Ya allah wadaada noo xafid Wax badan ayan ka faaidaysana maalin kasta walahay allxamdulilaahi rabil caalamiin In allah qalbigeena jacaylka allah iyo rasuululaah geliyey
Wlaahi baan ku dhaartee suuqa wayn anoo maraya ayaan maqlay sheekha waan yaabay oo waxaan idhi waaxay eedaanku show bilaal ayaa u iska dhigayay. Masjidka ayaan imid oo waxaan maqlay sheekhuna Hussein Ali daaqada is taagay markaan in badan taagnaan kari waayay oo masjidkii wuu buuxay markaa abtigay oo aan ka soo leexiyay meel ayaan idhi abti fadhiisp halkan oo ahayd ka soo horjeedka majid ka. Alle ha barakeeyo culimada.
masha alh ilaahy hanoo xafido shiikh yuunis bin tuunis iyo shiikh xuseen cali shiikh yuunis markaa u wacdiga ka jeedinaayey hargeisa wuxuu nooga imaaday france halkaas oo dacwada si adag uga qabto maraakiista dacawiga oo badan buu ka hirgashay france
Manshaa'Allaah Alle hadinka jasa i siiyo waxan jeclan lahaa in muxadiradka nocana labadiyo fidyowgoga labadiyo si ay dadka islamka ahi ugu bararugan una wada gadho
Culimaada Taabliqa waa kuwa qudha ee AF gaban ee Culimaada kale an wax ka Sheegin WAA Culimo ixtiram badan Bil kaste intaa oo Gaala Ah yay Diinta islam ka saabab ugu Noqden kuwi Maasajida dhan uu dhafin ee qoof qudha Diinta soo Galin Ah dheexdodi yaa is Caayaya oo Gaar GAALO isku sheegaya mid kaste uu lee yahay Dariqayga yaa saaxa kuwa kale Waa BIIDCOO CAAJIB IN UU GAALO DIIN GADHSIYO ISKA DA A yee DADKi muslinka yuu DINTAA KAA SAARAYAN ALLAHA SAHLO
Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►ruclips.net/channel/UCBqg...
hargeeysa maahinoo
sheeq maxamed aadan ii muuqdo
Haa wll
Asc wllo suaal muhima ayan haya o cilmigeda u baahan khamri aad cabtay kadib saladu goormay ayey ansax tahay ? waxan maqlay beri hore 40 cisho kadib ayad tukan karta .
@Baaxad sore .. Walal salada mar walbo walaga raba adoonka hadu qofka khamri cabo micneheda ma ahan afartan bari matukan karo salada lagarabaa lkn ajarkii salada mahelayo wajibka wu kagudmaa arintaas marar badana maqlay salada qofka markasta walaga rabaa dambi walbu galo
@@ahmedianodefabulist1240 jasakalah wllo
Qofkii ooyay OO ilmo indhihiisa qarsan waayeen OO dareenkiisa is badalay iyo ogoankiisa like saar please
Hal mar aan kuwada saalino nabi maxamed scw scw
Scw❤scw❤scw❤scw❤
Sallah Allahu caleyhi wasallam
Scw❤
Scw
Ya allah wadaada noo xafid
Wax badan ayan ka faaidaysana maalin kasta walahay allxamdulilaahi rabil caalamiin In allah qalbigeena jacaylka allah iyo rasuululaah geliyey
Maansha allaah xafidakumu allaah wlhi ma jiro wax lagu raaxaysto oo ka mcn hadalka rabbigeen swt iyo hadalka rasuulkeena scw
Masha Allah culumada caalamka iyo culumadeena barakeysan ee Soomaaliya ayy isugu keeneen si wacdiga iyo waanada noogu soo gaarsiyaan iyo muhiimada ay leedahay diinteena nasiixada ah...
Wlaahi baan ku dhaartee suuqa wayn anoo maraya ayaan maqlay sheekha waan yaabay oo waxaan idhi waaxay eedaanku show bilaal ayaa u iska dhigayay.
Masjidka ayaan imid oo waxaan maqlay sheekhuna Hussein Ali daaqada is taagay markaan in badan taagnaan kari waayay oo masjidkii wuu buuxay markaa abtigay oo aan ka soo leexiyay meel ayaan idhi abti fadhiisp halkan oo ahayd ka soo horjeedka majid ka. Alle ha barakeeyo culimada.
Sxbow xamar miyuu joogaa shiiq xuseen hada
Allahu akbat allow culimadena dambigoda hore iyo kooda dambe dhaf cimriga iyo cilmagana usiyaadi jasakalh wll
Illah dhamaan ajar haka siiiyo inta jooktay iyo inta soo gudibisay shikh shikh xuseeb cali jabuuti jazakallah gulugum
Mashallah sheekh xuseen cali alle ha barakeeyo
Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi
ءامين يارب
Masha allh
Sh xusen ali jabuti iyo sh yuunus Tuunus iyo sh maxamed adam calimataan ilahay habarakeeyo
I was looking for this wacdis
masha alh ilaahy hanoo xafido shiikh yuunis bin tuunis iyo shiikh xuseen cali shiikh yuunis markaa u wacdiga ka jeedinaayey hargeisa wuxuu nooga imaaday france halkaas oo dacwada si adag uga qabto maraakiista dacawiga oo badan buu ka hirgashay france
Cajiib wlh xafidahullah sh xusseen iyo sheikh kle xafidahullah xafidahullah
ياربي احفظ العلماءنا وياربي باركهم وبارك عائلتهم وعائلتهم إن شاء الله بإذنك ياقادر على كل شيء ياربي ☝💚❤💖
Sheikh Younes. Allahy Tawel fi 3omrihi. 🤲🤲🤲
Manshaa'Allaah Alle hadinka jasa i siiyo waxan jeclan lahaa in muxadiradka nocana labadiyo fidyowgoga labadiyo si ay dadka islamka ahi ugu bararugan una wada gadho
Masha allah allah idin xafido yaa sh xusen iyo sh muxamed yuunas masha allah alle haidin xafido allah naso hanoniyo
Masha allah
Allah ha ku xifdiyo insha allaah bi idnilaahi kariim
أشهد أن لا إله إلا الله☝💚❤💖 وأشهد أن محمد عبده ورسوله صلى الله عليه وسلم💚❤💖
Alle ha barakeeyo culimada
maashaaall. ilaahayow qeer kusii ilaahayow. cimrigiisa u barakey
Culimaada Taabliqa waa kuwa qudha ee AF gaban ee Culimaada kale an wax ka Sheegin WAA Culimo ixtiram badan Bil kaste intaa oo Gaala Ah yay Diinta islam ka saabab ugu Noqden kuwi Maasajida dhan uu dhafin ee qoof qudha Diinta soo Galin Ah dheexdodi yaa is Caayaya oo Gaar GAALO isku sheegaya mid kaste uu lee yahay Dariqayga yaa saaxa kuwa kale Waa BIIDCOO CAAJIB IN UU GAALO DIIN GADHSIYO ISKA DA A yee DADKi muslinka yuu DINTAA KAA SAARAYAN ALLAHA SAHLO
Sac wayay
Weli ma arag sida uu igu hadlayo carabiga qof saa ugu hadlo oo aan u fahmo (Allahu Akbar)
Ilahay cimri gisa ha deereya
Maashaa allaah allow iimaan dhaba nasii🤲🏾
scw scw scw scw scw scw scw scw
Walalayaal mid wax xukma ilaahy baa ugu qayrbadan
Jazakallah wacdigaan waanradinayey runtii
Masha Allah Alle Swt haidun xafido dhamantiin adun io akhiraba ameeen
Sheikh Hussein AliJoobuti xfdhllh tacala io Mohamed yunus tunusi Xfdhllh tacala
Alloow barakeey aamiin❤
MashaAllh Allh nixafido sheikh xusen cali jabouti Nairobi wuu kadahay
M.a allow no xafid culimada❤❤
Mashallah, sheikhkan hada kahor dageysti asago audio ah, wan kufaraxsanahy inan aragno asago video ah, cajib ❤
masha allah sh.xuseen ali alle ha ku xifdiyo
Mnshlh cajiib sh xuseen cali jabuuti carabida aad buu u yaqaan waxa layaab leh sida aan erey u dhaafayn oo aanu u ilaawayn mnshlh
Mash Allah alle ha barakeeyo sheekha
allaahuma acizal islaama wal muslimiina yaa allaah
Mashs Allaha ,Allaha nagu anfac Kheyr
AllE hakU BaRaKeeYo sHeeKh xuseen
Masha allah allaha barakeeyo dhamaan culimada
Masha Allah ilahayow xaqa na gaarasi
Mnsh Allah allaha barakeeya culamadeena
Maashaa Allaaah hadal quluubtaada badalaya weeye yaa dhagaysan 2022/03/25
Haa aniga akhii wan qiirodey mshlh alah akbar
Machallah sheikh houssein ali and yonis tonis allah yaa baark
Ilaahey haku barakeeyo sh Xusen
Walal dawada iyo diinta igala shaqeeyya baraamijka baro diintaada SUBSCRIBE saar thanks
Masha ALLAH tabarakallah barakallahu fikum
Masha Allah Qudbad Aad u Quruxbadan
Allaha barakeeyo culimadeena
Maashaallaah waa sheekhayagii France sheekh yunus
Wan idinka faaideesanaa masha Allh
masha allah sh xuseen cali iyo sh yuunis
Maashaallaah Allah ha idin ka abaalmariyo alxuseyn
Rqkgn .
Maasha alah sheeq xusen iyo mashaaqin kale
مشاءالله تبارك الله
ألله أكبر الله أكبر ماشاء الله
Asc sheikh jazaa ka allahu kheyran
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك
Mash allh sh cali jabuti
Kamadalo dhagaysiga wacdigan😢😢😢
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر 😍
Allahuma barik
Mnsha Allah
Maaha allah ❤❤❤❤
Kama dalo Xadiskan LAILAHA ILALAH
MASHA ALLAH.
Cajiib mashaAllah
Islaamku waa libaax, gaaladuna waa Dawaco.
Allahu akbar waa bayaan cajiiba
Maasha allaah❤
Ilahow nodaa culumada islamka
Tabaarkaallh
Mashallah Mashallah
Masha Allh haidin deysto
Walal sheekha iminkadaan xaguu ku sugan yahay muxaadarada intee ka dhici doontaaa
Hargeisa wll
@@saadiqkooreeye9951
Muqdisho inuu imado
Wan jeclan lha wlhi❤
Waa amiirka tabliiqa ee Faransiiska
Mashaa Allaah
Masha allh ale diinteena ha nagu ciseyo
manshalaah alaahu akabar
marxaba
Xayasiiska anaga jojiya idinko ralli ah naga xira anago dawanayna wacdi aya gabar qawan iyo heeso
War meeshaan ma.ijtimaaciibaa
Mazha AllaH
Walalayaal ogaada aakiro qofkastaa wuxuu raacayaa cidii uu aduunyada cabudayay ama uu isu eekaysiinayay ayuu lasafan ilaahy caabuda
Masha allah sheequna
Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi
Mashallah
Maashaa allaah
Masha Allah
mansha allah
Allhu albar
masha Allah
Mashaalah culimo
allaha kubrakye iloveyou
❤❤❤❤😭🤲
((ALLAHU AKBAR))
Alahu Akbar
Alah brkyo culumadena
ماشاء الله عليكما
Masha alah
Umadyahy dadka ilaahy inaga oo ah umada nabi muxamed ah ayaa ugu fadlibadan waxaynuna kahorayna ahlukitaabka oo waayo ciida iyo jimcayaasha way inaga danbeeyaan iyagu aakirana inalasafanmaayaan
Waa magaaladee wll
hargeeysa
Xaafade wll
masjid ali mataan umaleyhaa
Hargaysa gar ahan masajidka cali matan
Ma jidiidba hn
Scw