Noocyada Gabdhaha Marka Ay Shaqada Ka Imaadaan. Jiil Media.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2023
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 32

  • @user-gn7eg1gj1s
    @user-gn7eg1gj1s 9 месяцев назад +5

    Anaa ugu horeeyay team jiil media 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdirazaqkhadar9956
    @cabdirazaqkhadar9956 9 месяцев назад +4

    Walaaluhu waa arin cajiiba nin walaalihii kafogbaa dareemi kara
    Dagaalka iyo cayda waa waxa uu uxiisayo qofka walal la aan kudhacdo
    اللهم احفظ لي اخواني واخواتي

  • @user-by5cx5jk4j
    @user-by5cx5jk4j 9 месяцев назад +12

    Arin aan Layaabay baa Jirta reer Jiil Media I.n Video kazoo sameeya.
    Marka Guriga uu Wiil ka safrayo iyo marka ay gabar kasafarayso isku mid maaha.
    shalaytoo aa gabar walashay eh tagatay mise gurigii buuq😂waa jiifanwaayay,hada kahorna walakey baa tagay isaga iyo hooya oo sii dhoweyneysay maba lamoodo in guriga oo qofi katagay waa yaab.
    Maila haysaan yaabkan dariskow😂😂😝

    • @user-pu6ur8gr7x
      @user-pu6ur8gr7x 9 месяцев назад

      Haa wallahi

    • @mismumtaz______7546
      @mismumtaz______7546 9 месяцев назад

      Hhhh isku mid maha gabr iyo wiil gabdha marky baxyso waa loo ooyaa Ileen hooyo labaad waye wiilka muxu ka tagyaa guriga wax kama aha😅😂😂

    • @amiramahamudahmed
      @amiramahamudahmed 9 месяцев назад

      Waa lagula qabaa😂

  • @nalkaosman464
    @nalkaosman464 9 месяцев назад +2

    Alla wa run 😂😂😂😂😂 caaadi maahn

  • @Aajayare91
    @Aajayare91 9 месяцев назад +6

    Gabdhaha Fariida ah ku heystaa😂😅

  • @farihasaid3669
    @farihasaid3669 9 месяцев назад +2

    Aniga gabdhaha hurdaysan ka mid ahay waayo shaqadaydaba dhafara imulisoyinka ilaahay ha gargar 10 dumara oo kala duwan la fooshan maalin walbo oo xanuunka laqayb sadaan

  • @user-fx7oo7or8y
    @user-fx7oo7or8y 9 месяцев назад +2

    Adeer mar hadii shaqo laga imaado shaqo guri majirto

  • @salmajamal5578
    @salmajamal5578 9 месяцев назад +5

    Haa gabdha waxay fariid ku noqotay iyadoo daalan ayay guriga dhan nadiifaisay miyaa!!!!!!!! Kii guriga sii joogayna intuu kunasanaa miyaa ??????

    • @monameh
      @monameh 9 месяцев назад

      Manyac iyi kibir lagu barbaariyey
      Waxa kası daran kuwa dulmigas si amanaayo fariid ku lahaa!!
      Alla maxa dulmigiina no qurxisen Raga qaarkiisow
      Lkn mida ilwdeen Ragow dulmi wa dulmi le dacar ku dar ama malab ku dar wa un isla dulmigi.... !!!!

  • @maryanibrahim7313
    @maryanibrahim7313 9 месяцев назад +1

    Tan ani cmal waaye wllhi 4:00 saac seexo😂😅

  • @xafsokhadarxasan
    @xafsokhadarxasan 9 месяцев назад

    Anaa uhoreeya comments😅

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 9 месяцев назад +4

    Tan koowad waaa anigo meesha taagan hadan imaado bakeeri ma dhaqaajinaye😂😂😂

  • @ayaanhafsa9493
    @ayaanhafsa9493 6 месяцев назад

    Fariidnimadu ma inay taagnaataa

  • @user-ol2qs4cc6g
    @user-ol2qs4cc6g 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ez7hb2qd5w
    @user-ez7hb2qd5w 9 месяцев назад

    Qofkasa bileedhkisa ha xashoooo

  • @NimcoGaabo
    @NimcoGaabo 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @ZayidkaHajjio
    @ZayidkaHajjio 9 месяцев назад +1

    Madax Daash Iga Ag Kac 😅😅

  • @CabdifataxMaxamuud-hx9ox
    @CabdifataxMaxamuud-hx9ox 9 месяцев назад

    Jiil waalida tv 😂😂

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 9 месяцев назад +1

    Madax daash 😂😂😂😂😂😂

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 9 месяцев назад

    😂😂😂

  • @SumayaMahdi-cg1ro
    @SumayaMahdi-cg1ro 9 месяцев назад

    anaa uhoreeyo Maanta😊😅

    • @user-gn7eg1gj1s
      @user-gn7eg1gj1s 9 месяцев назад

      Naa Beenham iskadaa doqonyahay
      Neefada ah😡😡😡😡😡😡

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 9 месяцев назад

    QAYANOLE FARIDNIMADU MA INEY DAALEYNIN OO AY DAMEER IDIIN AHAATAA GACMAHA HA IDIN GO.AANE GURYIHIINA KA SHAQEYSTA GABADH UUN WAX HAKA SUGINEE MANAXAYALYAHOW XAASIDINTA AH

  • @FarxiyomaxamedXuseen-pt8ci
    @FarxiyomaxamedXuseen-pt8ci 9 месяцев назад

    Hhh Ilan dibkan waleslaqaba

  • @xaliimasheikhmohamednur1141
    @xaliimasheikhmohamednur1141 9 месяцев назад

    Gabdha 3 aad ani waye an isla yab mark qar maxa ka qaldan isleyhy aad u xanqda 😂

  • @hafsaahmed9901
    @hafsaahmed9901 9 месяцев назад

    Kuwa hurdaa ahay mararka.qaar dharka xitta Ku sexdaa 😂😂

  • @wllmaanka599
    @wllmaanka599 9 месяцев назад

    😂😂😂