma raaskan ducada
    Rabi uga baryaa ×2
    Ma jacayl rasmiyaba
    Ma kalgacal rumooba
    Ma rugtaa dagiisi
    Ruyiyay lahaydba ×2
    risiq iyo caruur
    Rays iyo nagaad
    Halka diintu taal ×2
    Roonaha ilaah
    Nabad iyo wanaag
    Rabiba baxshee
    Raaskin ha dego ________
    Man dhamayn lkn inta ayan isku dayay inan
    Qoro
    ereyadii xasan ganey
    codkii xasan aadan
    Present voice siciis qalinle

  • @zuleekhaabdi6264
    @zuleekhaabdi6264 2 года назад

    Yes mgacyga raaqiyo lahayadbaaa❤

  • @alifarah4857
    @alifarah4857 3 года назад +2

    Wallee wuu keenay

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 2 года назад +1

    Siciid wa Madax Xamar iyo garoowe jabuuti iyo meel kasta tag Abti adigu xor baad tahee no Liin

    • @najahsaid1162
      @najahsaid1162 2 месяца назад

      Siciid waa nin reer garoowe ah hargeysa fan un bu joogay kaliya

  • @cabdiqanixadaari8570
    @cabdiqanixadaari8570 3 года назад +4

    Siciid qalinle jaaska muu jaasi jirin lkn wlhay heestan wuu jaasay layab

  • @mohamedbashir355
    @mohamedbashir355 2 года назад

    Wilki badali Dona samatar keep going ugz♥️

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 года назад

    M.janan walal alfanan culus hore u soco inshallaah kariim

  • @nemoladan9351
    @nemoladan9351 3 года назад +2

    Wooow hore usoco wll

  • @ahmedabdullahi8636
    @ahmedabdullahi8636 2 года назад

    WoW Legend Mnsha allah🥰cod Macan

  • @mankacadde4702
    @mankacadde4702 3 года назад +1

    Da, yar cajiib ahaa tHay

  • @hassankhalif9022
    @hassankhalif9022 8 месяцев назад

    So wonderful 💯

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 года назад +1

    Wow rageediii

  • @nickal2018
    @nickal2018 2 года назад

    heestii Daan Bari adoo yaal inoo cusboonaysii

  • @muusiga
    @muusiga 3 года назад +1

    Hees fanaan hore u qaaday waa laga fiican yahay inaad soo qaaddo wax cusub adoo keena ayaa wanaagsan

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 3 года назад +5

    Waar yarkii sawkaa Dhogor gooyay

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh Год назад

    You have deep voice

  • @ahmeddeey91
    @ahmeddeey91 2 года назад +1

    raga soo qorey wuu naaxey maxey u jeedan ba badhba xamda ah

  • @axmedmuuse7797
    @axmedmuuse7797 2 года назад +2

    Xasan aadan oo halkan tagan weyan wlhi 👏👏

  • @CanabJimcaale-qb9in
    @CanabJimcaale-qb9in 10 месяцев назад

    Sicid khalinle🤴❤️

  • @axmeddeeqfaarax1122
    @axmeddeeqfaarax1122 3 года назад

    Lengend siciid qalinle wuu naaxay muxuu cuney nio

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman Год назад

    Heestaan 2023 1 deeda 2 45 Baan dhagaysanaya

  • @abdirashiidcaano8565
    @abdirashiidcaano8565 3 года назад +1

    King of hassan adan change

  • @hassedahir8748
    @hassedahir8748 Год назад

    Haway hurdadi rythmes m'y name amiin samar

  • @missmaaski8685
    @missmaaski8685 2 года назад

    Mnsha allah keep going

  • @ilkacase5811
    @ilkacase5811 3 года назад

    War ninkaan qalinle ah baa doonaya codkiisa o kle🤗🤗

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 3 года назад +4

    Golden voice

  • @mohamedabdikarim778
    @mohamedabdikarim778 2 года назад

    Dhiiqo weeye

  • @ClraxmaanAxmed-ib1dd
    @ClraxmaanAxmed-ib1dd 6 месяцев назад

    Clraxmaan

  • @axmedqani-nk8ng
    @axmedqani-nk8ng Год назад

    King of voive

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 2 года назад

    wuu keenay Heestan

  • @ilkacase5811
    @ilkacase5811 3 года назад

    M,a qalinle legend

  • @abwaanxagaraawi5902
    @abwaanxagaraawi5902 Год назад

    Haduuba shaqsi hees horay loo qaaday dib usoo cusbooneysiiyey waxaa xaq u leh inuu soo cusbooneysiiyo Saciid Qalinle

  • @kingqubi7780
    @kingqubi7780 10 месяцев назад

    maanshaa allah

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 года назад

    Asal ".. Ma moodaa Codka iyo heestu wada socon....cod la dulsaaray eekaa Voice-over

  • @user-hb3tf8bj2s
    @user-hb3tf8bj2s 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @kingraprti9458
    @kingraprti9458 2 года назад

    Ma ala

  • @ubahadensaban2382
    @ubahadensaban2382 Год назад

    Wale hesihi xasn adan ninba USO baxy hhhh

  • @gurayofficial3810
    @gurayofficial3810 3 года назад

    Axyaa cod

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 года назад

    King of voive 🥰

  • @hassedahir8748
    @hassedahir8748 Год назад +1

    Dredrse

  • @DeeqAbdi-ot9tu
    @DeeqAbdi-ot9tu Год назад

    ❤❤😂👍🙏

  • @sheekaraliabdiwiljucfe506
    @sheekaraliabdiwiljucfe506 3 года назад +3

    Xasan aadan heesihiisii ninkaan ayaa kufsaday adii wax la kuf san jiray

    • @shaakir2149
      @shaakir2149 3 года назад +5

      Abwaan Ninkani waa ninka kaLiyee heesihii xasan aadan HaLkeeda Dhiga ama usoo Dhaweeya

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 2 года назад

      @@shaakir2149 well said!! Such a philosophical idea!! Usheeg Huuno🙏❤️❤️💔💔❣️💓👍💞💞💕💗💜❤️❤️Siciid Qalinle waa Fanaanka, qudha ee Xasan Aden heesihiisa qaadi Kara, period!!

  • @rakiaahmed2069
    @rakiaahmed2069 Год назад

    ❤❤