casha salama Caleykum abayo illah ay haku siiyo ciyaal ka leh idi iyo shay illahay ha is ku kiin daayo aamiin cadow ka illahay ha kaqabto aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caisha quruxley. Xajiga iska daa. Asaga diinta bar marka hore. Wa nin ku jecel haduu caafimadkaaga ka fakiro. Wa nin dulqad badan. Nolashada private ah social media ka dhaaf siba caaarurtada quruxada badan Allahumma barik. Dadka dhan ma jeclo reeraha dhisan. Marka is ilaali abyo mcn❤
Abaayo casho waan ku dawadaa waba ma qori jirin abaayo reerkaga heyso sheydanka iska naar quraan ku shido baqra subaxii cibadada ku dadaal ayaan ku oran lahaa ilaahey hakuu barakeyo reerkaga abaayo
Adiga maa dhahdid gurigan aniga igu qor. Teeda kale waxa xun bes ha ku fikirin ee wanag lee ku fikir. Wax xumaan ah kama arkin ninkaga ee abaayo ee is daji oo ilmahaga dantoda ka fikir hooyo kaligeed oo ilmo korineyso waa dhibe ninkaga ceaho wuu ku jecelyaheedaji abaayo ❤❤❤
Walshay hada waxs dhan iska dhafato ka warn o ad reerkag dhaqato hadn asig wax dhaib kuga helin jog casho ninkag deeso in badan wan ku so qoray meda kale wad ku saxned ind bixso anig waxn ku lehy jog ❤❤❤❤
Oo wllo su aal nin aanka guuray oo guriga uga tagay maxaad uurkiisa ku faleyaa go aan gaar ama ninkaaga heyso ama toos uga dhamoow ninka islaameed walee soomaali waad ceebeeysay
Abayo you need quran in fact more quran, something is wrong with you,I can't write in somali language that's why I am writing in English Stop saying we do it intentionally,my advice is take care of your beautiful marriage.
Therapy aad wll. Waxa laga yabaa in reerkii hore ee kaa dumay iyo korriimadaadii yaraantii ay saamayn aan fiicnayn kugu reebee ne. Irbaddaasuna ma hawl yara ee saariddeedu waa qorshe wacan. Bal inta aanad ilmo kale qaadin Therapy-gaas ku horree baan ku dhihilaa. Adkaartana ku dedaal. Ilmaha iyo wax kastoo aad jeceshahay oi jannadu u horrayso Ilaahay ha ku siiyo wll❤❤❤
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967713966035. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇.............
Wll aad ban ugu faraxsanahey in aad gurigaa gii ku sonoqotey ani waxaan kugula talinayaa in aad aad uga feejignaato in uu is khilaaf danbe idin so dhexgalo adiyo sowjkaaga iska daa in aad boorso bananka u dhigtee gabarey yaan lagaa faaiideysan adoo helaaya nin caruurta kula koriya maxaa kuu ar key in aad kaligaa daasho uurna Allah haku siiyo nabad qaba noqo naag aan jaanis kala helin xaged la dahey marka nikaaga loo soo tartamayo in aad cirbada iska bixisana wey kuu ficneyd waayo qofka muudkiisa ayey badashaa
Wllaley dantaada garo oo ilmahaga ku korso oo dhaqale samayso intaad lajoogi karto lajoog mideeda kale ninkaan waa nin Muslim ah wuuna ku jecelyahy isku day inaad ixtiraanto oo diinta islaanka aad ku ixtiraamto
Asalamucalaykum I hope your well I don’t know you and you don’t know me but I thought I could advice you be grateful for what you have sis you have beautiful home and grateful husband at least think about the good things from your marriage and if the house is built with Allah remembers and both you and your husband acknowledge eachother to seek knowledge don’t bring your self evil eye to broke your marriage say Alhamdulliah and try to seek counselor
Please share dhaha 🥺🥺
La shaki weye ina aderey mcney Wanu Kujecelahay Bal mar kle😂ino Habe Baby number 7 hana iga Xuman❤
@@Ashaandshay gabadhan ooyesa kaso hadal Abaayo maxa helaya🙏
❤❤❤ ma sha a Allah tabaraka Allah
casha salama Caleykum abayo illah ay haku siiyo ciyaal ka leh idi iyo shay illahay ha is ku kiin daayo aamiin cadow ka illahay ha kaqabto aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah ramlo yar habo wan ku salamaya
Gabareey ninkaaga dhaqo baan ku oran lahaa,ninkaaga daacad unoqo si aad khiyaano uga fogaatid, Illaahay-na ha isku kiinbarakeeyo,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Caisha quruxley. Xajiga iska daa. Asaga diinta bar marka hore. Wa nin ku jecel haduu caafimadkaaga ka fakiro. Wa nin dulqad badan. Nolashada private ah social media ka dhaaf siba caaarurtada quruxada badan Allahumma barik. Dadka dhan ma jeclo reeraha dhisan. Marka is ilaali abyo mcn❤
Asc casho abayo wakusame waxa laidhaha filsan waxanleyahay vutub abayo icaawi waxan kufurte filsan kitchen waxana kunahay taagere xafada odhan abayo garabka iqabo insha alaah walaalo Malin wacan
Allah tabaarka wa tacala isku xidh sidii ku khyr ahana ha ku waafajiyo
Abayo rerkaga Allah kubarakeyo ia wali wa yartahye ee dal inta adali kartid ia ❤
Abaayo casho waan ku dawadaa waba ma qori jirin abaayo reerkaga heyso sheydanka iska naar quraan ku shido baqra subaxii cibadada ku dadaal ayaan ku oran lahaa ilaahey hakuu barakeyo reerkaga abaayo
Haa wlhi wey leedahay madax xanuun iyo istares bdn waa kusax saneed dambaneh ha isku celin ❤❤❤
Adiga maa dhahdid gurigan aniga igu qor. Teeda kale waxa xun bes ha ku fikirin ee wanag lee ku fikir.
Wax xumaan ah kama arkin ninkaga ee abaayo ee is daji oo ilmahaga dantoda ka fikir hooyo kaligeed oo ilmo korineyso waa dhibe ninkaga ceaho wuu ku jecelyaheedaji abaayo ❤❤❤
Masha allah abaayo waa arin fiican alle hakusiiyo ilmo cafimadqaba oo saalix ah
Mashaallah abaayo
Gabadha ooyesa waa maxaya illaahaya qalabi hakuu qaboojo meele kasato hooyo soomaaliyeda ka ooyesa🥹
Qali runma rabta rerkaga dhaqo cibadada ku dadala adi iyo xajigagu ba waxbadana iska dhaf haso ban dhigine wll hadad afsomaliga taqanid
Walshay hada waxs dhan iska dhafato ka warn o ad reerkag dhaqato hadn asig wax dhaib kuga helin jog casho ninkag deeso in badan wan ku so qoray meda kale wad ku saxned ind bixso anig waxn ku lehy jog ❤❤❤❤
Oo wllo su aal nin aanka guuray oo guriga uga tagay maxaad uurkiisa ku faleyaa go aan gaar ama ninkaaga heyso ama toos uga dhamoow ninka islaameed walee soomaali waad ceebeeysay
Subxaana llaah walaaley qalbigaaga xumaanta ka saar reerkaagana dhaqo shaydaana iska naar
Waad ku saxantahy in aad guriga imaato cirbadana waad ku sax thy allah ku siyo sidaa Nune yar waan ku jeclhy aniga iyo hoyadey waan ku tagernaa abaayo
Asha abayo gurigaga hadominin aslo iam happy for you get pregnant she is the best father
Huno aicha is badalyo alh iden xafido wll
Qaali qur,aan halagu saaro
Abayo you need quran in fact more quran, something is wrong with you,I can't write in somali language that's why I am writing in English Stop saying we do it intentionally,my advice is take care of your beautiful marriage.
Please subscribe like sher 🙏
Alaha haku siyo abayo adiganah dhibka iska day
Reer diyaar uma tihid waayo mar kasta waxaad ka hadashaa xumaan naa ninkaga iyo Caruurteeda hayso oo ka adkow
casho adi balaya u yeedhanaysa. alxamdulilah dhee ee reerkaga dhaqo
Waanku jeclahay mcney Waanku sugaayay qofka ugu horeeyay comanent ahay🎉❤
❤❤
@@Ashaandshayasc inader qurxey aanku ceshno reerkaga daqo durwayada durka kujiro haubaneen qali Asha filifilo yaan kudihi quruxey Allah kuaqbalo lakiin kaduceyso inader deyso niinkaga
@@AshaandshayAshoy bananbaxa joji inader
ASC asho waa inad is dajiso. Maalin. Walbo wa laga fiican yahey. Inaad ka sheerkeysid arimaha gurigaada niinkaada dhaqo ha dhibin
Ninkaa hayso wll iskadaa dhibka
Wallalo nicmatu allah kusiyay aiskaturine
Asha cunugii marku kadhintay waa kanaxay hadan cunug kheyr qabay ilahey ha ku siiyo
Alle ilaahey ilmo cafimaad qabo haku siiyo
Therapy aad wll. Waxa laga yabaa in reerkii hore ee kaa dumay iyo korriimadaadii yaraantii ay saamayn aan fiicnayn kugu reebee ne. Irbaddaasuna ma hawl yara ee saariddeedu waa qorshe wacan. Bal inta aanad ilmo kale qaadin Therapy-gaas ku horree baan ku dhihilaa. Adkaartana ku dedaal. Ilmaha iyo wax kastoo aad jeceshahay oi jannadu u horrayso Ilaahay ha ku siiyo wll❤❤❤
Asc abyo run waye way kenta way hor munka is badalyo alh iden xafido❤
Waad ku saxantahay lkn marna haka tagin waa qof wanaagsan qof wanaagsan lama hello ee dhuunjiso caasho mcnto ❤❤❤❤❤
Abaayo cunug khery qabo dheh plz
Okay Asho.my sister ❤❤❤❤❤
Walaaley ninkaan muslinimada hanacsiin masa waxaa kalakacsi fikirkale mahaysid aa ninkaan aheen
Ninkaan saan kudawaysanayo walle hadad kataktid meel laga necebyahay ayad adee 😂😂😂😂
Caasho waxa aduunka ka socdaa waad aragtaa abaayo iyadana allaha ka ixiyo waa gabar walaasheen ah
Maa Shaa Allah she's is so cute your daughter abayo
Thank you 😊
Abaayo labarkada maheli karaa adoo raliya
Ninkaka deyso abaayo wa nin fiican
Casha wll ilaahy qoyskaga hakuu ilaaliyo hana kusiiyo mida kale ilmo kaliya maxad uledahy kuwo kalo khyr qabodhe oo badan dhamaan hamlaha isku diyarinaya uurka ilaahy uur khayr qaba hakadhigo wall
Sey insha Allah
Abaayo Quruxeey
Waa ku saxneyd wax ku dhibaya oo ku bedelay inaa iska tuurtay waasax alaha ku dejiyo guriga albaqara ka shid xaajiga ha dhibin wuu idin jecel yahay reerkaaga dhaqo alaha isku kiin barakeeyo Aamin qilaafkiina alaha qaboojiyo Aamin mataano caafimad qabana alaha ku siiyo Aamin markasta weeso qab qilaafku waa uu yaraan bogiina burcad alaha mariyo hadii ilaahay uur ku siiyo qarso bilaha ugu horeeya dad baan heysan kuwaana alow sii ubad caafimad qaba ducadan badsada rabi laa tadarnii fardan wa anta qeyru raaximiin adoo sujuudsan aqri xifdi
😅😅😅😅😅😅😅
abaayo haduuba ninku sidaa ku jecelyahay o baari ku yahaay maxaa ku walaya o xumaanta inta u wadaa adaa khaldaan xumanta joji ninkaygan xumaynaya haku faniin wuxu kugu sameyeeyna mashegiin adaa isku markhatiya ilahay kabaaq wilkaana diinta baar nolashinu haydin macanato farxad ku nowadays caisho buuqu ma ficnaa
Wll sax wax ba ka qaldan oo ku badalay . Insha Allah baby nabad qaba .
Ana igu du ceya baby ina Allah isiyo
Asc
Cashay ialaha ka cabso rerkaga hayskadumin ninkaviskadaa aadbu kugu dulqaata
Asho salaadaada tuko cijiyaha. iska. bixi ilaaahey isku xir wax kasto waa helaa
❤❤❤❤sis ninkaada dhago dad wax ma kuu gabanaayo ilmahaada buuga kadaa asc
Allaha ku xiftiyo adi iyo cunugaga maxa uu xumenessa Allaha ween ka baqa iska daa
asc aisha mame rerkag iyo nin kagaga dhakho urkaga kharso haushegn khofwalb
Gabadhan sheeka aan ninkaa ahanba mayna ahan
Mansha Allah ilahay haku siyo lakini ha khayamin ninkada because waa xaraan khayanada 😊
Naa insha Allah dheh uurka allaa hayee
Asc xabibti qaali ❤noloshaadakujito hakudheelina maanta malinaanahay badgarandonta isxisaabi ninkaaga dhaqo❤
Kibir waxan ehen kaga ma jedo walaley
Asho ninka iskadhaf haduuba cafimadka kafikirayo aby watalo ee rer kaadhaqo
Cirbada waa waxa kuwaalaayo waana run
Adunka waa in yar alaha ka baq sowjgag ha dhibin
aisha wad khaldan tahey markad leedahey wan ceyrin markad guri aad leedahe madaneesato baa tahe jisaarad baad noqode intuu asxaan uku sameeyey ma arkey sid miya cadho Allah ayeysan kugu dhicin oo barwaqada ilahey Ku siiye haku caasin waa iga talo ano ku aqli celinaayo Rabi ka cabso uurka Allah bixiyee haku siiyo
Alaha ku siiyo waxaa jeceshahy
Dhibatada Waa cirbada abayo
Abayo if your not happy just get divorce dont stress yourself for a man your still young and beautiful you don't have to get pregnant just to keep him
Abyo caasho cirbadaas idaa ku waalaysa iska dhaaf plz siyaabo kle oo badan oo aad isga ilaalin karta uur
Alle ha kusiiyo
Masha allha❤❤
Masha alaah waa fcnthy lkn ninkaaga ha isaga dheelin mcnto waa iga waano abaayo
Abayo ninka wa ninwayn oociyaal kaaga aabohood waa nin kaagi masool kaa ahaa xumee oo qadari misehooshadu waa musasal socdo
Subxanallh qofkan maqan waxan ku.tilmalmo maqan xasbunallh ilahey uba ku yaqan qof.yahow iga.taak
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Asc walaalo waligeey Kalama hadlin walaal isdaji ale kabaq ninkaada siwanaagsan ula dhaqan abaayo waalaku ileeystay waxa idinku dhaxjiro waa isha caasho isdaji abaayo mcn
Asha bal is dhegeyso habraha Suno goiska ah kuma hadlaan waxaad ku hadliso cuu dibilaah xishood uur uur
Naa maxaa ceeb ah? Uur ban rabaa ma ceeb ah🙄
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967713966035. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇.............
Asc abaayo casha waxaan kudhihi lahaa reerkaaga dhaqo oo sooshaal mediyaha hakeenin arinka adiga iyo ninkaaga aduunka wax walbaa mala isla helo ee howlahaada qarso waa iga talo waxaaga dhan banaanka hakeenin guriga aad raadineysidna guri waad degantahay ee kaagaan iska dahanow nimcada alle kusiiyay ku xamdi naq abaayo xumaana ha ii arkin wlh axdlh dheh waxa kaamaqan ma garanaayo wax walbaa waa lagu siiyaa dib iskugu noqo abaayo ❤❤❤❤❤
Wll aad ban ugu faraxsanahey in aad gurigaa gii ku sonoqotey ani waxaan kugula talinayaa in aad aad uga feejignaato in uu is khilaaf danbe idin so dhexgalo adiyo sowjkaaga iska daa in aad boorso bananka u dhigtee gabarey yaan lagaa faaiideysan adoo helaaya nin caruurta kula koriya maxaa kuu ar key in aad kaligaa daasho uurna Allah haku siiyo nabad qaba noqo naag aan jaanis kala helin xaged la dahey marka nikaaga loo soo tartamayo in aad cirbada iska bixisana wey kuu ficneyd waayo qofka muudkiisa ayey badashaa
Indhahaga wuxuu u egyihiin indho nabsi kamuuqdo aakhirkana ninkaan katagidoono waa hadaa sas kusiisocoto unawal wali doonto markas
Masha alaah
wa u jeed farxa somli jog cashao
Wllaley dantaada garo oo ilmahaga ku korso oo dhaqale samayso intaad lajoogi karto lajoog mideeda kale ninkaan waa nin Muslim ah wuuna ku jecelyahy isku day inaad ixtiraanto oo diinta islaanka aad ku ixtiraamto
Alaah ha ku siiyo cunug caafimaad qaba
Hooyada oyneyso illaahey ha u kaalmeyo
Habo xumaan ha u fakarin sheydaanka iska naar
Hello Aisha, do you need you need the 50 minutes 50 minutes if you have you don’t have to 15 minutes 1515 if you don’t
Ilhya hadii uuisiiiyo dheh wll ilhy ayaa bixiyeeey
asc abayo isocaw
Asalamucalaykum I hope your well I don’t know you and you don’t know me but I thought I could advice you be grateful for what you have sis you have beautiful home and grateful husband at least think about the good things from your marriage and if the house is built with Allah remembers and both you and your husband acknowledge eachother to seek knowledge don’t bring your self evil eye to broke your marriage say Alhamdulliah and try to seek counselor
Irbada makaanka maad gashatid taasi caafimaadkaaga dhig uma keenayso
AshoabayowaxankudihiLaha. AbaYo rer kaga. Haysogurigakusolaboabayo
Kan kategi meeyside
Filim taxana waaye waxagu😊
i miss you 🥰 my dear
Caasho reerkaaga dhaqo dhibka iska daa ninkaaga wanaaji xaq ayaad isku leedihiin caruurtiina wada korsada waxaaad jeceshahayna illaah ha kuu sahlo samirkana badi waa guusha nolosh
Abaayo the etonogestrol implants are known to have mood swings and emotional changes. He might be onto something.
Fikirka guriga wankuracsanhy 😂😂
Ruxan cidiya markasta caqo gormey dukata
Shayadaanka intaa iska naara gurigaaga dhaqo gurigaaga inaa ku soo noqotidi waa gurigaaga ninkana iskadaa maanta adoo Afra colaalawata cidilo hawa bixin hadaa iska soo saratidina dhibi malaha iribadan xanuunu badan baa llaga qaada iskada reere kaaga dhaqo🙏