Fasirka riyada guurka iyo arooska marka lagu riyoodo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 129

  • @SafaAli-rd4dk
    @SafaAli-rd4dk 6 месяцев назад +2

    Sheekh laba jeer bn ku riyoday laba nin oonan garnayn oo ii guirsaday max noqon karta

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 месяцев назад +1

      waa isbadal noloshaada la xiriira haddaad gabar tahay riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal guur

  • @nawaal_nuur
    @nawaal_nuur 2 минуты назад

    Waxaan ku riyooday anigo ley dhaha is diyaari waa lagu soo donte ninkasna waa ninka walashey qabo dadka dhan caadi ee la thy lkn ani waa la yaabanahay wax falcelinana ma sameynayi
    Gabar ayaana ahay

  • @zuurabintumuse7760
    @zuurabintumuse7760 2 месяца назад

    Sheikh wn ku baryaye alle haku barakeyso isofasir waxan ahay gabadh xaas ah haben wlna wxn kuriyoda ano meel aroos ah joga bila music ah marna guyaga aroosku marna wa meel kale mar mar ba sacab iyo sodhaweyn lasameyaa lkn marna malaha musik iyo hees tona isojawab dad ba idhahay xuntahaye😢😢😢😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Месяц назад

      waa farxad aad heli doonto mustaqbalkaaga ayaa noqon doono mid faraxd leh

  • @UmalkhyarCilmi
    @UmalkhyarCilmi 7 месяцев назад

    Asc sheekh allaha ku barakeeye wxd ishegta fasirka riyadan wxn ku riyodey ano ley leeyahy wlagu so doonaya ana aan faraxsanhy oo is diyari hooyo iledahy lbo cisho kdib guur kga weyane

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 месяцев назад

      Waa war aad ku faraxdo oo noloshaada isbadalkeeda la xiriira

  • @Hamdamohamedd11
    @Hamdamohamedd11 Месяц назад

    Shiikh fadlan Iso jawaab walaashay ayaa igu riyootay meherkayga o dhacaya waliba wakhtigu wa bisha saddeexaad rerkuna ay aad ugu faraxsanyihin meherkaygaaa muxu noqonaya riyadaas waliba walaashay wa marwo la qabo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Месяц назад

      adigana xaalkaaga muxuu yahay ma arday baa tahay msie qof guur soo martay?

    • @Hamdamohamedd11
      @Hamdamohamedd11 Месяц назад

      @@barta-aqoonta maya aniga guur ma so marin ardayadna maahi hada waxbrashada wan dhameyay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Месяц назад +1

      waa nolol cusub aad gali doonto safar ayay noqon kartaa ama guur

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 3 месяца назад +1

    Asc shekha wax ku riyoday aniga wax lidhahaye waxa ku guuriye mid dadka wax tar uule qof ilahadle man aarkin aniga marki ligu dhahay hadalka wax daremay cules malinti uhorese aniga wax igu dhacaye isbadal ween ila haada lajoogo qabkega wax umoda naag marwa ah oo laqabo markan isku firiyo murayada wan xisonayo ani oo hooyo garob ah isofasir thank you

  • @filsanabdi64
    @filsanabdi64 6 месяцев назад

    Sheekh saxiibtay ayaaa ku riyootay anigoo lay guursaday ii soo fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 месяцев назад

      guud ahaan waa isbadal waxayna ku xiran tahay qaabka ay riyada u aragtay www.daruur.com/tag/riyada-guurka/

  • @FardowsSh
    @FardowsSh 7 дней назад

    Sheikh mudo sanad ah waxan ku riyoda nin amiir ah oo I guursanaya guurna iga dalbanaya marna anigoo gurigiisa joogo sidixaaskiiso kale ahay qofka aqoon uma lihi riyada wuxu igu idhahda horan ku arkay marka wamaxay riyadasi sheikh isoo jawaab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 дней назад

      haddaad gabar tahay waa ninka mustaqbalka oo ah qof aad ka heli doonto oo magac leh

    • @FardowsSh
      @FardowsSh 7 дней назад

      @@barta-aqoonta guri malihi lakin wan so maray

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 дней назад

      Xataa haddaad garoob tahay waxay tilmaamaysaa guur nin weyn oo magac leh

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 5 месяцев назад +1

    Asc sheekh waxaan ku riyooday laba jeer anoo layguursanayo qofka uguursanayana ma aqaan waana faraxsanaa markalena waxa ku riyooday anoo xajka tagay plz sheekh isoo fasir riyooyinkaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 месяцев назад

      ws labada riyo xajka ayay tilmaamayaan guurka mararka qaar xaj ayuu tilmaamaa
      www.daruur.com/tag/riyada-xajka/
      www.daruur.com/tag/riyada-guurka/

    • @haboonali7455
      @haboonali7455 5 месяцев назад

      Walashey lameher sanayo kuriyode mexeytahay

  • @NasteexoMohmed
    @NasteexoMohmed 7 месяцев назад

    Asc shiikhow ifasir mamo an aqooni oo lacg isiineyso lacgta karlked oo yhy cagaar wn baadned lacgta

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 месяцев назад

      ws waa farxad lama filaan ah aad heli doonto waana khayr inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-lacagta/

  • @KhadiijaSakariye
    @KhadiijaSakariye 22 дня назад

    Asc sheikh waxaa ahay gabar waxaa ku riyooday anoo hooyadee nin aan aqaano iigu qasbeeso oo ka xun guurkaa oo i mehersaday anoo ka xun oo dhahaay qofkaa is jacleen maxaa u sheeg hada hurdada ka kacay sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 дней назад +1

      ws riyo tilmaamaysaa wax aad dhibsan doonto oo noloshaada kusaaabsan

    • @KhadiijaSakariye
      @KhadiijaSakariye 19 дней назад

      Jasakalah sheikh. ​@@barta-aqoonta

  • @Siman-01
    @Siman-01 11 дней назад

    Asc sheikh,waxan kuriyote ano guursanayo lkn ma aqonin qof an gursanayo wana marki lawad iso fasir fadlan qeer Allah hakusiiye.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 дней назад

      gabar aa tahay ama garoob?

    • @Siman-01
      @Siman-01 10 дней назад

      ​@@barta-aqoontagabar ayan ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 дней назад

      waa noloshaada isbadali doonto guur ama safar

    • @Siman-01
      @Siman-01 10 дней назад

      @@barta-aqoonta jazakallah walal.

  • @dhemanassia3180
    @dhemanassia3180 27 дней назад

    Sheikh wxn ku riyoday gabdh jarka oo ladhahayo way gursanaysa mesha lasharahayo lkn music ka majirin ifasir sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 дней назад

      Waa farxad oo usoo dhow gabadhaas haddaad garanayo

  • @queenleyla3329
    @queenleyla3329 8 месяцев назад

    Asc sheekh alle haku barakeye riyadan Ii fasir waxan ahay gabar guur so martay waaxan ku riyoday anigo la iso doonay Oo la Ii hampalyeynayo Oo farxsan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 месяцев назад

      ws waxaad heli doontaa arrin aad ku farxdo oo dadka ay la yaabi doonaan

    • @queenleyla3329
      @queenleyla3329 7 месяцев назад

      @@barta-aqoonta mashallah allow I rume shukran sheekh

  • @ShamsaUpdinuur
    @ShamsaUpdinuur 22 дня назад

    Shiikhow waxan kuriyoodey anoo nin laigu qasbaayo ana marabi aan leeyahy hadana wiil xiriir lahaanjirney wuu aroosaya maanta laidhahey ana aan gaariga galbiska umalena waxbaa raacey oo wiilka arooskiisa ah shiikhow isoo fasir plz😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  20 дней назад

      nin aadan ka fikirn ayaa guur kuusoo bandhigayo

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 2 месяца назад +1

    Walashey ba kuriyootay walalkey oo gursaday gabar aysan iyada gareeynin oo will loo dalay walalkey sida dhabta wa nin naag iyo caruurba qabo no fasir ya sheikj

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 месяца назад

      Waa siyaado khayr badan Ilaahay siin doono waa riyo fiican

    • @BahjaNuura-r7y
      @BahjaNuura-r7y 2 месяца назад

      Wll ani wllshaa baay kuriyoday la arosayo mana laqabo iso fasir plz adoo raaliya❤​@@barta-aqoonta

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 8 месяцев назад

    Asc shiiq waxan ku riyode Anoo jogo goob Aroos kadhacayo dadbadan Ayaa jooge buranbur Ayaa latumaye Dadka dhan way farax sanaa yeen lkn Arooska iyo Aroosada ma arkin waaa buran bur Ayaa laciyAraye iifisir fadlan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 месяцев назад

      ws riyada waxay tilmaamaysaa arrin dad badan isugu imaan doonaan uma malaynayo in aroos uu yahay waxa meesha ka dhacayay Ilaahay khayr haka dhigo

  • @princesshodhanita7665
    @princesshodhanita7665 7 месяцев назад

    Asc sheekh Allaha ku barakeye wxd isheegta fasirka riyadan wxn kuriyode ano lisodone waxna isodone wil an shekeynsan jirne oo kala tagne familykega dan weyjogan aniga kuma qanacsani donitanka waxan ahay gawar gur hore somarte

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 месяцев назад

      ws waa xiriir cusub aad gali doonto waana nin isaga ku rabo aadan ka helin adiga

  • @AbdiaziizfarahElmi
    @AbdiaziizfarahElmi 9 месяцев назад

    Asc Shikh qeyr allaha kusiiye waxad ii fasirtaa wlalalkey oo wali guursanin ayan ku riyooday asoo guursaday wuxuna gursanayaa gabar u hada qabo wiil aan abti u ahay lkn riyada dhaxdiida waxaan leenahay wey kala tageen wiilka abtiga uhay iyo gabadha walalkeyna wuu guursan karaa marka shiikh bal iifasir riyadaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 месяцев назад

      ws waa riyo tilmaamayso khayr iyo mustaqbal fiican oo uu heli doono wiilkaas

  • @AboubakerdjamaKafeya
    @AboubakerdjamaKafeya 7 месяцев назад

    Asc sheik allaha gu xafido waxa gu riyodey ano niin aan agano igu mehersanayo miskid oo lagu leyahay waa gabar quruxbadan hee dhowr .. gabar garoob ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 месяцев назад +1

      ws waa nolol cusub aad la bilaabi doonto nin wanaagsan oo salaad aan ka takin oo diin leh inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-guurka/

  • @xabsaibrahin1175
    @xabsaibrahin1175 7 дней назад

    Waxn i fasirta wll riyadan
    Waxn ahay xas waxn ku riyooday isago nin kale i mersaday wanan garanayay ninka lkn riyada iskumanan arkin wan u mersana bes isna nag kale ayaa rabtay o reerkodu u rabeen isaguna anuu i rabay kadib wu dhibtay ninki markasa aniga lay yidhi ada leh dhaxlkisa please iso fasir wll

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 дней назад

      Ninkaaga yaaa Ilaahay kuu barakaynayo farxad badan ayaad ka heli doontaa iyo lacag mustaqbalka

  • @munoabukadirgeeseey3335
    @munoabukadirgeeseey3335 Месяц назад

    Asc shiq allah haku xafido waxanku riyoday gabadheyda o la aroosayo odhigka socdo wexey iladahy dhigan maxawa waxana leyhy wa dhigi gabarnimada kadib wex iladahy ninkan ada igu daray e ani marabin ninka ay didiysona wa nin ad ufcn

  • @munamohamed21
    @munamohamed21 5 дней назад

    Asc waxaan ku riyooday gabar hal guri isla dagnaan jiray iyado ku dhahayso gabar kale ”gabadhan 27 bishaan ee guursane” aniga ee iga waday waxaan ahay xaas.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 дня назад

      Waxaad heli doontaa nolol wanaagsan sanadahaan gudahooda

  • @-zx4sv
    @-zx4sv Год назад

    Asc sheekh allle haku barakeyo sheekh riyadan ifasir waxan ku riyooday wiiil an aqaano oo ad isoo firinaya si cajiiba oo qushucleh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Год назад

      ws waa nin niyadda kugu hayo inuu ku guursado aad u rabo

    • @nimoali2816
      @nimoali2816 2 месяца назад

      @@barta-aqoontaasc sheikh waxan ahay Xaas waxan ku riyooday ano laigursanayo mana arag qofka I gursanayo wiil aya dahay away gabadhi la gursanaye waxan ku iri wa ikan marka bal I fasir riyadaas insha allah

  • @RadiyaRadiya-eo1ho
    @RadiyaRadiya-eo1ho 3 месяца назад

    Shekh waxan ku riyodey wil an aqano o rashin uso mey nayo. iyo dad abtigey cey naayo u lah wa six roole qof kan maxa waya riyada ceyda😢

    • @RadiyaRadiya-eo1ho
      @RadiyaRadiya-eo1ho 3 месяца назад

      Yacni dadka aya abti caayo wacey le yihin wa sixirole waya qof kan riyada dhaxded

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 месяца назад

      riyada waxay tilmaamaysaa dood ka dhalan doonto nin adiga aad la socoto

  • @meremahasenumar4767
    @meremahasenumar4767 11 месяцев назад

    Asc Sheikh. Waxad ifasirta adoo gabar wali laguursan ah hada kuriyoto adoo meherkagu dhacay ninkii kuguursanayeyna kor lagaa tuso lkn uuna kuso fiirinin.Ninkuna uu dharka askarta qabo aqoona aada iskulehen.Jazakallahu kheir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 месяцев назад

      ws waa isbadal noloshaada lasoo gudboonaanayo waxaa laga yaabaa inaad dhoofto

    • @meremahasenumar4767
      @meremahasenumar4767 11 месяцев назад

      ​@@barta-aqoontajazakallahu kheir

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 2 месяца назад

    Ustaad wxn kuriyooday riyo ,wxy aheyd anoo gabar aan jclaay ggursaday oona dhaxdeena gabar jiifta,,..
    Mxy aheyd adoo mahadsan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 месяца назад

      gabadha dhexdiina jiiftay miyay ahayd gabar yar ?

    • @Aadan_ciise
      @Aadan_ciise 2 месяца назад

      @@barta-aqoonta haa ustaadih waa Gabar inaan anaga dhalnay ahaan ujiifta,waana Gabar yar .ustaadih

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 месяца назад +1

      waa farxad iyo mustaqbal guur

    • @Aadan_ciise
      @Aadan_ciise 2 месяца назад

      @@barta-aqoonta m.a jazaakalah Ustaad,wadna mahadsantahay sida wcn aad Ii sharaftay aadna IGA jawabtay su aasha,,,mahadsnid100% ustaaadih

  • @Fartun76
    @Fartun76 5 месяцев назад

    Sheikh wxnkuriyoday anigo mar labad ligursanayo walipa ninkeygh igursanayo marwlbad wana kufrxsana mxy noqon karta.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 месяцев назад

      waa riyo tilmaamayso ninkaaga inuu aad kuu jecelaan doono oo qiime weyn ku qiimayn doono waa khayr inshaa Allaah

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 5 месяцев назад +1

    Waxan kuriyoday anigo gursanayo nin an aqoonin oo anan arkeynin kumana faraxsanen mana kasaayi kumana dex arkaaayi riya dexdeeeda markasan wacay ninkeyga iqabo oo sida saxda iqabo wan oyay waxan kudahay nin an adiga ehen marabo wuu igu oyay isagana wuxu idahay aniba wankujeclhay markasan walaldey kuiri ninkaas aniga igursan rabo anaiga marabi ninkeyga ilmahayga abahod ban rabaa baan kuiri mana anan isgursanin ninki riyada an kun arkayay ninkeyga saxda ayaa iii imaaaday sida saxda ahna ninkeyga laba wadan ban kula noolnahay ifasir sheekh JazakaAllah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 месяцев назад

      riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga in laguu barakeynayo oo uu kuu noqonaya nin aad kuu jecel adigana aad jeceshay waa khayr

  • @Nashad123
    @Nashad123 11 месяцев назад

    Sh waxad iisheegta waxan ahay xaas waxan kuriyoode guur waliba ninkeyga aya markale igursanaayo waliba dharka arooska xiranahay walashey iyo ina adeertey aya midkale iigu badaleyan oo color kale ah waxan ahay xaas mardhow guursate isojawab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 месяцев назад +1

      waa farxad iyo jacayl iyo daacadnimo ninkaaga aad ka helayso guurkaaga wuu toosayaa inshaa Allaah

  • @zahrafarabadan7828
    @zahrafarabadan7828 3 месяца назад

    Asc shekhow kheyr Allaha Ku siiye waxaan ku riyodey anoo lay i aroosaayo ninka i aroosaayo horaan ushekeysan jirney mar horaana kala tagney waxaan leyhy asagon ila hadlin buu hoyadey iga so dooney waa la isiiyey arooski unbaan ka war heley waana iska ajiibey lkn aad waxaan oga walwalsanaa wiilka hada la shekeysto sidaa ogu sheegi lahaa gabar baan ahy maxey noqoneysaa riyadas😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 месяца назад +1

      ws waa riyo tilmaamayso guur inuu kuu so dhow yahay waxaadna guursanaysaa qof fiican oo familkaaga ay raalli ka yihiin

    • @zahrafarabadan7828
      @zahrafarabadan7828 3 месяца назад

      @@barta-aqoonta jazakallah

  • @naciimonuura1651
    @naciimonuura1651 4 месяца назад

    Asc sheikh waxa ku riyoday ano cideyda wil abtige dhalay igu daranayan ana an ku faraxsanen hoyana i xanaqsantahay i fasir pls😩😭

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 месяца назад

      ws riyada waxay tilmaamaysaa nolol iyo mustaqbal adiga aad ka fikiri doonto wixii aad kala dooranayso

  • @SabaaxXasan-ex1mw
    @SabaaxXasan-ex1mw Год назад

    Sheekh adigoo mahdsan waxaad ii fasirtaa waxaan ahay xaas waxanan ku riyooday anoo ninkale imehersanyo dadbadana noo hambleynyan maxay shiikh illhay miisanka xasandka hakugu dare

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Год назад

      riyada waxay tilmaamaysaa in baahi badan aad u qabto ninkaaga oo nolol cusub aad gali doontaan oo idin soo xusuusin doonto bilowga noloshiina.

  • @Bushramustafe-xx4fx
    @Bushramustafe-xx4fx 9 месяцев назад

    Sheikh aniga waxaad iifasirta waxaan ku riyooday anigoo laysoo doonay ninkana aan garanayo oo lay bixiyayba oo lay kaxeeyay dahab laysoo iibinayo markii danbena hooyo is qabsadeen ninka oo uu rabo inuu idilo intuu bas isaaray kaligay oo uu dhaqaajiyay iga tagay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 месяцев назад

      waxaa kusoo doonanayo nin dabcigiisu adag yahay oo aan lala heshiin karin sida riyada ka muuqato Ilaahay khayr haka dhigo

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d Месяц назад

    Asc ww sheikh een riyada kuwedinayo io riyada isma lahn adigo mhdsn iso fasir waxa riyo ku arke anigo xijaab qurxon xirte oo xijab wen yahay io sharer wn isku firnyey murayada ada aya ugu qurxona walashe iga wen iyada we labiste lkn aniga xijab dhamestiran qabe walshe dharke xirte cabayad jo xijab ma ahen lkn we asturned jmcd isu racene kadb babur guriga yalo in ay wado rabte kdb baburki iyado ufulin asga iska socde we kadaba tagte sasa kubaxdr ani lugte iska baxr anigo is cajibanayo xijab qurxon ixiran buudna igu jiro waxa iga hor imade 3 gabdhod 2 yar xogho wen aqon uma lahi 2bada yar lkn mida wen derisa nahay oo waba laqaba waxa arke iyado uur leh oo layahy urki 2ad wye iyada waba xaas laqabo hal ilmo ujogo hda mrki gabdhihi we idhafen basto aad umacn aya mel ku karinaya wallke iga yar ila joge isla cunene iso fasir adigo mahadsn xaas aya ahaya in ad ifahnte rajenaya

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Месяц назад +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad leh inay kuusoo dhowdahay oo aad kula kulmi doonto dad badan

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d Месяц назад

      @@barta-aqoonta mhdsnt sheikh

  • @CabdisamadMaxamad-tw5bd
    @CabdisamadMaxamad-tw5bd 4 месяца назад

    Asc shiiq waxan ku riyooday lawo jeer wiil aan aqaano guur kiisa dii dhaayo waxaan ahay gabar la guursanin wali marna

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 месяца назад

      ws waa riyo tilmaamaysaa niyadda inaad ku hayso mustaqbal kale oo laga yaabo inuu yahay safar ama wax kale oo ka fog guurka

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi 11 месяцев назад

    Asalaamu Caleykum sheekh waxan doonaya inaad ii fasirto waxan ku riyooday anigoo gabadh mehersaday weliba lay siiyey

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 месяцев назад

      ws waa isbadal weyn mustaqbalkaaga la xiriiro waana khayr

  • @Sabrin-x8r
    @Sabrin-x8r 3 месяца назад

    Asc shikeh aniga habo iyo walalshey igu riiyoden ana guursanayo Lkn arooska xalfad iyo musik ma ku jiro iga so jawab 😭😭walwal i hayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 месяца назад

      ws ninka aad guursanayso ma joogay meesha??

    • @Sabrin-x8r
      @Sabrin-x8r 3 месяца назад

      @@barta-aqoonta maya ma joogin kali wexe maqlin ina guursanayo

    • @Sabrin-x8r
      @Sabrin-x8r 3 месяца назад

      @@barta-aqoonta dhimasho miya mise faraxad

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 месяца назад

      riyada waxay noqon kartaa arrin murugo leh ama fikir iyo walawal

  • @zaam-cooking
    @zaam-cooking 3 месяца назад

    Sheekh hooyadey ayaa kuriyooty anigoo guursanayo waliba iyada guriga ii goa kabadaleyso

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 месяца назад

      soo sheeg xaalkaaga waxa aad ku sugan tahay hooyo ama gabar

    • @zaam-cooking
      @zaam-cooking 3 месяца назад

      @@barta-aqoonta Gabar ahy

  • @MohamedOmar-fi1ig
    @MohamedOmar-fi1ig 5 месяцев назад

    Sheekh waax ku riyooday gabar aa aqaano anoo aroosayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 месяцев назад

      waa xiriir cusub aad dumar la samayn doonto www.daruur.com/tag/sixirka-guurka/

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 8 месяцев назад

    Asc shiq iso jawab xaas ahay ano geel badan dhex joga ku riyoday

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 месяцев назад

      ws fadlan riyada oo faahfaahsan soo qor riyada geela guud ahaan:
      www.daruur.com/tag/riyada-geela/

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 месяцев назад

      fasirka-riyada.daruur.com/p/shuruudaha-fasirka-riyada-dream.html

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 8 месяцев назад

      Hbn un ba ku riyoday geel badan ano dhex fadhiyo oo iku meresanayan Ana an qoslayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 месяцев назад

      waa fadeexo oo ku qabsan karta iska ilaali meelaha wax kaaga imaan karo ama dadka xunxun oo been kaa sheegi karo

  • @WardaMohamed-u2l
    @WardaMohamed-u2l 5 месяцев назад

    Asc sheeko khyr Alle ha ku siiye i fasil riyadan wax ku riyooday anigo nin i so doonay o la siiyey odaygdii kulmen ninkana qof an garnan weeyan dabadeed wax kale o an guursaday nin kale o ah odayga aad ban u yaaban wax laha miyanay xaran ahyn anigo nin iga qabo in an nin kale guursado dabadeed wax tagny ninka hore deegankiisa aniga ninkii cudub wax ka baqayey in u i ogaado dabaded magalada ku do noqday ninki magalada jooga inti wan kale ilaaway khyr alle ha ku siiye so fasil

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 месяцев назад

      ws waxaad guursanaysaa nin aad u fiican hanti iyo qurux iyo raganimo leh oo dhigma labo nin waa khayr

    • @WardaMohamed-u2l
      @WardaMohamed-u2l 5 месяцев назад

      @@barta-aqoonta jizaaka allah

  • @sadiamohamed3306
    @sadiamohamed3306 6 месяцев назад

    Asc sheikh waxa ifasirta waxan ku riyode ano aros dhiganayo familkeygo dhan jogan mama dhimatay o can ah balsa anan marke noled aqon isulahayn ba jogta aroska ninka i arosoyo waxa samaynoyo ma oga qof ahan waxa isawiran wilka xirirka lenahay inu yahay marku aroski dhamade aan wacay waxana ushegay ina aros no dhigay wuku farxay asna shaqo inu helay ayu ishege kadib magacisa anku aqane mahane midkale an waydina in ansaxay ebel hebal hebal so ma ahayn magacagi o sadaxna markasu dhaha kan u danbeyo aya qaladay wilka xirika lenahayna maba ladhaho magacyadaas midkodna ifasir sheikh khyr allaha ku siye

    • @sadiamohamed3306
      @sadiamohamed3306 6 месяцев назад

      Markasa waydina hadana wayahe magacas hadana lagu dhihin merekena ma ansaxba asu dhaha walaga yaba e culimada an waydinayna ninka igusanayo in cumar nur ahmed an ushegay marki la mehrinaye marki an waydiyey asagana wuxu dhahay cumar ahmed ali ba la idhaha wilka isawiran in anlahadlayo wakan xirirka laleyhay hada balsa cise ba ladhaha magacas shaqo kuma laha waxa kalo waydina ado ogen meherkena sax manoqona hee magacagina wan qalde markasu idhaha culimada waydinayna markas gobti xaflada anku dhiganay ayan joga hoyo iyo islamo qaraba ah ba ila joga babur ayan sugayna madadama xafladi dhamate san ubaxno bananka gobta ayana fadhina h.yartey ayanku dhahaya wa dahnay ani arosa ahay so ma ogidiin gurigayga inaka daho ma rabtin habenki u horeye ayankula kaftamaya marki an lahadlaye wanka ilobe waxu idhahay shaqadi mel heblayo wan helay dagmada kaxda ban dagayna e ogow ayu iso qore ana wilka an aqano shqo u radsanaye aya jirte hadi u helana anku balansanen gur lkn midan u hada ishagoyo ma ahayn e mid kale ayey ahed

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 месяцев назад

      riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto guud ahaan oo noloshaada ay isbadali doonto laakin waxaa dhici karto ninka aad filayso inuusan noqon ninka mustaqablaka aad guursan doonto www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-arooska/

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 месяцев назад

      riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto guud ahaan oo noloshaada ay isbadali doonto laakin waxaa dhici karto ninka aad filayso inuusan noqon ninka mustaqablaka aad guursan doonto www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-arooska/

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 11 месяцев назад

    Shekh i fasir waxan ku riyode anigo nin qarabada ah iso donanayo lkn hore uma aqon riyada dhaxdeda leygu tuso ninkan kuso donte qarabada waye laacg bu leyhy wadan kle bu ku dajinaya ban leleyhe ane wan faraxsanhy riyada dhaxdeda gabr ayan ahy lkn sida saxda ah hooyo la qabo ayan ahay plz i fasir qeyr alaha ku siyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 месяцев назад

      Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inaad ka heli doonto ninkaaga, gurigaaga nolol fiican ayaa kuu imaanayso oo raaxo leh inshaa Allaah

  • @AyanitoHassan
    @AyanitoHassan 8 месяцев назад

    Wxn ku riyoday anigo gursanayahaa nin aan aqonin lkn aan tagin gobtii xafdaladaa lkn an faraxsana oo xafadima tagtay gobti xafladaa ani la sugayo lakin anigo wali tagin oo tag is leh ban riyadii iga dhamatay wll iso turjub bal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 месяцев назад +1

      waxay tilmaamaysaa riyada safar aad u gali doonto meel fog

    • @AyanitoHassan
      @AyanitoHassan 8 месяцев назад

      Marka macnayansa waxad lahayd dhimashada so dhawatay marka dhar aros ma xidhan lkn inan anu aros ahaa la qaban qabinayo un arkayay meshina ma tagin marka mado dharka aroska xidha miyah taah

    • @fartuunaadan9614
      @fartuunaadan9614 8 месяцев назад

      ​@@barta-aqoonta asc waxad ii fasirta wxn ku riyooday aniga iyo walashey oo tarxado bdn lalabeyno oo midabkodane u bdnyihin cadan iyo cades

  • @saamiabdi
    @saamiabdi 6 месяцев назад

    Shiiq hoyadey ayaa ku riyootay anigoo leyso donanayo oo Niman iyo naago hoyadey u imanayan iyadane dhaheso wa idin siiye gabadhayda

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 месяцев назад

      Waa khayr kuu soo socdo ishaa Allaah

  • @CabdisamadMaxamad-tw5bd
    @CabdisamadMaxamad-tw5bd 4 месяца назад

    Asc shiiq waxan ku riyooday lawo jeer wiil aan aqaano guur kiisa dii dhaayo waxaan ahay gabar la guursanin wali marna

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 месяца назад

      ws waa riyo tilmaamaysaa niyadda inaad ku hayso mustaqbal kale oo laga yaabo inuu yahay safar ama wax kale oo ka fog guurka

  • @filsanabdi64
    @filsanabdi64 6 месяцев назад

    Sheekh saxiibtay ayaaa ku riyootay anigoo lay guursaday ii soo fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 месяцев назад

      guud ahaan waa isbadal waxayna ku xiran tahay qaabka ay riyada u aragtay www.daruur.com/tag/riyada-guurka/