Комментарии •

  • @user-mt2lj3qh2z
    @user-mt2lj3qh2z 20 дней назад +10

    Zxp adunku danahisa wa u wanajistay palse anagu wili wxan ku mashqulsan hay siddi aanu isku hagar dameyn laheyn allow kuwa nagu haboon xilka nogu dhiib❤😢

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 20 дней назад +4

    2027 waxa Laga diraya xaruuntaa KU Tal Somalia garaanaha Balludoge Dayaaxagamca cusub😂

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 20 дней назад +2

    Guul iyo gobanimo

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 20 дней назад +1

    Guuuuuuul idamka ilahay islamka

  • @user-qr7pb3kg4j
    @user-qr7pb3kg4j 14 дней назад +1

    Masha allaah Turkish

  • @SaciidabdiYacquub
    @SaciidabdiYacquub 7 дней назад

    Good turkii

  • @CisilWeyne
    @CisilWeyne День назад

    Soomaalilaan ma ku xigtaa🤭🤭🤭😶‍🌫️

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5kt 9 часов назад

    Guulguush

  • @user-gy6ro4hn1x
    @user-gy6ro4hn1x 17 дней назад

    ❤❤❤❤mshaa Allah hablyo

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 20 дней назад +3

    Sidee uga naxayaan turkigu waa wadan ku jira gaashaanbuurta nato meesha laga dirayo waa maraykan kan dirayana waa maraykan

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 20 дней назад +1

      Waa runta gashanburta naato wuu kujiraa turkiga lkn sida loogu hagarbaxo kuwa yurub logima hagarbaxo balse waaba lahagardameya mar dhinac dhaqale locuna qabateyo iyo mar diyaradaha casriga loo diido halka laga siiyo kuwa cadowgiisa sida gariiga waana run in ey horumarka turkiga dhinaca ticnoligiyada in ey walaac kaqaban reer galbeedka

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 дня назад +1

      Qalabka waxaa sameeyay oo soo saaray. Dalka turkey halka shirkada mareykanka eey ledahay gantaalka lagu rabikibay ee qaaday qalabka oo hawada geeyay

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 19 дней назад

    Masha Allah

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 4 дня назад

    Dayax gacmeedkan oo kale somaliland baa u baahan

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 15 дней назад

    Tork orbet

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 20 дней назад

    Haa si Soomaalidu u aaminto oo isugu dhiibto ayuu dacaayadaan dayax gacmeed buufinayaa. Riyo dabadooda ayey qarsan lahaayeen hadday dabo leeyihiin.

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 19 дней назад

    Maxaad noogu sheegeysaa nin qowmi ah horumar uu gaarey hadiiba ay run tahay Turkish waa cilmaani waa kuu dugmmo la aan in aad u malaysid horumarka tukiye in ay adiga wax kuu qabanayso war aduunku saas Uma shaqeeyo cid wanaag kuu samayneysa ma jirto qofkasta dantiisa buu wataa

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 19 дней назад

    Suaal baan isweydiiyaaa soomaliyeey Turky horta ma dowlad Islam ah baa mase waa dowlad qowmi cilaamaani secular State????

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 дня назад

      Waa dowlad islam ah oo sunni ah sida saudi arabia iyo masar oo kale